Sheekada Kalkaalisada Hindida Ah Ee YEMEN Dilka Ku Xukuntay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 129

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Місяць тому +57

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @xasansalad7014
    @xasansalad7014 Місяць тому +18

    Nasiib ayey leedahe oi dowlad difaacdo ayey heesataa lkn hadey somali ahan lahed oo xita ayyada la jarjari lahay dowladena ma ogaaten iney mawadin xabsi kaso deyso iska dhaafe

  • @Zamuuzh
    @Zamuuzh Місяць тому +11

    Yemen waagi Cali Cabdalle Saalax bay rooneed in kastoo aysan carab sinji labayn 😢 hadii diinta loo marayo xitaa 100 qof hadey ku Heshiiyaan iney Hal qof dilaan dhamaan waa loo qisaasa lkn mesha muwaadin iyo Ajaanib baa loo kala Fiirinayaa waxaasne diin maaha🥺😭

    • @jokarzingh8625
      @jokarzingh8625 Місяць тому +1

      Qofki qof dila hadan ladilin ma kiristiyanka din utaqana marka

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Місяць тому +3

    Allah guuleyo reer Palestinian ❤❤❤

  • @hooyoqalbi6007
    @hooyoqalbi6007 Місяць тому +2

    Maasha Allah walal horey u soco

  • @AmiirZack
    @AmiirZack Місяць тому +6

    hosow 🔥🔥

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 Місяць тому +6

    Welcome back Osman hosow legendary

  • @farxaandiraac9418
    @farxaandiraac9418 Місяць тому +1

    Thank you Mr hossow marwalba ❤

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 Місяць тому +7

    Dee wasax qofku haduu qofdilo wa inuudiyadiisa bixiyaa ama ladilaa Wuu igakhaldanaa o waan dilayaa wax ladhaho majiraan!!!

  • @munoaliabdi902
    @munoaliabdi902 Місяць тому +4

    Wuxu doono haku sameyo laakin ayada ayaa wax dishay somahan qofki qof dila wa inla dila hadu qofkale o muwadin ahan laha xita wala dili o dalka udhashte

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Місяць тому +5

    Runtii waa qiso xanuun badan waxa ay kubareysaa dhibaatada ay leedahay marka aad wadankaada katqgto hadane aad qof shedheeyo ah shirko aad lanoqoto

  • @ShakiirAhmed17
    @ShakiirAhmed17 Місяць тому +31

    Nabiga ku saliya walaalayal❤

  • @AffectionateCaptainHat-of6hw
    @AffectionateCaptainHat-of6hw Місяць тому +1

    Hosow horay u soco

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Місяць тому

    Welcome back ma brother

  • @user-qs5vp1qn6s
    @user-qs5vp1qn6s Місяць тому +1

    Guuleyso awowe❤😊

  • @hadillaium
    @hadillaium Місяць тому +3

    Koley sheekda sida dhinac hindiya kasoo baxdaa ila saxan sababto eh yemaniyiinta wee ka suurtowdaa wxn io wx ka drn lkn qofka ayda hadee dishy ha iska bixiso lacgta qalaas

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Місяць тому +1

    Wcs 🤝 Hosow pro

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому +2

    Naagta ina ader keygi e dishy haley qasaso awi general yaxye ina ader i qasas

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 Місяць тому +2

    Soo booqo channelkeyga waxaan hubaa in adan ku qasaari donin inshaallah ❤

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Місяць тому +2

    Haddba wadan wax ka radsanaeysid wadan wax haysta oo hormar garay ba laga donta wa faqri faqri radsaday dhih badana hadda ya kla xalin dona 😢

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Місяць тому +5

    Waaba qeyr soomaali haday noo imaanin😊

  • @SuweysAhmed-un1qe
    @SuweysAhmed-un1qe Місяць тому +2

    Waa laga gardaraa sidaa aad kawarantay markaa waxaa fiican lacagtaas dadku in laga iy kabixiyaan oo lacaawiyo

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 Місяць тому +3

    martin luther king qisadiisa kasoo hadal pls😢

  • @XuskaCali
    @XuskaCali Місяць тому +2

    Ina liskadayo gawedha tasi ay ila wcan wyo ninka asiga ay qaltana

  • @naderdaherqaalidumr5455
    @naderdaherqaalidumr5455 Місяць тому +5

    I’m first one for the first time 🎉😂

  • @user-bu4yr5yo3x
    @user-bu4yr5yo3x Місяць тому +2

    Somaliland waa qaran inta igu raacsan follow isoo dhaha dhiigu biyo ma aha

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye Місяць тому +2

    Gaajo Gaajo doonatay

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Місяць тому +1

    Walahi aniga carabta hada jogta aad iyo aad ayaan unecbahy waa dad xayawanka wax dhamin

  • @hssnhussein
    @hssnhussein Місяць тому +7

    Waa sababta aan u necabahay aadista ama ku noolaanshaha wadan carbeed Xataa iguma soo dhaceyso inaan transit ku maro Waa dad wuxuush ah jecel iney dadka qaab adoonsi camal ah kula dhaqmaan

    • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
      @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Місяць тому

      100/100 waruntaa 😂 xitaa Ani khajka ayay iga cararsiyeen

    • @hawal1287
      @hawal1287 Місяць тому

      waa sida somalida oo kale. somali sow ma yiraahdaan carab baan nahay

    • @hssnhussein
      @hssnhussein Місяць тому

      @@hawal1287 adiga maxaa iska aaminsantahay ?
      Carab miyaa tahay Mise Africaan ?
      Anigu waxaan ku qanacsanahay inaan adricaan ahay kuna faana inaan ka soojeedo Geeska Africa

    • @hssnhussein
      @hssnhussein Місяць тому

      @@hawal1287 mida kale Somalida waa dad qadariya martida ku dhex nool mana dhibaateeyaan Wadankeena waxaa ku nool
      Oromo 30,000 ka Badan yemaniyiiin surriyaan iyo Africaan kale sida Zinzibaar
      Wax dhibteeya weli ma’ aragtey. Somalidu Gob waaye hagarab dhigin Carab oo aadan maalin galinkeed ku noolaan karin

    • @hawal1287
      @hawal1287 Місяць тому +1

      war beenta iska daa, African waad yastaan, carabtiina waxay idinku yeerta cabiid

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Місяць тому +1

    4:39

  • @SuweysAhmed-un1qe
    @SuweysAhmed-un1qe Місяць тому +1

    Sallalaahu calayhi waslim

    • @siradm
      @siradm Місяць тому

      Waa sheeko yaab leh. Waxaa khalad ka billowday, naag la qabo iney nin inta wax ku darsatto hadana ilaa waddankeedi uu u raaco! See ? Shirkoobiddu xad ayay lee dahay waxaa jiro naago ninmanka sidaas ugu talax taga, saqajaamo miyaa mise waa dabbaallo? 2daas mid waaye laakiin mid ha la ogaado nin hadaad ku nuxnuxayso waa u dhab asaga, adigu waxad doonto ula jeed laakiin nin aan dan kaa lahayn meelo kuuma raac raacaayo kuuna roonaan maayo. Khaladkeeda 1aad kaas waaye kan kalena caddaalad ayay gacanteeda ku raadsattay laakiin arrintu dil caadi ah maaha, xukun kale ayay yeela naysaa ayay ila tahay. Musiibo ayaa ku dhacday

  • @meryenseid3398
    @meryenseid3398 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Місяць тому +1

    Dalka indiya si bilaas ah ayaa loogu dilaa musliminta xitaa kuwa udhashy wax xuquq ah kumalahn ee waa in la gubo

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Waa la dulmiyey lkn in laga bxiyo weye sharciga wadanka ad joogto sharcigisa unbad racaysaa

  • @shoobare460
    @shoobare460 Місяць тому

    😢😢😢

  • @Faarax-vv7zt
    @Faarax-vv7zt Місяць тому

    Yaan.ladiline.halasaarto

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina Місяць тому

    Sxb ba nogu so hada gabdha lagu magacbo aafia Siddiqui waxa ku dhacey

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Місяць тому +1

    Ha kadilo xaa jaga kaley

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Місяць тому

    Si dagdag ah inloo dilo ayan jeclaan lahaa

  • @fouziaahmed6291
    @fouziaahmed6291 Місяць тому

    Dhibaa haysata gabadha

  • @marshalparis
    @marshalparis Місяць тому

    wa beeen wuxu sheeegaayo walahi ninkan runta ba sheeego ee beeenta bu faaafiya

    • @NimcaYuusuf-su4hn
      @NimcaYuusuf-su4hn Місяць тому

      See ku ogaatay inuu beenlow yahay qofna ha xukmin meel dheer ka fakir

    • @marshalparis
      @marshalparis Місяць тому

      @@NimcaYuusuf-su4hn aqliga hadad isticmaashid waad fahmi karta in uu hosow yahay beeenlow walahi

    • @anishasheikhyusuf3277
      @anishasheikhyusuf3277 Місяць тому

      Mxaad ka rbtaaa ninkan beelow io wax udhow midna uma ekee adigu noo sheeg marka wxa runtaaaa🤔

  • @aminaliiban1780
    @aminaliiban1780 Місяць тому +1

    Wllo Musica xaga danbe ka ciyaya waan ka baqayba wllo 😢😮

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Місяць тому

    Wxy sameysay wayku saxsaneyd ninkaa yemaniga ahbana ka qaldanaa gabadha inuu kudhex guumeysto dalkisa bini adamtinimo ma aha. Isagoo dhacay hantideediyo wliba ku amaah ahyd

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud Місяць тому

    Hadii ay runtahay ninku isaa khaldanaa muxuu ku keeney waxa uu sameeyey isagu

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Місяць тому

    Hindusad iimanla yey aheed

  • @aminaliiban1780
    @aminaliiban1780 Місяць тому +6

    Carab cidii u tagto ha dilaan sheeko carab Anu aduunka unecbahay ilahayna ima geeyo dhulkooda
    Xaj mooye insha allah carab wax kale u tagi maayo 😮subxanallaah wuxu waa wuxuush dee

    • @vandufle3242
      @vandufle3242 Місяць тому +1

      Xajka marka utagto hadii lagu xiro kwrn oo commenkaga cadeen ahan lagugu xukumo sida gabadhan okale🤣

    • @user-wr3hc8qq8p
      @user-wr3hc8qq8p Місяць тому

      Walal maxa ku nacdey oo ay kugu sameyeen

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 Місяць тому

      Wa sidas adunka unacbahe wax carab ladhaho

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r Місяць тому

      ​@@vandufle3242hhhhh

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws Місяць тому +1

      Carab in lajeeclaado diinta ayee kamitahay ee ogoow wll

  • @Darajooyin
    @Darajooyin Місяць тому

    Cirbada marka lagu duraayo maxaa haayay oo loo duraay miyuu jiranaa oo hospitaalka jiifay see qofaa xanuunsaneen oo caruur la siraayo ahheeyn cirbad loola soo aadaa? Yacni muu hurdaayay see loogu muday markeey ku mudeeysay miyirkiisu xaguu jiray.

  • @Sahal-ue1ey
    @Sahal-ue1ey Місяць тому

    ❤😢😢😢😂🎉

  • @user-fx6rw8hk7w
    @user-fx6rw8hk7w Місяць тому

    Laakii gawadha waa laka qaldayahay naag laqawo ayuu dhahay aan qawo aa

  • @nimcomohamed1846
    @nimcomohamed1846 Місяць тому

    Hadiiba dilka ku cadyay inay dishay ninka wa in la dila iyadana hadii kale oo wiilka famlygiisa diyo rabana hayska bixiyaan

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Місяць тому

    ....

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Місяць тому

    Hadii sheekadani run tahay Yamaniyiintu inay Dilaan weeye Gaaladan Dal aanay lahay sidaa wax ugu dilaysa

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Місяць тому

    ilaahay habadbaadiyo gabadha maskiinta dulmane ayey ahayd😢

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому

    Hala dilo hadi e diyada dhibi weydi wa dila tiirka halageyo

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 Місяць тому

    Gabadha kale dishay malaxukumo mise yamaniyad waye losidayay

    • @user-wr3hc8qq8p
      @user-wr3hc8qq8p Місяць тому

      Mesha waxas kama shaqeyaan wllo cadifada iska dhaaf gabadhu dambi bey gashy ciwaabtiisay mareysa muwadin bey dishy 😢

  • @user-mv3oj2os2y
    @user-mv3oj2os2y Місяць тому +1

    Please if anyone can help me with college fee please I cant afford it and I want to study 😢😢

    • @AhmedAk-uy5jj
      @AhmedAk-uy5jj Місяць тому

      Where do you live.

    • @user-mv3oj2os2y
      @user-mv3oj2os2y Місяць тому

      @@AhmedAk-uy5jj xamar apoww

    • @user-mv3oj2os2y
      @user-mv3oj2os2y Місяць тому

      Xita hadii an shaqo fcn helo aniga aya iskabixinayo😢​@@AhmedAk-uy5jj

  • @kadare228
    @kadare228 Місяць тому +2

    in ay CV fake ah sameysato ayaa dambi kasta ka wayn gacanteeda bukaan badan ayaa ku bixi lahaa

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Місяць тому +1

    Xaqdaro iyo ciil baa isugu darsamay maskiinta!
    Yemen waagii Cali Cabdalla Saalax ayeey Yemen eheyd, waa meel hoogtay iminka.

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 Місяць тому

    Waxman ogtahay naagtaas in ninkaas uu dilka ka keensaday Yemen waa dad xun

  • @Mohkadar
    @Mohkadar Місяць тому

    Dadka nuucaas u xun ayaa dalkeenii joogaa Oo waliba. Xornimo ku jooga

  • @homesports8346
    @homesports8346 Місяць тому

    AAway wiil ki somaliaga ahaa lugu dilayey yemen oo yementa dilayeen case kiisa way yementa somalia jogaa haloga aaro somalia waa wax dhinteen

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Місяць тому

      Muxu haleyey wiilku

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Місяць тому

      Adi ka aar waryaa 😮unukaa rabtaa inaa. Maxkamad nala soo taago m8yaa

    • @homesports8346
      @homesports8346 Місяць тому

      @@Abdirizak_Hakim sabab la’aan ayaa loo dilay mid ayaa iska magay marxuumka cid ilaa iyo hada u hadashay majirto

    • @homesports8346
      @homesports8346 Місяць тому

      Hahaha

  • @ibraahincabdi4062
    @ibraahincabdi4062 Місяць тому

    Way ku saxneyd in ay disho

  • @hooyomcn8690
    @hooyomcn8690 Місяць тому

    Somali hadeey ka dhalan laheen 90,000 waa labixin lahaa Lakiin sorry ka meey dhalan

  • @ubaxiinaa
    @ubaxiinaa Місяць тому

    Xooga sheekada sheekadi. Hindia film mada kujili jirte u egtahe sida ninka jeclaade gabdha maskinta oo lacagta heesan oo garab siinayo iyadoo nin qabo........ 😂

  • @xasansalad7014
    @xasansalad7014 Місяць тому +3

    Carabta wa wuxuush ilhey ayan kamagan galne inan wadan koda xitaa safar kusii maro

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 Місяць тому +2

      Walaahi anigaa kula mida .ilaaahay kuwaas nooma jabiyo

    • @abdulbasidsalah2591
      @abdulbasidsalah2591 Місяць тому +1

      Carab hadii ayn jiirin sida itobiyanka ayd hiiliib qaydhiin cuni lahayd 🥩🥩🥩🐊🐒🐒🦂🐈🐈

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 Місяць тому

      @@abdulbasidsalah2591 ma yahuudas bad jeceshahe midlke ithopianka aniga kuqasbe iney hilib qeyrina cunan duli batahe carab wax ma ku qaban 77 iyaga iya somaliya jabiye mrki ay itopiya lasaften waxuush weye iyaga io wixi jecelba

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 Місяць тому

      @@abdulbasidsalah2591 tariiqda soo baro wa kuma carabtu horta haiska soo qeyline

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 20 днів тому

      @@abdulbasidsalah2591 oo hada ineysan wax caraba jirin ban kasoo qada dabodhilifow,war neefow ithopiya axmad guery ba hilibka qeyrinka siye,wacaladi carab ahed igago nool buu qabriga nabiga scw kaceliye gaalada,tariiq na mataqanid duli carab carabka ulaaladiyana wa tahe wax isku fal daminow adi iyo carab ana idin cuno

  • @anjaalibaby361
    @anjaalibaby361 Місяць тому

    Xanaan marka maqlay waa naxay🤣🤣🤣

  • @JawahirHaji
    @JawahirHaji Місяць тому

    Hala dilo nacalada xunta

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 Місяць тому

      Budhuu badhaa 😢😮

    • @JawahirHaji
      @JawahirHaji Місяць тому

      @@aminaliiban1780 maxaa ka wadaa nayaa kuma fahminee

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Місяць тому

      ​@@aminaliiban1780😂😂😂😂😂😂😂

    • @xasansalad7014
      @xasansalad7014 29 днів тому

      Yamaniga aya qaldan carabtoo dhan ba isku mid ah qiyaano kunool wye