Maxay ka shaqaynaysaa???? Horta sheeg waxay ka shaqayndoontaa.ma qabyaalada ayey hada loo baahday in la alooso? Horta reero iyo 4.5 inoogu qaybi si ay cid waliba isaga dhex aragto.hadii kale yeelimayno adeerkiis.
wayba ugu talagaleen in madaxweynaha ay dilaan reer lascanood inkartisi wa tan manta lascano tala oo wax xukuma la garaneyn mamula iska sheegta habaar bay qabaan
Iga daa ha i xusuusin dhacdadii ugu Murugada badnayd taariikhda soomaalida. Magaalada laascaanood waxaa ku dhacay inkaartii ama habaarkii Madaxweyne Cabdirashiid, ha sugina Laascaanood inay ka baxdo Dilal aan ujeedo lahayn iyo qalalaase ilaa qiyaamaha.
*Is barbar-dhiga Ck -iyo .maxamad khadar ciyaartii jaamacadaha iyo khaladaadkii dhacay arrin sir ah oodan ka ogeyn halkan ka daawo 👉**ua-cam.com/video/7jIbAM8HsSo/v-deo.html*
Mudane Qaamuus aad baan kuu dhegaystaa una xiiseeyaa barnaamijyadaada,balse waxaan kaaga digayaa inaad warar ka qaadato ninka la yidhaahdo Maxamed X Ingiriis oo ah beenaale aan taariikhda Soomaalida waxba ka aqoon.
nin wangsan ayuu ahaa wala sheega wa madxwhi ugu wadanisanaaaaaaaaa
War yadiyaara inan aas aasno Group Dhalinyoo oo wacyigalin kashaqeysaH 🙏🙏🖐️🖐️ SOMALIYEEY TOOSAH
@Tooshka Siyaasada ruux caqli hdd thy Somali weyn ceeb kulamamuqatene dhagaHa igabax ruux yahow cajalada loosiodarey
Maxay ka shaqaynaysaa????
Horta sheeg waxay ka shaqayndoontaa.ma qabyaalada ayey hada loo baahday in la alooso? Horta reero iyo 4.5 inoogu qaybi si ay cid waliba isaga dhex aragto.hadii kale yeelimayno adeerkiis.
aĺle ha u naxariisto
alaha unaxariisto
Allh unaxaristo gacan kaxaqdaran aya dushay
ilaaahay naxariisti Janno Haku martiqaado Madaxwayne C/Rashiid
Shalom
Ilaahay ha unaxariisto
wayba ugu talagaleen in madaxweynaha ay dilaan reer lascanood inkartisi wa tan manta lascano tala oo wax xukuma la garaneyn mamula iska sheegta habaar bay qabaan
Alle hawnaxariisto
Alla yaraxma 51 sano maanta oo kale maalin murug ah ayey noo eheed
Allah ha unaxariisto amiiiiiiiiiiiiiin yaa allah
Waa xauus xusid mudan
Thank you so much fam🤛
Iga daa ha i xusuusin dhacdadii ugu
Murugada badnayd taariikhda soomaalida.
Magaalada laascaanood waxaa ku dhacay inkaartii ama habaarkii Madaxweyne Cabdirashiid, ha sugina
Laascaanood inay ka baxdo Dilal aan ujeedo lahayn iyo qalalaase ilaa qiyaamaha.
✍️
Heshiiskii caruusha soodiyaari
Waalal
Qamuus
😜😜
GAAMUUS
Aniga waxan kasugoyaa inad nosogudbiso ninki siriyanka ahay oo lagu xeray gontunamabey plis
Alla yaa raxmma
Alle hownaxariisto
Afweyneh ayaa shir qoolay iyo qaar kaleh oo faqa shaysan.
Beenta iska daa waa la yaqaan cidii ka dambeysay dilkaase.sidaa kaa muuqatana ditaar una tihid inaad xaqiiqda dhacdadaas ogaatid.
@@AhmedAhmed-tx6dj walal yaa ka dambeyey dilka madaxwaynaha?
Runtii anigaa haya u jeedada loo dilay mad wayne ama marxuum cabdi rashiid cali sharmaake anigaa haya u jeedada loo dilay aabihii soomaali yeed
*Is barbar-dhiga Ck -iyo .maxamad khadar ciyaartii jaamacadaha iyo khaladaadkii dhacay arrin sir ah oodan ka ogeyn halkan ka daawo 👉**ua-cam.com/video/7jIbAM8HsSo/v-deo.html*
Camal la aanta meesha kala tag meeshu maaha ciyaal like waa xogo kaa waawayn
Jaamac Maxamed qaalib waa dameer dalkiisa somaliland kadoorbidey niikada QDW ta 80 jir qaxooti ku ah somalia weyaan waa ninkii yidhi luqada English ka anaa isbaray oo macalin imabarin beenweynaa ninku
Mudane Qaamuus aad baan kuu dhegaystaa una xiiseeyaa barnaamijyadaada,balse waxaan kaaga digayaa inaad warar ka qaadato ninka la yidhaahdo Maxamed X Ingiriis oo ah beenaale aan taariikhda Soomaalida waxba ka aqoon.
Mahadsanid Axmed