@@Akhyaar142 hada mee 30 sano buu maqnyhy wax hormarah ma haysaa . ma qurux badna inaad xagxagto nin 30 sano ka hor ka tgay xilka . waa ceeb fashilkaaga inaad cid kale la doonato . imisa dal baa burburay 1991 oo dagal sokeye galay algeria kamida 4 sano ayay ku dhisteen dalkooda mar labaaad kadip dagal sokeeye
Waar waxaas iska dhaafa oo imika cagihiina ku istaaga taariikh nolol idiin noqon maysee waxaas waxa waxba jiraan ka dhigay 63 sanadood oo aan la hayn somali ayaa ka danbaysaye!!!!
Ma ogtahay qabyaalada inay ka dambeeyan siyaasiyiin ay ka tageen gumaystihii Jahawareer aya ina haysta hadan nahay dhalinyaradi dhalatay 90 sheemadi ee wxn idin odhan laha tariikhda baadha dib u eega tariikhdeeni iyo boqortooyoyinki aan lahayn
walal dal walba oo xormimada qadanayay dadkiisu waxay kuhoos jireen maamul aayna fikir talo iyo awood ba kulahayn ayago kaso baxay xalad dalkooda logu taliyo aya waxay galiyen xalad ayago dadkooda aay utaliyaan marka qibrad iyo maamul barida ma ahayn wax dhinaca fiican hadi laga eego xun wa mudo kooban kadib na dadkada aya wx ku baranaya adna bari dowladaha gumeysiga laso baxayo ayaad udireysa xirfad yaqaano kasaacida maamul wanaaga
Somali waxaa kharibey asakrtii xukunka booobtey oo hubaal diley abdi rashid allaya raxmee walina asakrta Somali laguma ciqaabin dhibkii aay gayteen waxey ahey in la uraryo Morgan oo kal e oo maxkamd la istaajiyo dil lagu xukumo isga iyo sarkaal kasta oo difaac uu ahaa siyaad Barre dlawadii asakrta aheyd een cid dooran Farmajo laftisa waxu rabey in uu soo calio dlawad askar ah hubaal dhalinyard taba barey sarkisha ka dhigey waxuukula balamey xukunka maalin aay noqataba boob lakiin waa in hada sharci laga soo saara in Somaliya waliged ka talin Ciidamo
Cabdirishiid cali sharmake alle ha u naxariisteee😢
Somalia waxay no hagaagin
Marka kutubka alle lagu dhaqmo ❤
ITaal media reporter thank you for this docum,,,,,.
Allah ha noo soo celiyo sharaftenii insha allah
Aameen wallal laakiin ilaahay ma badalo dad ilaa inta ay iyagu iska badalayaan ....
Cajiib wlh
Somalia allow nbd noogaga dhig
Waxaan aad uga helaa taariikhda runta ah ,thanks brother good luck
Waa sax aduun malahan waritaan ilahey ha noo xifdiyo ilahey hanoo naxariisto amiin yaa Allah
video yada somali barigi hore ka hadlaya noso badi zxp 🙏
Legend 👏 wan ku salamay
Waan kaa qaaday bro
Waa. Ajib 😢😢
Waa qiso cajiiba ah
Thanks Ustaadka xiligaas dalal badan ayaa gumeysi ku hoos noolaa gadaasheen ayay xornimo heleen hadana wey naga tageen dhinac walbo Somalia waxa habaaray ma naqaano masiibo aan dhamaaneyn ayaa heysato
Somalia Afwayna kala eryay ama siyad bare isaga galaftay
Siyaad bare somali kala geeye xukunki dadki somaliyed kadhaxeye xogay
@@Akhyaar142siilka hooyada
@@Akhyaar142 hada mee 30 sano buu maqnyhy wax hormarah ma haysaa . ma qurux badna inaad xagxagto nin 30 sano ka hor ka tgay xilka . waa ceeb fashilkaaga inaad cid kale la doonato . imisa dal baa burburay 1991 oo dagal sokeye galay algeria kamida 4 sano ayay ku dhisteen dalkooda mar labaaad kadip dagal sokeeye
Aduu ma runtaada diidaysaa afwayna soomali kala geeyay dibna isugu laaban mayso haday waxkasta dhacaan ta ku biyacab intaad afwayne udoodayso horumarna Iska ilaw@@G112-s2p
waa qabyaalada😢
Mahadsanid macalin
Adigaa mudan sxb sare
ilaahey Ha u naxariisto lakkin Dhibatada maanta aan ku jurno asiga aya masuul ka ah 😢
Itaal media reportar ka ugu wanaagsan somalida
Mahadsanid legend👏
Wlhi waan kutageera zxp aways haji nor ee xalqadaha ino sobadi pro
Thanks bro 🙏 waana soo badinaa insha'allah
@@aweyshaji haye mar waliba waan kuxidhanahay
Great prisiendent cabdirashid
Noosoo badi mzl arimaha taariikhda
Reysalwasaruhu cigaal ayuu aha ninka idin muuqdana waa cigaal alle ha unaxariiste
Reer baadiyo 1962 miyu cigaal aha raisul wasaare
❤️❤️❤️❤️
Inta aad sheegtay macno badan masameyneyso,
Waxaa ii muuqdo uun kaliya in Mareykan kudadaalayay sidu somalia uso dhaweysan lahaa isaga oo danihiisa fiirsanayo rababana inuu Sofiyet kaga guuleesto deegankaas starajiga ah.
Meesha wax dan umad somaliyeed ah kama muuqdaan.
Taariikh mug leh
Dhulka somalia nimco bu ino haya lakin se dadki laso bixi laha maye wll iyaga wax walba qaribaye
Somali people used to be democratic people normal before catastrophe of in 1969
Good
Today our status is very low, we are even able to resist the foreign embassy in our country.
Labadaa madexweynaba ..xatal aaaan lama hayo cid dishey 2 daa maxaweynaba.
Waar waxaas iska dhaafa oo imika cagihiina ku istaaga taariikh nolol idiin noqon maysee waxaas waxa waxba jiraan ka dhigay 63 sanadood oo aan la hayn somali ayaa ka danbaysaye!!!!
Mahad sanid bro ❤❤❤
Yaab 2duba wa la Toogtay,
C. C. Sharmaarke iyo j. Kanadi
Waxaa ceeb nagu ah inaa 59 Sano hada ka lidano
Qabyaalad halkaan na dhigtay sorry waan fashilanay dadna qarax nagu dhameeyeen ayagoo leh ilaah ugu dhawaaneynaa yaab😢😢😢
Haa wallaahi taasbaa been aheen
Ma ogtahay qabyaalada inay ka dambeeyan siyaasiyiin ay ka tageen gumaystihii
Jahawareer aya ina haysta hadan nahay dhalinyaradi dhalatay 90 sheemadi ee wxn idin odhan laha tariikhda baadha dib u eega tariikhdeeni iyo boqortooyoyinki aan lahayn
Marka saiisul,wasaarihii somaliya madaxwayne maraykan diyaarada kabixinayo oo hadba dhinac uwato islamarkaana looyeerinayo habka ay,udhaqmilahaayeen soomalidu sida dimuquraadiyada in lagu dhiiragaliyo amaba lagu tolo waxaa meeshaas kacad inaan shacabka soomaliyeed waligiis helin dawlad uqalanta oo dareenkiisa katurjumaysa
walal dal walba oo xormimada qadanayay dadkiisu waxay kuhoos jireen maamul aayna fikir talo iyo awood ba kulahayn ayago kaso baxay xalad dalkooda logu taliyo aya waxay galiyen xalad ayago dadkooda aay utaliyaan marka qibrad iyo maamul barida ma ahayn wax dhinaca fiican hadi laga eego xun wa mudo kooban kadib na dadkada aya wx ku baranaya adna bari dowladaha gumeysiga laso baxayo ayaad udireysa xirfad yaqaano kasaacida maamul wanaaga
ciil badnaa
USA Wa didaned in Somalia udhisto militari balse tas badelkeda waxe raben USA in Ethiopia & Somali LA iskudaro so bar tariiqda Sxb
Itaal media
Malintas alabtas in suxir kudare aheed sacadan msreekan wan taagi lahayn kkk
Somali waxaa kharibey asakrtii xukunka booobtey oo hubaal diley abdi rashid allaya raxmee
walina asakrta Somali laguma ciqaabin dhibkii aay gayteen waxey ahey in la uraryo Morgan oo kal e oo maxkamd la istaajiyo dil lagu xukumo isga iyo sarkaal kasta oo difaac uu ahaa siyaad Barre dlawadii asakrta aheyd een cid dooran
Farmajo laftisa waxu rabey in uu soo calio dlawad askar ah hubaal dhalinyard taba barey sarkisha ka dhigey waxuukula balamey xukunka maalin aay noqataba boob lakiin waa in hada sharci laga soo saara in Somaliya waliged ka talin Ciidamo
Cuqubada ilaa hada somalia haysaa waa dilka madaxweynahaas aan waxba galabsan 😢
Iyo shayuukhdii uu siyad barre dilay
waxaaba kacaankii ba burburiyey
Iska Hubso waxa aad sheegayso
Wa balan in mareykan iyo wixi so raacaba 🔪 qoorta loga jaro
Abdirashiid ninka kaliya ee reer koonfur ah ee midnimada Somaliland iyo somalia isu dheeli tiray buu ahaa 4 sano oo uu xilka hayay baa midawgu sharci ahaa😂😂😂
Lkn hada midawgaasi waa taariikh lkn koonfur wali ma aqbalin
Inkasta oo ayna waxba ka badli karin soo celinta madaxbaaninada dalkii ugu horeeyay ee somaali ay yeelato
C rashiid ma reysal wasaaruu ahaa mise madaxweyne
Raisul wasaare ayu ahaa
Raisal wasaare ayuu soo noqdey markii labaadna madaxweynaha somalia ayuu noqdey 1967ilaaa 1969@@saulthman6615
Beenaale ayaaad tahay been been weeye
Mahadsanid saaxiib
❤️❤️❤️❤️