Xusuus Maal-mihii Qabka & Sharafta Dowladeena hadda joogtaa Imisa Mashruuc baa Xadhiga ka jartaa ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 90

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 6 днів тому +8

    alle haawnaxariisto dal iyo dad kama danbaayn maxamed siyaad bare

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 6 днів тому +12

    Allaw adaa awood lehe unaxariiso maxamed siyaad barre aamiin aamiin aamiin yaa allah

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 днів тому +1

      Horta Ilaahay ma aaminsanaa Siyaad Barre ninka ayaadahii quràanka beeniyay kuna jeesjeesay yirina waa la idinku shubay ee aniga ayaa idinka shubaya.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 5 днів тому

      @@cabdirshidosman9649 walaale qofwalba xumaan iyo samaanba Waa leeyahay balse dalkeena illaa hada wax dhaama mahelin

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 днів тому +1

      @@fahm3d88 Waxba in aysan ka danbeyn buu Siyaad Barre ugu talo galay waatii uu yiri dhul baa iga haraya ee dowlad iyo dad igama harayaan saa wuu sumeeyee.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 5 днів тому

      Allah.how.naxariisto.aabe.siyad Barre 💗💗

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 5 днів тому +3

    Xarumahaan oo dhan xasan sheekh maxamud baa wada xaraashtay wax dan guud ah oo jira waa yar yihiin. Allow naga qabo garguurte iyo kooxdiisa yaahidah.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 днів тому +3

    Ilaahay ha u naxariisto

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 днів тому +1

      Horta Ilaahay ma aaminsanaa Siyaad Barre ninka ayaadahii quràanka beeniyay kuna jeesjeesay yirina waa la idinku shubay ee aniga ayaa idinka shubaya.

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 6 днів тому +3

    ALLAH HAWUNAXARISTO SIYAAD BARE DAWLADA KAMAY DANBEYN ❤❤❤

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 6 днів тому +3

    Wa..ayamahan ahayn libaxyada. Afrriika.
    Hadana tolow maxanahay magacba lagama bixinkaro.
    Taariikhdan kusuganahay.
    Waxa Qolowalbaba bobaysa
    Meeluhu dhisay.
    Alle hau naxariiste MW hi umada.
    Allow kunaxariiso.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +2

    allaah qabiil iyo qaran kala fiicana oo kala qurux badanaa

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 6 днів тому +3

    Allah.how.naxariisto.aabe.siyad

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 днів тому +7

    ‏اللهم اغفر له ورحمه الرئيس محمد زياد ‏بري اللهم آمين.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 днів тому

      Horta Ilaahay ma aaminsanaa Siyaad Barre ninka ayaadahii quràanka beeniyay kuna jeesjeesay yirina waa la idinku shubay ee aniga ayaa idinka shubaya.

    • @abdu5777
      @abdu5777 4 дні тому

      Kuwa maanta jooga ka wanaagsan miyaa?
      Shalay iyo maanta waa Kaaf iyo kala dheeri

    • @abdu5777
      @abdu5777 4 дні тому

      OK kuwa maanta jooga iskaba ilaw waxeeba ku leeyihiin diinta islaamka kuga xukumimeyno ee cilmaniya oo ah gaalnimo ayaa ku xukumeena al shabaab dadka somaliyadeed khatar bee uu Arkaan mashrucoodo waliyul Amar ku ee saudi ah marka ka waran maanto oo qoomoluudka waa xalaal dhiiga umada somaliyadeed waa u xalaal cirdiga waa xalaal malka waa xalaal noo sheeg siyad bare wuu haduu xumaa anaga ayaa fiican miyaa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 днів тому +1

    Illaahay aw janada kaawaraabe illaahay hanokeeno mid sodhaweyo maxamed siyad

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 4 дні тому

    Allow kuu Naxariisto Jaale Maxamed Siyaad Barre ❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 днів тому +5

    Hawiye ayaa dhulka lasimay dhismayaashaas ilaa tunboyinkii dhulka kujiray iyo jiingadihiii war maxaa ka khaldan

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 6 днів тому +4

    Xasuus.wadaninimo.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 днів тому +2

    Wiil asagoo kale ah hooyo dhasha miyaan waynay😢😢😢😢😢😢

  • @Ceergabo
    @Ceergabo 5 днів тому +3

    Xoorkii laga dhamay Xagaagii iyo xusuus baa geela lagu xergeeyaa.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 днів тому

    Allaha u naxiisto, Siyaad barre wuxu duugey qabyaladii, wuxuu dhisey qarankii iyo ciidankii, kuwii mucaradka SSta dalkii iyo dadkii way dunsheen.wbt

  • @mohamedfaqi1025
    @mohamedfaqi1025 4 дні тому

    Waa xasuus taariikh ah Allah dowladnimada sharaf ahaa

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 5 днів тому

    Bini Aadam Jano iyo Naar bilaash looguma suubin, waa sidaan ookale. Siyaad Barre ayay wali kadaba laa laadaan, Allaha unaxariisto ugu kaalmeeya.

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 4 дні тому

    Habeen dhalad ayuu ahaa hoodo leh ilaaheey kuu naxariisay aamiib

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 6 днів тому +4

    Sharafi kama danbeyn allaw nadaba qabo

  • @momojojo619
    @momojojo619 5 днів тому +2

    Malmihii daroodka.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +3

    wa nicmadi soomaali iskaqubtay oo cuqubadedi ilaayo hader dusha lagu sito oo lagaso waaqsan la'ayahay

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 5 днів тому

    Dhaafa marxuunkan
    Somali 🇸🇴
    Ha taliya tuug iyo qabiil 😢
    U yeerta imarat iyo masar
    Ee dhaaf ina siyad

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 6 днів тому +2

    Walaalayaal somaaliyay waxaad ogtihiin in ilahay casa wajalah uu quraakiisa kariimka ah inoogu sheegay wax walba wixii horeeyay iyo wax danbayn doona .wuxuuna yidhi .(kuwaas waa umado tagay waxay leeyihiin wixii ay shaqaysteen idinkuna waxaad leedihiin wixii aad shaqaysataan)marka somaaliga maanta noolaw maxaad hasaa .aduun iyo aakhiro midways ?

  • @SamiraAbdirahman-r2h
    @SamiraAbdirahman-r2h 5 днів тому

    Jaale siyaad😭🤲

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 5 днів тому +2

    0 mashruuc waxaan dhulboob dhiig iyo iskudir bulsho lacag uruursi aan lagaba dhargeyn & xabaalo meydad lacashuuro ka’ahayn lagama hayo kooxdan kumagacaaban magaca Dawladda. Kuwaa aan soo tiriyey ayaa mashruucyo u’ah.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali3395 5 днів тому

    ❤❤❤

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 5 днів тому

    Fidna maanta taagan iyadaa masuul ka ahayd iyadaa labadii qabiil oo daris ah dab dhex dhigay iyadaa dabaabaad iyo diyaarada ku garaacay shacabkii iyadaa canshuurta masaakiinta laga qaada ku naas nuujin jirtay mashaqaystayaal Gedo laga keenay Booli Qaran Iyadaa Ilaahay ku caasiday oo beenisay aayadihiisii iyadaa qoorta ka jartay culimadii Diinta ciqaabtii iyo cadaabtii dunuubtii uu geystay baa maanta na haysts horaa loo yiri dabku Munaafiq shido Muumin baa ku gubto.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 днів тому +1

    Hada dhalinyarada joogta waa ayaandaro ayaa haysataa saa bahalo iimaanka la,a

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 днів тому +2

    Sorry ilahay ha ku naxaristoh dowladih aad samaysay waxaa riday 1991 sadex qabil o watah Amxaroh waxanah kah danbeyay 100 boqol calan welinah waxaa wadankih Qasayah waa islah kuwih garoweh xamar hargaysah 2024 matanah waxay watan oromoh 34 dowlad kamah danbeyn wadankih wuxuu noqday in xamar Qaburah lah qotoh markih wixii aad dhistay lah so dhameyay sorry xamar bil walbah waa Qarax moryantih bah u dowladaysah xamar

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 5 днів тому

    Sawirkaa siyaad barre soo celceliya illayn wax kale ma haysaane

  • @Khayr73
    @Khayr73 4 дні тому

    😢😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 днів тому +1

    BEEN WADANIYAD LAGAAMA DHAXLINE ILAAHEEY HAKAA FURTO AQOONLA AANTII WAX BARASHO XUMO AYUU WADANKAAN EERSADEY DALKAANI MAARKII MANHAJKASTA LAGU QOREY AFSOO. MAALI IYO AÑIGA HA LA II HEESO HALKEY NA DHIGTEY

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 5 днів тому

    Sidan maqlay madaxweyne siyad waxa xumaa lataliyaashiisa wayo markii qabiiloyinka somalida qaar kamida laxasuuqayey waxa kalatalinayey taliyaashiisa sida lasheegay waana wixii ay eeday dawladii somalia tusaale markii 80 askari oo guul kakeenay dagaalkii 1977 kii Ethiopia lagu jabiyey hadana uu siyad bare si qabiila udiley 80 kaa askari oo isku hayba

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 4 дні тому

    HADU U GAFI LAHEEN DINTA ISLAAMKA
    KUMA DHACDEEN DHIMO OO CEEB REEB KUFAAR AFWEYNE NIGERIA 🇳🇬 MUSQUL DHEXDEEDA KU BAQTIYEY ASAGOO WATO DHALO DHUCEEY AND KASTUUMO CALI FALAAX

    •  4 дні тому

      diin uma gefin ee masdaajidka ugu weyn isbaheysiga islaamka asagaa dhisay, laakiin wuxuu la dagaalamay
      wahaabiyada oo dalka ku cusbeyd oo maanta dhalay arsanaalka iyo nabad diidka.

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 5 днів тому +2

    Dulmi kama horeeyn asaga ayaana halkaa na dhigay?

  • @faclon.
    @faclon. 5 днів тому

    DAGAALKA GALA

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 5 днів тому +2

    Siyaad Barre asaga ayaa Somali is jecel is aaminta kala diray kala dilay wax uu dhisay ma leh wuxuu burburiyay wixii u muhiimsanaa asaga ka horna ma jirin jabhado. Somalia lixdameeyadii waxaa la dhihi jiray the "Switzerland of Africa." Car juuq dheh dil iyo xabsi hadii aad fikrad ama ra'yi kale la timaatid iyo kursi 21 sanno la isku dhajiyo ayaa Somali godka ay maanta ku jirto ku riday wayna adagtahay in dib danbe la isku aamino sanooyiin aad u badan ayay qaadan doontaa in Somali dib isku aaminto.

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 5 днів тому +1

    Ninkii umada soomaliyeed baabiiyay ayay dadka hor keenayaan al daaroodku caqli xumaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 днів тому +1

    SIYAD BARRE WAX UU BAANITEY SOMALI OO XUKUNKA BOOBEY WAANU DIIDEY IN LA IS DOORTO

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 днів тому

    Waxaan dowlad mahan dadkaan
    Qaaqaawan alla dadka ka qabtay
    Ee farmaajo ma maso labanaye
    Inaka daayaa xasan qabuuraha
    Haso saaro dadka

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 5 днів тому

      Xasan yu ku wasin

    • @FaisalMohamud-x9p
      @FaisalMohamud-x9p 5 днів тому

      @@AbuukarMohamed-v4t maxaa dhacay abaayo gabar baa tahaye maa xishootid
      Wamaxaxay waxaa so qoreysid

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 5 днів тому

      Hada gus rabto lama mitir hada rabto waa diyar afka ka wasa

    • @FaisalMohamud-x9p
      @FaisalMohamud-x9p 4 дні тому

      @@AbuukarMohamed-v4t amaa habar weyn tahay oo HIV qabta naa bal sawirkaga so dir xiligaan xanuun hanagu
      Ridine xagee joogta naayaa

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 дні тому

      Xaan ku so diraa ma gus kega rabta aniga gus kega dumar kale ogo tala galay marka adiga qanis tahay sida fahamay marka qanis ma waso lakin afka kaa wasa

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 6 днів тому +1

    Ma faqahtii laga adkaadaybaa 😂😂😂😂😂🍏🌧️🍎 viva Somaliland

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 6 днів тому

      kkkkkkkkkkk beentii 33sano lasheegayay soow tii dhulbahante soo afjaray qudhmiseey waligaa maad adkaan ee daawladani xamar baay kadhacday oromo

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 6 днів тому

      kkkkkkkkkkk beentii 33sano lasheegayay soow tii dhulbahante soo afjaray qudhmiseey waligaa maad adkaan ee daawladani xamar baay kadhacday oromo

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 6 днів тому

      Don’t you know gotcha’adde?

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 6 днів тому

      😂😂😂😂😂😂
      Abaarso school 🏫🏫

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 6 днів тому +2

      Quwadii Africa 🌍
      Jaale siyaad bare 21 sano
      Keliya laqabty
      Waxas oo daacad nimimada
      Iyo wadaniya waa saas

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149 5 днів тому

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢