Tariiqda waa run , dadka halkaas ku dhintay iyo dadkii dhibatada ka soo gaartay waa in dowlada Yemen magdhow ka bixisaa , dowlada soonmaaliyeed waa in xuquuqda dadkaas soomaliyeed ka qadaa Yemen. Wariye ali Harare waad ku mahadsantahay in aad no soo gudbisid dhacdo aan marneh la ilaabi Doonin
Masha Allah waa runtiisa shekadan Sababtoo waxaan ka mid ahaa walalkeey Dadkii goobweeyn raacay , sidaan ayey nogu shegay , mida kale waa in Dowlada Yemen magdhow laga qadaa , dowlada soomaaliya waa in aay raadisaa dadkaan xuquuqdoodii . Ali Harare Sxb noo soo badi shekadaan camal
Waaa markabkii titanic oo kale qisadiisa , waa arin naxdin leh oo u bahan in dowlada soomaaliya magdhow ka qaado dowlada yemen oo ay raadiso xuquqda dadkii saarna markabka , qeeybta labad soo daa please ali harare .
cali waan ku salaamay waa sheeko naxdin leh AUN dhamaan tood cali please warayso dadkii ka bad baday markab kii Kenyo ku gadoomay ee dadkii soomaaliyeed ay ku dhinteen
Maalintaas waxey aheyd Maal in murugo leh waxaan ka soo Turks at Aden waxaa igu murugo iyo naxdin waxaa lugaheyga hoostooda yimid soo caaraday laba waxey noqodeen ehel iyo saaxiib.
LACNAD ALLAHA KU RIDO JABHADI HAWIYO U.S.C.CUDUR HUN HUN ALLAHA U KEENO OO KU DHAMMADAN INSHA ALLAH DALKAN IYO DADKAN BURBURUNTISA AYAGA KU DAMBEYEY,DIL DHAC KUFSI BARAKICIN,ILAA MAANTA 2024KA WAA NAHAYSATA HAWIYO DHIBKODA ALLAHA KA DHAQAJIYO WEJIGENNNA.
Walalkey walaahi waxaa u soo joogtey dhacdo I taabatey dareenkeyga shacab doonta saarnaa musiibadaa aad jooga u aheyd waa dhacdo xanuun badan aan la hilmaami karin dad muslimiin ah kama filayn gabood falkaa yahuud miyaa????
Waa been qof xabad lagu dhuftay ma jiro waayo ayagaaba noo soo gurmadeen na ilaalinayeen wax ay dileen ama bada udiideen ma jiraan dadka way isku gurmanaayeen ninkaan been buu ku darayaa
CARAB IYO CADAABO ANAGANA SAAN I SOO DHAWEEYNAY QARDHO AYAA DIB U DAJIN U SAMEEYSAY MAXEEY DADKA SOMALIYEED SIDAA UGU GALEEN XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL
Walal adiga qof muslim ah sidee qashin ugu tilmameeysaa , ma shekadiisa ku dhibeeyso mise xaraash ayad u heeysaa , waa ceeb qof muslim qashin haku tilaaminin ilaheey ka cabso .
@@yusufahmed-re9vh illaheey haku Cafiyo, aflagadadu qof muslim ah kuma fiicno , lakiin qof u Nasteexeey ama taloyin ku darso . Lakiin hadii aad Qofka ceysid , dadweynaha oo dhan waxeey ku arkaan qof cadifadeysan , waxaan ka wanagsan qof walal ka muslimka Ebedka u nastexeey …. Ama talo fiican sii
@@yusufahmed-re9vh Sxb Taasi kuma noqoneeyso marmariso ee , qofkaan kama hadlin wax kala go’ah , sheeko tariikh ayuu ka shekeynayaa , walal waa kugu dambi ka bixi Qoraalka aad ku afkagadeeyneeyso qof walalka oo aan waxba ku dhiman .
@@MohamedAli-lo6px gacanta marada uu ku qabo markii la weeydiiyay qaabka uu uga jawaabay aad ayaan ilaa iyo hada uga xanaaqasanahay oo weliba haduu ahaan lahaa kuwa ku dhashay gobolkaas ee maskaxda laga dhaqay looqaateen ayeey noqon laheyd
Tariikh qiimo bdn wlh. Kal iyo laab waa marqatiga nool. Masha Allah.
Tariiqda waa run , dadka halkaas ku dhintay iyo dadkii dhibatada ka soo gaartay waa in dowlada Yemen magdhow ka bixisaa , dowlada soonmaaliyeed waa in xuquuqda dadkaas soomaliyeed ka qadaa Yemen. Wariye ali Harare waad ku mahadsantahay in aad no soo gudbisid dhacdo aan marneh la ilaabi Doonin
Waa taarikh aad u xanuun badan inta dhimatay Allah u naxriisto Mohamed Ahmed nastexo waa taarikh yaqaan runtii
We can’t wait next part of history , respectfully Ali Harare good man with Kal Iyo Laab Masha allah
The owners of the ship , the captain and the Yemeni government are responsible. Time for reckoning. Maxkamad wa in sheekado lo gudbeya.
@ why don’t you enlighten us then. Smart guy
YAMAN NABSIGII AY KALEEN QAXOOTIGII SOMALIYEED WEY DHADHAMIYEEN CARABI WAA XAASID MIDH ALLAH KAMA REEBO SOMALIYEEY SOMALINIMADA OGAADA
Masha allah wa Tarikh dhab , fadlan qeeybta labaad noo daa cali harare 🙏🏽more respected by Ali harare
Masha Allah waa runtiisa shekadan Sababtoo waxaan ka mid ahaa walalkeey Dadkii goobweeyn raacay , sidaan ayey nogu shegay , mida kale waa in Dowlada Yemen magdhow laga qadaa , dowlada soomaaliya waa in aay raadisaa dadkaan xuquuqdoodii . Ali Harare Sxb noo soo badi shekadaan camal
Waxa iyadna ay tahay in maglaga qaado ama maxkamad la soo taago dadkii markaa ku dagaalamayey wadanka
Waa sax safiican Ayaa u Aqanaa ninkaan , Waa qof wanagan oo run badan ,Walahi dhibaato Murug badan ayu so Maray
Ninkaan waxa uu ka sheekeynaayo 90% waa runtiis galabti uu kasoo baxsaday dekata Tawaahi ayaan imaanay anagoo asxaab ah rabnayna inaansoo dhaweyno dad aan maleyneynay inaay saaran yihiin marki aan weydiinay shaqaalaha dekata iyo ciidanka wexey noo sheegeen markabka inuu baxsaday, subaxdiina waxaan aragnay Telefishinka Caden iyo joornaalada oo lasoo saaray Markabkii Goobweyn isla markaana aan usoo gurmanay Waan salaamaayaa Maxamed Axmed iyo W, Xaraare
Waa dhacdo Naxdin leh , waa in xaquuuuqda Dadkaas dowlada yemen laga qadaa , Safiirka yemen ee muqdisho joogo halagaarsiiyo . Cali xarare masuul sare iyo Mohamed kal iyo laab waan idin salamay , qeeybta Labad soo daa Cali xarare pls .
waa arin naxdin leh ilaahay how naxariisto kuligood amiin
Allah yamantu cadawsana carab sharteed Allah naga haayo kuwa soomaaliya jooga ha la soo cayriyo
Ma ila aragtay say inoo nocebyihiin inana hada waan u calool xumanaa xasbunalaah wanicmal wakiil cadowga umada soomaaliyeed
Subaxanallahi Aritaan waa in magadhow laga qadaa dowlada Yemen . Ali Harare please qeeybta labad soo daa waa tariikh muhiim ah
Dawladba kama jirto Yemen 🇾🇪
Walhi sax anaa kor tagay markabkas dadka qaar danbiil aa lagu so dajiyay oh my goodness siyaad bare alaha u naxariisto
Mnshaa allha ragna jabkii ayuu ka sheekeyaa dumarna badhaadhahood 🎉🎉🎉
Markabkaa goob weyn waa saarnaa aniga meesha xeebta ayaa xero nalooga sameeyay loo bixiyay xirada xiswa teen dhooyin nalooga dhisay aqwaan muslimiinta iyo shacabka iyo ciidamadaa noo soo gurmaday cunyooyin noo keenay gar gaar deg deg ah
Markabkaas my cousin ku maqan AUN he was just 20 years old
AUN, intii kudhimatay. Somaliyeey yeman waxba kaama haleyn, ee inagaa wax iska haleynay. Waa run
Waa Bad, waa kumanaan Qax ah, waa haraad, waa isma maqasho. Iyo anagoo Raacnay markab aan ahayn Dalxiis. Qiyaas wax kadhalan karo. Cidna yaan la eedeyn. Waana taariikh xanuun badan
Waaa markabkii titanic oo kale qisadiisa , waa arin naxdin leh oo u bahan in dowlada soomaaliya magdhow ka qaado dowlada yemen oo ay raadiso xuquqda dadkii saarna markabka , qeeybta labad soo daa please ali harare .
Wasiir dubbe u ekaa
ALLE YAA RAXMA DHAMA ANTOOD WAA EHULJANO DADKA KU DHINTA SAFARKA BADA IYO CIRKA HADAY MUSLIMIIN SALAX YIHIIN SIDAA AAN MAQLAY ALAAHU ACLAM
Çarab waa taas. Lacnaddii Rabbi ayaa ku ðhacday.
Somali ilaahay bey leedahay. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
Wa history ficn
Qaybta labaad
Yaab badanaa subxanallaah yeman iyo carab ha baaba'do ilahay madhi xasidsanaa subxanallaah
Reer cadmeedka kulli Reer Waqooyi ayay ahaayeen....!!!.
cali waan ku salaamay waa sheeko naxdin leh AUN dhamaan tood cali please warayso dadkii ka bad baday markab kii Kenyo ku gadoomay ee dadkii soomaaliyeed ay ku dhinteen
😊 walal adigo mahadsan ma waxa ka.mid ehed doomihi 1991 ka baxay kismaayo ee dad badan aay ku dhamaaden plz iso fahfahi adigo mahadsan
Somalida 1990aadkii inta dagaaladii ku dhimatay mooyee dadkii qaxay wey badbaadeen ayaan islahaa waxa jiray saw musiibooyin kale sida tan uu ninkani sheegaayo
I though first interview for wasiir dube
Tarikh xanun badan
Allahu-aclam
Waa daawaday qisadii markabka titanic 😂😂😂
Waa runtiis waxuu sheegay oo dhan
Yamen wa Dalka Ugu xun adunka😢
DADKAAS IMIKA WAY NALA JOOGAAN CIDNA LAMA HADASHO
Hadaa laga jarayaa; laakiin weynu ka fiicanahay oo waan soo dhoweyno.
Dalka Yemen inloqabasado dadka dhintay ayaan qabaa
IYAGA MASUUL KA AHAA ARINKA HADAY SIDANI RUN TAHAY
Yemen iyada ayaa dishay dadkaan , walaalkeey wuu ku jiray dadkii markabka saarnaa , wa in Dowlada sooomaaliya aay xuquqdooda radiso dadkii dhintay eheladooda
Waxaan garanayaa dad badan oo ku dhintay markab kan ,Ilaahaay haaw naxariisto dhamaantood😢
Maalintaas waxey aheyd Maal in murugo leh waxaan ka soo Turks at Aden waxaa igu murugo iyo naxdin waxaa lugaheyga hoostooda yimid soo caaraday laba waxey noqodeen ehel iyo saaxiib.
HAWIYO WAXAA SAMEEYEEN HITA FIRCOON IYO HAAMAAN MA SAMEENIN LACNAD ALLAHA KURIDO MANEBSANAYAN CADDUUN IYO AAKHIRO DAGAL BELED ISKU DHAMENAYAN INSHA ALLAH.
LACNAD ALLAHA KU RIDO JABHADI HAWIYO U.S.C.CUDUR HUN HUN ALLAHA U KEENO OO KU DHAMMADAN INSHA ALLAH DALKAN IYO DADKAN BURBURUNTISA AYAGA KU DAMBEYEY,DIL DHAC KUFSI BARAKICIN,ILAA MAANTA 2024KA WAA NAHAYSATA HAWIYO DHIBKODA ALLAHA KA DHAQAJIYO WEJIGENNNA.
Hoostaada ka hel habaarka lacnad kugu dhacday😊
Wa jirtaa malintu dakada ku so xirtay ana jogay sawabta mukala ilaa cadan ayey ku dhamadeen biyo la.an ayagana dadka sarnaa aya ku takarafulay biyaha
Subxana laah
Ali harare❤❤❤❤❤❤
Adoomo carbeed baan naha markaan xorowno Allah hana gaarsiyo😅
Somali waa baabday, qabiilka ad u dhimaneysan iska dhaafa.
100 dollar ayaa laga qaadaya Ali waxa maxaad noo xususinaysa xataa Djibouti way diday intii badbaaday intake silig ku xidheen ayay rasaas ku fureen
Waa Lagu Dhintay Waa Run Taas
Qaybtii labaad goormaad aoo day naysaa
Xisway ahayd
Harare qeybta kale nosodaa
Ali xaraare Kaftankii siyaasadda iyo somali American tv xagaad geysey, miyaa lagaa xirey channelkii aad caanka ku ahayd...
Walalkey walaahi waxaa u soo joogtey dhacdo I taabatey dareenkeyga shacab doonta saarnaa musiibadaa aad jooga u aheyd waa dhacdo xanuun badan aan la hilmaami karin dad muslimiin ah kama filayn gabood falkaa yahuud miyaa????
Ileen carabi waa xasidiin hada waan u onaa anaguna cubaqubay qabaan
Cali Xaraare ninkan Waxaan u maleeyey Wasiirkii hore ee warfaafinta Mr Dube in aad caawa wareysaneyso 😂
Waa Beentiisa Kuma Jirin Baastoow Lkn Kiler Wuu Saarnaa
Sax anaa saarnaa hadaladiisa qaar waa been
Calool xumo wayee lama dawaan karo pro
Waa Ethiopian kuwan
Anigaa Saarnaa Markabkii Goobweyn Oo Markhaati Nool Baan Ahay
Ninkan wuxuu ku leeyahay 1992-dii anagoo caruur ah 😂 taariikhdana Waa ka sheekeynayaa oo waliba wuxuu tilmaamayaa dad caan 😂
10 jirkayga si wacan ayaan u garanayaa cidkasta iyo waxkasta oo agtyada ka dhacay. Tanina waa dhacdo weyn oo aanu qofku ilaawi karinba. adigu ma oqfka ayaad ku mashquulaysaa mise warka.
Reer xamarka o dhan baa wada ciyaal ah oday weyn o dhahaya ciyaalka xaafada baan ahay soo maadan arag
Wàa beentiisa anaa saarnaa 22 jir ahaa waana iga sii waynaa markaa kķkk
Maydadka 400 qof ma dhamayn waa been anaa saarnaa
Waa been qof xabad lagu dhuftay ma jiro waayo ayagaaba noo soo gurmadeen na ilaalinayeen wax ay dileen ama bada udiideen ma jiraan dadka way isku gurmanaayeen ninkaan been buu ku darayaa
Yemen iyo carab cadowtinimadoda waa muuqata qofkii walalo ka dhigto lacnad baa kutaal
CARAB IYO CADAABO ANAGANA SAAN I SOO DHAWEEYNAY QARDHO AYAA DIB U DAJIN U SAMEEYSAY MAXEEY DADKA SOMALIYEED SIDAA UGU GALEEN
XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL
Kuwani waxba ma fahmayaan war 1991 dii ayaa laga hadlayaa
Xaasidiin yementa
Markabkii goobweyn oo markii danbe loo baxshey cadaabtii caashaqa,waxaa loogu baxshey waxaa soo raacay wiilal iyo gabdho isguursadey oo loo baxshey bililiqo ku guursatee yaa kuu masruufaayo?dadbadan baa ku dhintey biyihii baa lasiinaayey $100/$200,
Waxa lasku qasayay bambeelo iyo biyaha bada waa cabaya
Markaaseey leeyahiin walaalo ayaa nahay waa in lagula xisaabtamaa maxkamad lagu furaa
Carab gargaar malahan
Cali Xaraare Ila Soo Xariir
Number ii soo dir.
😊
Warunti shabaqi bay galen
Titanic miyaa music beyba tumanayen
MARKAVKABKAAS GOOBWAYN WAKIIL BAAN KA AHAA BERBERA AYUU XOOLAHA KA QAADI JIIRAY
Bal iiga waran sxb sey wax udhacewn?
1992 miyaa ilmo ahayd hadana odayba tahay alow run u hiili
waa malintih moryantah 1992
Waar mooryaan lahayne hooyadaa nacasnimada ka wase afsoomaaligaaga hagaaji faqash adba in laguugu yeedho ma ogolide
Dhilo oromo
@@AbdiShakur-f1s jeegaanta
Ninkan weyn 1992 caruur ban aha hadana dad banbad baadiyah
Wuu sakhraansan yahay maanta cali xaraare😂 adigoo sakhraamay waraysi ha qaadin
Ka xishood islaanka ahna weriye Baxsan
Qaraarka jooji
Qeyrkaa darajaduu helay dadaal gaadhi doontide.
Wan jogay yaman garahan maino shacab wuxu ku socaryay xiswa
tariikhda mala hubaa dee ma 500 oo qof oo somaliya
Haa waa la hubaa xitaa in aay ka badanyahiin ayaa umaleeyna sida walalkeey oo saarnaa
Ii sheegay
Ninkan hala waydiiyo wasiir dube waxay isku yihiin
Walaahi haddaan soo qori rabey 😂
Wuxuu u egyahay wasiir dube
4 bilood waa dagaal dhex maray abgaal iyo inta kale wey isugu tageen 4 bil ba bacdina odeygii caaydiid wiil mujaahidaa ku jano galay .sidaas buuna ku dhamaaday
War ninku dubbe u ekaa
Caliyoow waxan oo kale lama wareeysto waa. Qabyaaliiste odaygan ma ahan reer Kismayo waa jareer
Waar miyaad waalan tay ninka ma qabiilkiisa ayaa ku haysataaa
Axmed waad jiran tahay haduu jareer weyne uu yahay ma korkuu kaa saaran yahay waxa diidaysa dhibatada uu ka sheekeynayo waad xanuun satahay
Ahmed abdi ninka qabiilkiisa maku heysaata mise wad ka xanaqasantahay reerka u ka dhashay . Illaheey haku cafiyo Sxb . Ninka tolkiisa haku qabsanin
Qofkani miyaanu soomaali aheyn.
Beenale
Kan waa qashin waxuu yahay malaha
Walal adiga qof muslim ah sidee qashin ugu tilmameeysaa , ma shekadiisa ku dhibeeyso mise xaraash ayad u heeysaa , waa ceeb qof muslim qashin haku tilaaminin ilaheey ka cabso .
@@MohamedAli-lo6px Ruux kasta oo kalataga soomaalida jecel iyo maamul hebel aniga Qashin ayuu agteyda ka yahay