Milicsiga Sooyaalka Eng: Mohamed Cabdi Caynab Ciil & Cafis & Abwan Maxamud Ibrahin {Xaaji}

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 День тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi День тому

    Xadgudubyada biniaadamnimada ee uu sameeyey nidaamkii siyad barre ma jirin meel kale oo uu dunida ka dhacay, tirada dadka ee xukun laaan la hayay muddo dheer xataa Iddi Amiin ma samayn

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 День тому

    SUBXAANA LLAAHI.
    ADEER ILLAAHAY RAALI HAKAANOQDO .
    BUUGA WAARABNAA EE
    SIDEE KUHELI KARAA

  • @Ahmed.buuhoodle
    @Ahmed.buuhoodle День тому

    Wan ka Xumahay Walalkan Dulmiga lagu sameyey, Maanta waxay ila thy Ninkastoo Xad gudub sameeyey wuu hayaa Dhaxalkaas .
    Somalia Dulmi baa Burburiyey .

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 День тому

    Injineerka shaako xanuun badan ee ay gaysteen askartii dalka iyo dadka afganbisay ay u geysteen ayuu ka sheekeeyey laakiin waxaan kula yaabay in uu danboga saarayo nimam ay kacaanku askar kadhigteen oo ku shaqeeya amar madax ka sareysa iyo siyaasad ay sar gooyeen nimankii kacaanka foosha xumaa hogaaminaye uu dusha ka aaro ragii eeda lahaa ee uu hogaaminayey Ina Siyaad barrena uu u ekaysiiyo dad been loo sheegay. Injineer arrinkaa sax maaha ee ogoow on Soomaaliya ilaa iyo maanta ay la kuf dhacayso qaabkii xumaa ee kacaanku noogu fasorey dowladnimada ee dulmiga duleysiga xoogsheegadka, utird la' aanta qabyaalada ,been abuurka isku dirka kala qaybinta ,baabi'nta muqawamaadka ummadda dhaqan. diin. dasnimo intaba.

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 День тому

    Dulmigii la galay ayuu weli dalku ladegi la’yahay!!Alow dalka iyo dadka hogaan fiican noosii………

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv День тому

    Ku qor qaybtii 2aad si loo garto.