Xogta Soo koro dhay & Eedaysanaha La shaciyey & Qodob oo mu hiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 53 хвилини тому

    Allaahu akbar masakiin gabdhahan, ilaahay hawnaxariisto 😢😢

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 42 хвилини тому

    Si wacan baad u dhigtay hadalka👍

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 17 хвилин тому

    Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu wada naxariisto Aamiin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 45 хвилин тому

    Illaahay how naxariisto hadawooga hasoo qabto kuwii gastay

  • @saidali6971
    @saidali6971 27 хвилин тому

    Rida dawlada kenya sidi aad urideed dawlada Somalia

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 Годину тому +1

    Waala sheega walal ninka gabdhaha ay magacaaben kumana qaldana inlasheego dadka e waxa qaldan dadka qarinaayo e ehel u'ah ninkas, cid walba oo muslim ah oo ilaahey kacabsaneyso ninkas waa iney ushegta dowlada, dowlada marki aad usoo gacan gelisan ninkas ayaa la ogaan kara sababta iyo waxay tahey, koley soomaali uunba qarineyso ninkas😭😭😭😭.

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 2 години тому +1

    Inalillahi waina ilaihi rajicuun. They're happily with their creator.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 28 хвилин тому

    Dad ka sidaa wax u dilaa soomaali marka la yidhahado kolayi waa ogaadeen

  • @AminaCabdi-c1s
    @AminaCabdi-c1s 52 хвилини тому

    Ayaandaro somali

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 Годину тому

    Wll somali wa kasurtoban hada kahor casha yar galkacyo inatay kufsadeen ayay jarjareen wll hadihin Somali waxkasta waa kasurtoban

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 4 хвилини тому

    Soomali kenyatiga ayaba dhama😮

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Годину тому +1

    Markaa taasi waxay tusaysaa in yussuf xassan ku uu yahay beenale doonayay inuu shucuurta dadweynaha Somaliyeed qaboojiyo lakiin runtu way Soo bixi in Sha Allah.

    • @salmah3062
      @salmah3062 Годину тому

      Hhh wx Hubso ha iska hdlin eh teda kle wxn dowld bey gacanta ugu jirta hal mr ba la shacin kiska somali deg deg badna dadna wa lo hya mrka cdi iska dig

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 47 хвилин тому

    Dowlada kenyA waxa ka dambi baaris badan dadka somaliyed dowlad dhan oodadkii qaatilka ahay loga sugaayay ayaa lasoo rogsaty wixii ay somalida hayeen maba hayan xokle

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 години тому +1

    War inikaan ehelkiisa ayaa qariyey wayo kaligii cidlo majoogo dad ayuu la joogaa

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 11 хвилин тому

    Alshu abara 😮😮

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 години тому

    Illahay ban kabaryeynaa cadaw gaas reerka xasuqay in sifudud lagusoo wada qabto

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Годину тому

    Naxamuudhirsatp6pox waxaan ku leeyahay ugaadeen afkaaga kadaa oo ha ugafan waa.qaldantahay ee ka fiirso damiirna yeelo

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 години тому

    Ninka dad somaliyeed ba og meesha uu joogo. Waa in laso sheego oo la qabto

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 30 хвилин тому

    Dowladaad sheegayso Ayagaabo Cadowgaada ah. Dhulkoodana madoonayaan inaad sii joogtaan, Saas darteed Somaali Maryooleey, Tashada Oo kadhamaada Dalshisheeye😡🤔

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 години тому

    Haashim hadaanu dambiga wax ka geeysan muusan ba daden isaga Ayaan’s soo qaaday gabadha marka waxaa muuqato inuu isaga yahay ninka fuliyay arintaan. Illahay hadoo qabto kan

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg Годину тому

    Waa kaaf iyo kala dheeri

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn 2 години тому

    They said "hashim" when they were in the elevator

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 2 години тому +3

    Adeer ugaadeen ehel ha moodiness huguri Bay yaqaaniin ee soomaali maaha waa kansar axmed madoobe baa adeer u ah allaa yaa kharibag xabashi baa taqaan

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 2 години тому

      Adiga cudur Ogaden baa ku hayo weey ku ciileen. Ninkaasna nama matalo waa khaatil arxan laawa ah.

    • @salmah3062
      @salmah3062 Годину тому +1

      Qabil dan ba wx ka shegty yaa ka cafinaya malinta qiyaame wr illahy u tobad ken o qabiilka dan denbe daf weydiso

    • @Abdi-zv6ex
      @Abdi-zv6ex 42 хвилини тому +1

      Qof xuni qabiil malaha reerkastana waala heli kadaa danbiga dad aanlaheyn dusha kasaarayso

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 години тому

    Cajiib allaw soo muuji yaarabi cidii falkaas gaysaty 😭😭😭