Intaan ciida lagaarin kalarkaan timaha marso | timo gaduud qurux ah sameeyso caadi maahan !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 177

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 місяці тому +1

    Masha Allah ❤

  • @Cowke2024
    @Cowke2024 5 років тому +18

    Wow Mashaa Allah asxapteyda anaa tijabiyey kaaley iska arag waaye kafaideysta inshaallah

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 5 років тому +16

    Masha Allah Abyo Qaali hore usoco Aad ayan ukahelay guuleso waligaa 💝💝💝💝

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 4 роки тому +1

    Maash alalah abyo alle hakuu barkeeyo maskax daad waxaan kugu jecelhay Hadalka quruxda badan alle hakuu daayo Hadal wanaag ayaan kuu bixiyayay anig wlhi maash allalah

  • @lailaomar7910
    @lailaomar7910 5 років тому +7

    wow msha allah wllo amiira thanks

  • @Umuhassan2192
    @Umuhassan2192 5 років тому +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن جميل جدا

  • @bintiibraahimchannel7029
    @bintiibraahimchannel7029 5 років тому +2

    Thnx qaali wansotijabina wa waxn u bahna

  • @zahriinabby9350
    @zahriinabby9350 4 роки тому +7

    If someone has no firinjer what will happen sis Amira

  • @najaxyar199
    @najaxyar199 5 років тому +1

    Jasakalahu Khayr ukhtii. Jidhka ma wada marin kara. Mase waa tinta uun

  • @raaqiyaruunraaqiyaruun9231
    @raaqiyaruunraaqiyaruun9231 5 років тому +3

    Maasha alaah aan sameesanee abaayo qaxwada mida caadiga oo lacabo miyaa cilaanka midkaan Lee miyaan marsanaa mise cilaan kasto waaye abaayo

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 5 років тому +6

    Gaduud hada jeceshahay? Dad an jeclayn jira so thanks sis

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 роки тому +1

    Masha Allah tabarakalaah abayo

  • @SaleebaanCabdulaahi
    @SaleebaanCabdulaahi 7 місяців тому

    Macha all wll
    Hadanan firij hysan karnataka mxn sameye

  • @deeqaluul1491
    @deeqaluul1491 5 років тому +1

    جزاك الله خير

  • @sulekhamohamed1961
    @sulekhamohamed1961 5 років тому +2

    Does black hair turn colur when applied? Tabarakallah

  • @fatmaden5685
    @fatmaden5685 5 років тому +3

    machaa allah runti wan kaheley wan tijabinaya

  • @falilaali6182
    @falilaali6182 5 років тому +1

    Masha Allah wall wanu ubahneyn waxyabo dabiic ah

  • @nuurtoalipalill298
    @nuurtoalipalill298 5 років тому +2

    Mahadsanid❤💜💙

  • @aslisomali2395
    @aslisomali2395 2 роки тому

    Thnks wlshyeye

  • @aishaahmed1165
    @aishaahmed1165 5 років тому +1

    Masha Allah wanka helaay i.a wan tijabina i.a

  • @roodaaxmed6559
    @roodaaxmed6559 4 роки тому

    Masha allh wllshy runti dar alle ku jclhy alle ha ku barakeeyo qli❤

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 років тому +4

    mashaAllah shugran walalo👍👍👍👍👌👌👌

  • @asmambeautychannelsomalia6763
    @asmambeautychannelsomalia6763 5 років тому +8

    Asc xbbiti wan kahelhy

  • @sadiasaid1069
    @sadiasaid1069 4 роки тому +2

    Abayo hadey jilciso kumarsanatahay waxmakadhimeyso somahan

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 5 років тому

    Masha allah mhdsnid sharafe aad baan ugu helay

  • @kowsaraxmed1542
    @kowsaraxmed1542 3 роки тому +1

    Asc masha allah abaayo alle hakubarakeyo gacataad wabadan ayaan kafaiiday èe qax wada dalk madari kara

  • @kimyuki848
    @kimyuki848 4 роки тому +1

    Mazhallah mazhallah

  • @ishwaaqcabdulahi2918
    @ishwaaqcabdulahi2918 5 років тому +2

    Masha allh

  • @cuudoonabuukar9536
    @cuudoonabuukar9536 4 роки тому +1

    gacantaada illaah haku barakeyo

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 2 роки тому

    Masha allaah Masha allaah abayo illaahay khayrhakusiyo wantijabin insha allaah

  • @aminabagajo2673
    @aminabagajo2673 5 років тому +2

    Hii sister u do apply right way

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 5 років тому

    Maan.sha.allah.wall.amiras.cuisine.kheer.allah.hakuu.siyo.

  • @zahramohamed6468
    @zahramohamed6468 5 років тому

    Mahadsanid walaal maasha allaah

  • @amrannuuribrahim4910
    @amrannuuribrahim4910 4 роки тому

    M.a abyo dhukran

  • @Sodhawaaw
    @Sodhawaaw 4 роки тому +1

    🥰🥰🥰 keep going sister

  • @amranissedahir
    @amranissedahir 5 років тому +1

    Masha allah abayo wa tijabin doona insha allah

  • @xafsacadey6769
    @xafsacadey6769 5 років тому +1

    Thnks qali

  • @deeqachnnel5304
    @deeqachnnel5304 5 років тому +1

    Walhi markan dawaday wna tegay wxb wan so ibsadey hada samenya tomorrow ay marsanoya ishaaaallh
    Jassakallahu khair wlshy

  • @saaramahamed223
    @saaramahamed223 5 років тому +1

    Macha Allah Amira

  • @fahmohassan7172
    @fahmohassan7172 3 роки тому

    ok

  • @nuurtocabdi5272
    @nuurtocabdi5272 Рік тому

    Shamadar

  • @caashonuur6794
    @caashonuur6794 2 роки тому

    Abaayo beed ruudka halkee lagadaa iyo calaankaan

  • @asiaabdirizaqaisa5706
    @asiaabdirizaqaisa5706 5 років тому

    MashaAllah xbbty wakahelay wakumahdsantahy wll qali

  • @mumtaazaxmedfaarax9538
    @mumtaazaxmedfaarax9538 4 роки тому

    Thnks a.miira

  • @samirachanel5423
    @samirachanel5423 5 років тому +2

    Wwwww Masha Allah

    • @umumaryama2415
      @umumaryama2415 5 років тому

      Wwwww masha allah ada u mahadsantaha

  • @lailaomar7910
    @lailaomar7910 5 років тому +2

    betruutka hadaanan heesanin maxaan ku badali karaa abayo thanks

  • @hodanyusuf5721
    @hodanyusuf5721 5 років тому

    Mansha allh waba u baahna mahadsaid Wlshy

  • @ibtisam8454
    @ibtisam8454 5 років тому +28

    Matahay qurbo joog?
    Maurabta naftaada ama ilmahaaga quraanka iyo culuumta diinta?
    Sida:
    >barashada quraanka karimka iyo hinkaada
    > barashada tafsiirka iyo naxwaha
    Fadlana laxiriir +254722178203

  • @iskagcl583
    @iskagcl583 5 років тому

    Mnshlh💖 tnx abayo

  • @Faadumo.abdinur.mahamed
    @Faadumo.abdinur.mahamed 5 років тому

    Msh allh Thnks xbbti

  • @safiyaabdi7107
    @safiyaabdi7107 5 років тому +1

    Jazallahukheir Abaayo Caruurta ma loo marin karnaa

  • @caseyrabdiasiis4703
    @caseyrabdiasiis4703 5 років тому +1

    Mncha alllh hppti amira ilhY hku xafido GulYzo lpda darodpa😘🙏

  • @abdulfatahahmed3918
    @abdulfatahahmed3918 4 роки тому

    Masha Allah

  • @hadoncumar4239
    @hadoncumar4239 Рік тому

    Firinjeerka hadan hysan meel ma dhigan karaa halka malin

  • @wardacumer5657
    @wardacumer5657 4 роки тому

    Machalah wll

  • @muxiyadiinhassanyoung5585
    @muxiyadiinhassanyoung5585 5 років тому +1

    Masha alh my sisther❤❤❤❤❤

  • @zamzam6930
    @zamzam6930 5 років тому

    mashalx barakalahu fik

  • @huthamohamed2779
    @huthamohamed2779 5 років тому +4

    Hyh Wang so tijaabinyayna Qli

  • @nasteexoibraahim5729
    @nasteexoibraahim5729 5 років тому

    Abaayo macaan mhd znd intee ke helaa abayo

  • @ayaanosiina3827
    @ayaanosiina3827 5 років тому

    Apaayo mhdsanid waxaana jeclaan lahaa in aad inoo soo galiso wax qabidka baabi iyo

    • @mariamohamett2751
      @mariamohamett2751 4 роки тому

      abyh hduu surkaa kga yaal creamka nuurka la dhaho mrso

  • @iqrosudimohamed7433
    @iqrosudimohamed7433 4 роки тому

    Abaayo kalarkaan ma isticmaali karaa anoo tinteyda basal marinaayo iso jwp please abaayo

  • @wacanmacalin6611
    @wacanmacalin6611 5 років тому +1

    Had Hadaan fariij lahayn maxaan sameeyaa

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 4 роки тому

    Maansha alaah

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 5 років тому

    Waan ka helay sida aad uu faafaahineyso bal waan barooben doona waad mahadsantahay abaayo

  • @raxmocdiirxmaanraxmocdiirx8806
    @raxmocdiirxmaanraxmocdiirx8806 5 років тому

    Mashallah

  • @miralinebdis7145
    @miralinebdis7145 4 роки тому

    Ma ka heli karnaa jabuuti Milan henna huno

  • @MunaJama-cc4nq
    @MunaJama-cc4nq 8 місяців тому

    Xanaaahaaan doono kawaran

  • @bahjolifestyle497
    @bahjolifestyle497 5 років тому +1

    Waaaaaw qali dumar shugran wan so tijabin dona

  • @suhaylaalin6558
    @suhaylaalin6558 5 років тому +1

    Abayo xinaha xagee laga helaa

  • @axlammohamed3015
    @axlammohamed3015 5 років тому

    Masha allah sharafey

  • @nimcomaxamed8767
    @nimcomaxamed8767 5 років тому +1

    Waaye

  • @maryammaxamed486
    @maryammaxamed486 4 роки тому

    Ciyaalka maloomarin karaaaa wll

  • @m.d.h2832
    @m.d.h2832 4 роки тому

    Wllo khayr Alh ku siiyo caruurt ma lo marin kar wiilsha

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 4 роки тому

    Ramadaan kariim

  • @MuxkhadarMuxkhadar
    @MuxkhadarMuxkhadar 4 роки тому

    m.allh

  • @hoodocumarmaxamedaxmed1989
    @hoodocumarmaxamedaxmed1989 5 років тому +1

    Ilaaa intee in la eg ayaay isku badalaay timaheygu

  • @babyfoodchannel6461
    @babyfoodchannel6461 5 років тому

    Abayo xinaha uu ku qoran yhy brown henna ma kalar baa mise waa xine dhib miyuu ii keenaya hada marsado fadlan ii soo jawab si dhakhso ah mahadsanid

  • @evelyntoya2919
    @evelyntoya2919 5 років тому

    At what point do you put the egg

  • @markabomuhumedhasan3612
    @markabomuhumedhasan3612 2 роки тому

    Asc hooyo

  • @cabdallesheeqcali965
    @cabdallesheeqcali965 3 роки тому

    Tiin jilciiso Marsan ma lamarikara wll

  • @nasteexoibraahim5729
    @nasteexoibraahim5729 5 років тому

    Adoo mahad zan magacii xinaha
    Hore kasoo jawaab

  • @naraclrxmaan9954
    @naraclrxmaan9954 4 роки тому

    ManshAllha abayo xinaha kasa
    Mahelayo ee ku kele kwrna hadan kudaro abayo

  • @hassanmahmoud5403
    @hassanmahmoud5403 5 років тому

    Maansha allaah

  • @nuuranadara3517
    @nuuranadara3517 4 роки тому

    Moqdisho malaga helaa cilaanka abayo

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 4 роки тому

    Masha allh shugran

  • @filsanmoha7463
    @filsanmoha7463 4 роки тому

    Cilanka noocaana malaga helo meshaan joogo maxaa kubadali karaa

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 5 років тому

    Caruurta 4&3jikaa ma umarin karaa

  • @Zuuzi90
    @Zuuzi90 4 роки тому +1

    Abaayo timaha in lagu adkeeyo ayaa lagu talo galay qaxwaha iyo Shaaha madow

    • @askamoha6918
      @askamoha6918 4 роки тому

      Siraadrhd dshsfzhzfzHassan wlh Ben ma ah mid yaro I joga ilhy ayu u jog e ayan umari jire cilanka iyo calenta shaha timihi dhan weka adkaden waka jojiye ila hada wa adeg timihi 😩

    • @Zuuzi90
      @Zuuzi90 4 роки тому

      Waxyaba kale ee nafaqada siiya ku eeg abaayo sida avocado da taas ba ugu fiicn

    • @askamoha6918
      @askamoha6918 4 роки тому

      Siraadrhd dshsfzhzfzHassan insha Allh qaali mahadsanid

  • @amiishasandheere8891
    @amiishasandheere8891 4 роки тому

    Abayo su'aal aan ku waydiiyo haddii madaxa colour ii marsan yahay alaabtaan ma marsan karaa

  • @user-jq6ue6gi6z
    @user-jq6ue6gi6z 5 років тому

    cilaankaan intee laga helaa abaayo

  • @madinahennachannel7267
    @madinahennachannel7267 5 років тому

    Abayo halmar miyuu ku qabayaa mise dhoorjeer ayan marinaa

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 2 роки тому

    Xidnaha kala mala isticmali lara

  • @horumariyohiigsi5974
    @horumariyohiigsi5974 4 роки тому

    Cilaanka kale oo caadiga ma la isticmaali karaa

  • @salmomaxamedcumar5605
    @salmomaxamedcumar5605 4 роки тому

    Abyo beedrofka inte laga helaa?

  • @ismahanabdiqadir5404
    @ismahanabdiqadir5404 5 років тому +2

    Madax daawo jilciso la mariyo mamari kartaa ama cilaankA waa adkaynaa waana xumayn iso jawaaba

  • @hawolaki2047
    @hawolaki2047 5 років тому +2

    Xppty bitroot mayska dhaafi karaa hadanan haysan

  • @xawaluulmacalimmacalim6785
    @xawaluulmacalimmacalim6785 4 роки тому

    komantigaga diyaar jisakalahu qayran

  • @anab5131
    @anab5131 4 роки тому

    hagee ciilankan ke helix kara wadanke Jogta? pls reply

  • @deeqagarabey9652
    @deeqagarabey9652 5 років тому

    Masha Allah beautiful wanka helay

  • @cumarcade8529
    @cumarcade8529 4 роки тому

    Asigoo bamaato eh magudarsankaraa cilaanka