Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Aada u mahadsanthy wll jazakallahu kheyr ilahy haku barakeeyo waan u baahna alaabtan
Mashallah tabarak raxman abayo jasa kheyr ❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
Mashalah tabarakalah mahadsanid qli ma umarinkaraa carrurta afar jir labo jir iyo mid hda galaysa halsano
Maya abyo wali wa yar yihin ma xamili karan
Masha allah Masha allah
Mashalllah abyo Faiza jazakallah Khair no faaiideysay inbadan ❤😊
Iso jawaab khYr ilaahy haku siiye
ماشاء الله تبارك الله
Jazakallahu khayr xbbti ❤❤
Abayo qaxwada zanjabiilka leh maku darsankaraa ❤❤❤
MashaAllah wllo mahadsanid
M.a xbbti shukran inbadan su'aal bayo qusaha kan shiidanle qofkii helaya mku sameysan kara
Haa abyo wa ku sameysan karta kan shidan
Asc qaali maxa lagu daweeya cuun cuun kaa madaxa
MashaAllah abayo wa so tijabina mahadsanid 🥰🥰🥰
Masha allah xbbtii Waxaa kaso haadasha kaniiniga tiimaha u fcn perfectil faaidada ku jiirto xbbtii wan ka sugaa
Faiza markad sharaxeyso alabta inad noso qorto isku dey dadka qar dhawaqa areyga mafahman blse marki lo qora wuu fahma English iyo carabi kuso qor in sha Allah
Jazaakillahu khayr ukhtii
Wn tijasbin doonaa in.sha allah shukrn xbbtiii
Waraqulqaar af soomaali waxa lo yaqaana baxar asaaf❤❤❤❤
Shukran xbbti ❤❤
@@FaizasworldbeautyFaisah.waanku.saalamey.sidah.tihin.adigah.iyo.carurtadah.rabigehHinxafidoh.shar.oo.dhanah.ilahaayHadinkah.xafidoh.amiinMarkah.walaley.hadan.wayoh.qasilkah.waraqdah.ah.mastic.malikarayah.midkah.shidan.ee.khasilkah.ahIsosheg..shukran.xbbti
Asag calaan waan soo wayay
جزاك الله خيرا
Suaal aan ku weydiin mama qisahaa asag shiidan maku darsankaraaa
Haa xbbti wa ku darsan karta
Faisa walalo wan ku salamay
qaali timaha jilcisada le mala marinka inan isa dhaafan rabaa jilcisadee ❤❤❤❤
Haa wa la marin kara xbbti timaha jilcisada leh
Faiso gacan dahab gacanta alle haku barakeeyooo
Amin xbbti shukran ❤❤
Ma layrsata hadaan kartoonka ka saaro warangada
abaayo karagadeega ma helaayo iyo clnta maxaa kubdlaa
Karakadega muhim wye abyo calenta wa iska dhafi karta
@@Faizasworldbeautyabaayo karakadeey maxaa la dhahaa
Macalimadeyda allah ku xafido wax badan kaa faaidey
❤❤
MashaAllah tabarakallah ilahe haikadaysto yarab ilahe cafimad cimri deer hakusiyo yarab shukran saa nodadhashid habiibti ❤❤❤❤
Amin xbbti sido kale shukran ❤❤
Qasilka bududa hadaa isticmalaayo gormee ku daraaa micnaha sidaa qaxwada gadaal uuga darte cml maa asna gadaal uugu daraa abayo
Haa abyo sas wa sameyn karta
Abaayo qasilka shiidan ma istic maalikaraa
MashAllah
Aby bimaheyga go ida majoojinooyaan 😢😢😢 waakubariyaa wax iisheeg aansameeyo😢😢😢😢😢
Maskada xabrashadka isticmal xbbti channelka a ka heleysa
Abayo timahey mabaxan maxa sameya iisheeg abayo mcn
Maskadan isticmal abyo timaha ad ugu fcn tahay
@@Faizasworldbeauty mahadsanid abayo
Wllo karkaday waa maxsy
Wlalo ka wrna hdana hysan dhago yar ma ku darasan kara xabasuud halkii dhaga yarah
Abaayo. Qasilka wajiga loo isticmaalo miyaaa ?
Haa abyo qasilka cadiga wye
Plz ii jawaab habeen kasta isticmali karaa aroosbaan rabaa inan galo 6bil ka dib timaha rabaa inay izii dheeraadaan
Maya isbuci laba mar isticmal
Mahadsanid wll
Msnsh alh xbbti meshad warangada kaga dartay cilan ayan ku qastay timaha Qurux ayu iga dhigay
MashaAllah xbbti ❤❤
Imisaad wadaa huuno Tintuse makuu baxday
Wall siden kula xidhi karaaa
MashaAllah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤
So jawaab abaayo
Xbbti salida qumbada qalel Mey ledahay badana aniga midas aya isticmala
Maya xbbti salida qumbaha timaha we qoysa
Merci sister's
Xbbti basasha mayska reebi karaa madaama ay badiso tinta ana aan tin badan leyahay way badisaa ayn maqlay
Basasha tinta way so bixisa xbbti haiska rebin
Cadeeye ❤ thanks macanto
Qasil iyo karkade iyagoo shiidan malagu samayn karaa wll
Haa wa ku sameysan karta
@@Faizasworldbeauty shukrax xxbti
Qaliyey caliinta qasilka waan ka wayay meshan aan jogo english maxa lagu dhaha
Sider leaves a English lagu dhaha xbbti
ka wax u iga tari waye wax kale isheg
Abayo faiza timaha jilcisada leh basal iyo toon dhib mey u kene
Maya abyo dhib mau kenayan
@@Faizasworldbeauty ok Abayo Thank you xbbti
Abyo finijeeerka miyaa la galin
Qof timihisa 6bil ka hor jilciso mariyay ma marsan karaa alaabtan abayo??
Haa abyo wa marsan kara
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah ❤️
Bixinta ha i danbaysa maxa gaska iga biinaya walaal
Firinjiyer ma la galina abayo mise waa oo I karaa
Hal mar waxa marsato isticmal abyo talajo mala gelinayo
❤🎉😮
Masha Allah xbbti calenta qasilka cadigaa malagu badali Kara shugran ❤
Ha xbbti wa ku badalan karta
Haye Jazaaka allahu kheyr waad iga jawabtay suaashan rabay.
Ka waran hdan hysto qasilka caadiga ahaa
Qasilka cadiga wa ku darsan karta
Qasilka noocaan ah qofkii heli karin maka marmi karaa
Kan shidan a isticmali karta
Mashallaah
masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
Qasil ka budada ma isticmaali kara abayo
Ha abyo wa isticmali karta
Ciyaalka malo marin karaa abaayo
Maya abyo
Chalked kahelay
Qasilka ka shiidan ma ku badali karaa
Haa wa ku badalan karta
Karaka dey maxaa waaye
Ubax wye la qalajiyay o leysku qurxiyo
Abyo ورق غار iyo ورق سدر isku mid miyaa wey isku egyihiin
Maya abyo isku mid ma aha laba nooc ay kala yihin
@@Faizasworldbeauty OK abyo shukran sawiradisa isku egyihin maraka waxa isdhahay amee hal thy 👍
❤❤❤
Mcnto cirada soo dagdagta ka doo samee ❤️🙏
Mashllhu❤❤❤
Shukraan
Macnto see wax ledahay 😂
Intee laka helaa qadilka abaayo maka Soo helaa maxal catuunka ❤❤
Haa maxalka cataarka a ka heleysa xbbti
Abayo qasilka qalalan ma helaayo iskama dan kara mise muhiim waaye🥰
Qasilka muhim waye abyo kan calenta hadi a heleynin kan budada isticmal
Haye abayo mahsanid xppti🥰🥰
Abaayo wax badan inta sameeyo talaajada ma gasha karaa
Waxa fican abyo fresh in lagu marsado calshan basal iyo tun a ku jirto
جزاك الله خير الجزاء
Masha Allah❤❤❤❤
abayo bunka maxa kushiita makinada heelka malagu shidi kara
Haa makinada helka wa ku shidan karta
Masha allh ❤❤❤❤
Aada u mahadsanthy wll jazakallahu kheyr ilahy haku barakeeyo waan u baahna alaabtan
Mashallah tabarak raxman abayo jasa kheyr ❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
Mashalah tabarakalah mahadsanid qli ma umarinkaraa carrurta afar jir labo jir iyo mid hda galaysa halsano
Maya abyo wali wa yar yihin ma xamili karan
Masha allah Masha allah
Mashalllah abyo Faiza jazakallah Khair no faaiideysay inbadan ❤😊
Iso jawaab khYr ilaahy haku siiye
ماشاء الله تبارك الله
Jazakallahu khayr xbbti ❤❤
Abayo qaxwada zanjabiilka leh maku darsankaraa ❤❤❤
MashaAllah wllo mahadsanid
M.a xbbti shukran inbadan su'aal bayo qusaha kan shiidanle qofkii helaya mku sameysan kara
Haa abyo wa ku sameysan karta kan shidan
Asc qaali maxa lagu daweeya cuun cuun kaa madaxa
MashaAllah abayo wa so tijabina mahadsanid 🥰🥰🥰
Masha allah xbbtii
Waxaa kaso haadasha kaniiniga tiimaha u fcn perfectil faaidada ku jiirto xbbtii wan ka sugaa
Faiza markad sharaxeyso alabta inad noso qorto isku dey dadka qar dhawaqa areyga mafahman blse marki lo qora wuu fahma English iyo carabi kuso qor in sha Allah
Jazaakillahu khayr ukhtii
Wn tijasbin doonaa in.sha allah shukrn xbbtiii
Waraqulqaar af soomaali waxa lo yaqaana baxar asaaf❤❤❤❤
Shukran xbbti ❤❤
@@Faizasworldbeauty
Faisah.waanku.saalamey.sidah.tihin.adigah.iyo.carurtadah.rabigeh
Hinxafidoh.shar.oo.dhanah.ilahaay
Hadinkah.xafidoh.amiin
Markah.walaley.hadan.wayoh.qasilkah.waraqdah.ah.mastic.malikarayah.midkah.shidan.ee.khasilkah.ah
Isosheg..shukran.xbbti
Asag calaan waan soo wayay
جزاك الله خيرا
Suaal aan ku weydiin mama qisahaa asag shiidan maku darsankaraaa
Haa xbbti wa ku darsan karta
Faisa walalo wan ku salamay
qaali timaha jilcisada le mala marinka inan isa dhaafan rabaa jilcisadee ❤❤❤❤
Haa wa la marin kara xbbti timaha jilcisada leh
Faiso gacan dahab gacanta alle haku barakeeyooo
Amin xbbti shukran ❤❤
Ma layrsata hadaan kartoonka ka saaro warangada
abaayo karagadeega ma helaayo iyo clnta maxaa kubdlaa
Karakadega muhim wye abyo calenta wa iska dhafi karta
@@Faizasworldbeautyabaayo karakadeey maxaa la dhahaa
Macalimadeyda allah ku xafido wax badan kaa faaidey
❤❤
MashaAllah tabarakallah ilahe haikadaysto yarab ilahe cafimad cimri deer hakusiyo yarab shukran saa nodadhashid habiibti ❤❤❤❤
Amin xbbti sido kale shukran ❤❤
Qasilka bududa hadaa isticmalaayo gormee ku daraaa micnaha sidaa qaxwada gadaal uuga darte cml maa asna gadaal uugu daraa abayo
Haa abyo sas wa sameyn karta
Abaayo qasilka shiidan ma istic maalikaraa
MashAllah
Aby bimaheyga go ida majoojinooyaan 😢😢😢 waakubariyaa wax iisheeg aansameeyo😢😢😢😢😢
Maskada xabrashadka isticmal xbbti channelka a ka heleysa
Abayo timahey mabaxan maxa sameya iisheeg abayo mcn
Maskadan isticmal abyo timaha ad ugu fcn tahay
@@Faizasworldbeauty mahadsanid abayo
Wllo karkaday waa maxsy
Wlalo ka wrna hdana hysan dhago yar ma ku darasan kara xabasuud halkii dhaga yarah
Abaayo. Qasilka wajiga loo isticmaalo miyaaa ?
Haa abyo qasilka cadiga wye
Plz ii jawaab habeen kasta isticmali karaa aroosbaan rabaa inan galo 6bil ka dib timaha rabaa inay izii dheeraadaan
Maya isbuci laba mar isticmal
Mahadsanid wll
Msnsh alh xbbti meshad warangada kaga dartay cilan ayan ku qastay timaha Qurux ayu iga dhigay
MashaAllah xbbti ❤❤
Imisaad wadaa huuno
Tintuse makuu baxday