Hore inoo wadan ,dib ha eegen,horumar, shaqo abuur ,hankaga sare u qaad ha noqon ,laaluush cunayaal, kabe qadayaal ,waa la idin sugey ,halkii xukumadii kulmiye ina gaadhsiisay ka bilow oo hore inoo wad ,dib ha noo celin ,waxa laga dagaalamaya waa horumarka dadkeen iyo dalkeena, somaliland guul iyo gobonimo ,amiin
Masha Allah madaxweyne Cirro aad baan uu soo dhawayniyaa
MADAXWEYNE CIRO SHACAB IYO MADAX MIDEYSAN KA DHABE 100 CISHABA WAN KAHAYNA MUDANE MADAXWEYNE GUUL ✅💚⚪️❤️
Allow madaxda noo barakee cimri dheer iyo cafimaad insha allah💯
Hore inoo wadan ,dib ha eegen,horumar, shaqo abuur ,hankaga sare u qaad ha noqon ,laaluush cunayaal, kabe qadayaal ,waa la idin sugey ,halkii xukumadii kulmiye ina gaadhsiisay ka bilow oo hore inoo wad ,dib ha noo celin ,waxa laga dagaalamaya waa horumarka dadkeen iyo dalkeena, somaliland guul iyo gobonimo ,amiin
mashallah waxaaso experience ah midunbaa xal keeni
Cirro anigu kucaayi maaye sida dadka caamada ah ee sidan wax kabadal haduu Alle ku idmaayo 😂😅😊
Wale inarayale mujoga inuu tagan modayey xagaa iyo France 🇫🇷 bu dagan yahay mansha Allah guleysta 😊
Waar ninkii muuse ahaa bey soqabten bee 😂😅
Hurdaa. Oo dadkiisii laxasuuqayo
Qofkii aan dooranay horta muxuu ahaa
15 cisho ayuu ku kashifmay cirro hurdaaye indha adagaa waa ninkii markii Madaxwayne Muuse ugu yeedhay wada tashi nabadayntii ceel afwayn yidhi wasiirkiisa arrimaha gudaha iyo anigaa iskaga khaldanay ma ina kaahin buu i mooday Kkkkkkkkkk waa facts duuban kiibaa Rayaale uu shalay caayay iyo Muuse u qayshaday isagoon 15 cisho gaadhin ALLAH KUGUMA ASTURO HAGARDAAMADA IYO DUMINTA QARANKA SOMALILAND EED CADAWGA DALKA JSL KULA SOO HESHIISAY. XIRSI SUULCAWRANA DJIBOUTI BUU U DUSAY 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
seexodee 15casho ayaad hurdo kadharagtay
ciro madaxweene run ah hla sugar 90 cisho remember
CIRO JELECSAN
Maxaa idin daba dhigay ninka heegoy 😂😅
Aar waxani waaxay
hala sugo 90 cisho