KF Media TV
KF Media TV
  • 2 563
  • 7 782 171

Відео

Agaasimaha Wasaaradda Biyaha Aadan Cabdillaahi Cabdille.
Переглядів 7518 годин тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
"Madaxweynuhu aad bu u mahadsanyay gollaha dhalinyarada ee uu no magacabay" Wasiir ku-x-Caafimaadka
Переглядів 33318 годин тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
"Kursiga Komishanka JSL waa kursi ay adagtahay in qofka kasoo.. Komishaneer hore Cabdifataax
Переглядів 39119 годин тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
"Dalkeenu meelo badan ayuu qabyo ka yahay waxaan aaminsanahay inay qabyadaasi haweenkoo kaliya ....
Переглядів 24819 годин тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Xafladda Sannad Guuraddi 10-aad ee Shirkada SSG oo Hargeysa ka dhacday.
Переглядів 16720 годин тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Shirkada SSG iyo Guulahay Gaadhay.
Переглядів 2592 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Goobta loo diyaariyey Xafladda Sannad Guuraddi 10-aad ee Shirkada SSG.
Переглядів 3022 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Dufcadii 4-aad oo ka qalin jabisay Markiska Al-Xaramayn oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.
Переглядів 1614 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Munaasibada Xuska maalinta caalamiga ah ee cidhibtirka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Hargeysa.
Переглядів 2044 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
"Maanta waxa aynu ugu baahi baddanahay waa Waalid Diinta yaqaanna "Maamulaha Dugsiga Al-Xaramayn.
Переглядів 774 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Jaamacadda Hargeysa oo joojisay lacagtii la kordhiyay ee adeegyada jaamacadda.
Переглядів 9774 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Hooyo iyo Ilmaheedii oo bil jira oo ka soo qeyb galay Khatimka 30 Jus ee Qur'aanka Kariimka ah
Переглядів 9934 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Qaabkee loo khatimaya 30-jus ee Qur'aanka Kariimka ee lagu qabtay Hargeysa.
Переглядів 8524 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
Maxay yihiin Xulka Xufaada Qur'aanka Kariimka ee maanta Hargeysa kusoo khatimaysa 30Jus ee Qur'aanka
Переглядів 1,3 тис.4 години тому
Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments
RAADKA WARARKA: Xamaas oo ka hadashay Hadalkii Trump ee aha in uu Qasa ka rarayo Falastiniyiinta.
Переглядів 2427 годин тому
RAADKA WARARKA: Xamaas oo ka hadashay Hadalkii Trump ee aha in uu Qasa ka rarayo Falastiniyiinta.
“Anigu waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka”Madaxweyne Cirro
Переглядів 9577 годин тому
“Anigu waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka”Madaxweyne Cirro
Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayay oo ka dagay Madaarka Diyaarada ee Burco.
Переглядів 10 тис.7 годин тому
Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayay oo ka dagay Madaarka Diyaarada ee Burco.
“Ma jirto ciidan ilaalo ah oo laga qaaday Madaxweynihii hore Muuse Biixi" Xukumadda Somaliland.
Переглядів 8417 годин тому
“Ma jirto ciidan ilaalo ah oo laga qaaday Madaxweynihii hore Muuse Biixi" Xukumadda Somaliland.
Mareykanka oo doonaya in uu la wareego Qaza kadib marka laga saaro Falastiiniyiinta
Переглядів 2697 годин тому
Mareykanka oo doonaya in uu la wareego Qaza kadib marka laga saaro Falastiiniyiinta
Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye oo shir ka yeeshay ilaaladda laga qaaday madaxweynihii hore ee S...
Переглядів 4,1 тис.7 годин тому
Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye oo shir ka yeeshay ilaaladda laga qaaday madaxweynihii hore ee S...
RAADKA WARARKA: Jabhadda M23 oo Xabbad-joojin Ku Dhawaaqday DRC Iyo Wararka Madaxweyne Trump.
Переглядів 2009 годин тому
RAADKA WARARKA: Jabhadda M23 oo Xabbad-joojin Ku Dhawaaqday DRC Iyo Wararka Madaxweyne Trump.
Dr. Varun oo ku takhasusay Xanuunka Uur kujirta kana yimid Hindiya ayaa shaqadii ka bilaabay Needle
Переглядів 1919 годин тому
Dr. Varun oo ku takhasusay Xanuunka Uur kujirta kana yimid Hindiya ayaa shaqadii ka bilaabay Needle
"Soomaalida inala murmaysa, waa kuwaa Qol dhexdii madaxweyne ku dooranaya." GD. Maxamuud Xaashi.
Переглядів 1,4 тис.9 годин тому
"Soomaalida inala murmaysa, waa kuwaa Qol dhexdii madaxweyne ku dooranaya." GD. Maxamuud Xaashi.
Shiinaha oo cashuur kusoo rogay badeecadaha ka yimaadda Maraykanka.
Переглядів 1889 годин тому
Shiinaha oo cashuur kusoo rogay badeecadaha ka yimaadda Maraykanka.
Suldaan Daakir oo ganacsatadda fariin u diray.
Переглядів 3049 годин тому
Suldaan Daakir oo ganacsatadda fariin u diray.
Machadka SLIBF wuxuu kugu bushaaraynayaa Borograamyo & Shahaadooyin Dunida laga oqoonsanyahay
Переглядів 819 годин тому
Machadka SLIBF wuxuu kugu bushaaraynayaa Borograamyo & Shahaadooyin Dunida laga oqoonsanyahay
"Waxaan ahay Musharrax u taagan Golaha Wakiilada Somaliland ee 2026-ka" Cabdiwahaab Sh.Axmed Weerari
Переглядів 4829 годин тому
"Waxaan ahay Musharrax u taagan Golaha Wakiilada Somaliland ee 2026-ka" Cabdiwahaab Sh.Axmed Weerari
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Agaasimayaasha Guud
Переглядів 46912 годин тому
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Agaasimayaasha Guud
Gudoomiye Cali Xaamud oo miiska u garaacay Reer Awdal.
Переглядів 2,8 тис.12 годин тому
Gudoomiye Cali Xaamud oo miiska u garaacay Reer Awdal.

КОМЕНТАРІ

  • @FahadCalin
    @FahadCalin 5 годин тому

    Msha allh 🎉🎉🎉

  • @NasroMaxamed-o9o
    @NasroMaxamed-o9o 12 годин тому

    ma.sha allaah ❤❤❤❤

  • @MaanFuad
    @MaanFuad 13 годин тому

    farhiya abdilahi hogaamiso guulayso

  • @MaxamudCise
    @MaxamudCise 14 годин тому

    Ma Burco ayaa diyaarad lo racayaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 15 годин тому

    Waano Aadutayoweyn👍🏾

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 17 годин тому

    Maansha allah Tabaarakallaah

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 18 годин тому

    Asc .! Abdifatah Ibrahim Sheikh. ❤️🥰my big brother

  • @ZamzamDeek
    @ZamzamDeek 19 годин тому

    😂😂😂 waryaa kan yar yaa kawaaley Hal dhoocil ah ayuu labaxdadey taasa waloga daba tagey 9 sano ka hor qangaar xitaa mahayn somaali odhan baana og nimanka waxaa badan Inta ku faanta waxbaan dhaley iyo waxbaan guursadey😂

  • @AsmaAden-e2f
    @AsmaAden-e2f 23 години тому

    Mashallh

  • @AbdirisakGurey
    @AbdirisakGurey День тому

    😢😢😢

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 День тому

    Waleh nin culus baad noo kentey

  • @Shafici-hg6jl
    @Shafici-hg6jl День тому

    😂😂😂😢

  • @SudaysSalsl
    @SudaysSalsl День тому

    Ninka siyaasiga ah waa laandheere ayuu dhahy

  • @shucaybmohamed-o3j
    @shucaybmohamed-o3j 2 дні тому

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه بحبوح جناته صاحب الصوت العذب والرخامة العذوبة ❤❤❤❤❤ والشيخ حمزة علي أبو ياسر.. اللهم بارك له في عمره ❤❤❤❤

  • @SaamiyaSaeedMohamed
    @SaamiyaSaeedMohamed 2 дні тому

    Masha alaah tabaarakalaah alle ha idiin barakeeyo haplahaeena dhamaantood

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b 2 дні тому

    KAN MA MIYIRQAB AHANBAD U DHAGAYSATAN WU WALANYAHAY BAL INDHIHISA EGA WAD GARANAYSA INU WALANYAHAY

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 дні тому

    Why?

  • @ismailsaladnorhalane7692
    @ismailsaladnorhalane7692 2 дні тому

    Soo qabo Abwaan Fatxi Abdi Hassan

  • @omermohamed94
    @omermohamed94 2 дні тому

    SDHS Somaliland Prevalence rate was 2020 97% waali weeye markaa Dhibaatadan ka daaya Hablaha hadii laga naxayo weeye (Caafimaad ahaan FGM ku waa dhib wayn ( series Complication)

  • @AminDoualeh-p2z
    @AminDoualeh-p2z 2 дні тому

    Waa runta lkn cadkeeni iyo Cod keeni ayaan rabnaa

  • @MaxamedMahamud-g8w
    @MaxamedMahamud-g8w 2 дні тому

    Axmed xaraf soo qabo next

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 2 дні тому

    Cawo cod cajiiba ayey ledahay..

  • @TolkaRoble-g5g
    @TolkaRoble-g5g 2 дні тому

    Wiilka culamada jecel mxa dhafoorada ka xiira maxa u ekaysiiyay galada

  • @FaraxFarax-c8z
    @FaraxFarax-c8z 2 дні тому

    Masha ala masha alah ale habarakeyo❤

  • @InaBeegsi
    @InaBeegsi 2 дні тому

    $245 Waa jamacad dowladadeed ee 200$ Ha lagu Celiyo ama Dayac Tir Ha lagu sameeyo lacagta

  • @Hibaaqdeeqa
    @Hibaaqdeeqa 2 дні тому

    😭💔

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 дні тому

    Walhi hadad 1 dollar kordhisan jamacada yaaanu idinku dhex gubaynaaaa qudhun yahow

    • @MaftuhMascud
      @MaftuhMascud 2 дні тому

      😂horta meesha maxay idinku baran dhiig miirtadani

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 дні тому

    Arday laga ganacsanayo waa cajiib walhi waa jamacadii dowlada waa in shacabka looga dhigaaa bilaaash

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 дні тому

    Masha Allah burco madarka in lafuro iyaa loo bahamayay dawoolada cusub alle ha barakeeyo cashuurti burco ee xuula hala soo cesho waa lasugaya guul soomaaliland

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 2 дні тому

    ARDAY LACAG LAGA SAMAYNAYO CAJIIIBB.

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 2 дні тому

    Maashaa allaah

  • @AxmedDeeq-z8l
    @AxmedDeeq-z8l 3 дні тому

    Ex madxweyne wuxu xaq uleeyahay 3ilaalo sida shrcigu dhigay wax kabadan mya

  • @hassanabdi9254
    @hassanabdi9254 3 дні тому

    Hadraawi waan fahmi waye Lkn abwankan gudbintiisa aad iga gadantay

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 3 дні тому

    Guul somaliland guul G.Togdheer

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 дні тому

    Maanqha,allah gobolka togdheer waa in madaarka lagadhigaa madaar caalami ah oo qalabaysan taas ayaana dawlada cusub inay dhisto xataa haddii tabaruclagudhisayo waa inlagahawgalaa oo burco noqotaa caasimada labaad ee somaliland.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 дні тому

    BURCO WA IN DIYARA DA HA AY YIMADAN FROM Dubai to Burco from Hargaysa to Burco from BURCO TO CARIGAABO

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 3 дні тому

    Odaygii awoodiisi waxaa isugu soo uruurta inuu maalinba afar qof meel ku soo uruuriyo adeer mee dalkii laguu dhibey ka xidhood dadka oo hadadan xilka qadikarin u dhig mee aqoonsigii iyo qaranimadii la higsanaayey illahow badbaadi somaliland god madow baay ku dhacadaye

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938

    Kulmiye. Nacdali. Korkiisa. Ha. Ahaato. Maxay. Ku. Hadli. Waa. Denbiilayaale😊😊😊

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 3 дні тому

    Walahi waa laga raystay beenaalayaashii Waawaynaa ee dalka Soo maray Buuni Xinif iyo Ina Kaahin Subhanalah Waar Alle dalka Idinkuma soo celiyo Zero quality ayad ahaydeene 🤲

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938

    Madadaalo. Looma. Baahna. Ee. Si. Dhaqso. Kulmiye. Haloo. Weydiiyp. Qarankii. S. Land😊😊😊

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 дні тому

    Waxay ahayd dhacdo fool xun laakiin waxaan la yaabay kuwa cirro amnigooda ku halaynaya

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 3 дні тому

    Order out of chaos 😂 sow Kulmiye, wadani iyo kaah create the chaos markana kuwi Xamazada Kiciyey ba hada Xalka haya miya? Dan dara Kahin(Cohen) comes as the Hero 😂😂😂 Yikes

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 дні тому

    Ceebey tacaal Ceebey tacaal ....Kulmiye ma Guriga muuse ayuu ku Meereysanayaa shed Ma Jidho Ilalo laga qaday halkaas.Muj.Muuse Biixi Buuq uma baahna ..Raga Wawayn ee Guriga Muuse Biixi ku Meereysanaya Waxad ku Tidhaa Dagaalka laba gobol oo Waawayn buu ka socdaa Taga ..Jawabaha iyo Cayda FB Haweenka ku Filan ..Fronta way Balaadhatay ....Ilaa Ceel Qaalaw baa laysaga yeedhay,Dawlada Guriga Madaxwayne muuse kuma mashquuleyso.......

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 3 дні тому

    ua-cam.com/video/IEQoeC8naFI/v-deo.htmlsi=aFsz-aE7yAEwuSRd waar way is hashay

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 дні тому

    😂😂😂😂

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 дні тому

    Muuse waxa uu xaq u leeyahay 3 ilaalo ah. Intaas wax ka badan ma haysan karo. Intaasna cid u diidi kartaa ma jirto.

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 3 дні тому

    Beenayaasha alle hanacdalo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 дні тому

    Madaxweyne biixi waa in loo diro boqol wiil oo habar awala

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 3 дні тому

    Somaliland way dhammaatay oo way kala tagtay😂😂😂😂😂😂