DEG DEG Ciidankii Itobiya oo La wareegay Dacawaley, ciidankii Liyuu Dib loo qaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 16

  • @IsmailFaarax-o7v
    @IsmailFaarax-o7v 18 днів тому +2

    Suldaanka
    Salaam from Hargeisa
    Dacawalay warkeeda nala socodsii
    Hambalyo

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 18 днів тому +3

    Ciidanka liyu waa ciidan haysan hubka culculus sida awgeed lamadagaali karaan Somaliland.
    Ciidanka Somaliland waxay ku hubeeysanyihiin hubka culculus

  • @cismanmbooss8463
    @cismanmbooss8463 18 днів тому

    Rabi ayaa mahad iska leh.mar hadii hanbadii liyuuga laga mamnuucay direyskana laga dhigay baaqigii hadhey ee liyuuga.

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 18 днів тому

    Fadara iyo nayuu waa labo
    Cidan oo itobiyan ah

  • @XasanAxmad-hg1it
    @XasanAxmad-hg1it 16 днів тому

    Asc.ader.waaiskumid.liyu.iyofderal.waxay.ilashanayan.xududa

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 17 днів тому

    Kani ma waalanyahay. Ciidanka Somaliland maxaa Ethiopia gaynaya. Dadkii degaanka ayaa iska difaacaya liyuu police oo ah ciidan qabiil.

  • @ADAMAWIL
    @ADAMAWIL 18 днів тому

    Soomaaliya

  • @OmerNur-g2r
    @OmerNur-g2r 18 днів тому +1

    Beenta iska daa

  • @Nasirsulub-h6h
    @Nasirsulub-h6h 18 днів тому

    Calanka faqashta ogadaeen walaga wada dajiyay dhulka isaaq calanka Ethiopia katagnaykkkkkkk

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 18 днів тому

    Orgodaan itoobiyo ayuu la saftay ma dooneyno itoobiyo inaa dakada soomaali in aan itoobiyo loo ogolaan taako ciideyna in la siiyo ama ay xoog ku qaadato

  • @hudakraus1500
    @hudakraus1500 18 днів тому

    Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂ine dillo

  • @cismanmbooss8463
    @cismanmbooss8463 18 днів тому

    Liyuugi muu madhey.aawey.meel ku sheeg.iidoor waxa eeday siyad bare.ina cabdile xasan iyo liyuugii ogaadeenka.arabow iska daa ogaadeen.!!!!!!!!!

  • @CabdiJaamacDhimbiil
    @CabdiJaamacDhimbiil 18 днів тому +1

    Wasakh beenaale

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 18 днів тому

    Aby Ahmed itoobiya oromigaasi wuxu Rabaa in Lafta nagaa iyo Oromo dhami sad kuso duuli lahaayeyn oy badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya odhanba Yaa damaca waalida Aho iiiiiiidor iyo ORMADDIi Itoobiya lafta nagaa iyo muuse biixi saamiri SNM beeshiisa HABER Awel iyo haber jaceyl heshiiyeyn badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya odhanba yey uso dhawaan Rabeyn waligoodba baddaas soomaaliya odhanba yas ujeedkodu yahey kuligoodba oromo dhamaantood. Oy deegasnkaas somaaliyeed la wareegaan say ku wado heshiiyeyn badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya inay xoog ku qaataan yuu Aby Ahmed itoobiya lafteeda Guruuupkii lafta nagaa iyo muuse biixi saamiri SNM beeshiisa odhan waana munaafiqad muuse biixi itoobiya kula so heshiiyeyn badda soomaaliya Zeylac Lughaye waadna Arki doontaan