Amiira funny meeqa jeer bay iga qoslisay intuu videoga socday 😂😂 sidoo kale been maaha ceyda markii ugu danbaysay ow ooyo marar badan buu sheegay war la qabo xiiso maleh moho Ubaxa keen le waye 😂
Hada team ceymir tahe waa ina qabta cudur ah markay kuwan nacabkod ba taaan cebahod sida diamond ka oo kale lo raadiyo oo aadna sii jeclaato intii ina ka badan taas waxay cadeen u tahay ina team ceymir ina tahe waliba dhinto dhinto ah umc yqei dhamatiin salama😭😂😍
K .m kaamil iyo malika miyaa qadaa Amiira calaf iyo caashaq labadii qofe ku jiray ceyda iyo Amiira maaha yaah 😂dad kale ayan ka hadloyaa o filmkaas ku jiray 😂
alla Qab Qab dhibadanaa wax maftuuxey iyo Xasanow malaay la dhahaayo ma jiraan caadi bay iskugu camiroyiin lkn shaxdooda waa og nahay best Friend + Jecel kiisa Amira waye iyaduna isagay wacday xasanow malay iyo fatuxey waa idin salaanay 😂😂 😂 maxa lo maa noo malaysaan waan idin fahamsanahaye 😂
Kamil iyo malika❤❤❤ omg we can't wait arooskooda
❤❤😭😭🤲🏻⭐️
Hhh
Yaa waye wax iisheg😅
Ilaahayow Caqliga ku dhaf 😂😂
İsku firkir nahy😂❤lkn ani k waxa dhahay king cyda m neh Miira
Aan kuwada salino xabiibkena mohamed scw😢❤
Scw❤
War ani yaaila mida kuwaan bis fiirsadaa teamka dhan waa usoo gooyey walaa asad😂😂
Ani❤😊
Anaa kula mida ayaga bas lee daawada😂
War adiyaa mise ani keligey leeba is modayeyee😂
Aniga 😂
Kulmid wlhi❤
Ani sidey team27 ukala yaacenba labadan Lee iicad yuotplaydi kalodhanba wanacay😂❤dhikas meylaqabtan🥺❤
Same labadan la,aantood youtube nuur malaha
Seem
Waa kula hayaaa
Ani bo lawadan le ma ehe wax ka lo ma icado
Haa wlh Aniga cayda iyo amiira daawadaa
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
amira qurux dhayl kugu may bixin 🥰
Wakusarey abaayoh❤🎉😢
❤❤
Asc
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
War ceyda malesiya imneya iguso dhweye bl form hrgesa😢🎉❤
Banamijka caawa wuu shidanyahy maftuuxay iyo xasanow malaay kusoo dhamaaday ar kuwaana qosolkay iga dhameeyen wlhi we love you ❤
❤❤❤😂😂
Mnto dhan sugaayey team ceymir ❤❤❤
Kamil iyo malika💍❤️yaa fahmayn mcnaha😂
K .M ❤🫂😂
Wlhi Ani ma fahmin maxa Laga wadaa😂
Meee😂
Intana ma joogtaan rufiyaaniin😅
2da lagu daba lumey ee la gaari waayey Xidiga iyo Xidigta Malaysia 🇲🇾❤❤❤
Kaamil and malika remember filmkii😂😂
Lajimad meel fog waxgaysay😂
War maskaxdada wax kale waa😂
Mell fog wax ka aragta 😂😂
Waxaan rajeynayaa inaan arko Kinig oo gacanta ku haya boqorada Amira kulan ay isugu imaanayaan dhamaan qoyskeeda iyo asxaabteeda❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha Allah ❤🎉
The King & The Queen of UA-cam
CeyMir views kii ahaa idinku inigu dhamaadey marka Asad laga... reebo. Qaarkiin u sareeya❤❤❤
Congratulations 1.2M lucky boy 🎉❤
AMEYSINg ceydow gbadha mxaad uga xnaajisey😊maftuuxeey markey mqashey wey isbdeshee❤qalpigeeda dhowr tliye😊
way ka aarsatay 😂
Ar Amiira wy maseerty😂😂😂Maftuuxee yaa la dhahaa😂😂😂
Ceyda xataa xasano malaay bu ka maseeray 😂
Team dan labadiina lay idin dawada waligiin jira oo joga ❤
Dunida qof kawanaag san masoo marin Rusuulkeena scw
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Amiira waa funny kulahaa maftuxaywa ayo akhwan yaa lagaadareemin😂❤
maser cadi loga daremay 😂
Asi xataa xasanow malaay bu ka maseeray 😂😂
Ceydaruus abdulkadir ahmed iyo amiiro qurux. Waaaaa miisaanka culus ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤🫶🫶🫶🫶
@sulekhoOmar ♥️
❤❤❤❤❤mashallahy
❤❤❤
@@HindoAadam saas ma no qonaaa
Talented man king ceyda
Alx waxaan noqday qofkii ugu horeeyay ee lik saari.
I.m habbi.
Ku saliya nabigena muhamed scw
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Wow video yaalka noocan nnooso badi ceyda banaanka iyo labadiina❤❤😂
Wanii jeclahy asxabtayda king cayda and queen amiira❤
❤❤❤😭🤲🏻⭐️
Amiiro qurux iyo king ceyda waidin jaclahay ❤❤❤❤
M.a❤❤❤❤❤
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Amiiro hurdaye ma fahmin lkn anga wa fahane kaamil io malika 💍🫂❤️
Kamil iyo malika Yaa Laga wadaa marka😂
Goormee loo bixiyey ayaga
@RuweydaAdem aqwaan hada ma kuso birty teamka magacyadi musalasalka calaf io cashaq weye ay ku jilen 😂
@@SimranAbdiNor😂😂
Amiira labada xaraf ee ah k.m waa kamaal iyo malika wee isguursadeyn 🎉🎉🎉🎉🎉 team caymir
Waa haysaa❤
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw 🌹🌹🌹
Ceyda barnaamijka waa wax kale m .a❤❤
Team caymir way noo fadhidaa maalmahan wlhi waxan sugnaaba WAA....😂
Ayyyyyyy😂
❤❤❤❤❤
Aniga u horeeyo manta one love Amiira❤
Alla ceyda wuu masera markee amira dhaheyso crush waxa ku ahy midka CankA
Aad😂😂😂
Haaa heey
Video ga usii noqd3😂😂😊
Jh sey isugu maseyrayan anigu waxban daremaya cawa yaa ila mida😩😂
Maxa dareemi ani qayb ta jacaylka la iga qaracee😂
@@AaminaMaxamed-x3y 😂😂😭
Wooow kuweygi wada jirkina mxn u xisnay ceyda caming soon 1.2
Anaga fahmeyno k iyo m waxa laga wado waa kamil iyo malikah ina ilownay ha u maleyn😂❤
Musiiibo😅
Haa,
Hoogaa 😂😂
Naa ıga Daba gee ma Malin sheegeen😂
@@Gosha-rercaraleakhwaan ıga Daba gee ma maalin sheegen magacan😂
Ceyda waligey reply iima soo galin lkn caawa 😢
Video sidan ujeclhy qabqabs bis markii yihiin nosobadi funny tihiin 😂
Kuwaan saa u jecelahay markay kaligid yihin 😫😫🫶🏻
www cayad anad amiira qurux dad aan jecelahy❤❤
Amiira funny meeqa jeer bay iga qoslisay intuu videoga socday 😂😂 sidoo kale been maaha ceyda markii ugu danbaysay ow ooyo marar badan buu sheegay war la qabo xiiso maleh moho Ubaxa keen le waye 😂
Waan Qosolay
Congratulation king ceyda 1.3m❤❤❤❤
Hada team ceymir tahe waa ina qabta cudur ah markay kuwan nacabkod ba taaan cebahod sida diamond ka oo kale lo raadiyo oo aadna sii jeclaato intii ina ka badan taas waxay cadeen u tahay ina team ceymir ina tahe waliba dhinto dhinto ah umc yqei dhamatiin salama😭😂😍
❤❤❤❤
Team Ceyda one love ❤
Caawa team caymir waalasoo daaheyn🎉❤
Kuwaan lov ayan ku ahay allah daaye❤
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
Team ceymir Likta lacag ma ahan Wll❤
Waan daalay saa idin sugayey number one ☝️ ❤😂
Masha allah 🥳kamil iyo malika 😂say isga maseer sinyan xasano malay kulaha
Waaba. So gashee. Ku Sali nabigeena Mohammed scw❤❤❤
AMIIRA CAYDA IS NOT EASY 😊
K.M ❤💍Kaamil malika😂
Inta so aragtay😂
Team king cayda iyo amiira qurux
Amiradena cawo wee maserte miftaxeyy yaa ladahaa😂
Bro said truth or death 😂😂😂 ma boy abdifitah is legend
Caawa maseeer kashidan yihiin caymir 😂😂
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha Allaah ❤❤❤
Kamiil iyo Maliika ❤
Wanii salamay ceyda io amiira ❤
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤
Talent boy❤
99 Muslim ☪️ ❤️ ♥️ ❤❤❤
Part/2 soo sameeya plse
Xubi maan maqlay mise waa dhagahyga marku ubaxa soo wado mnsha allaah xubi buu dhahay kadib uu qoslay kadib uu siiyay ❤
Shaqaa ii dirtay mana maqal xubi😢
Exercise 😅😅😅😅😅😅
Haa wuu dhahy😭😂anoo dawan aa sa ku dhohoya kern😅
@ ku cesho dhagta udhawee xubi waad maqli
@@MunoHassan-l2q adi aaqirka meel xun aaku dhimanee😂😂😂
Kamil iyo malika waa k❤m
Mxan kabadali karnahee ilahayle kala reebi karee 😂😂
Seerabta oo seerabtiinn😂😂
Hadaa nabiga jece Sha hay like saar❤
Kuwaan bis makee yihiin yaa ila jecel😂❤
Ani 😂❤
Anoo afka la bo taako kadhigya daawada 😭😂
Haa wlhi saxmad DHAN ma jecli😂labadooda bes😂
@@Zalmaaaaaaa-s97😂😂😂 legemad...buuqi iyo qaaladi wan ka raysaney.
♥️♥️🫶🫶🫶
K.king ceyda m.amira❤❤❤
I love it it's so and we bette and way better than other UA-camrs
Amiiradena wan ku xiisii dona inshallah soo noqo ado nabad ah❤
meel ma aadayso Abayo
Waan fahamay m,maalika waaye k ,kaamil waaye 😂🎉🎉
K .m kaamil iyo malika miyaa qadaa Amiira calaf iyo caashaq labadii qofe ku jiray ceyda iyo Amiira maaha yaah 😂dad kale ayan ka hadloyaa o filmkaas ku jiray 😂
Kamil io malika
❤❤❤❤❤❤
Ayyy dadkeygii❤ wan idin jeclahay❤ keep ❤❤going 🎉
Amiiro ARMY ma tahay
King cayda iyo amiir qurux❤❤❤❤❤❤aroos wacan family adujeeclaahay❤❤❤🎉🎉🎉
❤❤
Aduun nolol sare aaqirana janno sare allah ku siiyo hadaad reply iisoo gasho♥️😭🙌🏾
Mashallah king iyo queen 👸
Inkasto aan ogay inay matalayaan oo ay bariiskooda dhacsanayaan hadana wn ku faraxsanay waayo filmada waan dawana anago og inaanay waxba ka dhaxayn jira intay nololi jirto ilaahay haydin xiddiyo Amin ❤
Jacayl baa ka dhexeeya ❤❤
K.M kaamil iyo Maalika😂❤🎉
Ay kubeygii cawa maserkoda baxoyo😂 jecliya marka isla jogtaan❤
اللهم اغفر لنا ذنوبنا ويسر امورنا الى ماتحب وترضى لي ولكل من قال امين ♥️
Part2 soo sameeya ❤
Alla Amiira wey maserty😂😂😂
Anaa ugu horeya cawa ceyda iwaran wllky❤😊
War team ceymira labtayda soo gala🫂
😂😂😂😂
❤❤😂
Waqti badan sukitankeyka AA idin sukayaykuma qasarin walhi talented boy team k❤m aqlikina wuu fadhiya
Congratulations 1.2m🎉
Team ceymir one like 👍 ❤
Amiira wy maseertay maftuuxey ya la dhaha kulahaa😂😂
wlhi cwa waa laishely maseer ayaa madhacay ar caymir⁴ever❤
K.m waa kaamil iyo maalika❤ waa fahmay
alla Qab Qab dhibadanaa wax maftuuxey iyo Xasanow malaay la dhahaayo ma jiraan caadi bay iskugu camiroyiin lkn shaxdooda waa og nahay best Friend + Jecel kiisa Amira waye iyaduna isagay wacday xasanow malay iyo fatuxey waa idin salaanay 😂😂 😂 maxa lo maa noo malaysaan waan idin fahamsanahaye 😂
Amiira inla fahmeen umalysa K io M waa mgacydii filmka kujileen😂😂😂🎉
lamanaxa on like🎉😊