MANTA IYO TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 170

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 місяці тому +125

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️😢

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 2 місяці тому +5

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 2 місяці тому +5

      اللهم صلي وسلم على نبيناا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام ❤

    • @user-rv4wv5ko4o
      @user-rv4wv5ko4o 2 місяці тому +3

      Scwscwscw Scwscwscw ❤

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 2 місяці тому +3

      Scw scw scw scw scw scw

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому +48

    Gabarey marna kuguma so dhacdo
    Miyaa inaad ilaahay hortagayso maalin
    Lagula xisaab tami doono wixi Aduunka' aad ku so samaysay shar iyo
    Khayr.mida kale maad ku qanacdid
    Midabka Alle ku siiyey hadii kale waxad
    Noqonaysa qof ladagaalamaya farsamadii Alle kuna qanacsanayn e
    Ladagaalamaya.mida kale jirkaaga
    Ka dayso kiimikada ad iskaga dilayso
    Cadaan raadis iyo cayil raadis
    Subxanallaah

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 місяці тому +36

    O mcny allah ka baq o waxan iska daa qawnantan allah ka baq

  • @Eeneey
    @Eeneey 2 місяці тому +24

    Hal mar alle dartis ii soo boqo😢

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 2 місяці тому +24

    Subxannalah nimanka ku dhagdhagee Muslim soo ma dahid.

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i 2 місяці тому +3

    Masha Allah ilaahay ha barakeeyo nuuna yaasha

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 місяці тому +12

    Qoftan wn wataa 100%100 hal mid lee ku xun thy mar mar aay dhar aan ficneen xirato lkn inta kle wn ku heesta routine kaga aad ban uu jeclahay noso baadi qaliyey❤

  • @minshiinohomefashion6078
    @minshiinohomefashion6078 2 місяці тому +1

    Aburkii illahey ayad ka faneysa subxaanallah

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 2 місяці тому +5

    Naa wll ilaahy ka baqo oo is astur teeda kle nin.ajinaba ka ah waabad ogthy inuu ilaahy kuu diidaye seed ugu dhag dhagi wll aduunydu yeyna ku sirin oo ayamo tirsan meesha hadaad tagto aana soo labashada lahyn waa KHIIREE RABIGAAGA KA BAQO HUNO

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 місяці тому +2

    Rayaaneey wll quruxeey waa isla kaa jclhy❤❤❤❤❤❤

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 2 місяці тому +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 2 місяці тому +10

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

  • @user-ul2ou5up6r
    @user-ul2ou5up6r 26 днів тому

    Aboyo qurux walhi waxatahay gaari lagu daydo ❤❤❤ ilove you rayan ❤❤❤❤❤

  • @sowdoaadan1646
    @sowdoaadan1646 2 місяці тому +7

    Subxaanallah abaayo maanta waa aduunyo berina waa aaqiro magaraneysid wall geerida xalka aykuusoojogto marka wallo allah kacabso kafogow nimanka kaa ajnabiga ah waayo is astur oo umada kaqarso jirkaaga wall kanabari alle qaatumo wanaagsan inuu kusiiyo adigoo mahadsan wall waayo walasheyda camal aya kaasoqasay saan ujeclahay in ay ii asturnaato marwaliba aan la arkin jirkeeda marwaliba. Sida badeecad raqiis ah oo kale inaysan ladaawanin walasheydiyey kudadaal asturka hanadhegeysan qof hadal uu kudhahay balse waxaad qaadataa amarka alle (sw)markasta insha Allah

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 2 місяці тому

    Amiin abyo alla old bari aaha hana siiyo adiga alla ku barkyo

  • @user-yu9qf2mw9w
    @user-yu9qf2mw9w 2 місяці тому +2

    Waan rabaa iyagoo badan ee talefanka somaliya ayaan kaa la soo hadlay ee iga qabo wllshy rayaaan

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 2 місяці тому +13

    Scw scw scw Scw scw ❤

  • @TheNimcofamily
    @TheNimcofamily 2 місяці тому +2

    Mashallah Mashallah ❤❤❤

  • @LeilaHilal-ui9hw
    @LeilaHilal-ui9hw 2 місяці тому +13

    Ina qamar sugani wuu koray masha allah ilhy ha xafido❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 місяці тому +8

    Cidiyahaan iska jar waysada way mancinaayaan madama ilaahay ucibadaysanee qawanaantana iska daa

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 2 місяці тому +2

    Masha allha

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 2 місяці тому

    Keep going queen🎉❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 2 місяці тому +3

    First ❤

  • @NimcoLaki-mn3pb
    @NimcoLaki-mn3pb 2 місяці тому

    Rayaan youtube ka wax sogali hore usoco sister

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 місяці тому

    MashaAllah xabibti ❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +3

    Manshaallah 😍🥰

  • @Asra24-rp6ld
    @Asra24-rp6ld 2 місяці тому

    Asra gabdheyda smiled waye mash alh ❤soo Barbara habo

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 2 місяці тому +4

    Scw scw scw

    • @HadiaIsmail-ld3ed
      @HadiaIsmail-ld3ed 2 місяці тому +2

      عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤الله يجزيك الجنه انشاءالله ❤❤❤❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 2 місяці тому +1

    Rayaan waaa funny naag calool leh wax xayeysiiso😂😂😂

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 місяці тому +1

    Abaayo wan naxaya careem waxa kadiican natural ka abaayo waayo uma fiicno cafimadka.abaayo dad haqancinin naftada qanci.

  • @hafsoyasiin1579
    @hafsoyasiin1579 2 місяці тому

    Masha alh nosobadi

  • @user-rn5nr3ot7y
    @user-rn5nr3ot7y 2 місяці тому +2

    Ala rayaney dadku intay 1M garayan adiga maxa karebay 😢😢😢😢zxp dee cadi iska dhigo 😊wax sodhigdhig

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 2 місяці тому +4

    Sharaftaada wey dhuntey dib usoo cesho sharaftaada dadka dabaal ma.aha wax freind la dhaho ma jiro ee ilaahey ka cabso

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 місяці тому +10

    Nagta kaliye model calol leh kutah taan mid maha😅😅😅

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 місяці тому +1

    Masallh paayo gabar karti Badan Ana thy lkn hankagpo haa sareyoo iska daaf Raagaan Badan waaa iiga talo

  • @user-muktar528
    @user-muktar528 2 місяці тому +1

    Subax Allah

  • @Karam3.
    @Karam3. 2 місяці тому +2

    Nagta kaliya e isaso qarxisa rayan bajaj😂😂😂

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 2 місяці тому

    Masha allha abayo mcn

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u 2 місяці тому +4

    Yaahuuu naa ilahy kabaq

  • @hanadiibrahim9421
    @hanadiibrahim9421 2 місяці тому +4

    Ado cijiyo gashan Md tukan 😂😂

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 2 місяці тому +1

    Abaayo allah ka baq aduunka iftinkis yusan ku sirin

  • @fartunhassan9392
    @fartunhassan9392 2 місяці тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Haliimo55
    @Haliimo55 2 місяці тому +2

    Wll illaahay kabaq

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 місяці тому +2

    Dumash waan kusaalam waxan kugu jecelahay runta qaali dumareey

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 місяці тому +1

    Rabi Haa ku Barakeyoo Cayalkaa🎉❤❤❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 2 місяці тому +2

    Ninka afka ka dhuqaye miya kan 😂😅friend to nin

  • @KhadijoOsman-mo9pr
    @KhadijoOsman-mo9pr 2 місяці тому

    Rayaan aniga 6 jir keeyga iyo 19 jir aan hada ahay hitaa mareeykanka Ayaan ku kha fiifay iwat ee igeey mareeykanka lacagta❤meeshaan kaasiinaa😊

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 2 місяці тому

    ALXAMDULILAH inta la raadiyo waan hestaa lkn kuma faano anih ❤

  • @user-hy6eh2iq1r
    @user-hy6eh2iq1r 2 місяці тому +1

    Asc rayaan bajaaj wllo waxaan jooga hargaysa maka helayaa qaali

  • @user-dq2tr5sf4q
    @user-dq2tr5sf4q 2 місяці тому

    ماشاءالله عندك ٤

  • @kinglovelife2318
    @kinglovelife2318 2 місяці тому

    🎉🎉

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 місяці тому

    Waa nin wayn ninkani

  • @NimcaanAhamed
    @NimcaanAhamed 2 місяці тому +4

    M.allh ❤

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x 2 місяці тому

    My love qurux ❤❤🎉

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 2 місяці тому +1

    Is astur

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 місяці тому +1

    Dear wlhi binadam rali galintiisa waxaa Kaga wanagsan in Aad Allaha ku abuuray ee cafimad ka ku siiyo, xolaha iyo owladaa ku daray ee islam ka ka dhigay aad ka rali galiso dear Illahay.
    I am honestly speaking to you as my sister. Wax kasta kaligaa baa sameysan karo you don't need to do with a man? You can do it by yourself, sharafey. Illahay Waxan ku weydinaya wax Ka Kheyr badan inu ku siiyo…🤲🙏

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 місяці тому

    ❤🎉

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 місяці тому +5

    Toutine❌Routine ✅

    • @Kalinimoiyomugdi
      @Kalinimoiyomugdi 2 місяці тому

      Qoralka waa qaldami kara quruxey lasoco 🙄🙄

    • @BasmalaMk-
      @BasmalaMk- 2 місяці тому

      ​@Ruwayda7 of course ❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 місяці тому

    Western countries hadadjoogi lahayd nin Somali ama midkalomadowba maadan agmarteenba bajaajey

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 2 місяці тому +1

    Waagii hore ayaad qurux badneyd😢

  • @KabilaAli-ij1vn
    @KabilaAli-ij1vn 2 місяці тому

    Asc hn

  • @maryandahirqueen
    @maryandahirqueen Місяць тому

    Friend kulahaa😂 waka Ajnabi Maxaa ugu dhagdhagee Maba kuqawee ilahey kabaq oo ulaawo 😢

  • @user-hw3jl2rw1d
    @user-hw3jl2rw1d 2 місяці тому

    Lol😂ur funny

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 місяці тому +2

    Illhy kacabso wllley wax ma isku nihin waxbaan isla xayeysineynaa markaad ledahy gaal maad thy inay xaraan kaatahy sidaan sooma ogid qabri baa kusugayo

  • @user-ot4sn1vy9w
    @user-ot4sn1vy9w 2 місяці тому +4

    Saladu hadeysan xumanta ka rebeyn abayo dib ugu labo 😢

    • @iqraprincess8718
      @iqraprincess8718 2 місяці тому

      Sax aqabal maaah hdiiba xumaanta kaa reebeyn

  • @amoulaosman9052
    @amoulaosman9052 2 місяці тому

    Ilahay kacabso wllo

  • @Fardowsaxasan048happy
    @Fardowsaxasan048happy 2 місяці тому

    Scw scw scw scw

  • @Hodaholgan
    @Hodaholgan 2 місяці тому

    Yaahuu waxaad lahuu maleeyaa bombale

  • @Maxkamadsare
    @Maxkamadsare 2 місяці тому +5

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato UA-cam kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🥺 walaashaa ma ihiyoo

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad 2 місяці тому +2

    Marke lacgta ka so dhamato ma so xasuustaa UA-cam ina lehed😂

    • @asiaqurux
      @asiaqurux 2 місяці тому

      Iyo caruurta kudar 😂😂😂😂

  • @abdirizack4066
    @abdirizack4066 2 місяці тому +4

    Waligey makudhex arkin gabar kaa aqli badan social media, lkn waxan layaabanahay sida aad qarka iskagatuureeysid. Naftaada gacantaada hakuhalaagin

  • @shukrimohamedali4707
    @shukrimohamedali4707 2 місяці тому

    Mcney noso badi ritinada plz o guriga bis ah😊

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 2 місяці тому +2

    naa rayaney gabadhadii waynayd meeda horta

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 2 місяці тому

    Rayaan ayada mic 🎤 isku qadatah😂😂

  • @user-qv8nu4to4g
    @user-qv8nu4to4g 2 місяці тому +2

    Naayaa ilahey ka baq ninka ku qabin guriga kasaar

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 2 місяці тому

    carurta yaryar eekolba ninlokeenayo allah ha.usikhro

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 місяці тому +3

    Qof buuran o leh waxbaan xayaysiinayaa waa ii kow

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 2 місяці тому

    Friend Maya dhahdya mise anaa moodya midkale somali lee laga helaa buuran oo dhara xaysysiya 😅

  • @moonlight15736
    @moonlight15736 2 місяці тому

    Qamar suugani watch and carrying 😂

  • @AbdalleAdam-zn6if
    @AbdalleAdam-zn6if 2 місяці тому +1

    Oo maxaa aqal idinka soo wada toosiyay 😂

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 місяці тому +1

    7:19 markaas happy baaba idinku cad secml naa rayaan ma filter kuu baad iska so iloweyday intaas bal dib gu nowo6

  • @user-lm2xj4rn1i
    @user-lm2xj4rn1i 2 місяці тому

    9:33

  • @najahabdi4338
    @najahabdi4338 2 місяці тому +3

    Ciddiyaha mxaa wye salaada sidee utukanee

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 місяці тому +1

    Abaayo alabaabta caloosha ayaaan rabaaaa

    • @fatmazahra9441
      @fatmazahra9441 2 місяці тому

      Abaayo gymka ad yunan cuncer kugu dhicine

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 місяці тому +1

    Abayo oromo waa dad muslim ah afkaada kadaa please

  • @kaabadhawrsan1592
    @kaabadhawrsan1592 2 місяці тому +1

    Rayaany alaabtada ubaahanahy jumnad xgee klaso xiriraa

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 місяці тому

    Rayaney wajiga wa kabaqi raba yow ka qarxin waxan cafimad mahan marka dabe wajiga marka iska daftid miin aya yala donta ado yar sida bufin labajiyay

  • @FarduusJaamac-qz3jx
    @FarduusJaamac-qz3jx 2 місяці тому

    Wll soomalilad ayaan jooga Alabta xex xeexa malga helaya

  • @justmovies7988
    @justmovies7988 2 місяці тому

    We are Muslim and what are you doing why you keeping his hands it's not your husband your brother fear Allah before it's too late you still have a time sister😢

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 місяці тому

    Sidee cunugaga ugu gooyn kartaa Suulnuugista so daawo muqal cusub ❤

  • @KabilaAli-ij1vn
    @KabilaAli-ij1vn 2 місяці тому

    Asc

  • @user-ow2qr6re1u
    @user-ow2qr6re1u 2 місяці тому

    Yahu away ninkagi

  • @Sihamonline
    @Sihamonline 2 місяці тому

    Walalay wax kabada kuwacayn dadka kama qabanis

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 2 місяці тому

    abaayo allaah ka cabso waxani waa aduun aakhiro ayaa danbaysa qabri 2 mitira ayaad gali doontaa shaqadani waa xaaraan

  • @FadumoMuhumed-pu2zv
    @FadumoMuhumed-pu2zv 2 місяці тому

    Abaayo rayaan kalarka tinta kuu marsan intee kahelikaraa

  • @farhiyaabdi1578
    @farhiyaabdi1578 2 місяці тому +1

    Wajiga cayilan waa foolxumo

  • @GamerXvibes
    @GamerXvibes 2 місяці тому

    Baashaal lkn in Halaal way

  • @justmovies7988
    @justmovies7988 2 місяці тому

    Using chemical you don't know can kill your life 🤦😫

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 місяці тому

    Alabta caloosha ayan raba abyo iyo Alabta nuurka iyo bucbucda soo sheeg dee USA 🇺🇸 tukaankee ka hela magacooda iso qor an so gate

  • @zahraali9776
    @zahraali9776 Місяць тому

    Yaa og iney safe yihin waxan