Saxaraha Liibiya | Qisada Qoys ku halaagsamay Saxaraha Liibiya | Khatarta Geerida saxarah taallo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 799

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 3 роки тому +233

    Ninki sahara haan 10 malin kuso jirey ban ahay alle aya iga soo bed baadiyey alx hada dalka Jarmalka ayan joga oo wax walbo waa ok alx Alle ha unaxariisto ehelkaan 🙏

    • @yuusufsamiiz9554
      @yuusufsamiiz9554 3 роки тому +40

      Aniga allah aya iga badbadiyey inan tahriibo 2016 dalkayga ayan jogaa alx wan iska dhaafay tahriib faido maleh🥰

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 роки тому +13

      @@yuusufsamiiz9554 Waasidaa dalkeena Aan dhisano

    • @mustafemuhiyadiin2134
      @mustafemuhiyadiin2134 3 роки тому +12

      Kwrn kii intuu maray saxarahas Libya laga soo tarxily

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 3 роки тому +12

      @@yuusufsamiiz9554 Ha walahi sxb meshaada alle hakugu amansado meshi loso ordaayey mesha ugu fcn ana jogo lkn sidi lomaleynaayey ma ahan waba eber madax xanun unba laga qaada halkan stress free

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 3 роки тому +7

      @@mustafemuhiyadiin2134 Kaasna nasiib daro ley heshey lkn Alx hadiba u nol yahay badasba nolol iyo geri ayay aheyde

  • @cabdishakuur5249
    @cabdishakuur5249 3 роки тому +13

    Saxarah libiya anaa maray ilahey qof muslim masoo mariyo alhamdulillah

  • @yusufahmed5938
    @yusufahmed5938 3 роки тому +48

    Waxaan Rajaynayaa in ay Janada eebe ku nastaan 😭😭😭 Geeridu way kala Daranatahy Lkn Gaajo Ugu dhimo saxaro waa halaag Gooni ah subxana allah

  • @cagacaddevlogs9458
    @cagacaddevlogs9458 3 роки тому +30

    Walh safrka sudan 🇸🇩 ila kofraa libiya wa safarkii iigu adka ee aan waligay maray alx ilahy haunaxaristo walalaheen 😢😢😢

  • @Faayoow
    @Faayoow 3 роки тому +9

    Ma sha allaah wiilkan codkiisa waa jeclahe wlh ilahoow caafimaad kugu dar.

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 роки тому +201

    Inta soo martay saxarahan
    Waa wadadi aan ku sigtay really allah ayaa mahadsan 😥
    👇

    • @zakariyemaxamed5501
      @zakariyemaxamed5501 3 роки тому +3

      Grmad so martay hdana xage jgta

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 роки тому +6

      Italy sxp 2016 soo maray

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 роки тому +1

      @@ahmedjr7902 beentaa laga yaabaa like dartiis

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣 xaan ka faaidaya sxp like ta

    • @siman8711
      @siman8711 3 роки тому +2

      😭😭Allah ayaa mahad usugnatay

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 3 роки тому +3

    Sxp saxaruhu wado khaasa oo la raaco Ma leh ee waxa uu leeyahay jiheeye ku hagaya Anaa soo maray allena waa uu iga badbaadiyey halagiisa alx calaa Kulu xaal dhalinyarada ku fikiraysa in soo tahriiban waxan kula talinaya inayna naftooda ku halaagin saxaraha iyo waliba bada aan lahayn geel la qabsado qoyska masiibadu ku dhacdayna alle naxaristii jano ha ka waraabiyo ehelkii iyo qarabadii ay ka baxeena alle samir iyo iiman saadiqa ha ka siiyo aamiin aamiin aamiin yaa rabi

    • @zaynab8741
      @zaynab8741 4 місяці тому

      Wllo ana u socda wlhi ee information ban ka rapaa iso qapo🙏🙏🙏

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 роки тому +102

    Allhadulilah dhulkeena markaad cabaar socotaba geed yaad harsan m.a

    • @cabdiwaliasad5183
      @cabdiwaliasad5183 3 роки тому +10

      Dadka u ducee musiibo markay timaado faaan looma baahna abti

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 3 роки тому +8

      @@cabdiwaliasad5183 abti waxu ka hadlay barwaaqada dalkeeno, si ey dadka ku faanan oo eysan ka cararin. lagayabay in uu uduceeyay adi maxa ka ogtahay?

    • @deeqoabshir3720
      @deeqoabshir3720 3 роки тому +3

      Sax walahay

  • @rajaachannel4245
    @rajaachannel4245 3 роки тому +10

    Allh unaxriiisto dhmn muslimiinti ku geeriyooday ..waa geeri xanuun badan😢😢

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +12

    Saxaraha markaad zheeko ku maqasho arinku wxu kula noqon mid iska caadi ah caasumada suudan ee khartuum ayaa ka baxnay xili maqrib ah saxaraha suudan ayaa Anagoo 7qof oo soomali ah naloogu geeyey 17qof oo soomali ah halkii baa ka baxnay 24qof ee soomalida aheyd waxan nalagu qaday gaarisha ciidanka xaajiya ama kuwa qaadka mid ka mid ah xuduudka suudan markan ka baxnay baa kuwii lipiyanka ahaa nala wareegeyn isLa xaajiyadii gaarigu wuxu socdaa malintii qoraxdu hday dhacdo saxaraha baa la,seexan qaboowga gaajada siida oo sa,id u qabow dhar La,aanta kaliya gaariga waxa no saarnaa buskud iyo caagadaha shalmanta buskudku yey dhiman by ka thy 7bari baa safar ku jirnay ugu danbeyn qoyskaas magalada ay ku socdeen ee kufra baa nala geeyey halkaas baa magafuhu lacag 5 kun ah noga qatay 24soomaida aheyd halkaas Baa joognay 3bil oo been naloo zheegayey cawa bada La,idin saarin AlhamdulilaH ugu danbeyn meeshii waa nalaga soo qaaday lkn kuwa kale by naga gateen halkas baa hadana 5kun oo kale nalaga qatay halkasna 4bil baa jognay meesha dadka ay ku badinayeen AlhamdulilaH wakhti kadib badaa nala soo saaray hada Germany baa ka joogaa waxas oo silic ah aan ka soo gudubnay 6bari oo bad aan ku jirnay guleyn xataa baa nagu qatay tahriib waa dhib wlhi

  • @ahmedyuu
    @ahmedyuu 3 роки тому +21

    Illah ada iga so badbaadiyay back in day 2012 Mesha ay u socden ayaan so maray Kufra Libya 🇱🇾 illah ha u naxariisto

  • @naleeyefilms4159
    @naleeyefilms4159 3 роки тому +28

    Qof gaadhi kula dhacay ayuunba dareemi kara xaladan waxan ku wayey zxpkey igu dhawaa wakhtiga jidka marayey abdulaalhi alle naxariisto jano haugu deeqo 😰😢😰😢

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 3 роки тому +2

    Cumar inshar jizaakallahu khyr intii kudhimatay rabi raxamaan ha unaxariito...balse aniga waxay ilatahay dowladaha Muslim kaha ee dhulkas saxarahadha degan baa dayacay dadkooda waayo anigu waxan kunoolahay North of canada waa qaaboow barafku waxuu u egyahay ama u yaal dhulka sidaa ciidu dhulka u taalo balse xaalosameeyey laami dheerdheer shaqaale ilaaliya oo baabuur iyo helikabtar kuka ilaaliso taar iyo halohalo la iskulaxadhidho... wadama islamka kadhaqalo badan

    • @halimoabdi6336
      @halimoabdi6336 3 роки тому

      Allahu raxamaan xaquuqda dadkooda kuwo ilaliya rabi raxamaan hakayeelo amiin

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 3 роки тому +14

    Chanelkan wax faa.iida leh buu soo gudbiyaa soomali badan oo jecel baan arkay guulayso cumar dadkas halaagsamay allaha unaxariisto😢🙏♥️

  • @somalihealthylifestyle1237
    @somalihealthylifestyle1237 3 роки тому +6

    ياعمر لقد اضفت الي الموضوع معني عميق بتعليقك المحترم هذا
    اللهم ارحمهم جميعا وارحم أموات الصومال والأمة الإسلامية

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +29

    Horta Dadku Commentiga miyey Iska So Qoron mise Muqalkey Fikirkoda Ka Dhiibtan 😅😅 Allah Ha U Naxaristo Rerka Amen 😭

  • @fardowsamohaa6551
    @fardowsamohaa6551 3 роки тому +17

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمهم واغفر لهم ووسع مدخلهم واغسل من خطاياهم كما ينق الثوب الأبيض من الدنس

  • @abdulrazakabdi1871
    @abdulrazakabdi1871 3 роки тому +1

    Ale haunaxariisto dadkaas ku dhintay saxaraha
    Saxaruhu waa halis anigu waxaan ku sigtay rubckhaaliga sida lagu bad baadaa waa ay adagtahay
    Ale oo kuu yasira mooyee
    Dhamaan intii saxare iyo badba ku dhimatay ee uslina ale haunaxariisto
    Aamiin

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 роки тому +12

    Run ahaanti wa mqly qisadan caloosha aya iga xanuunty ilaahay ha u naxriisto inta ku dhimaty amin

  • @abdirahmanme413
    @abdirahmanme413 3 роки тому +2

    Allah ha u naxariisto qoyskaas iyo wixi ku dhintayba wixi somali ah e tahriib u socdana Allah haka madobeeyo fikrada khaldan ee tahriibka

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 роки тому +1

    Subxan Allah illhow Adaan naguhalgin oo nasodhafiyay Alle hawnaxristo dhaman intii kudhimatay ee islama

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 3 роки тому +5

    Alle ha unaxariisto masakiinta halkaas kudhimatay wan somaray wlhi saxarahaas ma ahan meel laga sheken karo meel walbo aad gacta saarto wa lafo bin adam dad saxaraha laqay alxamdullilah ina manta kaso bad baaday halis badan kadib 🥺🥺🥺

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 роки тому +5

    Ilaahay masiibooyinkiisa hana ilaaliyo bi idnihii Allahaw khaatumada khyr nagu khatim🤲🤲

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 роки тому +98

    Mayd iyo umad halaagsantay aalaga sheeekaynaaa qaarkiiina Subscribe aaad uqayli naysaan yaab😨😭😭😭😭

    • @daadirrichalli8463
      @daadirrichalli8463 3 роки тому +4

      Wllhi anigaa la yaabanaa hadda

    • @ismailfebrayo9466
      @ismailfebrayo9466 3 роки тому +4

      Kalmadan ka fajacay waa taa iiman laan ba haysa

    • @warsame.official6800
      @warsame.official6800 3 роки тому +5

      🤣🤣🤣🤣🤣aduun aqiiro samana ku jiirta jiilka cusub aqlii jiiro😭

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 роки тому +1

      Aakhiro dadkan baahida dunida taaley ku ilaawen subxannallah

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 3 роки тому

      @@ahmedjr7902 Yaa Allaah😢😢

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT 3 роки тому +11

    Waxaan ku jiray mudo 12 malin Saxaraha intii ku safrayey waxan arkayey Meedadka Dadka iyo kuwa xoolaha Geela inta dhinteen Maqaarka jirkoda Bacaadka saxaraha cuney. Waxaad arkaysa lafaha dadkii ku dhimtey oo Dhulka seexsan u dhintey haraad gaajo hadii xitta qeyliyaan shimbir codkooda maqlaayo usan jirin ilaahayoow adiga mahad leh isoo dhafiyey

  • @sahroisse6228
    @sahroisse6228 3 роки тому +7

    Allahu akbar allah how naxariisto qoyskaan iyo intii muslim ah ee ku halaagsamay saxara
    Soomaali badan baa ku maqan saxara allah how naxariisto 😭

  • @zainebmohamoud4210
    @zainebmohamoud4210 3 роки тому +2

    Cumar inshaar khayr badan Allah haku siyo wllo dareen insaaniyad iyo mid muslimba waad ledahy waxad nosoo gudbisaa warbixino iyo casharo faaiido badan🥰

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +5

    قال الله ﷻ :‏ "وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا "
    كم من نعمة أدركنا وجودها عندما سُلبت منّا، بعض الكربات تكشف لنا حجم النعيم الذي غفلنا عنه، أعاد الله أمان الحياة كما عهدنا، فما ضاقت إلا لتنفرج، وربنا كريمٌ رحيم💙🍃

  • @fardowsoxasan6482
    @fardowsoxasan6482 3 роки тому +13

    Asc wallkey waa mahad san tahay alle qeyr haku siiyo aduun iyo aakhiro
    Mar ayaan rabay in aan maro saxaraha liibiya lkn waalid ayaa I dhahay waa kuu duceynaaynaa iska dhaaf xamar ayaa kaga ficn yurub alxamdulillah maanta yurub iyo dibad mid ma rabo waxaa ii dhalaty ducadii waalidkey alxamdulillah alxamdulillah alxamdulillah

  • @cabudi1779
    @cabudi1779 3 роки тому +5

    Mucjiso aalaga hadlaa qolone likta isara abo ugu mirdambeysay alaah hanaga koriyo musiibo aduun iyo mida aakhiro in to dhimatayne janada ilaahey hagaliyo o muslimiin ah

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 роки тому +5

    Subxanalllah wlhi waa ilmeeyay mrkaa muuqalkan dawaday waansoo maray anuu waxaana kujirny mudo 7 bari ah gaariga ayaa naga xumaaday 🥺anagoo 3 beri kujirna suudan io liibiya midna noodhaween lkn alx waxaa gaariga noosaarna cuno aad ubdan timir io biyo waxaana ka koobneen 11 qof oo hal gabari kujirto ugu dnbeen toronyo aan wdanay ayaa nabadbaadiyay alle kasokow alx 😥

  • @maxamadmc6425
    @maxamadmc6425 3 роки тому +47

    Meshaan meel tuugsi miyaa ?? Mxana dadkena kqaldan arin naxdin eh lka hadlay marka uduceya e masha tuusiga kjoojiye

    • @adlaanboyka3063
      @adlaanboyka3063 3 роки тому +3

      walal waa dad reebadiyo ah oo youtube lagu dhahay lacag baa laga helaa

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 3 роки тому +1

      @@adlaanboyka3063 waa dadnima xumo SubxanAllah 🤦‍♂️

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 3 роки тому

      War edeb isu yeel wiilka wax dhacey ayuu kahadlaa wuxuuna ooga digaa walaalihiisa soo tahriibo waa meesha ay ku dhamaadeen dhalinyarada soomaaliyeed

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 роки тому +4

    Dadkeygi somaliyed ilahow ugargar yarabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @lamahuraan4127
    @lamahuraan4127 3 роки тому +9

    Ax waa qiso Xanuun badan runti Alle Ha unaxariisto 😭

  • @jawhar2605
    @jawhar2605 3 роки тому +6

    5 bari ayaa saxaro buuro iyo hirar an geedlahayn dhexsoconay alx allah mahadleh

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 3 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood runtii biyo Waa nolal macnaheeda oo dhab ah ayaad dareemaysaa aaamiin aaamiin

  • @naasirmohamed3888
    @naasirmohamed3888 3 роки тому +11

    Inalilahi wa ina ilayhi rajucuun walhay waa qiso xanuun badan

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 3 роки тому +2

    Ala wan maray meeshan ilaahay baa i dhaafiyay alxamdulilah

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 3 роки тому +9

    Hddii uu Ra'yigaygu/amarkygu yhey mid la qaadanayo wxn odhan laha:"Hala sameeyo Ciidamo Helicopter wata oo Maalinti 2mar soo kor meera Saxaraha si loo ogaado wxa ka dhacaya ama cid hddey joogto soo ogaada oo badbaadiya" kliya wa ra'yigeyga ma ihi madaxweyne mna ihi Nin Famous ah ama taliye ah.☺❤

    • @nimamohamed157
      @nimamohamed157 3 роки тому

      Lkn abwe dalka lipya ayaa ugu dhow dal saas samayn kara waayo markasta asaga ayy tahriibayaashu maraan lpiyana waa ogtahay xaalko9da mar hda arints macquul mhn

  • @rashiit2
    @rashiit2 3 роки тому +3

    Alle ha unaxariisto umaddaa meesha ku halaaksantay😥😥

  • @jamaalrasta1179
    @jamaalrasta1179 3 роки тому +7

    2013 saharan mas ayaa igu cuni gaadhay wallhi alxamdulllh 27 Cisho ayaa dheh fadhiyay
    Illahay dadkan ha u naxariisto

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 роки тому +14

    Allah u maxariisto dadkaan dhintay lkn iyaga kumeysan tala galin
    Sida In uu gaariga halaabo ama cunto badan loo baahanyahay
    Ama is gaarsiinta
    Nio dadka ma fikaraan miyaa markuu malag wato😥😭

  • @abdallaabdikarin4558
    @abdallaabdikarin4558 3 роки тому +5

    Alle ha u naxariso dhamaantod😭😭😭... Horta waa xanuun anigu waxaan ku jiray Saxaaraha 14 Maalin io 14 Habeenkood...Cabsi io Walwal ayaa nala soo Darsay...Sababtoo ah Gaarigii Naga Horeeyey wuxuu ahaa Gaarigii aya Somalida ugu Badani ku Halaagsameen oo ay ku dhinteen 21 qof oo Somali ah 18 raga io 3 Dumara😭😭qaarna ay waasheen ilaahay ha u naxariisto Dhamaantod wlhi waa Xanuun ka daran kaad Bada Dhexdeeda ku Dareemaysid....

  • @stepstojannah
    @stepstojannah 3 роки тому +1

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa Quran iyo tafsiir iyo ducoyin si gudbi kheerka si gofkii u dhageysto ajar ugu heshid jazakalaahu kheer

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 3 роки тому +4

    Meesha aan soo maray ax qofka dhinta gaadhiga Laga tuurayay😭😭😭😭😭 misaa dag dag loo dhafayay

    • @zaynab8741
      @zaynab8741 4 місяці тому

      Wllo ana rapo🙏information ina iga siiso

  • @rmmd1025
    @rmmd1025 3 роки тому +6

    Aniga Cmmnt qoraya wa so tahriibay Saxarahas ba so maray waxa dhacday habeen ba darawalki gariga nagu waday wuu qabay wuxu dhahay cawa halkaan ba la seexan marka gaariga wuxuu dhigtay meesha aan seexanay meel ka fog dadka qaar ba isla seexday marka aniga iyo nin aan saxibo nahay baa is ag seexanay waxa dhacday gaarigii in uu naga tay marka so kacnay meel cidla ah oo banaan meel aad ka timid aadan garayn meel aad aado aadan garayn wax aan samayno marka garan waynay waxa raacnay raagi ama shaaga gaariga marka gaariga wuu qardo jeexayay yacni wado baabuurta marto ma uusan marin meel cidla ah oo qardo ah buu maray markaa ilaa 6 saac meelahas aan raadkii haynay ba dabay gashay oo wu naga qarsoomay waxan wadana kaluun iyo dhowr xabo oo rooti ah iyo Sonkorta mida isku dhagan Maalintii oo dhan ba soconay marka daalnay wa meel iska fariisay gabalkii ba noogu dhacay kaluunki ba xoga yar ka cunay wa iska seexanay wa soo kacnay wa maalintii labeed meel anan aqoon ba afka saarnay waxan socono oo socono qoraxdii ba nagu dhacday habeenkii labaad ba meel kale intaa god ka qodnay seexanay meeshuna qabow xun ba ka jiray marka so kackay waa ninkii ila socday lugii ka curyaamay oo luguhii ba kala bixi wayay qabow dartiis talo ba igu cadaatay wa kiciyaa ma socon karo buu i dhahaa garabka baa qabtay wuxuu i dhahy war nin yahow aniga ma socon karo oo awoodii lugaha ba iga maqan Ee saxibow orad oo iska tag kaligaa hadii tayda ay gasho meshan ba ku dhiman hadii kalena dee ka ka kacaya wxn dhahy meel aan ka aado garan wayo kow dheh habeen kale ba meesha noogu so galay marka intaa dhabarka ku qaaday ba meeshi habeenki meel ka durugsan seexanay habenkaasna waxa naga dhamaday kaluunkii iyo rootigii aan wadanay intii ugu danbaysay baa afka marinay waagii ba noo baryay Ninkii wa sidiisii oo waxba iskama badalin wan istaajiyay oo marna wa garab galaa marna dhabarka ba ku qaada waana casar meelahaas Markaa daalay maalin dhan asiga ba waday ba meelka iska fariisanay maalinti oo dhan afka waxba ma anan saarin habeenkii kale ba noo dhashay habenkas hurdo wey naga imaanwayday jaago darteed habeenkii oo kala bar ah nafta na hayso ninkii wuxuu i dhahay saxibow yanan isku ag dhiman labadeena aniga ma socon karo hadana waxa ii dheer gaajo ee adiga iska tag meel aan ado garan mayo ba dhahy mar kale waana runtay aniga oo qabow beerka ku hayna oo nafta na hayso subixii uusan baryin baa maqlay gaari guuxiisa waa cararay oo cararay mese gaari Kale oo dad sida ba mesha maraya gacan iyo qaylo ba iskuugu daray garigii ba no soo leexday somali ba saran tahriib ah war nin baa halkaas naftu ka baxaysa oo socon kari wayay ba dhahay biyo bey uula kala carareen ninkii cunto ba la siiyay aniga waaba ley ilaaway 1 saac marka gaariga saarma ba kuwo anan aqoon oo wax cunaya ku qabsaday alle meshas maxa iga so maray hada ninkii yurub buu jooga waana curyaan

    • @siadabdulahi2822
      @siadabdulahi2822 3 роки тому

      Ax wlahay waa qiso daren leh walaal ninkii hada m acuryaan baaa yurub buu galay ale haw gar gaaro miskiin walalal xagaad jogtaaa

    • @AbdirizakAhmed-qk8ih
      @AbdirizakAhmed-qk8ih 11 місяців тому

      Sxb eega xaged jogtaane

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 3 роки тому +2

    waxay isoo axsuusisay xiligii aan soo maray saxarahan, anigoo aan khatarta uu leeyahay iga dhaadhicin ayaa malintii koowaad ee aanu galnay anagoo hore u gal qiyaastii 300 km ayaa dhowr qofoo baabuur kale saarnaa noo yimaadeen oo yidhaahdeen cuntaa naga saaran gaadhigiina anaguna waxaan cuntadayadii ahayn maanu hayning waa lasoo khalday dhalinyaraa oo cunto la aan ayay saxaraha kusoo galeen lkn iyadoo la murmayo ayuun baan anigu iska idhi waar dhib malahee teena aynu wax kasiino kolay dad isla safraya ayaynu nahee, mid i ag taagnaa ayaa si hoose iigu yidhi ilaahay kasokow inta jawaankaa cunto kuugu jirto ayaad nooshay, oo uu ula jeeday in aan dhulkii caadiga ahaa la joogin oo meeshu saxare gerigo'an ah tahay, waan naxay runtii sidii qof khatar badhtanka kaga jira u nixi lahaa. ilaahay wuu naga soo badbaadiyay.

  • @alandoshali5656
    @alandoshali5656 3 роки тому +2

    Wlhi meshaas baan soo maray 2016 bishii 4aad Alle ayaa mahad leh si fudud iiso dhaafiyey waan ka shalaaya markaan dib u arko meshan soo maray Qatar teeda Alx

  • @toldeqabdi944
    @toldeqabdi944 3 роки тому +1

    Thanks wan radinayee qisadaan

  • @seemore......1322
    @seemore......1322 3 роки тому +6

    Walaahi waan ooyaa markaan xasuusto 17kii maalmood ee aan meeshaan joogay ilaahay baan u mahadnaqanaa dembi dhaafna weydiistaa waayo halaagii aan nafteena gelinay meeshaan usoo soconay oo yurub ah maahan wax naftaada halaag intaas le'eg loosoo geliyo

    • @mumtaaz6488
      @mumtaaz6488 3 роки тому

      😢inta saxaraha ku jirta mr ma is dhahaday dhimasho i rooneed

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 3 роки тому

      @@mumtaaz6488 saaid walaahi inbadan baan qoomameeyey maxaa meeshan naftaada ugusoo haligtay

  • @abbasahmed6321
    @abbasahmed6321 3 роки тому +3

    Qofkii soo maray uun baa garanayo walhi meshaas wax sahlan mahan 14 beri kusoo jiray daceesha dhaceyso xili kuleyl hadad kusoo aadidna allaha ku aruursho waye ilaahow adigaa mahad iska leh oo meeshaas nagu soo halaagin

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 3 роки тому +2

    Alleh ha u naxariisto qowskaas sudaniska ah. Runtii kumanaan Soomaaliya baa ku maqan oo ku halagsamay saxarahaasi weyn oo aan raq iyo ruux toona lahayn.

  • @dhiicohamzekaadam1847
    @dhiicohamzekaadam1847 3 роки тому +5

    Saxaraha waa wado nareed ninki soo maray ayaa garan ✋

  • @jihannor9886
    @jihannor9886 3 роки тому +3

    Aad ayan u oyay manta sababto ah walalkay ayan halkas ku wayay saxaraha libiya silicas in u wallky udhintay o bacadkasu laqayna wan ka qomameya ilaahow unaxariso wallky😭

    • @toldeqabdi944
      @toldeqabdi944 3 роки тому

      Amiin walal sadaaqo jaariya u bixi una ducee ,allana ha u naxaristo inti ku dhimataay

  • @brobossmedia2737
    @brobossmedia2737 3 роки тому +1

    Ilaahey ha unaxriisto

  • @ahmed143mumiin8
    @ahmed143mumiin8 3 роки тому +1

    Omaar inshar hadalkaga waa run saxaraha libiya Aniga ayaa so arkay oo mudo hal bil ah saxaraha ku jiray
    Nolosha waa laga wada qustay lkn alxm intii badnayd waa so bad baday balse daad badan ayaa ku dhiintay allaah ha u naxaristo allaahuma amiin.

  • @traavisscott6748
    @traavisscott6748 3 роки тому +1

    Alxm Allh Ayey Mahadi U Sugnaatay halkaas iga soo saaray Anoo NBD Qaba Alxm Allh ha U Naxariisto Qowskaas Waa geeri Xanuun bdn Wllhy

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 роки тому +1

    Ilaahay ha unaxaristo dhamantod

  • @aadanaxmedgahayr1141
    @aadanaxmedgahayr1141 3 роки тому

    waa qiso daren yaab leh Alle haw naxaristo dhamaantoodba

  • @greatersomalia8115
    @greatersomalia8115 3 роки тому +2

    ANAA SO MARAY MEESHAAN ALLAHA UNAXARIISTO QOYSKA HABEENADI QAAR MARKA SO XASUUSTO MA SEEXDO WA JAHANABO DUNIDA KU TAALO MEESHAAS ALXAMDU ALAA NAGA SO BADBAADIYAY

  • @Chundi1
    @Chundi1 3 роки тому +1

    Allhmdulilah ana soo maray waa ilhy mahadii oo isoo dhasfiyay

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 роки тому +1

    Alle ha kuu naxariisto dhamaantood

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому +1

    Ilaahay ummuraha hasahlo, waa dhacdo lago noxo runtii, dalkaaga ayaa loogadadaalaa inaad ilaahay risqiguu kuu qorey karaadsatid

  • @fuadmohamedabdiabdi4662
    @fuadmohamedabdiabdi4662 3 роки тому +1

    Allah uu naxaristo waa argagax saxaraha Algeria

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 роки тому +1

    Allaau Akbar wallahi wa wax lagucibraqaato

  • @yahyeabdiwli6557
    @yahyeabdiwli6557 3 роки тому +5

    Wlhi wa Runta saxaraha Libiya bil iyo 10 Cisho ku jiraY hadaNa alx ilhy wu iga badbaadiyay saxaruhu wa cadpTa adunka Tala wlhi😢

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 3 роки тому +5

    7 Maalin iyo 8 sideed habeen baanu ku jirnay wlhi geeri ayaanu qoondaysanay Alle ayaa naga bad baadiyey qofkii garanaya garanaya saxare lama degaan ah
    Wixii u waynaa ee aan tamniyay wuxuu ahaa Allaw yaa sida dhagaxa ah kuu tuura meshaad ka timid😭.

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому

    Saxare ma hol yare alleh Ha u naxariisto rerka Islamed Wa qiiso aad u xanuun badan wlhi

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 3 роки тому +1

    ilaahayoow saxaraha ha geeyn ,

  • @zaktoboy6087
    @zaktoboy6087 3 роки тому +1

    Ale ha unaxariisto

  • @shamsadinali993
    @shamsadinali993 3 роки тому +1

    AlxamduLILAHH ILAAHY AYA mahadleh meeshaas nabad iguso dhaafiyY 🤲🥲
    ALAHA U NAXARIISTO INTA KU DHIMTAY MESHAAS inta ku jirtana nabad ALAHA KU dhaafiyo
    Fadlan hadad joogto wadanki naftaada haku so haligin gobtaas

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 3 роки тому +1

    Alala hno qali igadaa haa isoxasuusin wlhy alle ayaan umahadcelenaya isodhafiyeey cuma ax

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 3 роки тому +1

    Boqorka Dubai xaaskiisa noo sogili Ogaansho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @SomaliaStudioRap
    @SomaliaStudioRap 3 роки тому +46

    Inta jecel Rasuulka scw subscribe II saaraa

    • @mustafaabdullah5125
      @mustafaabdullah5125 3 роки тому +2

      Yaanan jeclayn rasuulka maxad subscribe ugu raadsaneysaa

    • @cademclin8695
      @cademclin8695 3 роки тому +1

      Zxp mxd rasulkena scw ad subbcribe ugu radsanesaaa wx lga helo o ay dadka jclesanayan so dub wad helesaa

    • @cacaca6794
      @cacaca6794 3 роки тому

      💌💘💝💖💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙💜🤎🖤🤍💯💢💥Allahuma sali calaa sayidinaa wa nabiyunaa wa xabiibunaa wa shafiicunaa Muxamad salalaahu caleyhi wasalama talisman kathiiran kabiiraa 💌💘💝💖💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙💜🤎🖤🤍💯💢💥

    • @abdullahiiisseali4812
      @abdullahiiisseali4812 3 роки тому

      .

  • @Sedof95
    @Sedof95 3 роки тому +1

    Alhamdulilah ilahey nabad igu so dhafiyey sahara liibaya like sara hadii aad 2014 liibay saharadeda somaratey

  • @Kulanestar
    @Kulanestar 3 роки тому +1

    Saxaraah wansoo maray waliba wxaan ku dhex jiray mudo 5-maalin ah, Allah ayaa mahad iska leh,. Naf walbo waqti ayer leeyahay geeridana waa xaq,. Allah ha u naxaristo muslimiinta meel walbo ay joogaan...

  • @baalabaala9194
    @baalabaala9194 3 роки тому +1

    Allaha ha unaxariisto saxaraha
    Meel adag weeyi qofkii maraaa garaanaya

  • @nihaaddaahir9124
    @nihaaddaahir9124 3 роки тому +1

    Halka imsa somaliya aya ku dhintaay oo gob joog u aha ciid u naxarstan maa jiirto allha u naxariisto

  • @habeenmaalin3441
    @habeenmaalin3441 3 роки тому +2

    Run ahaantii hadalku Omar inshar sheegayo waa xaqiiq
    Saxaraha inaad ku noolaatid iska daaye
    Inaad ku socoto ayaanad karayn

  • @maanmaxamud3326
    @maanmaxamud3326 3 роки тому

    Ilaahay ha,u naxariisto janadi ilaahy hka wraabsho. Dambigooda ilaahy ha dhaafo wa Qiso Xanuun badan HAL Qoys o midba midka kle Ka horeeyay iyago is arkya naftu Ka baxdey

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @exenjoya20
    @exenjoya20 3 роки тому +1

    illahay ayaa mahad iska leh isoo dhaafiyay saxraha alxm😭😭😭

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 3 роки тому +2

    oo is gaarsiin xita kama shaqayso miya bisinka
    ilahow u naxariiso yarabi yaraxman

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 роки тому

    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto dhamaan tood 😢

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 3 роки тому +3

    Liibiya saxaraheed wllkee baa ku geeriyooday halmar iikuduceeya

    • @waayoarag3251
      @waayoarag3251 3 роки тому

      Alle how naxariisto
      Jano fardows ha geeyo isaga iyo intii muslim ah dhimatay
      Samir iyo iimaan alle haynaga siiyo 🤲🏼

    • @mumtaaz6488
      @mumtaaz6488 3 роки тому

      naxariista alle haka waraabiyo

  • @axmedcumar6279
    @axmedcumar6279 3 роки тому +1

    Ilahey haunaxaristo Amiin

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 роки тому

    Subaxalaha maxa Somalia kudhimatay meshaan ilahay wuxu yiri nafatina hahalaginina

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 роки тому +1

    Alle ha uwadanaxariisto aamiin aamiin

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 роки тому

    Allaha ha unaxaristo inta kudhimatay sahra liibiya

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 3 роки тому +1

    Allaha u naxaristo

  • @abdullahimohamedhirsi2503
    @abdullahimohamedhirsi2503 3 роки тому

    Alxamdu lilah alle ayaa mahadleh
    Allah ha unaxariisto wageeri naxdin leh
    Adoo dhimasho u jeeda hadana aan iska badbaadin karin adoo baahi ku hayso hadana waxaad cunto aanad haysan wallahi wa xanuun qofki dareemay kaliya uu qiyasi karo

  • @ibtisamomar7210
    @ibtisamomar7210 3 роки тому +4

    إنا الله وإنا إليه راجعون😢 الله يرحمهمً

  • @mohamedkuluc5083
    @mohamedkuluc5083 3 роки тому

    Alle muslimiinta wadankida nabad ha ugu dhigo

  • @bintuismail6148
    @bintuismail6148 2 роки тому

    Inalillah waina ileyhi rajicuun Alle hauwada naxariisto anakana gadaashood Alle nama fitneeyo inshaAllah

  • @bilexayle3128
    @bilexayle3128 3 роки тому +2

    Alah hanaga najeeyo fatinka iyo masaa ibti dhaceeso

  • @idrisabdullahiahmed2434
    @idrisabdullahiahmed2434 3 роки тому

    Alle ha unaxaristo qoyska musliminta ah ee reer sudan

  • @Shacni724
    @Shacni724 3 роки тому +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun😭😭 alle ha u naxariisto dhamaantood iyo Muslimiinta dhimatay oo dhan😭🥲

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 3 роки тому +1

    Allah haunaxaristo qooyskas waan somaray waliba xili qawoow ah wayo qabowga roon oo kuleelka wa dhib 13 habeen aya lafo dad marhore dhintay jifanay koley qofki saxaraha somaray unba og Al x waanso dhafay into ku dhimatay alle haunaxaristo bil iyo bar aya saxaraha ila casimada libiya ee tarabulis uso soconay 1 Mr aya walidkey ismaqalnay cunto an ankaso qadanay sudan aya intas isku yaryareneynay oo qof walbo Jawan malay biyo ceesh ah aya laso siya wlhi xasuus ana qalbigeyga ka goin

  • @fatimamohamed7620
    @fatimamohamed7620 3 роки тому +10

    Wan soo tahriibay rafaadkii iyo halaagii aan kusoo arkay ilaa hada qalbigayga kama bixin saxiibaday dhan ayaa hortayda Ku geeriyooday🥲 taas Waxa sii dheereyd in wiilal somaliyeed inta liibiyanku dagaal galiyen aan waligood dagaal galin ay Ku dhamadeen😭 liibiyanka sida ay dadkeena somalida ah ay ula dhaqmaan hadad ogaan lahaydeen meshad Ku aragtan caro ayaa idin qaban lahayd suudantana way ixtiraaman halkaasna Waxa ka dareemaysa hadii dalkaaga dawlad leeyahay in aan lagugu soo deg degayn ilahay waxan ka baryaya in dalkeena nabad nooga dhigo umadeena somaliyedna ay aaminan dalkooda😭🤲🏻

  • @AbdulkadirMohamad
    @AbdulkadirMohamad 3 роки тому +1

    Allaha Uraxmado