@@smileygirl2656 wllo looma baahna in layskga dhagsanaado uun diinta,hadaba aan suaal ku weydiyo e waa maxay sababta aad muslim u tahay? Hadalkayga xumaan ha u qaadaan🙏
@@xamdanmuse1436 war adiga side wax ka yihin maxa warkaso dhan kukentay yahuud iyo nasaara jaziiratul carab waa in laga saara Waana dardaarankii suubanaheena ﷺ ﷺ ﷺ insha Allah waana ay dhici doonta siduu noogu balan qaadaay ﷺ insha Allah
Waa nin shartiisa wata ILAHAY umada haka qabtee. Mahadsanid walal Omar Teeda kale Somaali waxba kama yaqaano waa dad Yahuuda neceb in lasoo qaado xata magacooda, marka anaga waxaas nagama uu dhadhicin karo sida aan isleeyahay.
@@franskafka5913 wara adiga kuuma bagin nio magacaga ka shakiyay inad thy nin diin kale faafinaya hada ma waxad naga dhaadhicin rabtaa inan dumarka adan feertisa laga abuurin dadka suaalo qaab daran bad ku qal qalisan dadkina gaalada la shaqeya lkn alle aya idin jeedo inuu idin qabto waliba qabasho daran sidii fircoon waxba lama ahan ee ka jooji dadka qalqalka ha badsanin cadaab daran maalinta kala saarida xaqa iyo baadilka oo gaalada maalintaas ma heli doonan wax badbaadiya allena ma hanuuniyo qoomka daaliminta ah
@@franskafka5913 Walaal horta inaad Soomali tahay ma hubno, waayo afsomaali dad badan oo ajnabi ayaa bartay. Hase yeeshe haddaad tahay, suaalahan ad soo taxday Jaamacadah Europe iyo USA ayaa dhalinyarada lagaga dhaadhiciyaa, waana waxay ku sheegaan Athiesm.(Inaanu Creator of the universe jirin). Intaad addunyada ku nooshahay waa arrin madadaalo iyo maaweelo ah, iyo jeebka oo laguu buuxiyo (especially haddaad dad kale soo dabtid) laakin wax Sahay (provisions) umaad qaadinin aakhiro, hubaalna waad DHIMAN si walba haddaad u dafirtid jiritaanka Rabbi, waa lagu horgayn, dambiga intaa le'eg ma hambaarsanaan karta???
😂😂😂 Ma oga miyaa Somalia 🇸🇴 in laga neceb yahy israiiliyinta hal mar imaw adaa yaabayo kun mar we are Muslim 100% forever 🇮🇱🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😠😠😠😠😠😠😠😠😠🇮🇱👎🇮🇱👎👎👎👎👎👎🇮🇱👎👎👎👎👎👎👎👎🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Waxan ahay UA-camr Somali ah , si weeyn ugu xidhna Boga Nas Daily Runti wuxu diyaariya barnaamijyada Aad u qurux badan lkn waxan ka shakiyay Diintisa oo an cadeen taas keentay inaan aad ugu fiirsado fikiradaha u gudbiyo Mahdsanid Wlky Cumar inshar 🙏🏿🙏🏿
The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “The sun does not rise over any creation of Allah but that it glorifies Allah, except for devils and fools among the children of Adam.”
Waxan sinaxariisleh idinkaga codsanaya in ad Subscribe isartaan qof waliba o Allow darta igu sara allow jirkisa narta ka xure danbigiisa iyo kan walidkii dhaf farxad an dhaman allowsi 🤲🏼 mahadsanid
@@franskafka5913 Qodobka shanaad oo ad ku qortay inaadan Arag Soomaali oo khayr samaynayaa. Dadka Soomaalida maxaa khayrka u diiday? Waa dadka Africanka ugu naxariisto badan, ugu wax bixin badan, taasina waxaa keenay Diinta Islamka oo na Faray inaanu yeelno. Bal channelkan aanu ku sheekaysanayno oo qura, inta khayr ay na farayso miyaanad u jeedin. Allaha waaxidka ee xaqa lagu caabudo ee sidan kuu eekaysiiya ka dhawrso, oo ha ka raacin IBLIS iyo ciidankiisa, si aanad berrito ka shallayn arrinkan shaydaaniga ah. Ummadda Islamkana da'yarteedana qalalaaso iyo beenta darwanism ha u bandhigin.
@@aishaomar2695 wllo still waad i khalad fahansty wllshey qliyey, Kheyrkaas kuma jeedo in dadka la caawiyo ama dadka loo gargaaro,waanan arkaa somali dad u gargaaraya,lkn anigu kheyrka aan ka hadlayo iyo ka aad ka hadlyso iskum mid maaha,ka aan ka hadlayo waxa weeyi in dadka diinta loogu yeeDho waana inagu waajib waxaynu sidnaa risaaladii nabi mumxamed(csw),qofka aad soo muslimisaa ajar ayaa kuu qoran iyo kheyr,kheyrka aan ka hadlayaa waa kaas qlbiyeey😘😘😘
@@hanadsaleeban2965 Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin Faallo dadka waxtarta soo qor bilaamacnahaanna jooji
Saan uso ordaaye walayga so hormaray waligay cmti kama so bixin maanta ugu horeey ayan lahaa, nolow wll dar ilahay ayan ku jclhy video ad ledahay ima dhaafo anon daawan ayan like saaraa hdn busy ahay xta wn ku dawadaa wna qayrka an kga baranay jisakalah qayr islmamka iyo Muslimiinta Allaha cizeeyo galada iyo shirkigana Allaha duleeyo Allahuma aamiin 🤲💉💯😍✊🙏.
Rabiyaw quluubteena ku sug diinta islamkaa Aamiin , somaalaay yaynaan is dhigan maal waad heli, darajo iyo mansab waad heli jihadaad ku helaysidna waa dariiqa ilaahay yaynaan is dhigan oo isku dhigan duli aawadeed aan xoolahaba dhaamin, xoolahaa caqli dhaamoo cuntadooda raadsada ee kani xooluhuu kaba daran yahay, Suurada acraaf dhamaadka aayada 179 الآءك كل انعام ، بل هم اضل الآءك هم الغافلون (179)
ALLE baa mahad leh in Soomaali ay Ku jiraan adigoo kale , Waxaad tahay QOF soo jeeda damiirkiisu nool yahay dadkiisa wacyi galinaaya ,Waana waqti fitanka ay aad u bateen aadna loogu baahnaa Adigoo kale , الله يكثر امثالك يا عمر استمر الله يوفقك ويجزيك كل خير .
Channels ugu fiican UA-cams somaali 1 ogaansho 2 wabari media 3 rumaani media 4 horifadhi media 5 dadweynaha Intaas iyo kuwa badan jiro bal intaas ha moogan.
Anaga soomaali ahaan muslim ahaan imaankanaga lama iibsandoono ilaahay ayaan kamagan galnay yuhuud iyo shaydhaan iyo gaalo ilaahayow umadaada muslimiinta ah imaankooda ubalaadhi yaahuu somaaliyeey iska ilaaliya ninkan yuhuudiga ah iyo shaydhaaniintiisa una sii gudbi umada somaaliyeed pzl we love my Region ilaahay ayaan ka magangalnay yaa rabi yaa Rahman alla maxaan jeclaanlahaa masjid al qudus inaan mar uun arko
I followed this guy's some month back and admired his video later on have seen some videos which are against him but I thought they're jealous of his intelligence but here im found the truth thanks for your opinion and everything you shared with us may Allah grant us understanding all its scary 😥
asc omar inshar wll waligeyba waan kugu xirnaa muda sanado ah inaan wax kaa faa,iido mooyo kuguma khasaarin illahey maskaxda hakuu siyaadiyo halkaas kaga hey sxb mida qof walba oo qaan gaar ah ayay diintu xil ka saaran thy siduu una heysan lahaa uguna faani lahaa alx I am happy to be a muslim alx
Inaa lilaahi wa inaaileyhi raajicuun yaa Allah na dil angooo muslim ah sunadii nabi Maxamed scw heesanana Allahu akbar ♥️♥️♥️🤲🤲
Aaamiiin😢😢😢😢
Ameen 🤲🤲😭😭
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Amiin 🤲
Scw ♥️
Intu jecel Nabi muxamad Scw halmar Ku Sali Scw
Salalahu alayhi wasalam
Scw ♥️
Scw scw scw ♥️♥️
Barakullah sayidina muxamed
Scw❤
Kaalina haka noqonina somlaay dhibida Qof muslima ah oo ku nooL falasdiin______ dardarankii macalinkeena omar inshaar🖐🥰
Wllo subscribe ii saar
Sidaas waaye
Falasdhiin ✅
Bareheenna ✅
Cumar ✅
@@c.m.a.1937 cumar allaw no daa noolal cumar
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@asmaabintmohamed8429 ma waxa rBtaa subscribe
war dinteena yaynan iibsanin somaliyey
Aad iyo aad
@@maxaarabtaa plz dadka haku danpaapin cause aniga qurbaha ku noolahy gabadh ayan ahay diinteydadna waku dhaga nhy so, dadka dhan ha dhihin
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@smileygirl2656 wllo looma baahna in layskga dhagsanaado uun diinta,hadaba aan suaal ku weydiyo e waa maxay sababta aad muslim u tahay?
Hadalkayga xumaan ha u qaadaan🙏
@@smileygirl2656 its true most Somali xaalimos are sell out
Diinteena macaan wax aan ku doorsano lama heliyo💟🙏🇸🇴
Sax wlahi
Haa sax walhi
Sax
wacyigelin iyo baraarijin muhiim ah ayad inoo soogudbisay "shukran ustaa"
UA-cam xayeysiin ayaan ugu tagayaa. Diinteena waa muqadas ku Sali NABIYALLAHI MUHAMMED |SCW|❤️
Scw
Scw ♥️
Nas daily aad iyo aad ayaan ugu xernaa from 2018 because of his English oo clear ah iyo time ka video giisa oo ahaa keliya 1 minute, ninkaanne Facebook-ga ayuu aad bulsho badan kuleeyahy 15M followers ayan ku ogaa xilligaas. balse 2019 dhmdkedii markuu dhahy waxaan sameestay Nasism makrkaa ayaan nacay, lkn Ogaansho hadii ba aad umada Islaamka iyo Somaaliya usoo gudbisay aad ayaa u mahadsnthy walaal. 💯.
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista.
@@xamdanmuse1436 fahankaa kugu yar diintiisa cid kuma haysato ee warka maad dhuuxdid marka hore Somali adoo kalaa ku jira oo warka dhuuxin hadana iska hadlaayo wiilkaan wuxuu Ka dhigaayaa in uu ninkaan Muslim aan ahay dhihi jiray hadana dhahay diin ayaan samaystay hadana yahuuda u shaqaynayo hadana yahuudaan ahay hadana raadinaayo umad muslimiin ah oo uu lacag siinaayo oo yiri wadamo Muslim ah ay Ka mid tahay Somaliya,Pakistan ,turkey,Tunisia iyo wadamo kale maadaama uu wiilkaan Somali yahay waxaa xil Ka saaran in uu umadiisa u digo oo uu raadinaayo dad UA-cam ku xiran yihiin kumanaan qof oo uu maran habaabiyo ummada adigu muxuu yahay waxa ku haayo malaha qof Muslim ma tihid miyaa? Maxaa iska galaywaxa Somali isku haystaan iyo Qofkaan dukanin Ilaahay ayaa ku leh salaada.salaadu waa camalka koowaad oo lagu waydiinaayo hadaad ku dhacdidna waa kuu dhamaaday oo Ilaahay baa waajib kaaga dhigay waa hadaad Muslim tahay
Ani xataa Ninkaan waa arkay barnaamijyadisa 2018 lkn waligeey waa kashakisnaa wax u wado. Uma muuqan nin qadiyad leh waxa ka muuqday is tutus iyo buunbuunin ree galbeedka.
Waxa kaloo aaad u nacbaa mid Dubai joogo asaga iyo naagtiisa isla soo galaan oo iska dhal ah carab iyo cadaan ah.
Sxb talo isii aniga hada englishka ayan kabartaa ma iska daayaa gaalkaan daawashadisa
@@fanaxmedia7335 haa meel kalo aad caqiidada yuu kaa qaldin qof Islam ah english Ka baro ninkaan diin ayuu faafinaayaa luuqada meelo laga barto ayaa jira.
ADAN SAHAN ILAHAY KHEYR HASIYE WUXUU YIRI "Noqon mayo Muslim cutie ah" run badan ilahay haku daayo
🇵🇸🇩🇯🇸🇴respect all of time❤🙏🕋🕌
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Love Every country
Yahuud waxba ma iskunihin 🥺 dardaramada suubanahena scw❤️ ugu danbeeyay waxa ka mid ahay yahuud jaziirada carab halaga saaro 😢 gaal naar shaqeysana hee muslimow janada an utartamno wabillhi towfiiq ✋🏻
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista.
@@xamdanmuse1436 war adiga side wax ka yihin maxa warkaso dhan kukentay yahuud iyo nasaara jaziiratul carab waa in laga saara
Waana dardaarankii suubanaheena ﷺ ﷺ ﷺ insha Allah waana ay dhici doonta siduu noogu balan qaadaay ﷺ insha Allah
@@yungamynam8092 afrikan ayad adeer ka tahay carab iyo yuhuud dhex doodu kuma qaado.
aniga hooyadey aya yuhuudiyad ah
Aadbaad ugu mahadsantahay
Ustaad cumar inshaar sida wacan aad noogu cadeeysay qorsha yahuudaa oo Rasuulkeena ka hadlay
Waxaad mooda xilliga aan joogno in dhalinyarad soomiyeed eey dhibaatooyin fara bada heeystaan haba ugu weeynaato:-
1) aqoon yarida diinta :- haba ugu badnaadaan dhalin yarada qurbaha ku nool
2) baahi lacageed, oo inta badan dadku wax walba u sameeyaan si eey lacgtaa u helaan
احييك! والله انا بعد وايدين رشحو اسمي وكانو دوم يكتبون في قناتي، ولكن الحمد لله الواحد عنده مبادئ.
ربي يوفقك! ❤️🌺
Somaaliyey yaan laydin halaagin ee tAxadara oo diintiina gaws dambeedka kuqabsada
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@asmaabintmohamed8429 Kuusaaray wll
@@asmaabintmohamed8429wn ku saaray ana iisaar wllo pllz
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista.
@@xamdanmuse1436 Oo markas MA Dadka lagaalaysiinayaad tageersanthy
Keep going ogaansho💜اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك❤
Aamiin
Aamiin yarabi
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Aamiin yaa allah
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
Waxaan markasta u baahannahay wacyi galin, dhiirrigalin iyo kicin ka duuleysa dabinnada noocaan oo kale ah ee lagu haayo diinteenna, dhaqankeenna iyo dadnimadeenna.
Waa muhiim foojignaantu iyo ka xoroobidda wax kasta oo aan noo qalmin oo foolxun ee maanta nagula haayo, nalana aqbalsiiyay Soomaali ahaan iyo muslim ahaanba.
Mahadsanid Ustaad OMAR.
Illaahow ka badbaadi Soomaalideena Iimaanka ayy la'yihiin lacag uun baa u daraneèe
Aamen aya rabi
@@yaslamyare7569 walal wan jeclaan laha in aad subcribe isaarto hadey
Waaan lacag jecel nahay lkn ilamaba aha inay diintenu inagu fududahay oo ay iibsan doonan dad dalka inala joogah wixii dibadaha jooganah alle haka badbaadiyo
@@yaslamyare7569 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@user-dx4in9hq7q Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Illaahay ku cadaab adiga&inta kulasocotaba Adaa diintaadii iibsaday anagu waanu Xijisanynaa Diintayada Suuban inshaa Allaah 👆
Yaad ka hadlaysaa wll ???
Masha AllaH ... OgaanSho.❣👌
Muuqaal muhiim ah omer iishar wlhi nin inabadan ku xidhnaa 6 bilood waxa uu wadaan wax aan udeegayn allah iyo rasuulkiisa ❤🙏
Waa nin shartiisa wata ILAHAY umada haka qabtee. Mahadsanid walal Omar
Teeda kale Somaali waxba kama yaqaano waa dad Yahuuda neceb in lasoo qaado xata magacooda, marka anaga waxaas nagama uu dhadhicin karo sida aan isleeyahay.
Young dajjal
Hh,markaad somalida dhex joogto diinta waad difaacaysa wax kastoo oo diintu leedahy waad sameynsa lkn marka aad tagto yurub waxa lagaa dhaadhicinya feminist & lebaralism culmaani&inay dadku ka yimaaden daanyero,
Xataa ma ogthy waxyaabaha qaar aynu aaminsnhy ilaa iyo maanta inay khalad yihiin,tusaale ahaan oo kle in dumarka laga sameyey laf dhabarta raga,in xataa schooladeena dhamaantood lagu wada dhigto isxaaq new ten iyo alberto aneisten oo hadii la ag dhigo culimadii islaamka ay waxbayhy soo baxayaan,
Dhawr suaalod aan idin weydiyo adiga iyo dadka qoraalkan akhrisan doonaba🙏
1:dunida waa maxay sababta aad u joogtaa?
2:xalkee ayaa laga yimid?
3:xalkee ayaa loo socda?
4:waa maxay sababta aad muslimka u tahay?
5:waa maxay shaqo kheyr wadata oo kugu waajib ah oonan waligay arag qof soomali oo qabanaya shaqadaas?
@@franskafka5913 wara adiga kuuma bagin nio magacaga ka shakiyay inad thy nin diin kale faafinaya hada ma waxad naga dhaadhicin rabtaa inan dumarka adan feertisa laga abuurin dadka suaalo qaab daran bad ku qal qalisan dadkina gaalada la shaqeya lkn alle aya idin jeedo inuu idin qabto waliba qabasho daran sidii fircoon waxba lama ahan ee ka jooji dadka qalqalka ha badsanin cadaab daran maalinta kala saarida xaqa iyo baadilka oo gaalada maalintaas ma heli doonan wax badbaadiya allena ma hanuuniyo qoomka daaliminta ah
@@mohamed_ali50 hh waar wlhay waad iga qozlisey zxpow😂😂
Wax soo baro wllo kadibna reply isoo gal ok soo baroo soo barbaar🙏🙏
@@franskafka5913 Walaal horta inaad Soomali tahay ma hubno, waayo afsomaali dad badan oo ajnabi ayaa bartay. Hase yeeshe haddaad tahay, suaalahan ad soo taxday Jaamacadah Europe iyo USA ayaa dhalinyarada lagaga dhaadhiciyaa, waana waxay ku sheegaan Athiesm.(Inaanu Creator of the universe jirin).
Intaad addunyada ku nooshahay waa arrin madadaalo iyo maaweelo ah, iyo jeebka oo laguu buuxiyo (especially haddaad dad kale soo dabtid) laakin wax Sahay (provisions) umaad qaadinin aakhiro, hubaalna waad DHIMAN
si walba haddaad u dafirtid jiritaanka Rabbi, waa lagu horgayn, dambiga intaa le'eg ma hambaarsanaan karta???
😂😂😂 Ma oga miyaa Somalia 🇸🇴 in laga neceb yahy israiiliyinta hal mar imaw adaa yaabayo kun mar we are Muslim 100% forever 🇮🇱🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😠😠😠😠😠😠😠😠😠🇮🇱👎🇮🇱👎👎👎👎👎👎🇮🇱👎👎👎👎👎👎👎👎🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
7 minute and 2k guulayso wll
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Allahu Akbar Marwalbo wax cusub lee imanayo Wll Ku Sali Nabigen Maxamed Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💖
Salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam salalahu calehu wasalam
masha allah halyey omar ishaar allahku xiftiyo akhii allah dartii bankujecelahay difaac dintaada inta xaqiiqdu kaaga imanayso ha iska jireen muslimiintu cadawgooda talada ustaadkana ha qaateen gaar ahaan somalida
Waxan ahay UA-camr Somali ah , si weeyn ugu xidhna Boga Nas Daily Runti wuxu diyaariya barnaamijyada Aad u qurux badan lkn waxan ka shakiyay Diintisa oo an cadeen taas keentay inaan aad ugu fiirsado fikiradaha u gudbiyo
Mahdsanid Wlky Cumar inshar 🙏🏿🙏🏿
Danta kaliya ee ay somali islam ah ay ka leeyihiin ayad nala socodsiiyay
Thanks omar inshar alle ha ka abaaliyo wll
The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “The sun does not rise over any creation of Allah but that it glorifies Allah, except for devils and fools among the children of Adam.”
Ustaad Cumar inshaar,
Kheyr allaha kusiiyo sidaad tooshka ugu ifisay.
Ninkaan waan dhageysan jiray Lkn Dhagartiisa maanan ogeyn.
شكراً ألف مره يا استاذ عمر انشار.
Ilaahoow naga badbaadi shartiisa 🤲🤲
Mahadsanid walal Omar Inshaar
Waxan sinaxariisleh idinkaga codsanaya in ad Subscribe isartaan qof waliba o Allow darta igu sara allow jirkisa narta ka xure danbigiisa iyo kan walidkii dhaf farxad an dhaman allowsi 🤲🏼 mahadsanid
Khyr soogali waanu kuusaarnee
jazakallaaah ustaad cumar alla haka abaal mariyo dacwada aad umadda usogudbisid
ogaansho wa kanaalka aan ugu jeclahaykanaalada somali wlh.
waxa aha qof muslim ka jaceyl nafatisa diinta islaamka😭😭😭😭😭
Wlh ilaahey dartiis ayankujeclhy Ustaad Cumar Inshaar Allana qeyr haku siiyo runtii waxbadn ayan ka faidey🥰
Saxiix m.a
masha allaha sxb waa ladhacay qabka walala haga muslimka ah ama afsomliaga kudashay aad oga digayso dibinka gaalkan asalkisa islamka aha oo hunguriga ka kaxeyay diintisa iyo isirkisa waxan rajenaya inay qatan wanadad xata haday jiran umalayna mayo inay somali badan ay ku xirnanayso chelankisa waxan kule yahay horay usoco sxb fashinila galada dhagarta ay wadan👍👍
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك ❤️🤲
شكرا لك 👍❤❤❤
Wuxu aamansayahay diin aan jirin nas dialy iska jira wlhayga somaliyeed 😍🙏
Diinta Islamka ayaa lagu qasayaa, yehudi diinta Islamka ayaa ugu daran.
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista.
muse adiga maxa mekwalba kudhigay waa tagersantahay miyaa allow sharkaga naga qabo waba kashakiye
(ولا تشترو بآيات الله ثمنا قليلا) يارب الهدايه
Ogaansho runtii waa UA-cam wax tar iyo faaido badan leh
Mahadsanid Ustaad Omar Inshar.
Ogaansho best Chanel
Sharaf I tahay ustaad Inan mar walibo Ku xirnado kanalkada waxana Ka helay faaido badan Masha Allah, wiil xun carab ah inu diintena sharaftiisa lacag siisto wanka xumahay balse waxan Ku faraxsanahy sida ad uga dhiidhineso inad tahay geesi somaliyed ilahay haku dhawro farintada way naso gaartay mahadsanid
Sxb cilmigaaga Allah kuu barakeeyo Allahna kuxifdiyo. keep up.
masha Allah . wa mowduuc xiligii la rabay imaady ....jazakallahu kheyr
Asc wll CUMAR m.a wllhi barnaamijyadaada ma daawado ilaa aan LIKE saaro
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
I do also like that mr
Masha allaah somaliyey carabta yan la dhayelsanin waa dad khamiska ay dharka kadhigten ku hoos jira yahuud🇸🇴💯🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴💯🇸🇴❤💯🇸🇴💯🇸🇴❤🇸🇴💯🇸🇴❤
malinkaaga an wax badan ka barteey omar we love you bro like 1 kuno somaliyeey
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Alle nagama dhigo kuwo ku dhawaqa hal kalmad oo dhib ku ah falastiin iyo islamka kaleba
Omer inshaar mahadsanid aqonyahan wx badan an ka korodhsaday 😍
Ustaad wxn jeclaan lahaa inaad clip kasoo diyariso Cunsuriyada somalida ay kula kacaan walalahohoda kale ee somaliyed ileen dadka somaliyed badankood maba oga inay cunsirinimo thy kaliya wxy gartaan markay dibidaha imadan👋🏾
That's true wlhi anaba Somali badan igu dhahen somali matihit wayo waxay igu dhahen itobiya aya tahy cajaaib
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista. somali somali kale cunsuriydaynaya. markasay gaalo ka hadlayan ala idin cadaab somaliyay waxay dhibta uga bixi waayen iyadiiba is wada dulmiyaysa
@@xamdanmuse1436 khalaas baatahy wlhi adiga laftigaagu ee dib isugu noqo adoonimadaada ha dhaafin
@@xamdanmuse1436 sxb hadalkii galada baad ku hadashay ee sxb mcn is dabo qabo
إنا لله وإنا إليه راجعون
Wall please waxaas ookale markale haku hadlin wax walbo diinta islaamka oo horseed u.ah qofkii diidana waa kufaar hana soo dhaweysanin qof caasiyay rabigii adiga ku uumay
Sxp waa ra,yi fiican lkn Channelka Ogaansho waxaad mooda inuu quseenba dhacdooyinka somalia iyo taariikhda dhaqanka iyo dalka somalia. Waxa uu uun falaaqeeya wadamada carbeed
Allah ha lacnado Islam naceyb waa fikir kusoo badanaya aduunkaan ya Rabbi na fahansii difaaca diinteena
Islaamnimadu waa nimcad ❤️❤️
Hh,markaad somalida dhex joogto diinta waad difaacaysa wax kastoo oo diintu leedahy waad sameynsa lkn marka aad tagto yurub waxa lagaa dhaadhicinya feminist & lebaralism culmaani&inay dadku ka yimaaden daanyero,
Xataa ma ogthy waxyaabaha qaar aynu aaminsnhy ilaa iyo maanta inay khalad yihiin,tusaale ahaan oo kle in dumarka laga sameyey laf dhabarta raga,in xataa schooladeena dhamaantood lagu wada dhigto isxaaq new ten iyo alberto aneisten oo hadii la ag dhigo culimadii islaamka ay waxbayhy soo baxayaan,
Dhawr suaalod aan idin weydiyo adiga iyo dadka qoraalkan akhrisan doonaba🙏
1:dunida waa maxay sababta aad u joogtaa?
2:xalkee ayaa laga yimid?
3:xalkee ayaa loo socda?
4:waa maxay sababta aad muslimka u tahay?
5:waa maxay shaqo kheyr wadata oo kugu waajib ah oonan waligay arag qof soomali oo qabanaya shaqadaas?
@@franskafka5913 Qodobka shanaad oo ad ku qortay inaadan Arag Soomaali oo khayr samaynayaa.
Dadka Soomaalida maxaa khayrka u diiday? Waa dadka Africanka ugu naxariisto badan, ugu wax bixin badan, taasina waxaa keenay Diinta Islamka oo na Faray inaanu yeelno.
Bal channelkan aanu ku sheekaysanayno oo qura, inta khayr ay na farayso miyaanad u jeedin.
Allaha waaxidka ee xaqa lagu caabudo ee sidan kuu eekaysiiya ka dhawrso, oo ha ka raacin IBLIS iyo ciidankiisa, si aanad berrito ka shallayn arrinkan shaydaaniga
ah. Ummadda Islamkana da'yarteedana qalalaaso iyo beenta darwanism ha u bandhigin.
@@aishaomar2695 wllo still waad i khalad fahansty wllshey qliyey,
Kheyrkaas kuma jeedo in dadka la caawiyo ama dadka loo gargaaro,waanan arkaa somali dad u gargaaraya,lkn anigu kheyrka aan ka hadlayo iyo ka aad ka hadlyso iskum mid maaha,ka aan ka hadlayo waxa weeyi in dadka diinta loogu yeeDho waana inagu waajib waxaynu sidnaa risaaladii nabi mumxamed(csw),qofka aad soo muslimisaa ajar ayaa kuu qoran iyo kheyr,kheyrka aan ka hadlayaa waa kaas qlbiyeey😘😘😘
Masha allah wallken jasakallah.
Dad adiga oo kale ah ayan ubahanahay
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
اللهم آمين
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin 《》《》
"JZK Khayr"
Subxaanallah ilaahay haynaga bad baadiyo dhagartiisa iyo tan kaleba insha Allah,Soomaalidu yey ku kedsoomin intay lacag raadinayana dhagarta ninkaani la doonayo diintooda yey iibsanin insha Allah
Subxanallah laxowla walaaquwati ilaa billahi Allahu mak finiihimm bimashita aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi. 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Encourage Best go forward 🙏
Hore usoo
@@mohammedbaashe1388 🙏🙏🙏🙏
@@hanadsaleeban2965
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
Faallo dadka waxtarta soo qor bilaamacnahaanna jooji
𝙰𝚏 𝚜𝚘𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚐𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝙳𝚑𝚒𝚙𝚊𝚊𝚢𝚘 𝚒𝚕𝚎𝚎𝚗 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚍𝚞 𝙰𝚏 𝚔𝚘𝚘 𝚍𝚒𝚒 𝚠𝚊𝚢 𝙽𝚊𝚌𝚎𝚗 𝚜𝚘𝚘 𝚖𝚊𝚊𝚑𝚊𝚗
𝚆𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚊 𝚡𝚞 𝚖𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚣𝚡𝚙
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
“Nimcadda ugu weyn ee Ilaahay Swt nagu galaday ayaa ah inuu inaga dhigay dad Islaam ah.Ilaahayna islaanimada dabadeed nama fitneeyo .”
Aamin
Saan uso ordaaye walayga so hormaray waligay cmti kama so bixin maanta ugu horeey ayan lahaa, nolow wll dar ilahay ayan ku jclhy video ad ledahay ima dhaafo anon daawan ayan like saaraa hdn busy ahay xta wn ku dawadaa wna qayrka an kga baranay jisakalah qayr islmamka iyo Muslimiinta Allaha cizeeyo galada iyo shirkigana Allaha duleeyo Allahuma aamiin 🤲💉💯😍✊🙏.
Alla ilhow somali badbadi magac views aaka dhumay wan ugubaqa wlh thanks ustad omar ishar 💖💖💖💖
Ogaansho sxb 7 qof ayan mel ku jogna dhmnna ada u daran wxn isku dirirnay igala jeso io anna wn rba wxbd nabareyza wll mhdsnd🥰👋
جزك الله علي نصيحتك اخي كريم
Si fiican ayaad u faah faahisay
Kaliya waxaa la inooga baahanyahay in aynu sii faafino si aan loogo kadsoomin.
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Rabiyaw quluubteena ku sug diinta islamkaa Aamiin , somaalaay yaynaan is dhigan maal waad heli, darajo iyo mansab waad heli jihadaad ku helaysidna waa dariiqa ilaahay yaynaan is dhigan oo isku dhigan duli aawadeed aan xoolahaba dhaamin, xoolahaa caqli dhaamoo cuntadooda raadsada ee kani xooluhuu kaba daran yahay, Suurada acraaf dhamaadka aayada 179
الآءك كل انعام ، بل هم اضل الآءك هم الغافلون (179)
First comant ku dhiigle🤗😂💪
ALLE baa mahad leh in Soomaali ay Ku jiraan adigoo kale , Waxaad tahay QOF soo jeeda damiirkiisu nool yahay dadkiisa wacyi galinaaya ,Waana waqti fitanka ay aad u bateen aadna loogu baahnaa Adigoo kale , الله يكثر امثالك يا عمر استمر الله يوفقك ويجزيك كل خير .
Channels ugu fiican UA-cams somaali
1 ogaansho
2 wabari media
3 rumaani media
4 horifadhi media
5 dadweynaha
Intaas iyo kuwa badan jiro bal intaas ha moogan.
shukran wll qaali ah
Sahanka xogaha ku dar. Mahadsanid walaal.
@@hadarbashirhadarbashir7911 mahsanid
@@axmedyaasiindool3759 mahsanid
Faafiya mawducan waa noo muhiim hadanahy somali san uga taxadrno marin habaabinta diinteena
OMAR INSHAR MAHADDANID WLLO👍❤💋💯
Waa arin waali eh walibo
nacasnimo eh ❗
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
Calamadan micnaheed‼️
@@ruuenteisha8627 micnaheeda waxaa waaye qofka markuu qoraalka dhameeyo calaamadaan ayuu isticmaala ❗
@@ruuenteisha8627 calamada waxa weeye layaab !! Walaal
Adoo mhadzan hady dhacdo inay soomaali aqbasho nala soo socodsii mahadsanid❤
OMAR INSHAAR S
Aaad iyo aad ayaad u mahadsantahay mawduucana HALKA KELMAD Ee Qalbigayga tooska u taabatay runtiina la falgashay Unugyada dareenkayga waa kelmada ah IXTIRAAM DHIIGII RAGII SALAAXUDIIN Mar labaad baan kaaga mahaf celinayaa shaqada aad umada u hayso guulayso
400k hala gaarsiyo inta aysen beshan dhmn
Mahadsanid walaal
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
Waajibkaagii ahaa inaad soo gaarsiiso digniintaas waad gudatay Wll Omar Inshar.
Dhammaan bulshada soomaaliyeed waxaad ka digtoonaataan inaad gashaan bohol u muuqada janno oo kale balse gudaheedu uu yahay Jaxiimo holceysa👍💯
Yahuu somalida waa hunkri raac wlhi ee allow shartisa nakaqabo rabiyow adaa awoode🤲🤲🤲🤲🤲😓😓😓
Allah hakaa abaalmariyo digniinta adag ee aad nasoo gaadhsiisey
Allaha naga haayo shartoda subxanallaah
Ilhy diinteena hnoo adkeeyo qofksta oongagasoduula xgaas wlhy wniskaqabnynaa
Xaqiiiq
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@googaaklo153 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@asmaabintmohamed8429 wl wnkusosaray
@@cabdullahishiine2009 wad mahadsantahay wll jzk kheyr
Diinteena Macan Halagu Fara adaygo Xili Xalad Xun Ah ayan Kujirnaaye Alle Ha idin Xafido Nabigenii Subanaa NNKH scw scw ❤❤♥️♥️♥️🙏
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
فعلا انت مثل لكل الصومالين واهنئك على عملك الهادف وانشالله ستكون سبب بعد الله ان اعمل محتو تثقيفي في
اليوتوب انشالله
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
Jazakallahuqeyr wll
Wlhi Facebook ayuu soo dhigay waan arkay, waan fhmay markiiba
Muxuu yiri 😁
Islam is the way to heaven.
Walkeyga muslimka ahoow SUBSCRIBED igu caawi allaah adi iyo waalidkaa janada ha idin geeyo aamiin
Isaar adna sxb
Yahuud haduu dalkeena imaado isoowaca aan u aaro walalaheeyga falastine
Anaga soomaali ahaan muslim ahaan imaankanaga lama iibsandoono ilaahay ayaan kamagan galnay yuhuud iyo shaydhaan iyo gaalo ilaahayow umadaada muslimiinta ah imaankooda ubalaadhi yaahuu somaaliyeey iska ilaaliya ninkan yuhuudiga ah iyo shaydhaaniintiisa una sii gudbi umada somaaliyeed pzl we love my Region ilaahay ayaan ka magangalnay yaa rabi yaa Rahman alla maxaan jeclaanlahaa masjid al qudus inaan mar uun arko
The first✊🏽
PRANK MATAG KU KALIFEY XUSEEN PEPE |REACTION
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin %%
"JZK Khayr"
@@asmaabintmohamed8429 adna isaar walal
@@emem7877 wad mahadsantahay wll jzk kheyr waana kuusaray hore usoco
Lukac ibnu lukac hadalkii rasuulka ayaan so xasuusty scw
I followed this guy's some month back and admired his video later on have seen some videos which are against him but I thought they're jealous of his intelligence but here im found the truth thanks for your opinion and everything you shared with us may Allah grant us understanding all its scary 😥
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
asc omar inshar wll waligeyba waan kugu xirnaa muda sanado ah inaan wax kaa faa,iido mooyo kuguma khasaarin illahey maskaxda hakuu siyaadiyo halkaas kaga hey sxb mida qof walba oo qaan gaar ah ayay diintu xil ka saaran thy siduu una heysan lahaa uguna faani lahaa alx I am happy to be a muslim alx
Omaroow ninkaan baryahayan fecbokaykuu haystaa anoo waliba like uu isaarnen bejkiisa
سبحانك يا عظيم اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin @
"JZK Khayr"
So educative,keep on doing the good work,we learn alot.
SubhanaAllah
War somaliyey muqalkan hala share gareyo please please do that Ale dartis
Subhnllh ilhy cadowga muslimiinta haka qabto
Somaliyey intii lacag laidiin tuso halaidhiin siro kadigtonada shartu wadho Allaha nagaa qabte
hhh sxb diintaada hayso isna tiisa ha haysto ok haku mashquulina ninkaas
somalidan waad layabaysaa qaar nabiga ilahay caayaya qaar aan tukan salaad qaar qabyaalad walalkood ku xaasidaya inta qof ee la dulmayee laga qaadayo dhul iyo guryo qaar ku dhaqmaya waxan islamku banayn ayad arkaysa oo ku dhagan nin gaal ah idinku dhaqankiina hagaajista. somali somali kale cunsuriydaynaya. markasay gaalo ka hadlayan ala idin cadaab somaliyay waxay dhibta uga bixi waayen iyadiiba is wada dulmiyaysa
Waad arki donta 'CAAQ' somali ah oo la safan.
😂😂😂😂😂😂 illahy nama tuso
Allah name tuso inshallah
😂😂😂😂😂caaq
Doqon futo madow ayaad arki doontaa
Oo lacag doonta qaylinayso