Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

HEESTII BULSHAYAHAY MA NABAD BAA? IYO HASSAN ADAN SAMATAR | LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2021
  • HEESTII BULSHAYAHAY MA NABAD BAA IYO XASAN ADAN SAMATAR OO QORAAL AH
    HEESO QARAAMI
    HEESIHII HORE
    SOMALI MUSIC
    OLD SONGS

КОМЕНТАРІ • 92

  • @kg6987
    @kg6987 2 місяці тому +12

    The greatest Somali Artist of all time

  • @shucaybcabdiraxman9465
    @shucaybcabdiraxman9465 5 місяців тому +16

    What a musician wuu kaga hadliyey wallee. Axsan fanaan xasan adan waa baarka sare ee fanka soomaaliyeed.

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 4 місяці тому +6

    bulsha yahay soomaaliyeed ma nabad baa🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @mohamedhassan4343
    @mohamedhassan4343 2 місяці тому +1

    This national treasury should be honored during their lifetime. We deeply cherish you, Hassan.

  • @user-ul1si8ye4d
    @user-ul1si8ye4d 4 місяці тому +8

    xasan hesiisu makala dhacan lagamana xiso.gooyo aabo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 місяці тому +6

    00:00 Siddii Baraya ROOB ROOB
    00:00 Bidhaan waaga Subaxddii
    00:00 Badda kaaga soo kacay
    00:00 Burco iyo banaan hawd
    00:00 Boosaaso iyo BARRI
    00:00 Berberiyo hargaysiyo
    00:00 Beerihii JAMAAMIYO
    00:00 XAMAR baalaheeddii
    00:00 Meel baad Leh ku onkoday
    00:00 Beryaan kala maqnaynoo
    00:00 Waan Idiin Basaasee
    00:00 Bulsho yahay ma nabad baa
    00:00 Bulsho yahay ma nabad baa
    00:00 Dadkoo Seexday badankii
    00:00 Markaan soo barraarugay
    00:00 Habeenkoo badhkii Tegay
    00:00 Ciidayda BILLAN IYO
    00:00 Beeshaan xasuustaaa
    00:00 Wakhtigaa igu badanoo
    00:00 Bil kolkaan maqnaadaba
    00:00 Sanad buuxa moodaan
    00:00 Dadkii aan ka beermoow
    00:00 Waan idiin basaaaseeee
    00:00 Bulshoyahay ma nabad baa
    00:00 Bulsho yahay ma nabad baa
    00:00 Barrinaye ma barrideen?.
    00:00 Barrinaye Ma Barrideen?.

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 місяці тому +1

      the baste hees samatar Lagend bulshayahey manadbaa

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 4 місяці тому

      @@abdilatifaxmad2621 Yes
      It's peaceful society

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 4 місяці тому +3

    Viva soomaaliya 🎉❤🎉❤🎉❤ cadowgeena habjabo😊

  • @abshirabdirizak8579
    @abshirabdirizak8579 3 місяці тому +17

    What wonderful Tempo and Music amazing 👏 who is listening 🎶 2024

    • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
      @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 3 місяці тому +5

      Me sxb hada ayeey igu socota aniga iyo sxbtey oo Isla jokna bashal wcn❤

    • @abdirahmanisack9425
      @abdirahmanisack9425 3 місяці тому +3

      Anigaba Sxb Hda ayey ii baxaysaaaa 00:30 Meshan Jawi iskaga qaadanaa Anoo keli ah, Adi io dumashi bashal wacan Sxb guuleysta ❤🎉

    • @abshirhirsi5187
      @abshirhirsi5187 3 місяці тому

      Dhagaysi wacan 2024, dhamaanteen inta ehelkood ka fog Allaha nabad haysugu geeyo.

  • @MahmoodM-pc8pn
    @MahmoodM-pc8pn 10 місяців тому +4

    Axsan Erayo, cod, laxan, iyo music. Wakaa fannaan!!!
    Kuma iloobin Cabsalaam jimmy faradahab!!!

  • @abdinasirmohamed4931
    @abdinasirmohamed4931 8 місяців тому +12

    01/11/2023 malin jicmo ah wixi iga dambeeyo wan idin salamey❤

  • @mustafaanouriye6793
    @mustafaanouriye6793 День тому

    ❤fanaan ay heesihiisu xul yihiin ❤❤waa Xassan adan

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 8 місяців тому +15

    Wxan xasuusta Malinki uu legendka Fanka kabaxay 28/11/2023❤
    Illahay haudambidhafo

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 місяці тому +2

      the big man samatar Lagend big man Lagend in the Lagend samatar fanaan somaliyeed

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 місяці тому

      the baste hees xassan aden samatar

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 19 днів тому

      Markuu waqtigiisii dhaneeystay ayuu is yiri intaan malagii nafta qaadi lahaa uu iman istiqfaarta baddo😂😂😂😂. Sheeko Xasanow ama weynow ama yaroow xibsaab baa naga horeeysa. Alxamdulilaah qaatil ma aha fanaanku.

  • @user-qi9sm4le2b
    @user-qi9sm4le2b День тому +1

    Rer hargaso wan idin jeclahay mar wan iman dona hadi an cibri helo burcoy berkan ka ogsonahay from gado

  • @bisharjama8864
    @bisharjama8864 10 місяців тому +7

    erayadii abwan cali jaamac boqore

    • @rashkaosma7791
      @rashkaosma7791 5 місяців тому

      Baanale ayaa tahee umada beenta kada erayada waa erayadii maxamed cali kaariye

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 місяці тому

      the baste hees samatar Lagend

  • @user-vu6rk6nz5s
    @user-vu6rk6nz5s 22 дні тому +1

    Aabaha fanka somaliyeed somaliyeed

  • @daarali
    @daarali Рік тому +8

    Two legend
    Xasan baashe iyo cabdisalan Jimmy

  • @YahyeJimale
    @YahyeJimale 4 місяці тому +4

    Bil kol kaan maqnaadaba
    Sanad buuxa moodaa subax Ciid ah

  • @gabrielrigha
    @gabrielrigha 22 дні тому +1

    ❤❤🎉 wonderful 😊

  • @MaxamedFarax-ey4xs
    @MaxamedFarax-ey4xs 7 місяців тому +5

    Cod macaana😢

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 5 днів тому

    Stil listening 🤩

  • @user-ul1si8ye4d
    @user-ul1si8ye4d 4 місяці тому +2

    William tumayaa waawiilkii faraway lagagubtay music.jiimi

  • @AbwaanHido
    @AbwaanHido 17 днів тому

    Alah waan idiin basaasay reer burco❤❤❤

  • @cabdallazubeyr4637
    @cabdallazubeyr4637 Місяць тому +4

    Bil kolkaan maqnaadaba Sanad Buuxa mooda Wan idin Basaasee Bulshadeydi BoQorToyada Somaliland Gaar ahaan Asxbteyda Reer Hargaisa Ma Nabadbaa From Kismayo idinkaso Salaamaya 2024/07/02

  • @sulubjufa1250
    @sulubjufa1250 Рік тому +4

    Eesh calaa xigmad

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 3 місяці тому +3

    Somalia is one, we saw you from Djibouti trying to divide somalia into tribes and pieces, but Somalia is One, Long live to Somalia, i hope one day, Djibouti will also be an Somalia region, like Hamar and Hargeysa, just build educations please, love you

  • @AbdiweliaAbdicasiis
    @AbdiweliaAbdicasiis 12 днів тому

    7/8/2024 saacadu 4:43. Galab. Way igu socotaa

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 9 місяців тому +2

    MUCJIZADA MUSICA C.SALAAN JIMMY AND ADEER HASSAN ADEN SAMATAR 🎶💯🎵❤️

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 місяці тому

      the baste hees samatar Lagend bulshay manabadbaa jvvjva in

  • @user-fq5ri7qe7q
    @user-fq5ri7qe7q Місяць тому

    abwaan samatar masha allaha kusoco ❤❤❤❤

  • @azizcayuuni1709
    @azizcayuuni1709 2 роки тому +15

    What a hit! 🔥

  • @MohaKadare
    @MohaKadare 2 місяці тому +1

    Waxan camal meysameyn karan muusigii cslaan jemmy

  • @maxamuudshiinexuseen7366
    @maxamuudshiinexuseen7366 Місяць тому

    Daa,uud cali maslax yaa music tumay🫡

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Місяць тому

      Heesta waa mar hore saan dareema

    • @Uvbnn
      @Uvbnn 16 днів тому

      Hestani waxay kujirta albumki Qalanjo ee sobaxay 1997 waxana musiga tumay Abdisalaan Jimmy

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar5243 3 місяці тому +2

    Waxaan hees waa dhaaftay

  • @asadaden
    @asadaden Місяць тому

    Best Somali Song of all times

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Місяць тому

    Boqorkii codka xasan aadan samatar 😊

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому

    Amazing 😻

  • @user-nr9mu9od5f
    @user-nr9mu9od5f 4 місяці тому +1

    War ma Nabad baaa 20 April 2024🤍✋

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 4 місяці тому +1

    Bulshahay ma nabad

  • @abdirahmanmohamed5576
    @abdirahmanmohamed5576 3 місяці тому

    Cabdisalaam jimmy 🙏 fara dahable

  • @AmiinCabdi-yh1xd
    @AmiinCabdi-yh1xd 2 місяці тому

    Abwaan xasan sh muumiin

  • @libanhassan510
    @libanhassan510 7 місяців тому +1

    Xesonow aden samatar

  • @UpdinasirJimcale
    @UpdinasirJimcale Місяць тому

    Waan idin basaasee maxa lagawadaa😮

  • @zirawale6983
    @zirawale6983 Місяць тому

    reer commentiyoow ma nabad baa

  • @user-ny9tv7il1q
    @user-ny9tv7il1q Рік тому +1

    adaaleh

  • @AbwaanHido
    @AbwaanHido 17 днів тому

    ❤❤

  • @abdirizakmohamed2054
    @abdirizakmohamed2054 7 місяців тому +2

    Waan idin baasaase ifahansiyaa asxabey

    • @hamzamohammed7814
      @hamzamohammed7814 7 місяців тому +1

      Waan idin khiyaamay camal

    • @libanhassan510
      @libanhassan510 7 місяців тому

      Uxiisid weeye.

    • @umeahmed7659
      @umeahmed7659 5 місяців тому

      WAN IDIN XIISAY WEYE

    • @abdijabarteno
      @abdijabarteno 4 місяці тому

      I've snitched on you. I've spied on you. [And then he continued saying], my community, you safe? ​@@hamzamohammed7814

    • @sacadnokia7401
      @sacadnokia7401 2 місяці тому

      Wan idiin boholyoobay ama Wan iidin xiiisay

  • @maxamedxuseen3754
    @maxamedxuseen3754 Місяць тому

    2:58

  • @SaadaqAhmed-zh1tq
    @SaadaqAhmed-zh1tq 11 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @korneelayuub6100
    @korneelayuub6100 2 місяці тому

    2024 my 25

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 8 місяців тому +3

    Xsn

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko 2 місяці тому

    5:06

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko 3 місяці тому

    2:03

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g 2 місяці тому

    asc

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 5 місяців тому +1

    🎸🎸🎻🎻🎤❤💯💯👍 2024/2/22🎻🎸🎻🎸🎻1:35❤🎤❤🎤🎸🎸

  • @sobbesobbe2162
    @sobbesobbe2162 6 місяців тому +1

    Ishcala 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ny9tv7il1q
    @user-ny9tv7il1q Рік тому +1

    nadan

  • @AxmedYare-bs6oz
    @AxmedYare-bs6oz 3 місяці тому

    kkkkkk

  • @MaxamedXaafin
    @MaxamedXaafin 3 місяці тому

    Docankxajaba

  • @user-ql1tt7to8d
    @user-ql1tt7to8d 6 місяців тому +1

    Mlnl😂😂😂 😂

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko Місяць тому

    2:24

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko 3 місяці тому

    2:24