XASAN AADAN SAMATAR - MA HAYO LYRICS | KUWA LOOGU MAGACDARAY, HEES CALAACAL QARAAMI AH, SOMALI MUSIC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2021
  • Xasan Aadan Samatar - Ma Hayo Mana Sugaayo | Heesaha Hirgalay, Heesta Mahayo, ayaa la sheegay in ay ku timid jacayl ba'an uu Abwaan Maxamed Cali Kaariye u qaaday Fanaanadii soomaaliyeed ee Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal. Samatar Kuwa Loogu Magac Daray, Waxa lagu sheegaa in uu abwaanku ula jeeday Sadexda "Hassan Aadan Samatar, Hassan Diirye iyo Hassan Garaad" oo kala ahaa Fanaan, Muusigiste iyo Laxamiste. waxay ka mid tahay heesaha ugu caansan geyuga Soomaalida, heesaha hasan aadan, samatar hees calaacal ah, Waa hees Qaraami jaceyl ah, Waa Mid ka mid ah heesaha fanaanka hasan adan samatar ugu caansan, hees macaan, waa heesihii hore.
    kala soco chanalkaan heesaha samatar qaraami ah, iyo xasan adan samatar heeso cusub iyo heeso samatar kaban ah iyo samatar hees jcayl ah, abwaan gaariye.
    ❤️ Follow [Heesaha Hirgalay]
    ------------------------------------------------------------------
    / heesahahirgalay
    / heesahahirgalay
    / heesahahirgalay
    / @heesahahirgalay
    ------------------------------------------------------------------
    Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan iyo Heeso aad u macaan, somali music lyrics, somali songs lyrics, somali music Abdisalan jimmy, music Abdisalan Jimmy, abdisalam jimy, abwaan gaariye, heesaha gaariye.
    ➤ CHANNEL PLAYLISTS:
    ---------------------------------------------------------
    🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
    ➤ • Video
    🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
    ➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
    🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
    ➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
    🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
    ➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
    🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
    ➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
    🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
    ➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
    🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
    ➤ • Video
    🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
    ➤ • Video
    ---------------------------------------------------------
    Fadlan subscribe saar chanalka:
    / @heesahahirgalay
    • CODSI:
    --------------------------------------------------------------------------------------
    ➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. hahadsanid.
    ➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
    ➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrcs) ay kuula muuqdaan midho aan saxneeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag miraha aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
    ➜ Hadii aad uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah, iwm, fadlan wixii cabasho ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) codsigaaga, anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
    ➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscribe ahayn aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamada gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka aan soo gelino muuqaal kasta oo cusub. Mahadsanid.
    --------------------------------------------------------------------------------------
    #HeesahaHirgalay #Samatar #Mahayo #SomaliMusic

КОМЕНТАРІ • 57

  • @HeesahaHirgalay
    @HeesahaHirgalay  3 роки тому +17

    Walaalayaal idinkoo mahadsantan Taageera channelka ❤️👏🙏
    Heeso Qaraamiga Halkan Ka Daawo:
    ua-cam.com/play/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08.html

  • @yaxyexuseen-sz8gi
    @yaxyexuseen-sz8gi 9 місяців тому +10

    Heestan waxan ku safri jiray anigo wada gadhi truck hargeisa to lascanod❤lkn manta waxa ka dhex aloosan nacayb alhayow colaada naga dami😢🤲

    • @faisalmohamed7125
      @faisalmohamed7125 Місяць тому +1

      Amiin indr meelna lama kala tagayo Waa iska dhamaan doonta.

    • @adnanhusein1437
      @adnanhusein1437 24 дні тому

      Haa wllkay allh ciladaha haynogu badalo nabad

  • @FardawsoCali-s1z
    @FardawsoCali-s1z 4 дні тому

    legand wa legand samatar dhageyso ama tubeec ama Ahmed ali cigal jacehlka Neha Mohamed said bk❤❤❤❤❤

  • @mohamedbarre9061
    @mohamedbarre9061 Місяць тому +2

    Heestan wax aan dhagaysanaya amigo daqiiqado ka hor, Akhrinayey buugi fan iyo fanaan Markan UA-cam so noqday si aan u dhageysto iyado sheekada fanaanka haysatay aniga I haysto 😢 16/07/2024______10/01/1446 hijiriyada 😢😢😢

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Місяць тому +3

    Erayadii Mohamed Ali Kaariye ❤️

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Місяць тому +2

    Abwaan dhakhtarkii jacaylka abwaan maxamad cali kaariye

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 7 місяців тому +3

    Heeskan hadeer baan dhagaysanayaa Anigoo dul fadhiya Buuga FAN IYO FANAAN oo qisada heesta aan ka dheehanayo
    Dhagaha aan ka maalee,
    Marka aan Ilaawaba
    Wax isoo mir kiciyoon
    Maqlo waayi maayee😢❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 9 місяців тому +6

    Waawareey isma laheyn adoo ubaahanaa heestan soo raadin doontaa abid🤷‍♀️aar see iyeeshay cishqiyoow🙆‍♀️🫀🫀🫀🫀🫀🤣🤣🤣mashaqo waa tanoo kale🌐 mahayoo mana sugaayoo iimana hee...... yaahuu yaahuu🤦‍♀️💉🩸😧
    Thu♡10:02p.m,26/oct/2023 hyrda,hindiya💓🌍🌎🌏

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +6

    Ilmo moge u qaday heskan wa lagu siray xasan bashi

    • @HeesahaHirgalay
      @HeesahaHirgalay  3 роки тому

      Waa macquul, Mahadsanid ❤️👏

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 3 роки тому +2

      Umuu qaadin ilma mooge ee heestu qisadii jacayl ee abwaan kaariye iyo shankaroon ayey ku saabsan tahay sida uu kaga waramay mulaxamaystaha weyn ee heestana laxanka saaray xasan sabriye afrax(xasan_giraydh) ka baadha UA-camka iyadoo faahfaahsan ayaad ka helaysaane

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому

      @@cabdiqaadirayaanle8382 wax fahan ilma mooge weeyi kuwa lagu magac darey waayo ma isku magac ayeey ahaayen

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 2 роки тому +1

      @@caashaqalbi372 waa sheekadii suuqa wll taasiye dhagayso mulaxamaystaha heestan laxanka saaray ujeedada heestu ku timi iyo halkay ahayd cidii goob jooga ahayd iyo wakhtigii la sameeyeyba isagaa sharaxayee

    • @mahadabdi4870
      @mahadabdi4870 2 роки тому +1

      isaqu waxkasta way sheegtan khaniisiinta qomuluudka xataa waa anaga ayay ku dhahayaan waa khaimiin

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 Рік тому +1

    Heestan waxa sameeyay maxamed Cali kaariye, waana hees jacayl ah, dadka leh waxa loo qaaday ilma mooge Waxaana sameeyay Hadraawi waa dad aan taarikhda heesta garanayn iyo micnaheeda iyo humaaga heestaba.

    • @wiilkiiqaramiga7343
      @wiilkiiqaramiga7343 11 місяців тому +1

      Sxp mar waxaad ledahay waxa kaariye marna waxa ledahay wxa sameyey hadraawi sxp heestan wxa sameyey abwaan kaariye sidaa qoralka hore usooqortay ku adkeeso masuul

    • @abdallemohamoud7880
      @abdallemohamoud7880 4 місяці тому +1

      Heeskan kaariya ayaa leh , lkn dadku dhan kale bay la qabta

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Місяць тому

      Heesta aabihii jacaylka abwaan kaariye iska leh

  • @elmijabane1247
    @elmijabane1247 20 днів тому

    Kuwa xasan kaxun fankiisa baa meel kale u fasiray

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad5579 8 місяців тому +3

    Mahayo mana sugaye yaaa ila dawana 2023 30,11

  • @axmedodowaa
    @axmedodowaa Місяць тому

    Maxamed cali kaariye waana bahdilaad xasan adan loosameeyey

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 місяців тому +6

    #Page1
    Kuwa Loogu magac darayee
    Muuqa aan la kala garan
    Caku muhashadoodiyoh
    Heesa macaan iyo Musigiyo
    Codkaa i dilay
    Dhegaha aan ka maalee
    Marka aan ilaawaba
    Wax isoo mir kiciyoon
    Maqla waayi maayee
    Ma hayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Maskaxdiyo qalbiga
    Uga miir mayaa?.
    #Page2
    Kalgacalkan igu mudanee
    Maal hadii aan siiyoo
    Oon macawis iyo shaal
    Dhar ku muunadeeyoon
    Maamuu u sooroo
    Oo aan u mahad naqo
    Markaan soco iraahdo
    Tolow ma iga tagayaa?
    Tolow ma iga tegayaa?.
    Ma hayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Cishqigu maskaxdiyo
    Qalbiga uga miirmayaa?.
    #Page3
    Mawdka waad ku samirtaaye
    Maya-da waad ku dheregtaa
    Murankuna sed weeyee
    Isha milicsigeediyo
    Maalin- aragna waa dane
    Mashaqo waa tanoo kale
    IYo murugo ciilkeed
    Ruuxii meel fog kaa jira
    Uu maanku raaccee!
    #Chorus-#Chorus.
    Mahayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Cishqigu maskaxdiyo
    Qalbiga uga miirmayaa?.
    Uga miirmayaa?.
    ================END.
    Erayada Abwaankii Jacaylka
    Mohamed Ali Kaariye AHUN
    Laxanka Hassan Garayt AHUN
    Codkii Hassan Aadan Samatar

  • @afraxhd348
    @afraxhd348 9 місяців тому

    Mashaqo waa tanoo kle io murugo ciilkeed uumaanku racee💔aaar jeceylaa thus/oct/2023 city of somalia🇸🇴

  • @heikal-bille
    @heikal-bille 2 роки тому +1

    Wale ilma mooge caadi mahan heestan hassan adan samatar waalagu gaaday malaha si aan caadi ahayn bay iskugu amaanen xariifkan firimbi dhawaqisa uusan aqoon ayuu la istaagey tagerihii ina samatarna hadayba arkeen ninkay tagersanayeen oo dhigiisa tartanka kuwada jireen ku amaanaya heestii loogu kalakicinayay sida qabyaladeysan si aan loogu fahmin falooobna unoqon heesta ayaa isaga sabab u noqday in ay u gadmaan miraha, lkn waxaan aamin sanahay haduu fahmi laha ujeedada heesta in uusan ku luuqadaysen waan jeclahay fananka somaliyed hassan adan samatar

    • @mohamedabdirahman144
      @mohamedabdirahman144 Рік тому

      ua-cam.com/video/rKfVmllP7RE/v-deo.html qisada heesta halkaan ka daawo walal

    • @mohamedbashierosoble113
      @mohamedbashierosoble113 11 місяців тому

      Waa been heestaan ilmo mooge looms qaadin, ee beenta dhaafa

    • @afgaradmediaproduction3569
      @afgaradmediaproduction3569 9 місяців тому

      Subxannaallah ilaa hada ma beenta ayaad ku dhagan tahay abwaankii laxameyay soo daawo Abdikariin jiir AUN

  • @kingqasaaye9861
    @kingqasaaye9861 5 місяців тому +3

    H3stan waa pahdilad only legend undrestand

    • @user-cb1ws5xs9y
      @user-cb1ws5xs9y 3 місяці тому

      Fanka cida u talisa la iskama indho tiri karo

    • @kamsuma91ibra2
      @kamsuma91ibra2 3 місяці тому

      Ma ahan so daawo abwan ilka case o hestan ka shekenaya bro

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 місяці тому

    2024 axd jun 16 Eed weyn ey
    Eedaan mubarak as xaabo mar qaan
    Taqabbal allahu minna wa minkum

  • @hear42
    @hear42 Рік тому +2

    Kuwa loogu magac darayee muuq aan la kala garan (ilma mooge liibaan)

  • @CumarCqadir-vn2js
    @CumarCqadir-vn2js Місяць тому

    Mahad sanid xasanow❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mocowofficial4951
    @mocowofficial4951 Рік тому +1

    On 2023/1/9 after if you here hit like😍😍🙏

  • @AbdirahmanAwaare
    @AbdirahmanAwaare 7 місяців тому

    way way

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 Місяць тому +1

    Markan ilawaba wax iso markiciyo maql0 wayi maye qof hesaya ayay ka hadlaysa dadkan leh hebel waraysigisa dawo ader ninku muwaxu odhanaya ninka aya lola jeday dadkan aqliga ka waasan war ninkan waa lagu raxaysty musica iyo codka idilay adba fasiro aqliga mad ka wasan tiihin ninkan waa lagaday fankuna barigii hore sarbeeb aya la isticimali jiray lakin xasan adan cod wuulaha wallhy lakin waa lagaday ninka odayga 😂 sorry

  • @cabdifataaxmaxamed4344
    @cabdifataaxmaxamed4344 Рік тому

    WAA BEEN IMA MOOGE X

  • @Gayraqaan
    @Gayraqaan 10 місяців тому

    What a song

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 роки тому +1

    Ilma mooge ayaa loo qaadey heestan

    • @afgaradmediaproduction3569
      @afgaradmediaproduction3569 9 місяців тому +1

      Waa sheeko been ah heestu waa jcl soo daawo ninkii laxameyay AUN Abdikariin jiir oo shekeyay qisada hesta

    • @nadiifohassan
      @nadiifohassan 9 місяців тому

      Taariikhda wax kabarta

  • @user-tu8du4fg9c
    @user-tu8du4fg9c 6 місяців тому

    17/02/2024

  • @user-nd7rg5xe9f
    @user-nd7rg5xe9f 8 місяців тому

    Odayga heestan waa lagu siray 😂kuwa. Loogu magac daray muuqana aan lakala garan waa
    Maxamed mooge liiban
    Iyo maxamed tubeec
    Iyo axmed mooge😂

    • @calimuxidin9765
      @calimuxidin9765 8 місяців тому

      Adeer yaan beentaas laguu sheegin. Heestaan Shankaroon Axmed Sagal ayaa loo sameeye, waxa ayna ka mid tahay heesaha silsilada ah ee kusoo baxay jacaylkii Maxamed Cali Kaariye uu u qaaday Shankaroon. Asaga oo kasoo baxay suuliga ayuu arkay Sahra Axmed oo sii jeeda markaas ayuu shankaroon moodaaye noqose weyday. Kolkaas ayey kasoo maaxatay heestaan kuwa loogu magac daray( Shankaroon Axmed iyo Sahra Axmed).
      Tankale, reer mooge, inkasta oo ay fanaaniin heerkoodu sareeye ahaayeen, hadane heerka xasan Aaden magaarsiisna aragtideyda
      Mahadsanid

    • @ahmedelmi-assoweh
      @ahmedelmi-assoweh 7 місяців тому

      Mayaa

    • @nadiifohassan
      @nadiifohassan 5 місяців тому

      Tariikhda heesta dib ubaar walaal waa jaceelkii abwaan kaariye iyo shankaroon

    • @ahmedelmi-assoweh
      @ahmedelmi-assoweh 4 місяці тому

      @@nadiifohassan waa sida aad qortay

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 6 місяців тому

    (Wcb)2-viking-ppe24/25 ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Iley??????❤📈🏺🏺🏺📊📊📊📊📊📊📊🗺️🗺️🪅????🪅🪅/Ku.kaliyeyso?aragti+muhiima.ujeelan+yihiin