SABABAHA KEENA KORKAADA INUU KUL KABAXO, WAXA JIRKAADA KAMAQAN IYO DARYEELKA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 тра 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 31

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +3

    Manshaallah nacimo thanks walalo

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 2 місяці тому +3

    Abayo wa dadaaasah lakin somalida inta wax faideesane yar

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 місяці тому +1

    Masha allha shukarn abayo

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 2 місяці тому +1

    Masha

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 2 місяці тому +1

    Asc Sister Masha Allaha Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunXasan-ks8rv
    @FartunXasan-ks8rv 2 місяці тому +1

    masha allaaah❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 2 місяці тому +1

    Masha Allah
    Illahay ha kaa abaal mariyo walaashay❤❤

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 2 місяці тому +1

    Haah waalabuxin walaashay horeusoco❤❤❤

  • @souadyacin9710
    @souadyacin9710 2 місяці тому +1

    Masha Allah Naima, waxaad soo galisaa muuqaalo aan kala dhicin. Barakallahu fiik!

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 місяці тому +1

    Waxan ahay qofki kowaad oo komanti soqoro MashAllah

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Maria xalay anigoo hurdo ihaayso ayaan soo geliyay, qofkii uhoreeyay ayaad eheed sax!

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 2 місяці тому

      @@adigaisahaaw ❤❤❤❤

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 2 місяці тому +1

    Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo jizaaka laahu khayr 👌👌👌👌👌👌👌👆🏻👆🏻👆🏻👆🏻👆🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Mahadsanid jazaakaAllaah qeer!

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 2 місяці тому

    Wlhi south africa ku arkay hal cudur la daaweeya labo cudur ma sheegi kartid lkn east africa somalia kenya ethoipia 10 cudur sheegwyneysa dhowr daaqo lagu so qora waxaa moodna in cudurada dhan daawo utahay

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 2 місяці тому +1

    Scww walaashay waa cusbahay

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Walaal waan kusoo dhaweeynayaa!

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 2 місяці тому +1

    Mashlaaah naciimo moxoga faaidadiisa kaso hadal

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому

      Najma hadda kahor ayaan kasoo hadlay!

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 2 місяці тому

      @@adigaisahaaw abayo wan wayey bataati macaanka le arkay channel ugu so hadshay

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 місяці тому +1

    Wcs Nimco Kaabo sodhowoow

  • @maxamedyusuf5679
    @maxamedyusuf5679 2 місяці тому +1

    Asc wll naima bocor cade ksoo hadal

  • @user-qt9vx9ei8j
    @user-qt9vx9ei8j 2 місяці тому +1

    Nacimo abayo kaso hadal centrum women

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 місяці тому +1

    Walashey Nimco suaal ayaan qaba waxaan qaata VitiminB kombleks waxa kuqoran 1 kaqaado hadan labo kadhigo kawaran waana sodhegeystay casharadad kabixisay xooga nerfaha ixanuuna

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Waxaan ku dhihi lahaa intaad 2kaqaadan leheed waxaa ka fiican inaad gooni ugu soo darsato b5 b6 iyo kii aad heeysatay isla cuntid!

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 2 місяці тому

      @@adigaisahaaw MashAllah mahadsanid walashey