Adiga markan ku bartay mcnto ayan waxan gala hagba mansha Allah tabarakallah wan kujira Allxamdulilah rabil calamin waa mahadsan tahya Thanks my sister ❤❤❤
Anaga kaafaidaysanayna wllo oo wali dhalin yaro ah ilmihi kobad dhalay oo 1sano layqaba 😊20sando dambe hadan nolafo guryo dhisan awladayda ay igadhaxlan insha alaah oo adunka tagtay oo xajiyad maka madina kasolaba noqota noqota wa dream an rabo inan xaqijiyi naagaha le rag naguduraysay iyago kala cawlan aya lalagursada siday nin uhayso hadhow guri an kuqadayn aya awladeeda uqada na nin laydin ku dirimaye awladan ad sida bisas ka udhalaysan um ba laydin leyahay mustaqbal usamaystay wlo malaha waxa diidaya raga hanagudirina le malaga wa farax magac dumar samaystay ilel gabar awladada meel wax udhig laleyahay may gubateene war wixi hada gursadow chance wayn aya banan 😂❤
Waa runtaa mcnto wan baraney dhaqaalaha muhiimadiisu marka hore waxna meel dhigan jirin lacagteydana si fiican ma ugu noolaan jirin hada nolol qorsheysan oo rajo fiican leh ayn ku noolahay masha,allah ruumiyeey 1sano iyo bar ayn ku aqaanaa 5sano ayaa leey qabaa hadaan 5taas Sano ku aqoon laha boos ayn lahaan lahaa laakn hadaan dadaalaa
Wlhi qaali sanadkii iigu horaysay sidhaba u xisaabtamay waana sanadkii iigu horaysay een ku fakaray inaan dhaqaale sameeyo
Waxanan kunoolahay hargeisa
Number one raashinka guriga nidaamiyay khyr alle haku siiyo waxan kaa faaiday inaan warqad kuqoro waxa umihiima markii hore tukaanka saa u eegi jiray 200 dolar ayaan kusoo adeegi jiray bilkasta dayn ayaa iraaci jirtay hadana bishoon dhamaan ayaan kulaban jiray waalaygu qorijiray
Wayo income wa mid fixed ah oon waxba ku saayidayn lkin hadii adeega wax ku saayidaan waa dayn uuun wlhi daynkii iraacay ayaan 10$ bishii uraaciyaa imika 140 ayaan kuso adeegaa hadana waxba igama maqna alx
Hagbad ayaan galay
Hooyaday ayaan bishan dahab yar ugadayaa insha allh
Mnsha allh wll
Mashaallah mashaallah ❤ ❤
Mansha Allah tabarakallah qali dumar ruumi sharaf waxbadan ayan aniga faiday 2023 hoyo mcn iyo wlkay ayan xarmka geyay insha Allah 2024 waxa isocda riyadii labad wan kulaso wadag insha Allah
Mashaalah, wa arin wanagsan ilaahay haku barakeeyo hana ku saido marwalba aad joogtit inshaalah guul adunyo iyo mid akhiro kurajeenaya😊
Adiga markan ku bartay mcnto ayan waxan gala hagba mansha Allah tabarakallah wan kujira Allxamdulilah rabil calamin waa mahadsan tahya Thanks my sister ❤❤❤
Anaga kaafaidaysanayna wllo oo wali dhalin yaro ah ilmihi kobad dhalay oo 1sano layqaba 😊20sando dambe hadan nolafo guryo dhisan awladayda ay igadhaxlan insha alaah oo adunka tagtay oo xajiyad maka madina kasolaba noqota noqota wa dream an rabo inan xaqijiyi naagaha le rag naguduraysay iyago kala cawlan aya lalagursada siday nin uhayso hadhow guri an kuqadayn aya awladeeda uqada na nin laydin ku dirimaye awladan ad sida bisas ka udhalaysan um ba laydin leyahay mustaqbal usamaystay wlo malaha waxa diidaya raga hanagudirina le malaga wa farax magac dumar samaystay ilel gabar awladada meel wax udhig laleyahay may gubateene war wixi hada gursadow chance wayn aya banan 😂❤
I love lacag sanadahaan ayadoo xalaalaa oo baraka leh rabbiyow nasii Aamiin.
Maashaa allaah runtii barnaamijkan Wan kahelay wanna kuxiranahay 6sano Ayan kunoolahay qurbaha sanatkan ayaa sevin sameeyey illaahey Haku barakeeyo xabiibti
mansAllah tabarkaAllah thanks my sister 🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allah tabarakallah halkan kawad quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤
Thanks. Qaali
Mashaallah ruumi wan uxiisay barnaamijka dhaqaalaha mahadsanid❤❤❤🎉
Msha allh runti rumiyey walhi wan ku faaiday alle Haku barakeyo abaalkak alle jano haka dhigo
Maasha Alah dhaqaalo meel la dhigto waa muhiim Aniga qurbo ayaan joogaa Hooyo single mother ayaan ahay waan shaqeeysyaa Alx aroos dirac kuma mashquulo oo waxaan meel dhigtaa qeyb aan shaqeysto ceyr ma qaato Alx guri wadankii ka gatay nafteyda waan ka dhoolahay gabdho saaxiibadey ah walaalahay lacagtooda waxaa qaribay dirac aroos har Iyo habeen la taagan yahay burukiyeer make up qashin waxna ma heystaan dirac markaan 500 boqol ka bixinaayo oonan dib dambe u xiraneyn maxaa ii geeyay ajar kama helaayo inaan badhi Iyo aroos aado maan gurigeyga Iyo nafteyda ku qurux sado meel dhigto ama sadaqeysto wadankii dadka jiro siiyo
Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo sax ❤❤❤❤
Masha allah waxa tahay hooyo karti leh ❤
@@UmasalmanUmasalman JazakaAlah adigana ❤️❤️💋
@@faadumohassan4231 thanks Ilaahay ha ku xifdiyo ❤️❤️
Maasha Allah mahadsanid mcnto waa igu socotaa dhiiri galintaada ❤
Masha allah
Mansha Allah❤❤❤❤❤
Maasha allaah abaayo waxbadan ayaan kaa bartay horay usoco xabiibiti il xun kuma arakto iyo inta uurka kaa neceb ❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshallaah ❤❤
Mashaalah barakallah walasha rumi.
Waku salami sifecan aayan kula soocda wax aan fahamsaneen ayad nafahamsisay wad kumahadsantahay marwalba.
10 sano rer lahay waxna mel madhigan jirin yaa wwx ishegaa he deyn warkeda day lkn sanadkan il ifuranty dhaqalihi fahmay
ManshaAllah
Mashalaah tabarak
Aniga saad ulahayd lacag hala sevgarayso darte baan shaqo u bilabay😂😂😂😂
Masha Allah xppty rumi Mahadsanid ❤
Waxaan biil u qataa 700 boqol boqol gabadha shaqalaha ah leh 300 boqol Mel dhigtaa 50 wixii Soo bodo ah u dhigaa 250 biil ka dhigtaa alxm 4 sano 12 Kun haystaa alxm Garoowe deganahay
Mashllh abyo 250 ma raashin macal biilka reerkaa
Fariid
@@Ikraan12fariid
Mashallah, fariid
Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo ❤❤❤
Abayo rumiyey anigo africa joga ayn haayad raba inan noqdo waxna mahaysto shilinki meel dhigi laha familka siya ...ganacsi halmar ahna waxn ugafura maheysto maxa talo ah ❤
thanks wll❤
Masha allah had ayn kulaso qabsaday deynka la igu leyahayne madaxaga ayu kaweynyaha walalo iga daba gey dhaqalaha wan ku duceynayaaye
❤❤❤
Machaala
Dhaqalahaba markan ku bartanba barte ❤
Masha Allah allah hkuxafido
Masha allaah hambalyo hambalyo
Mansh allh poqorada 😊❤❤❤❤🎉🎉
Asc xappti ruumi shukran❤
❤
Qurbana majogno ilahy hanasiiyo mid anxor unahy
Walaley sidaas haw hadlin nin iyo naag isku income maaha nin haduu maanta 1000 dolr ku shaqeynaayo wey uxisaabsan yhiin wuxuuna ku siinayaa 300 ama 400 baahidii gurigana aad ayay ubadan tahy marka lacagtii aad biilka uqaadatey make wada dabooleyso lakin isaga wuxuu ka dhiganaa 50 dolarna hanoqotee isku mid machan walaaley
Masha allah wll❤❤❤❤❤
Masha allah ani wan ku fai day
Abaayo aniga wax meel nigtaa laakii waa ku naqdaa insha allah in aan isbadalaa
Mahadsanid walalo sad dahab ayan gatay,laptop na wangatay share business na wan sameystay Alxm
Malinka lacag Laga hadlaa waa maalinkeyga❤
Mash alla❤❤❤😊😊😊😊😊
Masha Allah abaayo ❤❤ sax hanbalyo hanbalyo 🥰🥰🥰
Thank you abaayo Ruumi ❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉😮
Waa oke
Masha Allah cawa waxan ahay qofka kobad
Mansha Allah abaayo aniga sidaas ayaa ihaysata
Asc. Wllshy
Waa runta mcnto waa xaran sabared
Sharfaney 3 sano ayan reer leyahay marki laga rebo 1 sano oonkugu xiranahay labadi sane hore mabo fikiri jirin hurdada ayaad naga kicisay ilahay haku xifdiyo
Aniga dhibta I haystaa si kastayeeley iska daa wax aan dhigto anaa bilkasta500€ dayn galaa maxaan sameeya😢
Yaaa qof kaa 3
Rumiyey waxan qata wll 230dollar ani odaygi lano carur iyo odayga hoyadi waxan nahay 5qof walalay waban ku wareray maxan mel dhigta inan mel wax dhigto raba
LE Y,
Intaa maqnayd bn dib u cunay wixi an save greyey😢
@@IfahAwad ha i oran
😅😅😅
Balayo waxan ku dhigay diidayba ma aqaani wixi laywaydiyo wa bixina hayada familyga waa aniga rumiyey mxa sameya hada telephoneki ina iska badala raba
Si aan kugu mhd celiyo ma aqaan 2000 aruursy sa ku barty boosna waa Gaty mhdsanid qaali
Ay qofki labad ❤
Minyarooy bahbahbah bahbahyareey murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey WadajirEey wadayareey soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN YariisEey
wll qali noso badi dhaqalaha❤❤❤❤❤
Runey niman hayad ehna weyjiraan
Wax dhigo ceeb miyaa 🤔 wayo ninka waa kala tagi kartaan wuu dhiman karaa xagee ubaxsan hadaadan wax dhigan mida kale wax dhigashadu maaha inaa biilka wada dhigto ama caruurta jaago ku disho oo bariis qaraxa siiso 😂 ee waa inta kaa soo harta
Asc
Yartayarta Y, Estlyyyyy Estlyyyyy Soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN QatraayEEy Cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey YariisEey murwodumaroo SamsamEey lagufarxeeeey
Ruumi yeey maxaan sameeyaa 21kiubaan saaray aniguye 😂😂😂
Billasto naag dhargato aya lacagiguleh ugu yaran 50 dolar bishi
dee kaama hagrane miya labo lasaari karaa
@@HodanElmi-sf3cg maya hhhhhhh
Mansha allah abaayo mcn
❤❤