Ruumiyeey 1sanad iyo bar layqabo wa kula socdaa ardeyad na waa ahay dugsi sare dhigata gabar 5bilood jirtaa ijogta waxa kala socdaa qardho puntland somalia❤
Sedex boqol aa leeysiiyaa shaqo ayaan gurigeeyga kasameeystay quraac yaroo fudud ayaan sameeyaa iyo qado macaan asxaab suuqleey ah ayaan fadhigooda ugu geeyaa day by day dadka wax iga dal banaayo waa sii kordhaan sedexdi boqol oo biil keeyga eheed ayaan ku bilaabay hada sedexdii boqol maba taabto uma baaahdo sidaan u Soo qaaday ayaan meel u dhigaa caruurteeydane waa heeystaa alxmdullillah waxaan rajeeynaa anigoo lcgteeyda taaban in aan kunoolaadoo faaido kale ka sii dhigto
Asc ruumi aniga banta sanad igu buuxda inta reer guri leeyahay alx sannadkan cusub waxan rajaynaya inan dhaqale samaysto inkasta on an shaqaynin from Hargaysa.dhiri galintadana wan kufaraxsanahay mahadsanid
Asc Walaashay ruumi waan ku jeclahay ilahay haku jeclaado❤❤ Walaashay haddii aan ku baran lahaa markii la iguursada amba ka hor maanta hormar fiican ayaan gaari lahaa lkn dhib malahan alxmdulilaah imminkaba waqti igama tagin weli waqti aan wax ku qabsan karaa haystaa ilahay haduu ii qoro walashay indhahaa ii kala furtay ilahay haku sharfo ilahay hakaa farxiyo aduun iyo aakhiraba aad baan kuu jeclahay❤❤
Asc abaayo mash allh ilahey ha ku siyadiyo aqligada iyo aqontada aniga hada ka hor wax meel ma dhigan lakin hada wa maseyray sanadkan cusub in aan wax meel dhigto ayaa rajeyna insh allh hada sagal sano ayaa ley qaba intas kama faideysan lakin insh allh
Wcs abyo ani waxa imid hada oustiri 2biljoga waleqabilay kam guri kujiraa alx interviyo soguya ur 5bil leyahy ilmakale wakasotagy somali ee jiraa alx intahesan allah siyo sanidki horay mara samili iyo turki udhaxeyay alx hadafkay aha yurub tag wo iromoway alx isoduceya ine sharci helo oo ilmahaygay ii imadan asxabta her rumi isoduceyo siwana waucabsohoyaa iskadhaf ilmaha marke wawenadan kadib ken lkn ilmahygo maqan saujoga hada sharcihelo illah isahal inte muradle allah ha usahlo😢
@@qadrishmohamed9537 turki kalabtay kenyo aaday Len radsaday marko I sobaxay xamar unoqday 3bil urleh sobaxay alx e masotahribin bada kacabsaday hoyaday iyo xajigayga lacag isku kedaray alx inti tahribrabto allah ufududeyo intasharcihesana allah usahlo amin
Wlhi ruumi ani iyo adi dhaqalaha wan ka simanahay in aan iska kaa dawAdan jeclahay dadka aan xisabtamin wanku lalaboda waxan jeclahay hoyo walba in ey shaqesato o heer gaarto fadhiga halaga kaco nin kuma dhahayo hoo kistan ku shaqeso adaa laraba saad wax u aruuresid in aad ganacsato noqoto alx
Ruumi aniga qorsho sameestay sanadkaan . Shib isha dhaha qeebta dhaqaalaha . Waxaan dagsada 3bil inaa raashinka iyo hilibka soo adeegto .shoobinka nadaafada ama jidka loo istimaalaayo 6bil mar insha allah wan arkaa wixii ii hagaago waana idinlasoo wadaagaa.
Anigga kula mid ah 14 years ayaa la iqaba. 1 dollar meel iima yalo. Marwalbana waan shaqeen jirey. March ayaan shaqadeeda kulabada. 2024. Waa in aan isbadal sameeyo.
Asc abayo wajiran ded badan o noloshaba fahan saneyn waxa iyaga rabin kudhahaya ama aynm cunin kudhahaya ilmaha hayga majecla iyo kuwa aan kala jeclayn ilmahoda klya firasada lacagaha carurta iyo ayutada aay galan waxayna ku xisabataman guryaha aay dhistan iyo heblo mega ayay kujirta ama maxay qabsadan
Waxaan maqli jiray africa hurudooy lkn mama somali hurudooy waaye 😂😂😂 ana ilmaha saan uga fakaraayey ayaan facay hortood duqoobay dhafooradii baa i casaaday hadaana fakarayn sacaan dad waan wanaagsanaan lahaa
Ruumiyeey 1sanad iyo bar layqabo wa kula socdaa ardeyad na waa ahay dugsi sare dhigata gabar 5bilood jirtaa ijogta waxa kala socdaa qardho puntland somalia❤
Mansha allah abayo hormar balaaran baan kuu rajeenayaa adiga iyo familkaaga quruxda badan❤❤
M.a iskumgac nahay sidookle gbr 5bil jirt iijoogta waxbarasho kujirt sandkaan igu danbyda jmcd Insh allh xbbty safarka waxbarashada allh kuu fududeeyo
Man shaah allah hada gabdhada waa 10 bil jir
Masha Allah gabadhas cml ayaan ahay aniga xata 200dollor ayan qata hal sano 1000dollor ayan ka aruus saday rashin iyo ilmaha kuma jiran umuc ninkeyga ma oga wanka qarsada nafdayda ayaan ayuto la galay biilka markii sas leygugu dhibo waan kala qoontestaa 🎉
Maaha Allah fariid saas Ku wad horayna usoco❤
It’s my first time on your page I really enjoyed listing to you I can’t read or write Somali but I understand ❤️❤️ love from Jamilah
M.a Allaha xafido abayadas anaganana allaha nasiiyo waxan kaladhigano gabdhaha dhana m.a dhaha abayadas❤❤adiga shugran xabiibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc wallo illhay dartisa kujeclhy❤waxn ka dawda Hargeisa caday Sandakan iyo sando kale illhay nabad hingu gadhsiyo ❤❤❤❤❤
Wllhi sanad iyo badh 2k ku urursaday waliba waxaan gashtay dhul si ay wax iigu kordhaan hargeisana waan joogaa
Manshlaha Manshlaha waadmahsnthy qali waan kaa haynaa reer soomaaliya qalia
Asc sister very good advice I like topic thanks for your encouraging mothers.
Sedex boqol aa leeysiiyaa shaqo ayaan gurigeeyga kasameeystay quraac yaroo fudud ayaan sameeyaa iyo qado macaan asxaab suuqleey ah ayaan fadhigooda ugu geeyaa day by day dadka wax iga dal banaayo waa sii kordhaan sedexdi boqol oo biil keeyga eheed ayaan ku bilaabay hada sedexdii boqol maba taabto uma baaahdo sidaan u Soo qaaday ayaan meel u dhigaa caruurteeydane waa heeystaa alxmdullillah waxaan rajeeynaa anigoo lcgteeyda taaban in aan kunoolaadoo faaido kale ka sii dhigto
Asc ruumi aniga banta sanad igu buuxda inta reer guri leeyahay alx sannadkan cusub waxan rajaynaya inan dhaqale samaysto inkasta on an shaqaynin from Hargaysa.dhiri galintadana wan kufaraxsanahay mahadsanid
Sax abayo aniga 7bil aya layqaba ilamaha uhoreya sida imsha alaah goorfican aya gabadha arkay hablaha hays ilaaliyam waxan wa adunyo waxwalba wafilane
@@nadiyasaid123 masha allh alle noloshada haku barakeyo abyo
Walasheey lacagta aad kuso adeegato bishii hasheegin 😊Waa iga talo , Waa private kaga .lkn tusaale sii gabdhaha 😊
Soo daawo channel Ka frugal mom la dhaho nolasha dhiirananta private ma gasho
Ruumiyeey.aniga.waligeey.meel.madhigan.5.bilooda.le.dhiganooya.30.doora.alaha.kuxitiyo.wakafaa.iidee
Asc ruumideyda wan ku salaamay waxaad noo tahay rodmodal soomaaliya b.weyne ayaan kaa daawanaa gabdhaha soomaaliya jooga hadaanahay xataa simcarada markaan soo jabsano waan iska tuurnaa ama suuligaa lagu ridaa si aadan usoo faagin xiligaad ubaahato ayaan shirkada ka doonee
Mansha allah ruumi waadna dhiri galisay thanks ❤❤❤
Asc Walaashay ruumi waan ku jeclahay ilahay haku jeclaado❤❤
Walaashay haddii aan ku baran lahaa markii la iguursada amba ka hor maanta hormar fiican ayaan gaari lahaa lkn dhib malahan alxmdulilaah imminkaba waqti igama tagin weli waqti aan wax ku qabsan karaa haystaa ilahay haduu ii qoro walashay indhahaa ii kala furtay ilahay haku sharfo ilahay hakaa farxiyo aduun iyo aakhiraba aad baan kuu jeclahay❤❤
Asc wllashay waan ku salamay waxan ahay hoyo leh hadaf lkn waxba wu ihirali wayey inshalah waxn rajaynayaa inay I rumowdo 2024ka
M.a quruxey aad Baan kuu jeclhy Allha ku xafido ❤❤❤
Asc abaayo mash allh ilahey ha ku siyadiyo aqligada iyo aqontada aniga hada ka hor wax meel ma dhigan lakin hada wa maseyray sanadkan cusub in aan wax meel dhigto ayaa rajeyna insh allh hada sagal sano ayaa ley qaba intas kama faideysan lakin insh allh
Biilka 28 bilood ayaan ka ururiyey 14000 dollar somaliya kunoolahay
Manshallh.rabi.hanookaadaayo.qaali.
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah 😊
Waa run waa la dhigi karaa waxaan ahay hooyo ilmo yar korisa oo aan shaqeen oo lacag yar oo xaq ah qaadata hadana 2023 waxaan dhiigtay 6000k ka badaan 2024. 7 ilaa 8k baa ii qorsheesan insha alaah
👏👏👏👏masha allah alle haku barakeyo
@@fadumokheyrat8741
Mahadsaniid sis
Gabar nol waye dhaqalo badan mansh allah ❤❤
abyo wenaga goantahy sanadkan ina wax qabsano team ruumi xisabta no fura 😍
Masha allah
Waigadhadhicildahay abaya 200qaataa 5000 sefgareyay 2sadoodahabagatay afrika anaajooga holibkaiyo qudaarta ayaga ugulacagbadan
Xage kajogta
Masha Allah abyo horay usoco
Hhhh Mashallah Tabarakallah 🎉🎉 Ukhty INSHA'ALLAH dhexda ayaa inoo balan ah 🫰🌹🎀
Machallah 🥰😍😍 tabarakallah ❤❤❤❤❤❤
Masha allah wllshay ruumi
Wcs abyo ani waxa imid hada oustiri 2biljoga waleqabilay kam guri kujiraa alx interviyo soguya ur 5bil leyahy ilmakale wakasotagy somali ee jiraa alx intahesan allah siyo sanidki horay mara samili iyo turki udhaxeyay alx hadafkay aha yurub tag wo iromoway alx isoduceya ine sharci helo oo ilmahaygay ii imadan asxabta her rumi isoduceyo siwana waucabsohoyaa iskadhaf ilmaha marke wawenadan kadib ken lkn ilmahygo maqan saujoga hada sharcihelo illah isahal inte muradle allah ha usahlo😢
Maaha Allah congratulation Abayo walalkay isku meel gasheen aostaria jogaaa Abyo qof xaamilaaa matahriibi kartaaa
@@qadrishmohamed9537 turki kalabtay kenyo aaday Len radsaday marko I sobaxay xamar unoqday 3bil urleh sobaxay alx e masotahribin bada kacabsaday hoyaday iyo xajigayga lacag isku kedaray alx inti tahribrabto allah ufududeyo intasharcihesana allah usahlo amin
Wlhi ruumi ani iyo adi dhaqalaha wan ka simanahay in aan iska kaa dawAdan jeclahay dadka aan xisabtamin wanku lalaboda waxan jeclahay hoyo walba in ey shaqesato o heer gaarto fadhiga halaga kaco nin kuma dhahayo hoo kistan ku shaqeso adaa laraba saad wax u aruuresid in aad ganacsato noqoto alx
Masha Allah guulayso
Masha Allah tabaraka laah ilhey haku dhowro rumiyeey
Asc walashay ruumi xafadaka Allah
Farxad ku waar❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🎉👍 horay usoco sister guul
Masha allah abayo shaqo wacan baad noohaysaa ee allaha ku barakeeyo❤
Rumi masha alah wa cadatay maxa isku tabatay iga daba deee umula kabaxaye
Manshaa Allah thanks sister
May Allah bless you .
Ruumi aniga qorsho sameestay sanadkaan . Shib isha dhaha qeebta dhaqaalaha .
Waxaan dagsada 3bil inaa raashinka iyo hilibka soo adeegto .shoobinka nadaafada ama jidka loo istimaalaayo 6bil mar insha allah wan arkaa wixii ii hagaago waana idinlasoo wadaagaa.
Masha allaah qali
Raashinka 3bilood Hal mar ma ka wadaa abyo aniga sas ku fakraayo Lkn ine I hagagi weesa ka baqaa
@@امالحلوين-و4ك
Haaa mcnto saas kawadaa lkn waa hadaa go aan leedahay oo lacagtana kasoo baxda cuneen oo haaf meel dhigo haafna adeega 3bil kale ku darsan karto.
@@fardosahade5470 sax waye runti wa Ina go,an leedahay markaas
Waxa kufhmya sidado kale marwoyika isk filan❤❤❤❤
Waa mahadsanid
Mashaa Allah role model ❤
200 dolar aniga raashiin,biyo,koronta, caafimad,waxbarashada,ciyaalka,caanaha,ciyalka xafayadi,ayaan kubixiyaa😢😢😢😢😢
Xage jogtaa
msha allh qaali ilhay hakubarkeyo magalade joogta adomahadsan
@@kaltunahmed3518 muqdisho abaayo
@@AbshiroxuseenxasanBaariyeey muqdisho
@@xabiibomacalin7350 mahadsnid qali anigaba muqdisho Ayan Kula joga
2021 guursadey wlhi weligy ayuuto magalin ma aqan sbbta hada 5bil shaqeynoya alxm contract 2yrs ah wye inaa wax meel kadhigto rabaa lkin waa isocon la'dahy biil 4 ama 5 qataa bishii mar 120 laysiiya marna 150 anina waa shaqeya lkin hooyady iyo aabahy kabiilaa inta iiso hartana gaari raaca iyo biya cabida kama badna
Abyo ayuuto gal si kale wax meel ma laku dhigan karo abyo mcn alh ku barakeyo shaqadada waxna meleyso sstar
Asc rumiyey 13 sano rer leyahy 1 shin ma dhigan Alxamdulilah walidkey iyo walalahy ku garab istagey ina wax meel dhigto waxa bilabey 2023 bishi 7 aad $2400 dhigtey wana wada dadalka ruumi wa igu so daahdey😂😂 lkn shaley maqabo janis fican hada heley
Anigga kula mid ah 14 years ayaa la iqaba. 1 dollar meel iima yalo. Marwalbana waan shaqeen jirey. March ayaan shaqadeeda kulabada. 2024. Waa in aan isbadal sameeyo.
Asc abayo wajiran ded badan o noloshaba fahan saneyn waxa iyaga rabin kudhahaya ama aynm cunin kudhahaya ilmaha hayga majecla iyo kuwa aan kala jeclayn ilmahoda klya firasada lacagaha carurta iyo ayutada aay galan waxayna ku xisabataman guryaha aay dhistan iyo heblo mega ayay kujirta ama maxay qabsadan
Mhd sanad abyo insha allh sanadkaa cusup guulo badan ayaan karajeyneyna
Manshaallah 😍
Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh
Ruumi quruxey shaqaan ku jiray codkaga wan maqli wayey waan degsaday gurigii isla aadaynaa
Waad na dhiragalisay abayo nosobadi video Yada dhaqalaha❤ jazakalaah qeyr
Masha allh allha ubarakeeyo
Amaata hanaga badinin. ruumi runey xabibti guuuuleyso inshalah
Asc huno walaahy wan yabanay waxan moda ii la,iibalamiyay markan waxa meel dhigo qof or daya aya iminaya 😮😮😮😮😮😮😮😮
Mashalah habo❤
Maashaa allaah
Masha allaah 🥰
Ruumiyey masenjer isoo dir anaa dhaqaalo kuu shegiye somaliya jogaa
Asc walsheya qali❤❤❤❤
Waxaan maqli jiray africa hurudooy lkn mama somali hurudooy waaye 😂😂😂 ana ilmaha saan uga fakaraayey ayaan facay hortood duqoobay dhafooradii baa i casaaday hadaana fakarayn sacaan dad waan wanaagsanaan lahaa
ruumi ❤iyo gabdhaha ❤kleba wll markan dorada igu dhacdo saliva nbiga mA akhrin kara ❤
Walalo quranka xitaa wad aqrin kartaa adon kitabka tabanin taabashadha kitabka unbaa kareban wixi kaso haro oo cibadho wad😂 sameyn kartaa
Haa abyo wad aqrin karta wx dhib ah malaha uqta
صلى الله عليه وسلم
thanks my dhamantin
Abayo
Masha allah ruumi
Mahad sanid walaashay ruumi 🎉 ❤
Mashaa alllah abayo
Hhhhh.masha.alaaha.ruumi.abaayo.madaxa.nosaranatahay
Hababa highway 😅waa ani waxba meel ladhigtaale maqlee isla hadaaba is xisaabinayaa
Ruumi runjecel ❤
Gabdhaas waxa la dhahaa isma lurta . Lkn adunka waxa ka xun ma jirto Bilaa qorshe
abaayo ruumi jadwaal cuunto no saamey o ilmaha uroon bliis
Taasi waa aniga oo kale sawir ruumiyey waligey waxba meel ma dhigan waxana lai qabaa 15 sano haye wax kadheh wax dhintay ban ahay gabdhu yeysan udayan wax ila mid ah ani maba jiran hadii ay jiran kasoo hadal teydana wax kadheh kkkkkk aniga xitaa wan isla yaabanahay
Kkkkkk taasa wax la mid ah iney jirto umaleyn mayo
Dhalaha ke ficn in ad wixi kusoharo 60 100 ina dahab ku gadto io inaa seve gareeso
Dahab ku iibsa walaly lacag lama heyn kara
Hada somaliya joogto kaar soo furo deetana kala jabi bilkastana xooga ku shubo dahab maficno
@@amla_Home kaarka 300 kaabdn madeeqo
@@naimo33 somha abyo
Salaam Bank Saving Account kaso furoo hadaa soomaliya joogto..! Shilling kii kuusoo haraba ku tuuro.
Walal sidaa uwad dhiiri galinta gabdhaha
Abayo. Mcnto waad. Mahasantahay
❤❤❤❤❤
Happy 2024
Ruurmiye.20.sanakey.qabaa.waxana.madhigana.lakiin.shabiloodo.adigakudhageesta.400.boqola.sameeyay
Ruuneey tiktok wan iska deledayUA-cam ban kaalasocda 😂😂
Hada ayaan kugu soo biiray aniga oo raadinaayo inan bedelo nafteyda abaaayo waad na dhiiri gelisay mahad sanid abaayo
Wan ku maqalnaa quruxeey
Gabdhow wad mqasheen dhaeda anxerano nin lagu seexdo ha seexan caqli sito haseexn
Iagata ibiika lagadhigto hadii arimaha guriga an lagu bixin oolaqarsado mabanaa na gabdhoow
WCS WALAASHAY RUMI QALI
Abaayo.walahi.wakafaiiday.waxabadsn.kabaratay
Asc abaayo sitahay hale kugo sobiray iso dhaweeya😂😂
Ruumi xagee nioseexinaysaa 😂
Xataa anigaa hurd😂
Asc waa jiraan caruur jamacad kabaxa lakiin waxay ku xirantahay wadanka ay joogaan wadamada qaar jamacada waa bilaash wadamada qaarna waa in lacag waalidku bixiyaan
Alla maxaan ku jelahay waaba kusugaa
Asc noolasha weli mafahmin qofka saas uhaadlayso
Azc 😢😢😢
😂😂😂😂😂
Maalin baa na jaftay😂😂
Markan kubartay abyo ayan indhaha ifurmaya
😂😂😂
Asc
Gbar daacada bay ahyd gabhas Ruummi latali gabdhas
Wan kusalamay