Aniga wnka faaiday wlhi sanadkan farxad ano intaan ka dhaqaala badan hdana wx meel wx madhigan jirin maba aamin sanen ina wx meel ii dhigmaayo hada sanadkan ano inti ka daqli yar ayuura galay sanadkan sad gaty allahu akbar xoolahaga marka dha dhamiso mcn janada allaha ku geeyo xbbty owlaada iyo family gana allaha ku barakeyo ❤
Wale ani kuma jiro dadka wax arursado wn iska dhagasta lee si wax mel lo dhigo ma aqan lkn wn jeclahay 400$ ayan qata labo cunug ayan hasta bisha markay marayso 15 shilin ma hayo
Baye 600 waxaa lay siyaa qudaar iyo hilib iyo shopin Bes 300 wa save gareyaa lkn 300 boqolo kalaan Maro u wayey wa ani 5 cunug abohod iyo nag shaqale ah bal so dheh waxaan jogaa garowe
Aniga wnka faaiday wlhi sanadkan farxad ano intaan ka dhaqaala badan hdana wx meel wx madhigan jirin maba aamin sanen ina wx meel ii dhigmaayo hada sanadkan ano inti ka daqli yar ayuura galay sanadkan sad gaty allahu akbar xoolahaga marka dha dhamiso mcn janada allaha ku geeyo xbbty owlaada iyo family gana allaha ku barakeyo ❤
Lanbarkada iso qoor ayuko idinla galiye😢
Mahayn karo anu hada ayuuto galin ano cunay arkaya😢
@@saaraapdi2729 abyo qofa aqoon u laheyn wx haku darsan qofka taqaanaba xuman kara
@@saaraapdi2729abaayo dukaanka aad ka adeegato weedii inee ayuuto heyso nin iyo naag waxoo yahaybo aniga sanadkaan ayaa bilaabay alxamdullilah waana ku qaboobay
Xamadiyey waxaa tahay qof wangsan wax laga fa,ido ayaa tahay maash Allah ILAHAY ha ka ajarsiiyo quruxey❤❤❤❤
Hamda home decor rumi chanel farxiya tawakal 3 gabdhod o ogu jeclahay masha Allah allahuma barik dhira gelintina cadi ma ahan ❤❤
Ani africa joga ina business bilawa raba lkn waxan kubilawi laha laaay 😢
One day Ilahay wa irumeyna insha Allah
Waxaa jeceshahay ma jira abaayo kaasa la furta waxaadan jecleen gadistiisa waa dhib
Masha Allah xppty mahadsanid wanadan anaka iyo mustaqbalkenaba we na anfacee ilahy hanaga digo kuwi wax maqlo o kufaaido insha Allah ❤
Masha allah Queen manta unbaan caadi kù dhagaystya jazakalah❤❤❤
Waa gabadhii iigu horeysay oo soomali ah oo aankafaiday dhaqaalaha
Sad dahaba kagaty
Maasha Allaah,imisaad ka bixisay dahabka.
Xamdi mashalaah ilaahay hakubarekey9 walaalshay gaali❤❤
Msrbatan inu ilahay xolaha in barkeep ood waxa dhigatan suratu bakra malinksta akhiri 2000 astaqfr naa samee ogwu arsaqada waxaa cadilaa dinubta daadka
Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo sax ❤❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤
Mahadsanid xbbti❤❤❤🎉
Thanks xbbty aad buu noo anfacday soo badi dhaqalaha tarbiyada jirka sidee hooyo uquruxbadnaan kartaa iyadoo ilmokorinaysa
Mahadsanid Abaayo qaali ❤❤❤
اللهم بارك لنا في ما رزقتنا وقنا عذاب النار اللهم امين
Amiiin Ya'rabb 🤲👍
اللهم امين يارب العالمين وجميع المسلمين والمسلمات 🤲🤲🤲🤲🤲
Alla hamdiyey allé ha ku sharfo Thankz wallo qaali ilahay ha ka abaal mariyo 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleyso ❤❤
Noso badii plz Aniga ku jiraa wadada shaqalaha
manshlh walalshay waad mahadsanthy noo soo badi dhaqalaha aad baan u jeclahay programkan thnks❤❤❤
Wlhi bilahi hadanan Kudhagaysan malin kasta waxba iga qaldama wayo waxadtahay dhiirigaliso taliso naag nool oo qalpiga iidhista ma ihi marwo ee waxan ahay ardayad dhaliyara hadana cazharada kaa faaidaa xita marwo hadan noqdo mustaqbalkayga way I anfacayan abayo alle zad noo jecezhay hakuu jeclado waxan aad ujeclahay waliba numbarkaga inan helo san waxbadan kuu wareysto xamdiyeey aadban ku jecelhy dhiiriyaay❤😢😢
M.a abyo gabdhaha aan laqabin oo jamacad dhigta nh kasoo hadal oo shaqeeya ama shaqeynin . Adigoo mhdsnd
Mashallah abaayo macan setahay ❤❤❤❤
Manshalh ❤❤illhy haku xifdiyo
Masha Allah Tabrakallha Queen Thanks ❤️🥰🙏
Manshaallah Somalia malay hilibka fresh qudaarta macan alah u barakeyo raqisna ah 😍🥰
Waanka faaiday mahadsanid
Khayr alle haku siiyo wllo❤
Masha"Allah Abaay Xamdi Keep Going ❤🎉❤
Thanks Abayo mcn ❤🎉❤
Ki sadaqadana kudar sadaqadu mallka manusqamiso way kybarakobe xolahana zako halagabixiyo markay goynkaran 85 grm o dahab ah ama dahabku intas garo
Naa xamda fariidey isha allaha kaa xijiaabo markaan ku arko kalsooni ayaan dareemaa ❤
@@adoontiialle9399 Mahad sanid qalbi 🥰🥰🥰🥰🖐🏽🥰🥰
Xamday xbbti ale haku sharfee isbuuc walba 1 mar noso geli
Wl
Macan waxa iso gala 100/50 waba kiradi cunto iyo waxkale ha si joogane
200 oo qudaar iyo raashin ah qaata 30 dolar ayuuta unbaan kagalaa ayadana hooyadeyo gobol daganbaan 2 maroon qaatay sheey muhiima ugu gaaday marka 3xaadna hadii alle yiraan wali inaan wax kaloo muhiima rerkeena ugu qabtaa iiqorsheysan kadibna aan dahab kugadis gaalo hadiiba ilaahey nafta iidaayo
Masha alla ilahy haku siyadiyo xbbti meqa qadataa ayutada tokadada
@@NasroNasro-c9j abayo 240 qaatay 8 qofa aheyn
@@Kalsoonchannelmahad sanid xbbti 7 bil bay kamaqnanaysaa somahan
Masha alh byo ilhy caqliga hku ziydiyo
Farid batahay hamdi wallahi warutat
Lacagtii dalxiiska waad hilmaaamtay 😅
Mansha allah ilahay ha ku narakeyo wax nadan ayaan ka faidnay
Asc aniga 100$ ayaan qaadtaa muddo afar bilood ayaan shaqeysta lkn waxba mil ma digto wan daalay wlhi lacagta markan qaato wax ban ku soo gadaa lee😢😢😢
Intaan bartay gabdhan walaahi Dahab ayaagatay Waad mahadsantahay
Asc abayo aniga iswiidhan aa joogaa waxarabaa inaa icaawiso talefankaga seekuhelikaraa
Mash Allah my beautiful sister, may Allah bless you and your family. 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
Asc abaayo sonkorta sidee iskaka goysay please
keep going abayo 🎉❤
Ada umahadsantahay abayo sobododa acaba xalba ukentay 😊
Wale ani kuma jiro dadka wax arursado wn iska dhagasta lee si wax mel lo dhigo ma aqan lkn wn jeclahay 400$ ayan qata labo cunug ayan hasta bisha markay marayso 15 shilin ma hayo
Ma kiro ayaad gashaa oo kirada ayaad ka bixisaa
Dhaqalaa waan dhagaystaa markastaa anoon 1 dollar haysan sanadkadhanba marmar ayanay lacagi isoo galin hadana waa iskaa dhagaystaa yaab
Rabbi haku siiyo Irsaaqad xalaal ah qaali, Istaqfaarta badso
@@ummumn8799 wllo wan wadaa aduunkibaa isku kaysoo taagaybaa
Yaaa xamdiyeey anuuu waban fahmi waayay meel ugandha layidhaa waaa yaab
mahad
Abayo wan ku salamay hamdi abayo lacagta carurta gurba ma abo aya ka masul mise hooyo da
Gabdhoow gabadhaan wa hantiye an ilaashano channel kana 200 an gaarsino insha allah❤
AlahakuXafido
Lacagtu xeelad iyo xigmadbay rabta
Xamdiyeey xamar keliya lagaama daawado xbt aniga gobol joga
First one
Anne Ku Xigeen❤😂❤
MarwaxoWANKAFAIDNAY
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
100 dollar qaata
Abaayo ii maree adi 600 boqol qata 300 boqol wa save waxa so haray waa 300 hilib iyo qudaar Bes Baye walahi wa marayn wayey waxan jogaa garowe
600 seed tiraahdaa ma kiro ayaad ka bixisaa laydh maka bixisaa iyo biyo hadii aanay intaasi kuula soconin weykaa badan thy 300 hilib iyo qudaarta waa lacagbadan imisa caruur ah iyo imisa qof guriga kugula nool qaali iisoo jawab aniga ayaa kula maareyn doona ishaa allah
Baye 600 waxaa lay siyaa qudaar iyo hilib iyo shopin Bes 300 wa save gareyaa lkn 300 boqolo kalaan Maro u wayey wa ani 5 cunug abohod iyo nag shaqale ah bal so dheh waxaan jogaa garowe
WakaFadnay
Dadku xamar ma wado jogo
Xagee joogtaa