Qisadan Xanuun Kee da waxaa Dareemi Kara qof siday da hooyo la Aan Soo koray Alla Xanuun Bada naa hooyo la Aan TU waa dayac may saa lkn Ii ilaah baa way n 😢😢😢😢😢😢😢😢
Waa sheeko murugu xanbaarsen gabdhaha hooyadood laga qaato the most weysilcaan Allow adaa weyn maskiin la uureeyey oo la eriyey Rabi baa u hiliyey the ending was Mansha Allah
@@xalimoxassanshero7663 waa cajiib iyo dhaxal caaqiibo leh oo noloshaas sida ay ahayd sheekada ayaa laga dhadhansanayaa Inkastoo wax badan aan soo gaadhnay anagu hadana jiilalka danbe bal malee iyana!
@@xalimoxassanshero7663 iyado run ah shekadan camel iyado run ah o dhowr jer o kala duwan ban dhagaystay shekadan camel indhahaygana waba ku arkay tas waxay ku tuse ninmankan iyo nagahan shayadinul insi inay yihin
Xasuus 2001 iyo Radio iyo television STN. XASAN Kaafi Shiikh Cabdiraxman Qoyste. Nin weyn waaye ku xeel dheer sheekoyinka farshaxan la saaro. Mana Fay waa ku dhageystay.
lkn gaashaanluhu hadu yahay kan libaxa kolki horay ka badbadiyay sowta u aha laba xaasle oo minwayntu ay miyiga u dagantahay minyartuna ay magaaladi uu maryan keenay u daganeyd, sowta maryan uu u geeyay minyartas siday adeegto ugu noqoto.
Waxaan maqli jiray gabar waa hilib geed saran Ileen been mahan allow gabdhahena noo astur Ragana waxaa ku jira kuwo garashada laga qaaday Midkan oday isku tilmamayo iyo dhaqtarkaba noocoga oo kale raga soomaliyed wey ku badanyihiin allow ku was oo kale hana tusin 😥😥😥😥😥😥😥😥 in uu libaaxa cuno aa uga sharaf badned wlhi hal mar ayay dhiman lahed allow qalbiga noo dhowr😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭😷😷
😢😢😢😢😢😢 aad ban oyay ruuntii 😢 😭 hooyo macn Rabi haku naxariisto
sheekadan waxaan akhristay 2009kii bishii 9:aad ramadaan dadku wada soomanaayeen
Hadaan Dhageysan Ana
Waxaan ka dhageystay sheekadaan Radio somaliweyn 2007 abduqadir Dulyare kaso deeyn jiray ADEEGTO
Qisadan Xanuun Kee da waxaa Dareemi Kara qof siday da hooyo la Aan Soo koray Alla Xanuun Bada naa hooyo la Aan TU waa dayac may saa lkn Ii ilaah baa way n 😢😢😢😢😢😢😢😢
U
WA SHEEKO XARIIIR WACAN CARUURTEYDA KECEL INAY MAR WALBA DHEGEYSTAAN QAAS AHAN KAN UGU YAR.
Walaa hi qofkan hoyo heysan wey dhib badan tahy shekadan ruuxii aqli leh iyo qofkey qabsato ayaa dahmi kara alow hanagu qaban aamin asc
Wale anaa silicas so maray nag abtigeey qabay baa sas I geli jirtay lkn ilahaa iga so waday alxm 🤲
Alxd
abyo
Waxkle okaamaydha allah
haku siiyo
Aamiin o wanaag ah
?
When I was middle school listening every Sunday this story
maxad kasum xan aleysatey
alxmdllh hooyaday mcn gacanteda baan kubarbaaray waligay,habeen Mel Ogama dhixin saan gacanteda 🖐🖐✋✋✋,,ogu jiray baa leygu guursday shukran hooyo mcn,,,🤲🤲🤲🤲🤲🤲💝💝💝💔💔❤💋💋💋💌
Alx dhe abaayo😪😪😪
Rabigayow hooyo la.aan Hana dhigin😭😭😭
Gabadhaa waxaas oo silac ah waxaa uleh Waa Hooyo LA aanta ilaahoow Hooyaday Mcnto ii daa
Aamiin
Waa sheeko murugu xanbaarsen gabdhaha hooyadood laga qaato the most weysilcaan Allow adaa weyn maskiin la uureeyey oo la eriyey Rabi baa u hiliyey the ending was Mansha Allah
Exusemeee, gabafha farxiyeeetokhatraaaaaaaay caday shamsaaaay qiimoquruxwaaitan dhamaystiran dumaryaashu tantan ka ahay ooridiis bahyartan.yarta raaadiya tii dumar naaaago badnaaaa layga daydayday jeclaaday dooqay tilmaamahayga daraadood tii kujirtay .mashaaaaaaalah.ihhhhhiiiiihhhhhiiii heee heeeheh.
Subxanallah wllhi waa qiirooday gabadha nasiib daradeeda iyo ciqaabta haysata
Buugii ugu horeeyay ee aan akhriyay bu ahaaa
35 ka hor ayaan Aqristy oo wellibo Feynuus ku aqristay
@@xalimoxassanshero7663 waa cajiib iyo dhaxal caaqiibo leh oo noloshaas sida ay ahayd sheekada ayaa laga dhadhansanayaa
Inkastoo wax badan aan soo gaadhnay anagu hadana jiilalka danbe bal malee iyana!
@@xalimoxassanshero7663 iyado run ah shekadan camel iyado run ah o dhowr jer o kala duwan ban dhagaystay shekadan camel indhahaygana waba ku arkay tas waxay ku tuse ninmankan iyo nagahan shayadinul insi inay yihin
sahra maxamud cabdile
Shekado markey mareysay maryan waa laceyri weyna iska baxday maryan deriskey lawadaagi leheed
Waxaasi waa hooya la aan illahaw ilma aan dhalay cidkale ha badin😭😭😭😭😭
m,n
Waa sheeko faneed lagu fara yaraystay ilaa ay xaqiiqada udhawaatay
Ilaahey Cadabta mu iska sameeynii🇸🇴
Waa yo
SHEEKO AAN KA XIISA DHICIN ANOO YAR KA DHAGEEYSAN JIRAY RAADIYE 😢 Waa Sheeko qalbi taabad leh😢😢😢
Yaarabi dumarka somali waxey u badanyahiin xaasidiin
Silac badanaaaa subhanallh Tani hadey run tahay gbdhada ilah unba xaqeeda gudi Kara
Soomaalida Sidaan Wey ka Dhacda Ilaaheey Hanaga Najeeyee
Amiin
Mahadsanid walaal. Soo gudbintaada Dadaalka badan
Xasuus 2001 iyo Radio iyo television STN. XASAN Kaafi Shiikh Cabdiraxman Qoyste. Nin weyn waaye ku xeel dheer sheekoyinka farshaxan la saaro. Mana Fay waa ku dhageystay.
Ar Ninaa Nin Maxuu Ahaa Masaakiintan Hada Maxuu Sidaan U Yeelayaa Balaayo
Asc ala yaa rabi xanuun badanaa bahal ku cunaya ruxii kucawiyay janada alaha galsho
Wcs
Hooyo man😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤🎉
Asww, waxaan ahay maamusho qiimo badan qadarinbadan leh iyo daracho mashaaalah la i sheegto laygu faano laygu tirsado iyo kabadan.nunses waaitan.xaq badana leeyahay gabadha khadraaaaay caday ladan laan soo imaatay.
War Habarta Xaasid Sanaa Maxay Sidaas Ugu Dhegeysane Mise Wiilkeeda Inuu Wax Kufsado Ayay Raali Ka Tahay
Wlhi dhibkaas maryama martay waxaa u sababay hooyo la.aanta😢😢rabbiyow hooyo la aan hana dhigin😢🤲 30/7/2023
Ameen
Cajiib😢 shekadaan. Waxaan. Dhagaysan jiray 2014kii. Xasuus walahi wan jeclaan jiray. Haben kasta oo axad ah. Ayaan. Dhagaysan. Jiray.
Waa. Sheeko dareen leh
Walal shokoyinkan soobadi ples😢😢😢
Dhibaatadaas Oo Dhan Ma Mari Lahaynin Hadii Ay Hooyaded Lafuray Ay Heysan Lahayd Hadii La Rabo Yaanan Wax Lagu Siininee
Been maaha
Waan Akhristay buugan dhawr cisho ayay igu qaadatay hooyadayna waxay ku akhriday iyadoo gabar ah makhrib iyo cishaai inta udhaxaysa
Hoyadaa Wa Prfasor
wlhi waa lyaaba
Buuggaan waxaa akhriyey waagii uu soo baxay oo aan u maleynayo 1982. Aad buu dadkii xilliga joogay ula dhaceen qisada sheekada, waxaa filaya qoraha buugga in uu ku nool yahay MN. USA.
M.a
Marian waa laguu thullmeye ❤ lakini elaheye baa kulajirah ❤maria waxan kugurajeyenah enaaheo farrhad iyo nooloolwanang saan inshaalah guleyso weliga alah kumadibayo inshaalah Marian
Qerr baan kuguu rajeyenah inshaalah guleyso inshaalah Marian
Subxallahi Wadan muslim ah cadalad laheen waa somalia 😴
⁰
Cadaalada waaku xanuunsannaaa ..kkkk
💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@aaminaadan2481
😭😭😭😭😭😭😭 eedo khayar malahan ilaahay hanaga korsho
Sheekadan waxaan dhegaysanaya 24 October 2022
Canug Yar Hadii Hooyadisa La Furo Waa Iska Sidaan Rafaad Ayuu Ku Korayaa Sidi Masaakiintaan
sida*
Aayo xun Alle ha cadaabo if iyo aakhiroba😟😟
Asc sheekada maano faay odhameesti ran manoo sodenkartaa adoo mahadsan 🤗
Haa Sxb Insha Allah
Ilmmjjj jymkym the time tom tt mmt. Mtmt mt mtm itm km tdtmdtm dkmr dm rmrrmrd ttd mtm to tdm mtrmd rrdrkmrkrmrm mtdm rm rcmrrrm. Dm mmdrm is dm tdrm ddrtdm tdm rm tdm mjmlnmnn
Jjh.hmhmhmhhhjhjjjnhhmhnnereer
Kkkkkkkk maano fay waa TAQAANAA LAKIIN AF SOMALIGA QORAALKIISA AAD UMA TAQAANID SHAMSO 🤣😅😆😁
@@trumpppl2024 maxaa igaqal dan? 😂😂
Sheekadaan waxaa lagasiidayn jiray radio galkacayo 2004 habayn kasta aad baaloojeclaa
Sheekadan 1 sano iyo dhowr bilod ka hor hooydey mcn ba dhagesan jirtay ayada iyo qisadi manafay lkn hader illhay xagisay jirta wan dhagesan la’ahy anon oyin illhow ku naxariso hooyoy macney 😢❤😭😭😭
Waxaa dareemi karo sheekadan qof soo koray hooyo la'aan oo eedadeed soo koriday.
Asdxh❤🎉😅yyfjfgicnc🎉😂❤
😢😢😢😢wallhi waa xanuun thanks so waad mahad santhy 😢😢😢
Waa sheeko xiisaleh oo waqica ka turjumaysa
Marianeye abayo pole sana walaleye macan abayo qerr iyo farrhad wanaagsan
Waa zhekoH NaxdiiN Leh wanah HooyoH la Antaah
Alleh HooYoh ha Nagah qadiiN amiin
Amiin amiin amiin yaa rabi Alloow hooYo mcn noo daa🤲🤲🤲🤲
@@imranabdihakim9618 lllik
@@imranabdihakim9618 nivh
Bonjour. Kk
J
Waa runta weyi tasi ee allow naga qabo tuuta aayo waa runta weyi tasi ee allow ugargaar
Amazing story. Film in lagasameeyo Ayala wacnaanlahayd
Haaa cibro ahaan lahayd
@@rahmanour3917
Pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
ppp
P
@@rahmanour3917 jkkj
Ĺ
Lĺn
@@rahmanour3917 ✅
waygii an bilaway dhagesigii shekadan ilaa hada ilinteyda ma qalalin wlhi qalbiga ayee i hurisay wlhi 😢😢😢😢
جزاك الله
We can
We
Wa sheeko xariired ruun maha iska amu sis😉
@@fardowsahassen1992
Beenta ma aha
Lkn waa sheeko tusaale noqon karta
AYADEED WAXAY AHAYD DUGAAG ABAHEEDNA CAWAAN .MARAYAN WAAN KAXUMAHAY. MADHAGEYSAN KARO SHEEKADAN
lkn gaashaanluhu hadu yahay kan libaxa kolki horay ka badbadiyay sowta u aha laba xaasle oo minwayntu ay miyiga u dagantahay minyartuna ay magaaladi uu maryan keenay u daganeyd, sowta maryan uu u geeyay minyartas siday adeegto ugu noqoto.
Odeyga ayuu ahaa kii labada Xaas lahaa, waxaa la socdey nimenkale oo dhalinyaro ah kuwaas mid kamid ah ayuu noqdey gaashaanluhu
@@naimanicma5352 haa arinkas wa macquul
Abaa af soomaali maaku hadashay hada😰🥺
@@ahlaamey3392saa ma af. English baa ujeeda
Wariye xassan kaafi qooste sheekadii maano faay aan ku xusuustaa
subxanallah qisadan hada marunbaa😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
Caku aayo ilhy kuqaad dheh ilaahow adaan ibadin qof aad rabtana ilaahow
Aayo habadin
Wallhi waan ooyay eaana qiso xanuunbadan aallaha ugargaaro maskiintaas
very interesting story who is the writer
Waxaan haysanay hal book whole neighborhood each girl had to get one day to read whole book 😂❤❤
14 September 2022 dhageesanaya sheekadan 🖤🥰
Realy listen at this moment dear fatima
12/7/2022 dhagesanaya
@@idmax007 thanks jawi dagan ayaan kuusoo rajayn quin 🌹
6jan2024 ayan dhageeysanayaa sacaddu waa 03:05 daqiiqo dalka spain 🇪🇸 gobalka Saville magaalada dos Hermanas inta iga dambeeysa waa salaamayaa
nin ki gabar dhala yoow u hiili gaba dhaada nin ki ay wall latahayow u hiili walashaa
Waxaan maqli jiray gabar waa hilib geed saran
Ileen been mahan allow gabdhahena noo astur
Ragana waxaa ku jira kuwo garashada laga qaaday
Midkan oday isku tilmamayo iyo dhaqtarkaba noocoga oo kale raga soomaliyed wey ku badanyihiin allow ku was oo kale hana tusin 😥😥😥😥😥😥😥😥 in uu libaaxa cuno aa uga sharaf badned wlhi hal mar ayay dhiman lahed allow qalbiga noo dhowr😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭😷😷
Amiin Walal Qalbi Jilcan
Wallahi waa sheekadani waa ay xanuun badan tahay
Xasan Kaafi Qoyste Waan Salaamayaa
Allow adigaa kamagan galnay dhibkaan oo kle 😭 aniga iyo gabdhaha somaliyed iyo ubadkeygaba 😭😭
Is this based on true life story!!
Allow hooyo la'aan hana dhigin
WAXAAS BAA SOOMAALI KA BOOXA
Allow gabdha cebtoda astur😢😢😢 wlhi waa xanun🥺
Alxmdulilah ilahayow hooyo la.aan hana dhihgin Waa qiso xanuun badanaa 😢12/3/2024
2005 ayan shekadan ka dhageysan jiray voa wlhi waa la on jiray
Masha Allah Legend Ani 2010 Ayaan Ka Dhegeystay
Maryan❤❤❤❤ 😢😢😢
ilaahee haqrinoqdo😢😢😢
😅😮🎉Original ❤and ❤to I nformation have to the deal with cheerful moments that may have a great memories with cheerful the ❤😂🎉😢😮😅😊tdhcb
Sheekada buug ayaa laga qorqy 80tanaadkii
What ! a painful story,
Asc inoo soo badiya walaalo aad ayaad umahasan tihiin
Uff caku nin somaliyeed balaayada candhada gacanta ku sida sheekada dhan odayga qasiiska ah baa ku ciyaaray
Waa sheeko xiisa badan sideey ku dhamaatay cajiib ah
Somali io dulmigooda weeye waxaas io kadaranba weey kasuurtoowdaa😥😭
War waxan ma runbaa waaban ooyaye, sheekaddan, waa sheeko aan caadi ahayn.
shee ka daan waxay ku tu say saa dhi baatada aayadu lee dahay ooy ilmaha ku samayso
Alla maryaneeey
Sheekadaan wxaan dhageesanayaa 12/ 3/ 2023
Ninkan cod mcn buleyahay m.a
2003 anigo oo dhigta fasalka 5aad ayaan maqlay . 2 todobad kabacdi waxan buuga maryam adeegto ku arkay walalahay sahra iyo nimco
45.
.
3
Caruur badan ayaa dhibkan oo kale la nool laaxow walaa quwata ilaa bilaah
anaa gafaye ddoow gafka iska jira
wlahi waa sheeko aad u macaan
xikmad badanna wadata
Ale ha ku garo ma inan ayaad dhibtay
Mahadsanid waa shekel aad u run ah!!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Faaruuq
Qiso xanuunbadan Lkn kadhalatay
Natiijo fiican
Ang yar dagesan jiray shekadan radio ka dagesan jiray qeb qeb u so den jirayn xasus wlhi
Allow hoyo la,aan hana dhigin
Walahi waan. Ooyey. Oon welibo ilmeeye
Waxaas Waa Inoo Dhaqan Hada Allah Ka Cabsiga Yaraaday
Bismilaah dhirir badanaa sheekada waaba dalay bal maxaa igu kalifay man iska dayo calol xanunkeda
Walhi Ani Ahaan Wax Aan Isleyahay Waxba Laga Faida Sababto Ah Waxaas Wad Ka Dagaalame Ilbax Cml Ayad Ka Noqone
صراحه صح كلامك إني مفيد القصه بس مره طويله ممكن ساعة ونص قاعد اسمع ماشاء الله
وجزاك الله خير
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
Ano yar ban idaacad ka dhegeysan jiray shekdn wlhi Mark arke wa frxay
Aado Weyn
Video yowgan 2023 baa Marka Inta Iga Danbeysa 🏃♀️
Alaa muxuu dhibshegi yaana
Dumarow dul migaa inaku badan sheekadu ha jirto ama yey jirine laa kiin dulmiga waa xun ahay badanaa intaan arkey ilmo ay hayaan dhibaya
Sheekdan 2014 ayn dhgaysn jiray barnaamijiki caawa iyo cawayska ee Voada. Xusuus walahi ilaa iyo 2023.
Hhhh
Wan xasuus taa
يا أخي قصة مؤلمة 😢
QASIIS MASIIBO AH WEEYE KULI MARKAASAY GAALO KU QARAABAN:
Maryan hada halkee kudan beesaa😢😢
Ilaahayow ugagaar maskiintaas,
Maryan 😢😢 dhibey somartey allo hooyo la an hana hadhigin 😭😭🤲🤲23/12/2023
Thank you so much hoyo mcn laanta abar wyee