Mongolia xaqaaiq kala duwan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2017

КОМЕНТАРІ • 154

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 років тому +32

    Tariikhda tataarka ama mangooliyanka wan dhageysty iyado sheikh mustafa xafidahulah ka sheekeynaa msha allah
    Waxn sugnaba waa qeybta xigta
    Aan arko labada qeyb waxey ku kla duwan yahiin
    Wax bdn aan ka faaideysane

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 років тому +114

    chanalka Ogaansho Allow dhawr

    • @abdallaabdalla5221
      @abdallaabdalla5221 6 років тому +1

      Aamiin

    • @ilkacaseqays4105
      @ilkacaseqays4105 5 років тому +1

      amiin

    • @abdiwahid9946
      @abdiwahid9946 4 роки тому +1

      Thanks channel ka aan tagero

    • @aamiincabdullahi2217
      @aamiincabdullahi2217 4 роки тому

      wll aad ufiiri qoraalkan dadaydu waa 17 dhigto school galaaska 10 waxaan rabaa talo wll cumar jaamacada na waarajo oon hubin ee markaan school ka dhameeyo maxaan sa meeyaa wll waan ku sugi in ti aad ka jawaab ay sid isha alaah

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 роки тому

      Aamiin

  • @user-fu1nf9ci2k
    @user-fu1nf9ci2k 5 років тому +8

    Inta neceb tataaar like

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr 5 років тому +11

    wallee tataarku wax kaloow ahaa eeppow qalinka hakuu barkoobo bartaadaan youtube kama daalo noloshayda samyn kuyeelatay allah kaa ajarsiiyo

  • @cabdirazaqkhadar9956
    @cabdirazaqkhadar9956 6 місяців тому +1

    2024tii ayaan daawanayaa
    Kanaalkn badankiisa waan dawaday ogaansho waanu umahad celinaynaa

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 років тому +9

    Mnsha allah Mahaad Sanid Sxb ❤️💟💚💛💜

  • @ibrahimhjama8284
    @ibrahimhjama8284 5 років тому +2

    shaydaamiin bay ahaayeen dhulka la dhaafiyay

  • @kingthugger4652
    @kingthugger4652 6 років тому +7

    Inkaarta masakinta sanay uu xuntahay wlhy mangolka meshay galan qof niool kama tagi jirin rush iyo caraba waa jafeeyn

  • @mohadigmo5166
    @mohadigmo5166 6 років тому +11

    Broh halkaa ka sii Wad💛💛💛

  • @aliabdullahi9055
    @aliabdullahi9055 Рік тому +1

    Maasha'Allah video waxa la soo dhigay 2017 hadana waxaa la joogaa 2023 waqtigu waa cajiib markaa cunug yar ee aan Internet aqoon hadana labatan jirbaa ahay

  • @basadiir1226
    @basadiir1226 4 роки тому +5

    Yaa dawanaya 2020

  • @zerzayid9836
    @zerzayid9836 4 роки тому +2

    yaa dawanaya 2020 me like

    • @somaflam
      @somaflam 4 роки тому

      Aniga
      Fadlan subscribe igu caawi

  • @abdiqafaarahmed5986
    @abdiqafaarahmed5986 5 років тому +3

    Wallaahi waa mowduuc murugo leh

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 6 років тому +5

    Subhanalaah 😳
    Qarniga gaaaaas Somalidu xageee ku jireeen Taarikhda majirtaaa. somalia sidaan oo kale loo laaayee 😳😳😳

    • @koombokooficali7085
      @koombokooficali7085 Рік тому

      Soomaliya xilaga waxa Ka jirtay sultanate Laguna magacaabayay sultanate muqdisho TATAARKA waxay isku dayeen inay isku fidiyaan geeska Africa somalia xilaga waxay ahayd gobolka UGU weyn ganacsiga caalamka xiligas taatarka boqorki afaraad Laguna magacaabayay güyuk khan wuxu soomaliya u diray wafdi fariin sida Marku suldaanka fariinta akhriyay ayuu amray in xabsiga la dhigo wafdiga güyuk Marku Marku maqlay Wu Ka carooday hadana wuxu so diray wafdi labaad oo fariin sida Marku suldaanka fariinti labaad akhriyay ayuu amray in xabsiga la dhigo wafdiga labaad xilaas sirdoonka soomaliya wuxu aha mid awood badan hadana Waxa maqlay güyuk markaa bu mar sedexad so diray wafdi sedexad oo sida fariin hanjabaad ah kadibna wafdigi sedexad xabsiga la dhigay ilaahey aya na mootiyay sharta TATAARKA soomaliya waxay qab jabisay TATAARKA soomaliya waxa maamulayay sultanate muqdisho oo Marki dambe Ku milantay boqortooyadi awooda badneed EE ajuuran

    • @kadijalove4769
      @kadijalove4769 Рік тому +1

      @@koombokooficali7085 war nin yahooo wax 5 sano ka hor ahaa maa hada Soo daawatay🤣🤣🤣

    • @koombokooficali7085
      @koombokooficali7085 Рік тому

      @@kadijalove4769 haa 🤣🤣😂🤣 sababto ah Shan sano Ka hor internet ma aqoon wiil yar ayaan ahaa

    • @kadijalove4769
      @kadijalove4769 Рік тому

      @@koombokooficali7085 hhhhhhhhhh aniga ne markaaas baan ku xernaaa ogaansho
      Hada naag weyn baa noqday🤣🤣🤣

    • @koombokooficali7085
      @koombokooficali7085 Рік тому +1

      @@kadijalove4769 🤣🤣😂😂😂😂😂 aniga xilaagas 11 jir ban aha 😂😂 ilaahey ha Ku barekeeyo cimriga na ilaahey ha no dheereyo

  • @siciidxazan1406
    @siciidxazan1406 7 років тому +9

    Adciyaaabilaaah

  • @hakinjamac9450
    @hakinjamac9450 6 років тому +26

    sxb mangolia waxay noqdeen qaakood muslim kadib jabkii ( caynu jaaluud) kadib

    • @hamdaibrahim7322
      @hamdaibrahim7322 3 роки тому +1

      Haa Baraka khan ayaa muslim la noqday waxayna walal ahayeen Holako khan ninkasana Holako dhibay wuxu samaystay cidan la idhaa cidanka dahabiga

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 5 років тому +2

    habaarkii magaalada bukhaara ayaa kudhacday

  • @Wakandaboi
    @Wakandaboi 5 років тому +2

    My best friend from Mongolia

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 7 років тому +18

    Subxanallah tatarku inkaartii Muslimiinta ku dhacday iyo say no madhiyeen 😥

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 років тому +2

    Masha allah zhp wad mahad santahay

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 5 років тому +10

    Cuqubaa ku dhacday imiga

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 років тому +1

    Great job walal maansha Allah

  • @ifiyetupenews3291
    @ifiyetupenews3291 5 років тому +1

    Dadka mangolia ama qabiilka tataarka asalkoodu wa turki turkistaan kazakistan qabiilada ugu badan wa Chines iyo turki MAJORITY manta wa muslim wana dadka russia ka dagan ukrain ila cremia wana islam

  • @abdallamaar5610
    @abdallamaar5610 6 років тому +15

    Asc zxp Ciida mada mongolia wili masii jiraan mise wee baabe een

    • @mohamk7140
      @mohamk7140 3 роки тому

      Way jirtaa lkn tataarka way bur burtay

  • @ismaaciilmaxamedsiyaadmaxa9159
    @ismaaciilmaxamedsiyaadmaxa9159 4 роки тому

    Jazaaka allaah khayr

  • @umalkhayr741
    @umalkhayr741 Рік тому

    2023 ayaan daawanaayaa

  • @ismaqumbow9594
    @ismaqumbow9594 4 роки тому +1

    جزاكم الله

  • @ahmedhadi2335
    @ahmedhadi2335 5 років тому +1

    Illaah cimri dheer haku siiyo

  • @fatimaabdi704
    @fatimaabdi704 5 років тому +2

    aad ayaan ugu kalsoonay channelkan

  • @xasanyare6330
    @xasanyare6330 3 роки тому +3

    2020 ayaan daawanaayaa

  • @abdirahmanahmadmohammed3277
    @abdirahmanahmadmohammed3277 6 років тому +4

    thank you alot

  • @rooblecalirooble9895
    @rooblecalirooble9895 Рік тому

    Walaahi shiikh mustafe waa aqoonyahan

  • @cqadarliibaan380
    @cqadarliibaan380 4 роки тому +1

    Allow noo dhoor chennelkaan

  • @AsaD-cy4mj
    @AsaD-cy4mj 5 років тому +2

    Mashaalaah allah haku xafidoh

  • @siyaasiridwaan245
    @siyaasiridwaan245 6 років тому

    Maasha allah walaal taariikhada soobadi

  • @maxameddahir4819
    @maxameddahir4819 4 роки тому +1

    Ya a gahurtagay

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Рік тому

    Halako khan wa awoow u ah Genghis khan

  • @khaansalaad8223
    @khaansalaad8223 6 років тому +1

    Masha llh sxb Waxyabahan okale soo badi

  • @abdulazizhassan8067
    @abdulazizhassan8067 6 років тому +5

    انا احب هذا المقال

  • @wizeboy6525
    @wizeboy6525 5 років тому +2

    masha
    allah

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 6 років тому +3

    kulahaa ri geeskeed baa lagu mehersadaa aar yaa geeya waa hablo jaban ee

    • @gabadhaqasrigaiskaleh3850
      @gabadhaqasrigaiskaleh3850 6 років тому

      hanad Axmed yaa kudhahay ri geeskeeda sheekada si fiican u dhageeso wuxuu yiri (Ri geeskeeda oo lagu xardhe dahab iyo marjaan)😌👂👂👂👂👂👂👂👂

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 5 років тому

      gabadha Qasriga iska leh kkkkhhhhh hablahaad odoodaysaa miyaa hadii orgigu Rida kacararo waaloo soo ceshaaye

    • @blackman8295
      @blackman8295 4 роки тому

      Jabni daa dahab ayaa ku xardhan iyo marjaan

  • @mohammadcade2954
    @mohammadcade2954 6 років тому +11

    War wacalada inkaartii dadka haysa

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 років тому +5

    😭😭 inkaartii iyo xaaqi islamka kasoo baxay , balse waan ka naxa waayo aniga #darwiish ah oo sidooda halyeyo ahayn ahna , oo og dhibata ay leedahay markad halyey ahaan jirtay , ee maanta dadkagi cadow kugu noqdo

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      Darawiish maxaay aheyd.

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 2 роки тому

      Hhehehe 😂buuhoodle ayay hada 👥joogaan 👥

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Рік тому

      @@mrdevicesomali5004 waxaas sheeko diinta dad buuhoodlle joga mxaa is ka galley diinta carab u dagaalntey

  • @zayedahmed5574
    @zayedahmed5574 6 років тому +1

    subxanallah , allah ayan ka magan galnay waxas oo kale.

  • @saleebanxasan3581
    @saleebanxasan3581 5 років тому +3

    Walhy taariikh ka hadhay mangooliyiintii

  • @naimanaima6044
    @naimanaima6044 6 років тому +2

    Subxana Allah

  • @caruurtv7922
    @caruurtv7922 5 років тому

    السلام عليك
    شكرا

  • @osaamesharif8110
    @osaamesharif8110 6 років тому +5

    Sxb ilahaay hakula garab galo

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun892 3 роки тому +1

    Ya wali daawanya 2020 vediogan 3sano ka hor bn daawaday wa vediogi 3aad oo kanalka laso galiyo...

  • @HassanAli-gb6kh
    @HassanAli-gb6kh 3 роки тому

    Masha Allah

  • @burakobte146
    @burakobte146 6 років тому

    masha allh

  • @khalidabdullahi1346
    @khalidabdullahi1346 5 років тому +1

    Ragii la orani jiray (Bebris iyo quduz) baa laangaab ka dhigay dagaalkii ceynu jaaluud

  • @cabdiraxmaancabdisalamxuse9060
    @cabdiraxmaancabdisalamxuse9060 5 років тому +1

    ogansho iyo umar inshar adbay umahadsanyihiin want idintagera

  • @xoor13
    @xoor13 4 роки тому +3

    asc bro qeebaha filimkaan brt 1 2 3 4 malaha miyaa🤔

  • @quentacha1383
    @quentacha1383 6 років тому +3

    yara qisadu

  • @layloomar1009
    @layloomar1009 6 років тому

    Thaks thanks

  • @cabdicasiisjirroadan6236
    @cabdicasiisjirroadan6236 3 роки тому

    Afarta kalena diintee haystan

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 років тому +2

    omer mahazanid wll qaali

  • @cabdiraxmaanmaxamed4073
    @cabdiraxmaanmaxamed4073 5 років тому

    Saaxiib mahadsanid

  • @bahrain3354
    @bahrain3354 3 роки тому +1

    Mahad sanid

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Рік тому

    Taariikh wayn baad nosoo gudbisay mahadsanid omar inshar

  • @abdirahmanahmadmohammed3277
    @abdirahmanahmadmohammed3277 6 років тому

    Shukaran sxb qali barnamijkan aad ayan usugayey waliba tarekhda tataarka asago vefio ah

  • @maxamednuur7297
    @maxamednuur7297 3 роки тому

    Cumar∅w zxpow waku tageraa nio somalida taaarikhi hore ee dunida xagee uga jirtaa

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 роки тому +1

    M.a❤🥰🇸🇴

  • @nasirmohammedcade8425
    @nasirmohammedcade8425 5 років тому

    Alah ku xifdiyo

  • @maxamednuur7297
    @maxamednuur7297 Рік тому

    2022 Ayan dwanayaa

  • @mohamedbarwano8997
    @mohamedbarwano8997 6 років тому +2

    #ogaansho

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +2

    Ogansho 😙😙😗😗😗

  • @farhaanahmed5051
    @farhaanahmed5051 5 років тому

    Walaal mahasanid

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 6 років тому +3

    MAHADSANID

  • @akhuunaaAly
    @akhuunaaAly Рік тому

    2022

  • @alikhalifchannel405
    @alikhalifchannel405 5 років тому

    walhi waa history ancadhi ahay

  • @mohameddaacad7678
    @mohameddaacad7678 5 років тому

    Mahadsanid

  • @MohamedAhmed-in9jy
    @MohamedAhmed-in9jy 7 років тому +1

    janalkena allow dhowr

  • @khaaliddj3000
    @khaaliddj3000 4 роки тому +1

    Wsc

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 7 років тому +7

    subxaanallaah

  • @roodocabdicasiis2462
    @roodocabdicasiis2462 5 років тому

    aamih

  • @daadirali6141
    @daadirali6141 6 років тому +4

    cadi maha

  • @muunavip1012
    @muunavip1012 3 роки тому

    Hadii uu jiri lahaa waan jabin lahaa

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 років тому +1

    Old world order to new world order , diin baa jirta fareeysa sidan , in dadka la laayo si number u yaraado markaasaa la maamuli karaa !!!! Balse diintaasi waa diimaha dedam qarsoon si aad u ogaataa eey adagtahay araga labaad mooyaane , waayo weey is qariyaad oo aheegtaan diimo aaneey aheeyn !!! Somali heeysta diintaa ma jiraan ma jirijireen ?!! Haa yes by researchers detectives investigators in Islamic method

  • @Carabmaxamuud-rz5hi
    @Carabmaxamuud-rz5hi Місяць тому

    Ibnul asiir ayaa wariyay qisada

  • @adleyaremedia4k751
    @adleyaremedia4k751 7 років тому +9

    view

  • @alishabaancirre3584
    @alishabaancirre3584 7 років тому +18

    subxanallah

  • @maxamedkhaliif7418
    @maxamedkhaliif7418 6 років тому +6

    aniga magacayga waa mxamed khalif . kunool magalada galkio magalada dhiig miiradka , magalada isku xirka iyo kala gaynta somalida sidaa aaminsanagy .. wxa ka codsan ina ilasoo xidhiidho... wxaa jeclan laha inaad kafalota magalada galkacyo . waa codsi wll mahadsanid

    • @somalihero668
      @somalihero668 6 років тому +3

      Maxamed Khaliif lahjadaas kuma hadlan Ree galkio What behind the shores
      wax ba ha baqin caadi u dheh halkasan kaso jeda ee xog naga sii.
      Dhiig miiradka aad sheegtayna aduu kugu gaar yahay Anaga joogna Nabada iyo amni iyo barwaaqan ku joogna Allana mahadas leh.
      *Xidhiidho* ma aha lahjada galkio
      Galkio wa dhul ay Dad wadaniyin ah joogan somalina jecel ha ka xuman wadaninimada iyo somali jacaylka hadad adigu somali midowday necebtahay.
      waxba cadownimo ha u qadin walalaha ee jeclow taager wada midooba mahadsanid

    • @guushahd4tv146
      @guushahd4tv146 6 років тому

      Maxamed Khaliif

  • @nasiryare7432
    @nasiryare7432 6 років тому +2

    Abowe qisadi taqtarka noso gali

  • @faahiye_lyrisc
    @faahiye_lyrisc 4 роки тому

    Filin aan ku dawo oo fanpro

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 2 роки тому

    I Inta muqdisho dagan ayaa ka badan kkkkkkk

  • @anasdhinacawanaagsan1746
    @anasdhinacawanaagsan1746 5 років тому +2

    Asc wll
    Wali ma maqashay iluminari

  • @ayaneadawe2987
    @ayaneadawe2987 6 років тому +2

    Qaybtii 2bad Hagen ka heli kara

  • @caliabduraxmaancali1481
    @caliabduraxmaancali1481 6 років тому

    Mesha ka siwaad

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 4 роки тому

    Asc

  • @haashimcade5577
    @haashimcade5577 5 років тому

    Jabkodii insogutbi

  • @warsameabdikadir6002
    @warsameabdikadir6002 6 років тому

    Maanguuliya. Waa dhuul uu ega Dalken. Hoyo. Barii. Dhawwyda. Bn. Tagy. Hlksa

  • @cabdinuur5687
    @cabdinuur5687 4 роки тому

    Ustadow waxan ka codsa qabki lo jabiye tatarka ina ka hadasho

    • @SharmaPoi823
      @SharmaPoi823 3 роки тому

      Osman bin ardugrul aya jabiyay

  • @ahmednorabdullahi8545
    @ahmednorabdullahi8545 7 років тому +4

    Sxbw mangolia ciidan kooda wali wuujira midakale ciidankoda qaar waxay jogaan Afghanistan as a peacekeepers

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 2 місяці тому

      Wax waalan baa tahey aamus mangolia maanta awood ladheeko malaha

  • @maxamedtayasiir3817
    @maxamedtayasiir3817 6 років тому +1

    Ilhaybaa daciifiyey dhiigii dadka ay cabyeen axmaqiin

  • @maxamedshuuriye7374
    @maxamedshuuriye7374 5 років тому

    Sxb taa rikhda asxaabta kahdal

  • @SR-xw8bl
    @SR-xw8bl 2 роки тому

    Hhh ciilkaad u qabtid badanaa sxb ogaansho 3:18 🤗🤗

    • @Sheikh.Suleyman97
      @Sheikh.Suleyman97 2 роки тому

      waa run deee waxaaa waa taariikh hore hadane faqiirin eber ah waye

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 років тому +1

    .

  • @galkiogalkio2148
    @galkiogalkio2148 3 роки тому

    Kan cml hadana waa soo baxaya