Duulaankii Tataarkii Mongolia |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 290

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 років тому +232

    Maxaa laga wadaa imbiraadooriyad
    English : empire
    Arabic : إمبراطورية
    Imbiraadooriyad waxaa loola jeedaa dhul aad ubaaxadweyn oo kujiro gacanta hal maamul
    Tusaale : dowladii cuthmaaniyiinta waxay xukumi jirtay dhul aad ubalaaran sidaas darteed waxaa loogu yeeraa xilliyada qaar “ imbiraadooriyadii cuthmaaniyiinta “ottoman empire “
    Tataarkaan aan ka sheekaynayno maadaam ay qabsadeen dhul aad ubalaaran waxaa lagu magacaabaa “ imbiraadooriyadii mongoliya “ waxaan filaayaa dadka aanan horay u aqoonin waxa laga wado magacaas in ay fahmi doonaan

    • @saedibrahim7391
      @saedibrahim7391 6 років тому

      Mahdsanid wax badan ayaan ka faaiday..

    • @maqalbooks
      @maqalbooks 6 років тому +4

      Sxb waxaa ilowday meeshii lagu jabiyay tataarka masar

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 років тому +13

      ma iloobin

    • @maqalbooks
      @maqalbooks 6 років тому +1

      Waano sheegtay xasuuqeena islaamka noo sheeg jabkooda cml

    • @korneelmohammedqybt62baad33
      @korneelmohammedqybt62baad33 6 років тому

      OGAANSHO المهدي المنتطر xiligoo soo baxaya bal wax'nogasheeg mahadasanid walal mcn #OGAANSHO

  • @maryansheekhabdulahi4532
    @maryansheekhabdulahi4532 6 років тому +36

    ogaansho wan ku jecelahay hor usii soco my bro

  • @mohameda1073
    @mohameda1073 6 років тому +25

    when people are together and belive each other, they can achieve anything

  • @aweyscabdulaahi5380
    @aweyscabdulaahi5380 6 років тому +2

    Macalin Omar inshaar maasha allaah illaahey hakuu siyaadiyo codkaaga fasiixa noolow guul OGAAANSHO

  • @zumalife7681
    @zumalife7681 6 років тому +23

    Geesi geesi dhalayi Nolow Guuul iyo gobaanimo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⛓💪🏾⛓✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾

    • @mustafabdifatahomar1105
      @mustafabdifatahomar1105 6 років тому

      Fartun Cadod yaageesi tataarka

    • @mohamedwaliahmed6628
      @mohamedwaliahmed6628 6 років тому

      Haha Yaa geesi ah 😂😂

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 6 років тому

      Mustafabdifatah 109 somaali5 🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕💍👎👎👎🍺🎲💵10🇪🇹⭐️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😩😩😩😩😩😩😩😩😩

    • @abdallashow
      @abdallashow 6 років тому

      Fartun Cadod Good

    • @abdallashow
      @abdallashow 6 років тому

      Omar inshar alle haku xafido Marwalbo wan lasocda cashiradada Mudane Clip kusabsan Macdanta dhulka somaliya GEOLOGICAL SOMALIA

  • @enggurux3986
    @enggurux3986 6 років тому +2

    qofki raba inu si faahfaahsan wax uga ogado tartarka iyo meshu ku danbeyay sheikh mustafe ha dhagaysto isaga si wadaxa uga waramaye. waad mahadsntihiin OGAANSHO

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 років тому +7

    شكرا لك استاذ قناتك أحسن قناة الصومالي بنسبة لي😍😍😍

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 6 років тому +1

    Ghingis khan-ka africa ana nqondoono Saa qarada AFRICA muslimin ugu wada dhigo %100 IGU DUCEEYA QARAABO

  • @abdirahmanosman5269
    @abdirahmanosman5269 6 років тому +17

    Jibintii tataarka baa lagaa sugayaa noo soon dadaji please

  • @dekamoha6355
    @dekamoha6355 6 років тому +4

    Chanelka kaliya ee an sxb ka dhigaty Ogansho 👌👌👌❤

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 6 років тому +14

    WCS omar inshar jazakallaah 😍😍😍😍 &thank u👍👍👍👍

  • @muhayas6568
    @muhayas6568 6 років тому +8

    Ciidamdii tataarku waxey ahaayeen musiibadii ugu xumeyd ee caalamka soo marta
    Like if you agree

  • @maxedaxmedcabdi2988
    @maxedaxmedcabdi2988 6 років тому +1

    Msha allah wallhi waa tariiq cajiib ah wax bdn an ka faiiday wllkey shukran

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 6 років тому +2

    Wll runtiii wax waad ka taabatay taarikh daan balse mahn mid sidaan u yar runtii waxan dhagtstay sh.mustafa haarun asiga oo ka hadlaya waxaa i sitaagtay xaadayda markaan maqlay sida loo laayay muslimiin aan danbi galin lkn alle ayaa ka abaal marin doono insha allah.
    Waad mahdsantahy.

  • @imranstatus9739
    @imranstatus9739 6 років тому +1

    Masha allah Macalin Omar Inshar JAZAKILLAH KHEYR

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 років тому +6

    Thanks Mudane Omar ishar Allah Haku xafido.wan lascona Cashirada aad juhdiga balaran sogalisid wxn kacodsanaa Inad clip kusabsan Geological somalia in mineral resource

  • @abdirahmanosman5269
    @abdirahmanosman5269 6 років тому +4

    Thanks my bro omar

  • @sadikdaher868
    @sadikdaher868 5 років тому +11

    Wll Omar waan ku sallaamay, hno waxaan kaa codsanlahaa inaad ka hadasho ottoman Empire (boqortooyadii cutmaaniyiintii)

  • @d.jcastrovlogs
    @d.jcastrovlogs 6 років тому +2

    #OGAANSHO we proud as somali people thanks our borther omar God bless you

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 5 років тому +3

    Wll ارطغرل ابن سليمان شا taariikhdiisa kaa rabaa shukran

  • @husseinmubarak7717
    @husseinmubarak7717 6 років тому +10

    9 minutes gudohood Ayay 149 Qof iga hareeyeen😅😅😅😅

  • @mohamedabdillahi3917
    @mohamedabdillahi3917 6 років тому +1

    Mansha allah omer inshar waan ku taageeraa sxb

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому

    mahadsanid macalin cumar inshaar

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 років тому +2

    Ogaasho channel wax badan ka faaiday guulayso brotherkyga

  • @fahiimahassan8505
    @fahiimahassan8505 6 років тому +1

    ماشاء الله alle haydin barakeeyo dhamn daadihiyayasha ogaalka

  • @abdurahmanabdikarin4529
    @abdurahmanabdikarin4529 6 років тому +1

    Shekh Mustafe Ayaan Ka dhagysty mahadsanid Zxb

  • @saedibrahim7391
    @saedibrahim7391 6 років тому +2

    Shukran walal

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 років тому +14

    Jabintii tataarkana waanu kaa sugaynaa

  • @zetamnazir5964
    @zetamnazir5964 6 років тому +2

    jazakallahu khayran maaaaad soooo akhrisay misa video ayaad ku daawatay

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 років тому

      midna
      waa macluumaad is gara gaaray waqtiyo kala duwan isoo maray akhriyayna kadib - dhacdooyinka taariikhda caanka ah ma ahan wax mar kaliye sidii war deg deg ah kuu soo gaaraayo - akhrin baarid - dhagaysid iyo maqal

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 років тому +7

    Masha allah
    Thank you omar inshar

  • @libaanahmed9651
    @libaanahmed9651 6 років тому +6

    بارك الله

  • @abdifitahmusse6024
    @abdifitahmusse6024 6 років тому +2

    waan kaga mahad-celinaya omar inshar waa #mawduuuc_an_dhawantan_sugaynay alle dartii ban ku jeclahay #mr_inshar thnks

  • @ismacilibrahim7801
    @ismacilibrahim7801 6 років тому +2

    Allah cilmigaaga hakuu ziyaad sho hnaka abaal amriyo i love channel kaaga

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 6 років тому +1

    Deeeee waaayo zxp. Maxaaad u sheeegi wayday iyagana jabkii ku dhacay iyo baaabi iii iyo waliba in ay diiinta islaaamka qaateeen ugu dambayn

  • @yuusufxasan1887
    @yuusufxasan1887 4 роки тому

    M.a walhi tariikh aan radinaayay we mangoli Allah kubarakeeyo

  • @rahmayousuf4863
    @rahmayousuf4863 6 років тому +2

    Mahadsanid macalin 💗💗💗

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 6 років тому +3

    Naarta Allah ku fogeeyo amiin tataarka dhib badnayena

  • @mayamohmett7808
    @mayamohmett7808 6 років тому +6

    hadaad doonaysid Taarikhdaas oo Dhamaystrin Dhageyso Sheikh mustafa 1-9 Qaybood

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 2 роки тому

    Mahadsanid omar

  • @abdinasiralinageeye7670
    @abdinasiralinageeye7670 6 років тому +1

    Waad mahadsantahay 100% zxp wxaa tahay maclimkeena labaad allah janada haka waraabsho zxp nolow wxa no kentaa zxp maclumaad ku saabsan dalkeena hooyo tarikhdiis waa ubahanahay adoo mahdsan zxp 😍😘

  • @Internut1985
    @Internut1985 Рік тому +1

    Tataarku waxay ahaayeen qabiil ka mid ah Mongolians/Turkic ee qabiilada dhan magac ka dhaxeeya ma ahayn

  • @Zakariyehuseen-v5p
    @Zakariyehuseen-v5p Місяць тому

    Waan idin salamay 2024 inta daawaneyso🎉🎉

  • @minasomali8242
    @minasomali8242 6 років тому +1

    shukran wll

  • @Chanhagaf
    @Chanhagaf 6 років тому +2

    Brother I usually don’t use earphones but waxaaan Dageeesta Habeen Kii markaaan sexaaan Rabooo you so inspiring Allah kubarakeeeyo

  • @aliyusuf-channel
    @aliyusuf-channel 6 років тому +1

    Mahadsanid ogansho

  • @NimcoAbokor-h9l
    @NimcoAbokor-h9l 4 дні тому

    Ilahay haku arkayo wall

  • @anisajamacmuse1627
    @anisajamacmuse1627 2 роки тому +1

    Soobadi taariikhyada walaal waadmahad santahay

  • @romeocade9722
    @romeocade9722 6 років тому +1

    Guuleyso macalin wan jeclahay taariikhahan ookale mahadsanid

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 5 років тому +1

    Thank you wllo waxbadanbaan kaabaranay wlahi 😍🤲

  • @halalmedia9605
    @halalmedia9605 6 років тому +28

    #OgaaNsho Chanel Wa ChanelKa ugu Fcn Somalida #Go FarwaRd

  • @mahamedcabdirashiid3254
    @mahamedcabdirashiid3254 6 років тому +3

    channelka koowad ee adan kacajisen dawashadisa jasakallah sxb

  • @sirmohamud4000
    @sirmohamud4000 6 років тому +1

    Ogaansho mahadsanid

  • @Asli256
    @Asli256 6 років тому +2

    I love this Ghannel

  • @somaliyoutuber2607
    @somaliyoutuber2607 6 років тому +2

    fadlan noo soo gudbi jabkoodi adigoo raaliya

  • @minasomali8242
    @minasomali8242 6 років тому +1

    fadlan tartaarka noo soo daa cidi ugu danbaynti jabisay thnks

  • @BayaanSomaliTV
    @BayaanSomaliTV 6 років тому

    Mahadsanid Omar. Waa barnaamsh aad u wacan

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 6 років тому +1

    MHADSANID WALAL RUNTII HIBO AYAAD U LEEDAHAY WAX SOO GUDBINTA GUULAYSO SXB SHAQADAS XOGA SAAR GUUL AYAD KA GAADHI INSHA ALLAH

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 3 роки тому +1

    Islaamkiiba way madhiyeen cawaanku😭😭😭😭😭

  • @youtubemedia3978
    @youtubemedia3978 2 роки тому +1

    What a dangerous they have more power

  • @amiirqays1274
    @amiirqays1274 6 років тому +1

    jasiirada sucotra isagans nagu soo celi sxb omar inshar

  • @footballfan6860
    @footballfan6860 6 років тому +1

    Ogaansho youtube kaliya aan ka faaidey

  • @osaameshariif1269
    @osaameshariif1269 6 років тому +1

    I love ogaansho every time

  • @daudmahad3616
    @daudmahad3616 4 роки тому

    Muqaladan qeybahoda nosogudbi ado mahadsnd 👏

  • @hanadayuupcqaadir4011
    @hanadayuupcqaadir4011 6 років тому +1

    Shukran laka sxbkey waanu kaa faaidnay

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 6 років тому +1

    Thank you

  • @seylacnews1908
    @seylacnews1908 6 років тому +4

    qofka 20aad
    macalim waxaad noo gudbisaa taariikhda America mahadsanid.

  • @shafkasoldad9279
    @shafkasoldad9279 4 роки тому +1

    wow my peapole somali cool cool

    • @shafkasoldad9279
      @shafkasoldad9279 4 роки тому +1

      sxb.waxn.jeclaa.in.aad.kahadasho.taariikhda qaraxii aduunka

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 6 років тому

    Mansha allh Thnks waad ku mahad santahay wll Aqoonta aad noo soo kor dhisay wll #Omar good

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому

    Xabaar baa Ku dhacay.. billion dad ah ayay dhiigoda daadsheen

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 2 роки тому

    Thnkz

  • @dhiirgaliyeahmedabditiitii2968
    @dhiirgaliyeahmedabditiitii2968 6 років тому

    cumar alle ha ku xafdo

  • @abdihafidahmed3244
    @abdihafidahmed3244 5 років тому +3

    Qofkaastaa oo awood sheekto selaac ayaa uudaanbiyaah
    Awoodanah weytagataa

  • @umulquraanchannel1659
    @umulquraanchannel1659 5 років тому

    saaxib alle haku barakeyo

  • @jabjacaylmedia8881
    @jabjacaylmedia8881 6 років тому +1

    thnks
    wan kugu dayana xaqiiqdii

  • @ahmadbadar8968
    @ahmadbadar8968 5 років тому +1

    Asc wll waxan ka codsana inad muqal diri gilin ah noso kudbisad

  • @NasirAhmed-ko8rw
    @NasirAhmed-ko8rw 6 років тому

    Baraka allh zhp @omar_inshar aad ayan ugu bahnayn tariikhaha inad inbadan ku so kordhisana wanu ka dalbanyna zhp mahdsanid

  • @samawadetube
    @samawadetube 5 років тому

    Tarikho dahson ayanu ka faiidnay hore u soco wllo

  • @اناصومالوفتخر
    @اناصومالوفتخر 6 років тому +1

    Mansha allaah waxaan rajeyneynaa inaa halkaaga kasii wado insha allaha dadaal wacan wllo

  • @amranabdukadir2686
    @amranabdukadir2686 6 років тому +1

    masha allh ogaansho hore usoco

  • @kavialin9697
    @kavialin9697 4 роки тому +1

    Sidii tartarka lagu jabiyay io qeybaha dambe ee baramijkan mad soo dhameystirtid.Omar Inshar.

  • @mahamuddahir9302
    @mahamuddahir9302 6 років тому +1

    asc sxb omar inshaar waxaan kaa codsanlahaa sxb inaad dib usoo galiso mahamed al faatax furshadii qustandiniya oo chanelkii hore ku jirey mahamed

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 6 років тому

    Mahdsanid sxb Omar

  • @mohameda1073
    @mohameda1073 6 років тому

    very brave. unstoppable. lion heart..

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 6 років тому +2

    waxan filaynaa in aad qayb kale nooso wado walal

  • @abdiwalicirro4383
    @abdiwalicirro4383 6 років тому +1

    thanks bro👍

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 6 років тому +1

    Go
    forward

  • @mohamedhassanofficial945
    @mohamedhassanofficial945 6 років тому

    Mnsha allh

  • @hiirale4046
    @hiirale4046 6 років тому +1

    Sxb sheekada way igu socotay waxaan ku waydiina sxb dadkaas africa masoo gaaren gaar ahaan somaliya

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 роки тому +1

    Ottoman Empire nogqshekey bilaawgi ilaa dhaama kii🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @issabaariyow4936
    @issabaariyow4936 5 років тому

    Wll soo dhameystir taariikha tataarka iyo jabkooda

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 6 років тому +1

    kamahelin wadnahaana igo oy naxdin xaaduna way i istaagta allaha cadaabo mangooliyintaas umadaas mulimiinta ah oy aduunka kucadaabeena janatul fatdows allah hageeyo amiin amiin yaarabi

    • @abdisamadm.hussein1791
      @abdisamadm.hussein1791 2 роки тому

      Wllo muslimintaas waxey ku dhamadeen kala shaki iyo iney ayaga isku dawadaan dhibta inta ay layeen tatarka waa 1 billion oo muslimin ah sababteena nah au ayaga lahayeen
      Ugu dambeyn waxaa jabinayo boqorkii masar ee Muslim ahaa ee reer maaliki ayago u midoobayo tatarka illahey wuu gusha ayaag siinayaa bal ugu dambeyn tatarka way muslimiyaan dhamantood wana sababta Mongolia 🇲🇳 ay 80% muslim u tahay hada
      Sh.mustafa ka shekeenayo 1 ilaa 9 xalqo si fiican u daawo

  • @draminaliroble837
    @draminaliroble837 6 років тому

    Si fcn maadan uga sheekeen tataarka lkn mar walba tnx

  • @buraleshow2653
    @buraleshow2653 6 років тому +1

    Manshalaah

  • @muusejaamacnuur7106
    @muusejaamacnuur7106 6 років тому

    I like this history

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 6 років тому +1

    m.a sxp thanks wa noo faideesy

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 6 років тому +3

    Nin somalida sas ugala malawayaay oo ibta xogaa naga sorwba intabkalana xukuma waxaan qabiilku madaxa kagalay kii xukunqabaataba waa qabiileyste

  • @abdullahisalat2720
    @abdullahisalat2720 6 років тому +1

    mahadsinid wll lkn noo so dhameystir insha allh

  • @abdikhalqnadiif2059
    @abdikhalqnadiif2059 6 років тому +4

    Waxad ilawday laba qodob oo muhiim ah
    1 dhanbaalkii aduunka ugu baqdinta badnaa ee aydireen tartaatrku
    2 cida jabisay tartaarka
    Wll qaybalabaad usamee hadaad firaaqo uhesho mahadsanid

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 5 років тому

      Sxb tatarku ya cirib tiray plz iso jawab

    • @abdirahmaankhadar6395
      @abdirahmaankhadar6395 4 роки тому

      @@sayiidqalliwalli1035 shiikh. mustafe ayaa sifiican u sharaxaya dhagayso 9 xalqadood weeye

  • @Somali450
    @Somali450 Рік тому

    Somalia ayay usoo diren basaasiin kadibna waala dilay

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 6 років тому +1

    Saaxiib waxaad ka tagtay jabkii tataarka geesigii islaamka ee masar ku xukumayey oo kaga hor tegay gaza halkaana cagta lagu mariyey gaaladaa qarisa ee iska jir