NAHIDA swimming pool MARKII UGU HOREYSAY IYO GURYAHA XAAFADEENA WAA MEEQO KIRADEEDO MALAYSIA 🇲🇾

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @shamsomohamud1979
    @shamsomohamud1979 Рік тому +9

    Mashaa alaah abaayo adna cadeey adiga iyo owlaadaada iyo xaajigaaada alaha idin xafido macaanto ❤️
    Abaayo su,aal waxaa ahay gabar ku nool wadanka Finland waxaan aad u xiiseeyaa inaa usoo guuro Malaysia inta aan usoo guurin inaa mar dalxiis ku imaado abaayo adoo mahadsan guriga aad ku jirtiin qiimahiis ayaan rabaa guryo saan cml ah ayaa xiiseeyaa micnaha dabaasha ku hoos yaal
    Abaayo waa ku taageernaa ani iyo ilmahayga hadane kaama dheere ishoo ishoo lee isla nahay adigoo mahadsan isoo dhoweey igana soo jawaab fariintayda mahadsanid 😊

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Рік тому +3

    MashaAllah ❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +4

    Maasha Alaah Qurux Waye Huri Aduunyo Waaye ILAAH niguxafido Abaayo❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @Iqrahcadey
    @Iqrahcadey Рік тому +3

    Waxaa illhy kaga baryaa inuu nimcadaa heysato kuu barakeeyo aniganeh isiiyo mid kheyr qabto i.a

  • @Janagaletuurcad
    @Janagaletuurcad Рік тому +1

    Manshalah❤❤❤❤

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Рік тому +1

    Masha alah qurux waye qali said ma aha abayo ❤❤❤❤

  • @fadumoabdullahi1259
    @fadumoabdullahi1259 Рік тому +1

    Adnoy wan ku salami❤❤❤ wane ku jexelhay walashey familka igu salan❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +1

    Masha Allah 👍❤❤❤

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Рік тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @MonsifSara
    @MonsifSara Рік тому +2

    ناهدة كيوت 😂❤

  • @cocoo456
    @cocoo456 Рік тому +1

    ManshAllah ❤ so nice

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha 😍😍😍👍👍

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +1

    M.a keep going

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Рік тому

    MashaAllah

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому

    Horta adno guriga cudub maso dagtey wlh qurux uu ahaa 😀🥰

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому

    Maasha allah dabaala sho wacan

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 Рік тому +1

    Wixi baa music 🎶 baad ku furtay adna waxan kaa faidaysan lahin kirad gurya sido kale guri walba ma alabtisa lagu kiraysany iyado tala intaas yaa I fahan siya

  • @zeinabhaji3735
    @zeinabhaji3735 Рік тому +1

    Adna codka lama maqlo mar labaad kuso celi music ka daa kirada waa imisa

  • @mounaosman1751
    @mounaosman1751 Рік тому

    Masha allah adana qali

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah 😂❤

  • @diiniali2684
    @diiniali2684 Рік тому

    Adna sister nadia funaanada ay wadata waxaa ku sawiran calabka rainbow 🌈 qaniiisnta plzz ka siib

  • @SumayoCabdirixmaan
    @SumayoCabdirixmaan Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩

  • @amlcwl2674
    @amlcwl2674 Рік тому

    Oo makaxiri kartid musickada miya Mise video Kala kasoo samene yaab badna 😮

  • @shamsamahamad7783
    @shamsamahamad7783 Рік тому +2

    Manshallah Adna gaabeey intii guri iyo imahaa kumashqulssntahy xabadii kale amaa lajiraa lee yaan lagaa boojeen bacdaa dhuuqso intee ku ogtahy usi waqtigan aaduuubesay magoo iska ilaali hee kkkkkkkkkkkkkk maseerka wuu jiraa

  • @safaabdirizaq5052
    @safaabdirizaq5052 Рік тому

    Asc abaayo waxan ka codsanaya in aad noso galisiid qimaha guryaha iyo sida loo kireysan karo

  • @CabdikariinXuseen-qb5hl
    @CabdikariinXuseen-qb5hl 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Рік тому

    Nahida yaar , I like 🎉🎉🎉 runtiii 😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤Nahidaa I love yu m'y baby❤❤❤❤❤❤❤

  • @jantepap5990
    @jantepap5990 Рік тому

    Allah adi maxa dad fogeese gabdaha yar yar haa dhuminin walalee San si isku dhaan

  • @eisehaajiosman7161
    @eisehaajiosman7161 Рік тому

    Qurux

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Рік тому +1

    Music 🎶 ta ka daa

  • @ishwaaqibraahim7426
    @ishwaaqibraahim7426 Рік тому +12

    Ilyaas wiilasha meesha ka dhaqaaji calamadaha hooyoyinkena soomaliyed😂😂😂😂

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 Рік тому

    Sababta aan videoga ugu dhuftayba waan in aan qiimaha ogaado lkn mala maqlayo

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 Рік тому

    ❤❤❤

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Рік тому

    Qaybta ad guriga kaga hadleyso lama maqlo

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 Рік тому +7

    We cant hear you Adna. How much is the rent per month?

  • @queenilhan6418
    @queenilhan6418 Рік тому

    Ilyasow wiilasha misha kadaqaji jah Allow hooyo hanaga qadin yarapi 🤲🥺

  • @shamsamahamad7783
    @shamsamahamad7783 Рік тому +1

    Amans

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Рік тому

    Waxba kama maqlyno vedio qof soo dubay bay so qadatay 😅 haba so qadatee baly codka qofkas xirto

  • @issaabdukadir9519
    @issaabdukadir9519 Рік тому

    Adna muqshusha maxa udhahda
    Mushqul dheh sasaa afka saxa ah

  • @ayaanjamac3879
    @ayaanjamac3879 Рік тому

    M.a

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +3

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 Рік тому

    Masha allah❤❤🥰