MAALINTEENA CAADIGA IYO QISADII QALBI OO AAD IITAABATAY WAQTIGEYGA IYADAA KU DHAMEEYAY MAALMAHAAN 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 112

  • @faayowshariif6345
    @faayowshariif6345 10 місяців тому +57

    Waba soogashe kusali rasulkena muxamad scw scw❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +47

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 10 місяців тому +5

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖

    • @Mahadabukar-vr4ii
      @Mahadabukar-vr4ii 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 9 місяців тому +1

      SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 9 місяців тому +1

      SUBHANALLAH ALXAMDULILAH LA ILAHA ILA LAAH ALLAHU AKBAR 🤍

  • @AmaalCabdilaahi-qq1hn
    @AmaalCabdilaahi-qq1hn 10 місяців тому +16

    Nolol qurux badn ku jirta Alle hakgu wado inta haysana Alle ha siyo❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +21

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋😫🫶🏻❤️‍🔥

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 10 місяців тому +7

    Nadiya gabartaa markay weynaato quruxley ayey noqoneysaa wlhi Tolow ma arki donaa iyadoo weynaatay mashlah ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 місяців тому +8

    Mash Allah gabdhahayga Nahida iyo Nadia waynaada oo wanagsanada Habo mcn
    Mash Allah tabarakallah ❤❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l 10 місяців тому +19

    Allah is one ❤

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 10 місяців тому +13

    Masha allaah isha bila aadan ka waa wax xun abayo gabdhaha timaha ka qari hadaa bo camirada ka dhaafi karin

  • @Qalbikaaba-c5t
    @Qalbikaaba-c5t 10 місяців тому +5

    Adna xbbti carurta adkaru sabax iyo adkaru almasa uilali subax walba suratul Albaqra ushid isha ilhy ba kaga ilalinaya isha bingo adanka dadku waxba iskuma quran m.a alehakudayo xbbti awladada farxad kunolada❤🤲

  • @SanjuRose1
    @SanjuRose1 7 місяців тому +1

    Waan dhameystay wlhi qisada qalpi mar farxad mar murugo ❤❤

  • @qamarguure
    @qamarguure Місяць тому

    M.a ilaahay ha kuu xafido ilmahaaga

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 10 місяців тому +6

    M.a family ❤❤❤❤ adna amiira video soo wada duuba kiina cimraan so geliyey qosolka iga dhamaday 😂😂

  • @faarahbarre9756
    @faarahbarre9756 10 місяців тому +10

    Anigaba waan dawaday qalbi diricii baa garan is ku badalay kulaha😂😂😂🤣🤣🤣❤

  • @MohamedQadar-ss2dz
    @MohamedQadar-ss2dz 10 місяців тому +1

    Masha allah

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +6

    Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @NastexoAbdi-lj1lp
    @NastexoAbdi-lj1lp 10 місяців тому +1

    Habaryarey elmaha markaat video duubeysid timaha uqarih 😢ok mami 💎💝💝💝🎉🎉🎉🎉😢

  • @RiximaCabdi
    @RiximaCabdi 10 місяців тому +4

    Masha allha Masha allha adna ❤❤

  • @HINDOCUMAR270
    @HINDOCUMAR270 10 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @HaawoeYaasin
    @HaawoeYaasin 10 місяців тому +1

    Alle hakuu caafiyo nuunaha ❤😢aamiin wasoo duceyneynaa❤❤

  • @AsmaAbdala-r3t
    @AsmaAbdala-r3t 10 місяців тому +7

    Jini makajaray hooyo kulaha adna is not easy😭🤣🤣🤣🤣

  • @aishaayuni3841
    @aishaayuni3841 10 місяців тому

    Wa so dhamestay ani alx qalbi mahamed tiin u love you 😂😂😂

  • @kralicececek2129
    @kralicececek2129 10 місяців тому

    Adno nooga soo sheeke marka imandey Malaysia ❤

  • @sumayabudul507
    @sumayabudul507 3 місяці тому

    Adna qurux

  • @ApdaleJaapiri
    @ApdaleJaapiri 10 місяців тому +1

    Allah haguu daayo caruurda paYo

  • @Fardowsa-kd4ks
    @Fardowsa-kd4ks 10 місяців тому +1

    Asc abayo waa xanuun sana iso duceya

  • @mssCanada995
    @mssCanada995 10 місяців тому

    Ani waa halaby waxwlba camera uwata😂😂😂😂 ar adnaaa

  • @HaniHerer-hl4co
    @HaniHerer-hl4co 10 місяців тому

    Masha allh nahida yarey ale ha xafido wan jecelahy nahida yar❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 місяців тому +1

    Maasha allaha

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 10 місяців тому

    Qalbi sheekadeedii way dhamaatay🥹😭

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 10 місяців тому +1

    😅😅😅 wxn ku xasuustaa dirici shadhka noqody

  • @AminoComar-ux3sz
    @AminoComar-ux3sz 3 місяці тому

    Kusalinabikeynamuxamad❤❤🎉

  • @fadmaface7216
    @fadmaface7216 10 місяців тому +10

    ♥️♥️♥️asc Adno mashaa'allah biyo badan cab sokorta ka fogoo qaxwada iska dhaaf subaxdii markaa 1 litter biyo cabto laba xaboo muus ku xiji kadib nus sac socod u Bax SI stresska kaga yaraado waxaa cadi ah xiliyada uurka inaa xanaqdo .ooysid , nolasha nacdid markaa aragto inaad xadka ka baxeysid murrayada horteda istaag oo dheh kaliya waxan oo dhan wa uurka markii hore sidan ma aheeyn wax walbo cadi ayey noqonayaan hadii aan dhalo H ilaawin in aad Malin walbo sidaa sameso ha ilaawin in aad aqriso quraanka kariimka ugu yaran malintii ilaa sedax bag adiga iyo gawar walbo oo uur leh iyo inta arakta qoralkan igu so duceya guur xalal ah iyo nin wanagsan madama ninkii hore I dhibay Ina xumeeyay 40 qofood ducadooda Ilaheey wuu aqbalaa asc

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 10 місяців тому

      Abayo saad jeceshahy Allah hakuu yaalo In shaa Allah

    • @hoodojamal6845
      @hoodojamal6845 9 місяців тому

      Abayo alle haka ajarsiiyo sidad hablaha uwaninayso adigana waxad jeceshahy oo khayr ugu horeyo abayo alle nin bari ah haku siiyo

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 10 місяців тому

    Adna cadey hoyo macn wankusalamay habo

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 10 місяців тому

    Hhh Tim hortons anoo fadhiya ban dawanaya hore usoco adna insha allah

  • @Gbdha_Riyada
    @Gbdha_Riyada 10 місяців тому

    Adnah chanlage amira io ceyda xujo kusosameemya👍

  • @Queenmulki12
    @Queenmulki12 10 місяців тому

    Cabdoow I am Muslim

  • @AsmeSara
    @AsmeSara 10 місяців тому

    Cabdhow anaa muslim

  • @Fardowso526
    @Fardowso526 10 місяців тому

    Adno hadu ilhay wax kusiiyo oo ay gabar noqoto an
    i igu sami yaa fardowso ubixi❤

  • @umuwarda7513
    @umuwarda7513 10 місяців тому

    Ubaxeey iqaboh 😂😅 maxamedtiin😂💔

  • @hoyomacan1671
    @hoyomacan1671 10 місяців тому

    Adna no soo gali naadiya waxa tinta ubixiye m.a

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +2

    Manshaallah 😍 adna hena naahida naadiya ❤

  • @MomOne-g5v
    @MomOne-g5v 10 місяців тому

    Cabdow Ana Muslim 😂

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 10 місяців тому

    😂😂😂😂diricii oo hafka noqonay

  • @IqroMaxamuud-k4v
    @IqroMaxamuud-k4v 9 місяців тому

    ❤❤❤

  • @ShamsaHussein-k4e
    @ShamsaHussein-k4e 10 місяців тому

    M.a ❤❤

  • @fardowsoibrafardowsoibra336
    @fardowsoibrafardowsoibra336 10 місяців тому

    Adna abayo marka gabdhaha uniform garan ama funanad hoos uga gili😊

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 10 місяців тому +3

    Ani waan dhamestay waxaan ku xasustaa hana soo orod😂😂😂kabaha sulida la oraday io heidar waan iska wabinaye io libiya tarabis aan usoo tahriibnay ayadaa yurub noqotay qalbiyaa hada maxa dawanenaa qisadi naga dhamatayee😂😂😂

    • @NastexoAbdi-lj1lp
      @NastexoAbdi-lj1lp 10 місяців тому

      Ala berkah san uqoslayey waan furey 😂😂😂😂

  • @HassanMohamed-qf5op
    @HassanMohamed-qf5op 10 місяців тому

    Adna hor usoco abaayo

  • @JaamacWarsame-q5m
    @JaamacWarsame-q5m 10 місяців тому

    Wiow😮

  • @shukrialishire7738
    @shukrialishire7738 10 місяців тому

    Gabdhaha timaha maxa u Marisa m.a ❤❤

    • @NaagKarmet-zw2sv
      @NaagKarmet-zw2sv 10 місяців тому +3

      Wey udhasaten cidaan timoo io cadaaan😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 10 місяців тому

    Gabdhan yarta iyo asim ya weyn

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 10 місяців тому +1

    Mansha Allah tabarkalaha adna family keep going

  • @DucaleDiiriye-km8vs
    @DucaleDiiriye-km8vs 10 місяців тому

    Anigaba wan ku qashay san daawanayay whi😢

  • @saadipoi5385
    @saadipoi5385 10 місяців тому

    Adiga na ngu safis😂 18:15

  • @SucadomaxamedGeedow
    @SucadomaxamedGeedow 10 місяців тому

    Anaa ugu horeyo

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 10 місяців тому +1

    Scw scw scw

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 10 місяців тому +1

    Ah shekadi qalbi wedamate qalbi is not easy 😢900k l.a 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HoodoCasay
    @HoodoCasay 10 місяців тому

    Maxamed tiin ilove you

  • @SuhaybSubeer
    @SuhaybSubeer 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉😊

  • @khadrocawil2822
    @khadrocawil2822 10 місяців тому

    Hh waxankuxasuustaa eygii beertaa

  • @xaliimosacdiyo9931
    @xaliimosacdiyo9931 10 місяців тому

    Maxamatiin😂

  • @maaqaani5609
    @maaqaani5609 10 місяців тому

    Cabdow anaa muslim😂

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 10 місяців тому

    Qalbi waxey soo marti ka daran soo marne Maxa noga bun, buninoysin Yaab Tahriib Inusan ficnena waa La Ogyahee

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 10 місяців тому

    👍

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 місяців тому

    Qisadaz qofa dwanba mlhn show ani hda wxa so mroyaa mrky ayada io hni orod le ku jiraan marba qofey utgan wey amni wenayn orod dadka canka dhn commentigy ka buxn adna mku jirti akhwn 😂

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz 10 місяців тому

    Cali 😂😂😂😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 місяців тому

    TINTEE. ISKjaftey
    Naahida miskiin. Gabdhaha. Yar Yar. Saas. Waaye. Fooda iskajaraan❤❤

  • @MunaabdiCali-b7w
    @MunaabdiCali-b7w 9 місяців тому

    Anaakuladhameestaywlhy

  • @khadrocawil2822
    @khadrocawil2822 10 місяців тому

    Wllhi wandhmeyay

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 10 місяців тому

    👍anigo quracano dawanoya 9:03 subax nimo

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 10 місяців тому +1

    Cunugta intaa leeg musaasad Cabayo 😮😂😮

    • @Nafisaofficial74
      @Nafisaofficial74 10 місяців тому

      Qurbaha waba yaris Nahida kaweyn aya ku caba

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 10 місяців тому

      😢😢😢😢halsano iyo bar bey jirtaa teyda ma ma na siiyo

  • @DekzanHussein
    @DekzanHussein 10 місяців тому +1

    Na ubax uqabo gacanta😂😂😂

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 10 місяців тому

    Diricii funaanada noqday😂

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanxasan1702
    @maryanxasan1702 10 місяців тому

    M.a🤲🤲🤲🤲🙌❤❤❤🤲🤲🤲🌷🌷

  • @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
    @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj 10 місяців тому

    Cunugta wayn masasada cabayso😮

    • @MiskiMaxamed-y1g
      @MiskiMaxamed-y1g 10 місяців тому

      Mxey qabtaaa wli wey yartehee😅

    • @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
      @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj 10 місяців тому +2

      @@MiskiMaxamed-y1g cunugayga sanad ayuu jiraa koob ayuu kucabaa sidarte ulayabay😂

    • @MiskiMaxamed-y1g
      @MiskiMaxamed-y1g 10 місяців тому

      @@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj Haaa caruur wxa jira masasad jecel oo lga gooyn karin

    • @sucdifunny7807
      @sucdifunny7807 10 місяців тому +1

      Ilmo oo waxa jiran koobka imanka ku qabin oo caato noqonayo

    • @Layland_1
      @Layland_1 10 місяців тому

      Ila 5 jir was normal

  • @Nadamohamet
    @Nadamohamet 10 місяців тому

    Bal Taa yar ba iga Timo dheere kwrn 😂

    • @HafsaIsmail-hw1rn
      @HafsaIsmail-hw1rn 10 місяців тому

      Mashege markaa 😭😂

    • @Nadamohamet
      @Nadamohamet 10 місяців тому

      @@HafsaIsmail-hw1rn Dee mxa la smyn Dar alan U yabnhee😂

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 10 місяців тому +2

    Adnoy xaflada aad dhigan doonti sugi la nahay

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 10 місяців тому

    Kusaliyanabigeenamaxamed

  • @Isaaqbare-fv6mu
    @Isaaqbare-fv6mu 27 днів тому

    scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 10 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 місяців тому

    Masha alah

  • @HafsaAbdullahiMohammed-w6d
    @HafsaAbdullahiMohammed-w6d 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @deeqoali8919
    @deeqoali8919 10 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @nimohaji8446
    @nimohaji8446 10 місяців тому

    ❤❤❤❤