AMIIRA RUNTA KASHEEGTAY WAXYAALAHII 😂 QOSOLKE IGA DHAMEESAY MAALINTEENA CAADIGA IYO DIYAAR GAROW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 138

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  7 місяців тому +18

    Soo daawo vediogan 😂 ua-cam.com/video/0uhon_5zfZI/v-deo.htmlsi=2RHXhPBNGlwQAI9P

    • @Supr93
      @Supr93 7 місяців тому

      I’m going back in home 😅 This is what happens walking 🚶 on your feet when you're today can you be extra conscious about mindfulness full stop ✋ its so cute 🥰 but it doesn't help

    • @hawoyare1587
      @hawoyare1587 7 місяців тому

      hye wllshey tageero kuu ahy mar waliba waan dawadaa video walbo Aad soo dhigtid 🥰🥰🥰🥰

    • @user-sw1nc1oy3w
      @user-sw1nc1oy3w 6 місяців тому

      ​@@hawoyare1587ttg 17:13

    • @MuscabMuumin-hi1tt
      @MuscabMuumin-hi1tt 4 дні тому

      amiiro

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 7 місяців тому +27

    Cudur amiiro la dhaho aaba igu dhacay video yada dadka Malaysia jogo dhan ayada ka dhex radiyaa wlh daqiiqad daqiiqad ina ula socdo aa iska rabaa ilahey amarkis😂🫶

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h 7 місяців тому +5

      Wan kula qaba😊

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 7 місяців тому +1

      Anba 😂❤

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 7 місяців тому +1

      Walhi waan kula qabah teamka dhan ayadah ugu jeclahay video yadeedah kale baan iska daawadaah❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +45

    Amiira saakada iyo cabaayadaha ayad ku qurux badan tahay waliba kuwa balaaran please dhar kugu dhagan ha xiran bari insha Allah waayo Rag ayaa meesha imaanaya dhar jirkaga muujinaya kuuma fiicno cabaayad furan ama cabaayadaha xiran ee balaaran ayan ku dhihi lahaa xiro ❤🎉

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 7 місяців тому +29

    Routineka anigu waan ku heystaa sidaa noogu wad adnoy hanaga caajisin 😅❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 місяців тому +17

    Amiira iyo Asad please
    Inkastoo Amiradatda ay mashqulsantahay lkn we need labadaas tom iyo jerry isku yihiin 😂😂
    Mash Allah gabadhayda Nadia waa jclhay wA fariid yar mash Allah
    Ar Adna iyo Amiira markay isla joogaaan waaa qaraaxo miiran 😂😂😂
    Tnkle Amiiroy adna noogaga leexo Anagaa rabna routine keee

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 7 місяців тому +7

    Adna khasrigaga aniga iga casuumtay ayaan ku riyooday Malaysia adiga ku jaclhy ❤ insha allah wn ku imaadi doona wax jaceshahay somalia kaga soo qaada adna Nasab baaad tahay wlhi nin iyo naaag ku gaaro ma arag reer Malaysia

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 7 місяців тому +5

    Amiiro Qurux Faryaradeeda fiiri seey ullaababantahayy Wallahi Ayeeydeey baa soo xasuusteyy Allaha unaxariisto Farteeda yar saas aheeyd❤❤❤😂😂✌️

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 7 місяців тому +4

    Jah saxaaf calanka u xiran galmudug💙🤍💚 😊jah hgnimo🦁

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 місяців тому +1

    MAASHA AALAAH.
    NASDIYA. SOOBARBAAR BAAR. ADAA KARINTOODA. CUNTADA
    MARKAA HSARTO. WAQTIGEEDA❤❤

  • @user-lw2ic7qr7n
    @user-lw2ic7qr7n 7 місяців тому +3

    Maasha allah ❤❤❤

  • @iqraismaciil9124
    @iqraismaciil9124 7 місяців тому +5

    Yariistayda Nadia wa runteed ukunta cusbo laguma daro. Aniga iyo iyada isku mida nahay Aniga cusbo maku darsado marka karinaayo 😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому +4

    Manshaallah😍amiira qurux xaflada wiilkaga aroos camal laga dhigay idku diyaaninta baby asim dadki dhan adna waa murjisay dadka 😂😊

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 7 місяців тому +2

    Masha alah

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 7 місяців тому +4

    Gabar iyo aabeheed sheekadooda m.a❤❤❤

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f 4 місяці тому

    Maasha Allaah walaashey mcn ❤❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 7 місяців тому +2

    Mashaa Allah Allah ku xafido inshallah ❤❤❤❤l❤

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 7 місяців тому +3

    😂😂😂 sitaan uqoslaaye wan daalay wlaahi amira iyo atanah❤

  • @Aaisha__MohMeth
    @Aaisha__MohMeth 7 місяців тому +5

    fannny waye amiira iyo adna😂❤

  • @user-ic9yb7so7v
    @user-ic9yb7so7v 7 місяців тому +1

    Masha allha Masha allha ❤❤❤❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +5

    Walahi Amira cadey waniskajeclo walahi washactiroley abayo macn wankuwata

  • @Bile_hajji
    @Bile_hajji 7 місяців тому +17

    Adna l am a big fun for u how u cook and how u care for ur childen i really love u

  • @zamzamibraahim3727
    @zamzamibraahim3727 7 місяців тому +3

    Adnau anaga routing kuhaysanaa xabiibti noo soo badi😊❤

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 7 місяців тому +6

    wax ka macaan maleh waxa walaalaha ka xado😂Ayago qeylina kuso wacaayaan

  • @user-mb1fl6hy9u
    @user-mb1fl6hy9u 7 місяців тому +4

    Amiir qurux english beer nagyqaracaaday❤😂

  • @SakariyeMaxamoud-zp5fh
    @SakariyeMaxamoud-zp5fh 7 місяців тому +1

    Keep going

  • @nimcocumar365
    @nimcocumar365 7 місяців тому +2

    Adna wllshay ilahay hakucafiyo wllo amiin yarabi 🤲🏽🥺🤍

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 місяців тому +5

    M.a family qurxoon❤ adnoy amiira noo so qabo😂

  • @user-xe9rd3ez7p
    @user-xe9rd3ez7p 6 місяців тому

    M.a alle haku xafido abaayo mcn❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayo8989
    @sumayo8989 6 місяців тому +1

    Runtii waxaad tihiin family aad iyo aad ufiican ilaahay haidin barakeeyo ciribtiinana alaah hadaayo horey usocda laakiin halmid ayaa jirta caruurta dhaqankooda yaysan idinka halaawin waayo qurbaha ayaad joogtaan waa masuuliyad laidin kala xisaabtami doono huuno qaali xumaan haii fahmin waxaan ahay walaashiin oo idin kadanqanayso horay usocda guulaysta waligiin caruurta ilaahay haidin xifdiyo

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 7 місяців тому

    Mash aallh family qurax bdn❤❤

  • @nuuriyacabdullahi9222
    @nuuriyacabdullahi9222 7 місяців тому +2

    King ceyda iyo faadma

  • @Ishowspeed77617
    @Ishowspeed77617 7 місяців тому +3

    Adna reply igu sharaf🎉❤

  • @wllmaara8964
    @wllmaara8964 7 місяців тому +1

    Qofka 1aad

  • @kkkkkky7932
    @kkkkkky7932 7 місяців тому +4

    Masha Allaah

  • @ummusafwan2477
    @ummusafwan2477 7 місяців тому +3

    Wlee waxbdn wa qarinoysin adna iyo amira😂😂😂😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 7 місяців тому +5

    Ilkaha makusobaxayo kulaha saxaf walhi dheh tekanyhy😅

  • @FatimaAli-bu6ol
    @FatimaAli-bu6ol 7 місяців тому +1

    Rootin akuhaysana ❤

  • @NastexoAbdi-lj1lp
    @NastexoAbdi-lj1lp 7 місяців тому +4

    Ala habo MCN kabdhaha kamirada kadaa haqaweystaaneh 😂 hadii kaleh markey weynadan oo UA-cam bar noqdan waa lasooqarxinah 😢😂😂❤

  • @MohamedQadar-ss2dz
    @MohamedQadar-ss2dz 7 місяців тому +3

    Keep going 😂

  • @Happ147
    @Happ147 7 місяців тому

    Ridwaan Mashallah nin weyn noqdey

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +4

    Amira melkyjirto fany😂😂❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 місяців тому +16

    Masha Allah xaflada oo dhamestiran soo duub wakaa sugenee adnooy😂❤

  • @HafsaAbdillahi
    @HafsaAbdillahi 7 місяців тому +1

    Asc adna

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 7 місяців тому +2

    Saxaaf nadia wuu jclyhy 🥹❤️

  • @dajiyeibnuomar4053
    @dajiyeibnuomar4053 3 місяці тому

    waa❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому +1

    Kuwygi funny weye😂😂😂😂😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 7 місяців тому +1

    Wllaha qalpiga wligii sidaan wada jir ahaan adna io amiiro

  • @safiyaali9794
    @safiyaali9794 7 місяців тому +1

    Asda no kena caawa Amiira iyo asda

  • @fatimaadammusa8173
    @fatimaadammusa8173 7 місяців тому

    Walahi kuwan kugubdheganayn baad ku quruxbadantahay sida koko

  • @SafiyoMacalin-us6qe
    @SafiyoMacalin-us6qe 7 місяців тому +1

    Asd amiiro

  • @user-qf1si5vi1c
    @user-qf1si5vi1c 3 місяці тому

    Kaka ayaan rabaa

  • @user-op4nw9rw1j
    @user-op4nw9rw1j 7 місяців тому

    Guleyso walaal

  • @UbahBadal-kc7wn
    @UbahBadal-kc7wn 7 місяців тому +1

    Amiiro iyo asad

  • @nuuriyacabdullahi9222
    @nuuriyacabdullahi9222 7 місяців тому +2

    Asad hagio iyo amiira qurux plz

  • @user-kt8go7qi6i
    @user-kt8go7qi6i 6 місяців тому

    Abdullahi 😅😢❤❤

  • @sakiisko2682
    @sakiisko2682 7 місяців тому

    Asad iyo macalimo please 😮

  • @user-qv2lx7pv1m
    @user-qv2lx7pv1m 7 місяців тому

    Adnoy bayo ramadanka so dow wax no so geli I.a

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 7 місяців тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilaahishukri4000
    @abdilaahishukri4000 7 місяців тому

    Asad hegio amira

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 7 місяців тому +2

    Amiirana waxaa dhahday warka badan iska yareey

  • @MaxamedKaamil-ue1uu
    @MaxamedKaamil-ue1uu 3 місяці тому

    Cayda.iyo.okok😅😅

  • @user-fc5jt5eq7s
    @user-fc5jt5eq7s 7 місяців тому

    Midaan saxaaf oo inta taagan waaye wey u egtahay ma saha alaah

  • @zamzam7490
    @zamzam7490 7 місяців тому

    M.a

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 7 місяців тому +2

    Adno gabadha hanaga ceebenin😂😂

  • @user-zu4mc4vk4s
    @user-zu4mc4vk4s 6 місяців тому

    Lacg dhan maiso harinee😂😂

  • @user-mg6sv6mm2u
    @user-mg6sv6mm2u 6 місяців тому

    Abyo 😢

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 7 місяців тому +2

    Fadma iyo susuu soqabta😅

  • @Impretty12
    @Impretty12 26 днів тому

    🎉

  • @user-fi7sk5rg5y
    @user-fi7sk5rg5y 4 місяці тому

    😊

  • @nasteexonalka3951
    @nasteexonalka3951 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenAisha-ko2ej
    @QueenAisha-ko2ej 7 місяців тому +1

    Amiiro englishkeeda🤣🥱

  • @GabaroCalimacalin-gs4qq
    @GabaroCalimacalin-gs4qq 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-rp6if4po8z
    @user-rp6if4po8z 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fi7sk5rg5y
    @user-fi7sk5rg5y 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ase

  • @AziizaAxmed-nf7pd
    @AziizaAxmed-nf7pd 7 місяців тому +5

    Adna maba kaa daleeno noo sooo duub wx hada ilaa soonka ilaa mar walpo

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar 7 місяців тому

    Aniga ahaan teyda inan ka daalayo ma u moodo wljy aad io aad idin jeclhy
    Waaba sugu la ahy roo tiinka ramadaan i.a ilahy nabad ha nu gaarsiyo dhaman tena

  • @user-gl7ir7oz5b
    @user-gl7ir7oz5b 7 місяців тому

    Amira dhrkan kaligiisa meeqa muqalaa kudubtay

  • @NastexoAbdi-lj1lp
    @NastexoAbdi-lj1lp 7 місяців тому

    Amiro tuko 😂😂😂😂😂 sorry

  • @MohamedAmiin-sm8tx
    @MohamedAmiin-sm8tx 7 місяців тому

    Adna wanku jeclahay

  • @foodarecade8555
    @foodarecade8555 7 місяців тому

    Amiira tuugo😂😂😂😂😂

  • @user-jz1en3oe1y
    @user-jz1en3oe1y 7 місяців тому +5

    hablaha yar yar qawanida hakuso dubin wll

  • @Arch.KhadarMohamed
    @Arch.KhadarMohamed 7 місяців тому +1

    🙄🤔😆😎

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 7 місяців тому

    Nadiya ilko wokusobaxa abo saxaaf yokuwalin 😅habo

  • @SudeysiAadan-pv6en
    @SudeysiAadan-pv6en 7 місяців тому

    amiira tuugo kkk

  • @cabdikariinfaarax8375
    @cabdikariinfaarax8375 7 місяців тому

    Maxaa ladhahaa tumour

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 місяців тому +1

    Amiira iyo asad isku balami

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 7 місяців тому +1

    Amiiro tuugo gbdha eber aa ka dhigtay😂😂😂

  • @MuscabMuumin-hi1tt
    @MuscabMuumin-hi1tt 4 дні тому

    😂😂😂😂😂

  • @user-wq9fn7ge4i
    @user-wq9fn7ge4i 7 місяців тому

    😅😅😅😅😅

  • @user-rp6if4po8z
    @user-rp6if4po8z 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 12:53

  • @maazimmuse320
    @maazimmuse320 7 місяців тому

    Warada saxaf tolka miya hada adno dumashiden miya rer galmudug ow😂

  • @user-og2si7sd2u
    @user-og2si7sd2u 6 місяців тому

    😂😂😂

  • @user-zi4st1pm4c
    @user-zi4st1pm4c 7 місяців тому

    ❤❤😊😊😎😍😋💃

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 7 місяців тому

    😂

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 7 місяців тому

    Baaw yashaan mesha ku saran wey duqoben baayo iska badal

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 місяців тому +1

    Adna routunka no so badi Amiira warkeda nagaada

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  7 місяців тому +2

      Diyaar waaye 😅

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryamaCalixasan-iw1hd
    @MaryamaCalixasan-iw1hd 7 місяців тому +2

    1 daqiiqo asigo lagarin dawanoyaa😂

  • @umuhanii
    @umuhanii 7 місяців тому +6

    Ridwanow habo basto alab alabey miya😂😂😂 digsi yaris iyo basta yaris😂😂😂

  • @SuhebAhmed-gi8xe
    @SuhebAhmed-gi8xe 7 місяців тому +1

    Asad uwac please iyo ceyda❤