Wlhi same marki hore uma Malayb inay kujirto wa iska dhuftay Marka arkay said ugu farxay sundus yarisy San ujecelhy Rabi ha ujeceldo dadkan aabe iyo hooyo ha UGA dhigo wa Inan qalbi xaran
Waa Game aad u fiican laakiin hada kadib Dadka ciyaaraya Indhaha ayaa wax uga dhici karaan waana halis weeyn sidaa darteed Ciyaar yahanada ama ka qeeyb galayaasha dhamaan waa in wajiyadooda wax ee gashtaan si indhahooda ee ugu bad baadaan ok. Intaas ayaan soo jeedinayaa good Game aan idin leyahay marlabaad dhamaan Team27 👍👍👍.
You will be fine Inch'Allah, soon you will be in good shape and you will walk without anyone's help, you are a good person Asad. ❤ I love what even you do.🎉
Wllkeen asad madaxweynaha team 27 aduunko dhan bay ka kala fiirsadan team27 hambalyo ugu horayn wll halka kasii wad Insha Allaah prt2 ka soo samee Insha Allaah 🎉❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
:الدعاء ياودود ياذ العرش المجيد يافعال لماتريد اسئلك بعزك الذي لايرام وبملكك الذي لايضام وبنور وجهك الذي ملا اركان عرشك. ان تكفيني شر .......تذكر حاجتك. اسئل الله العظيم ان يكفينا ويكفيكم الشرور🤲🏻
Nin nolow nafa filo hora lodhahay aniga abahay 4sano sariir saranyahay hadu garigisa ku soconi lahaa ama qof fadhisan karo u ahani lahaa mahad leen wllhi abahay curyanka maskax la.aan iyo xanun ayaa ahaya wll mcn igu soo duceya abahay iyo wllky asad inay labadoda ilahay lugahoda u soo celiyo I.a😢😢😢😢😢
Marka laga Soo tago UA-camrska yada kale ee Soomaliya Asad hagio waa mid ka mid ah UA-camrada ugu wacan soona gudbiya wax qofwalbi OO soomaali ahi uusan ka keeni karin dood, gacan dahab aan ka quusan nolosha!! Asad hagio lives By two powerful principles , sustain effort and never accepting defeat, keep it up this wonderful job❤❤❤
Wllhi sundus waa iga qoslisy taleefanki akteeda yaalay ee soo dhacay gabarta kale ku tuurty 😂😂😂
Asad kusoo celi markaan qofka indhaha laga xiraa sundus ka dhig markaas ayuu qosol miiran sii noqonaa wlhi❤❤😂😂😂
Ha wlhy😂😂😂
Haa😂😂
Haa
Part 2 sundus indha kasohir😂❤❤
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺمُحَمَّد
Scw
صل الله عليه وسلم ❤
Scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw
Ax walhi wan naxay asad mrku dhahay sas aad daremosid weye lugahyga dhan 💔ilahy ha ku caafiyo wll wa hbn jimca ahe
Nabiga ﷺ qofkii raba inuu jannada rafiiq kula noqdo ha badiyo salligiisa.❤️☘🍂🕋
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Marka vediowga furay sundus aa raadiye markaa arkay eaan farxay
Msh allah allow isha cadawga ka haay waa miskiin sundus qalbi nadiif ah msh allah
Asad keep going
Sundusteena maxaa dhahdeen
Wlhi same marki hore uma Malayb inay kujirto wa iska dhuftay Marka arkay said ugu farxay sundus yarisy San ujecelhy Rabi ha ujeceldo dadkan aabe iyo hooyo ha UGA dhigo wa Inan qalbi xaran
Sundus allh meel aad joogtaba hakugu xifdiyo
Ha noolaato ❤❤
Ma sundus baa qalbi nadiifa hahahahaha adeer mesha markey soo gashey cuqdad lasoo geshey
@UgbadJamal naso aad uqadad kuheysa nole ka qalbi wangsan Kuma jiro team wax rbatida shef
Waa Game aad u fiican laakiin hada kadib Dadka ciyaaraya Indhaha ayaa wax uga dhici karaan waana halis weeyn sidaa darteed Ciyaar yahanada ama ka qeeyb galayaasha dhamaan waa in wajiyadooda wax ee gashtaan si indhahooda ee ugu bad baadaan ok.
Intaas ayaan soo jeedinayaa good Game aan idin leyahay marlabaad dhamaan Team27 👍👍👍.
Sundus meley kujirtoi soo orod waye😂😂😂😂❤
Waaaaaaaw ❤🎉 ayaantan xagan nooga shidantahay team sundus hda nahay 😂
Caawa gameka sidaan ugu raaxaysty wllhi m.a asad alle haku caafiyo apoowe❤
koko iyo amiira waxa na ilaw siyay samiya iyo sundus sax sow maha 😂
Haaaa ayakaaa na ilaaw siiye 😅😅
Haaa wllhi ilowney
Haaa
maya man ilawin
Koko lagama marmayo amiiradi cajiska ahydba laga reystay😂
Yaaaa rabi ubad bariyaaa issii iso duceyaaa wallo yaaal😢😢😢😢
ilahay hku siiyo wĺlo
Allh haku siiyo ubad baariya abyo Aamiin😢
Ilahay hakusiyo abayo mcn
Alaha hakusiiyo Walal owlaad bariya insha allh ilahey hakugu irsaaqo 🤲🤲
Allah ku siiyo wlashy qaali
Ku sali nabigeena Muhammad scw ❤
Tiim sundus ayaanle🤝❤️
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
❤
❤❤❤❤❤😊😊
Hoo kugoe 😂😂😂😂😂😂
ArimaHeena Sida Camera-da 📸 Gacanta Loogu Maamulaayo Caadi Maahan Gacantiisa Wey Fadhidaa Masha Allah❤
Part 2 soo samee Asad dad badan kasoo dhig plz😭😭❤️❤️❤️❤️❤️
Sundus teamkeda haddaa nahay meeshey shidato ayaa noo shidan anaga asad ayn larabnaa iney video laduubto mar waliba sundus blz meshan lee noo shid adi ❤waan kula joognaa anagana
Saas aa daremosid wye lugaheyga
Calosha ayuu ka hadlay wllhi
Allaha cafimd taam ah hku siiyo lpx
I'mk iyo sundus iyo samiya iyo asad ya ila jecel ❤
Cawa waa jimcee aan kuwada salino xabiib keena maxamed N.N.K.H❤
Sundus aqli ley waaye m,a 😂😂😂
19:10 Waan calool xumaaday walahi 😭😭💔 Ilahay ha ku xifdiyo walaal ❤
Gabadha seexatay maskax ayey isticmaashay shiishka dhan korkeeda ayuu ku dhacayay
Ku sali Nabigena the the person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Koko❤❤❤❤
Hambalyo samia ahmed boqordeydii 500k subscripe finaaly we did it 500k we proud of you my sister hamblyo❤❤❤❤
Kusalinta nabigayna the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Waawarey cabsi cabsi waaye noosoobadi wall asad😊😊😊
Sundus gabey caqli mirn wye telephone ka intu ku tuurty 😂😂
Allow kuu caafiyo asadow lugahaaga yaa rabbi ucaafi🤲🏻
Ax asad calosha ihurusay wlal Alle haku cafiyo hadalka ugu danbeeya ee ad dhahday. marwo aad kuraysid oo kudugtana o kunaxariisatana Alle hakugu deeqo. 😢😊 LUGA AANI SAAS AH
Asad markale soosameey geem kaan Samia qosolka igadhameeysi waaw waatawa barantahy Samia 😂😂😂😂😂🥷🥷❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻🥹
Scw scw scw scw
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Scw
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
𝘚𝘤𝘸 𝘴𝘤𝘸 𝘴𝘤𝘸 𝘴𝘤𝘸
You will be fine Inch'Allah, soon you will be in good shape and you will walk without anyone's help, you are a good person Asad. ❤ I love what even you do.🎉
Samia😢❤ jeclaaday saan u arkaaayey ee waan jeclahay iga daba gaarsiiya❤❤❤
Samia rafdey iyadey aheyd ina ay guleystaha noqoto madama. Ay rafdey any samia congtulation wlshyy❤
M.a dhameentiin guulaystaa asad ilahay adine hakugu xifdiiyo wllo 😊❤❤
musique iyo sidey samiaa u tureso baskolad Film camal waye wn kahelaye ❤
Dunidaan masoo marin mid ka qeer badan xabiib keena mohamed scw scw scw ❤❤❤❤
Wlhi.azd.geemnkiiz wax.loo dhigo m jiro😮❤
Teamkan sundus iyo samiyo hogaaamini hayan beryhn manshaAllah
Asad wllo raxmnku lugahagii haku soo celiyo 😢
🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Inta ila jcl sundus iyo samiya iyo Kiki ismujiya 😂❤
Samia walai wanjelahai ❤
❤❤❤😂❤ samiya❤❤
Wow amazing video waxba malaga qaban karo part2 so samey keep going
Asad koko iyo samia haday heshiis yihiin inta kale Ha is tuman haday rabaan 😂
😂😂😂😂
Amira ladan kiki maxa oga rebtay❤
No More Maamo Jiijo Ayaan Hadalkaada U Fahmay😂
@@fatximahamed5478kiki waa buuq socda quftaas dabecad maheyso
Ad oi ad❤
Abowe asad iillahay cafimad dagdaga haku siyo insha allh
Amiin ya rabbi
Samia 499k omg let'sgo guy's 🎉
Haday gaartay finally 500k 🎉🎉🎉🎉🎉❤soo fiiri chanalka
@Amalmaxamad-mu4rx m,a way gaadhay ❤️👏👏💃
Finlly she made it omg❤❤❤
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Hada haa wan sugayay wlhi vedio asad ugu dambeyn game qatar ah laso deyay marnaba laguma caafiso vedioyasha asad hajio ❤😂
Anoo seexday ayuu wlalkay igu yidhi asadkaagi wuu so dhacay goor aan hurdadiba kasoo boday maogi . ALLA ILAHAYOW ASAD NOO DAA ❤😂😂😂😂 kadib roobaba noda ayaba 😂😂😂
Taageere Daacadaa Tahay❤
@Akim_1794 asad kama kaftamo
Ani san usugayay an hada usokacay inan firsado 😂❤
Ka sali nabigeen maxamed scw ❤❤ hada haaa
Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤
The best best ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
Amiro ❤❤❤
Aan uwada duceyno wllken Asad inuu ilahy isagoo lugihiisa kusocda natuso🤲🤲🤲🤲
Igula sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤
Sundus meleey ku jirda lagama maqnan karo wlllbi❤❤❤😊
Haa wllhi gapadhan wan iska jecladey😊
Wlh beryhn teamka sundus iyo samiyo shidhi hayan manshaAllah
Wllkeen asad madaxweynaha team 27 aduunko dhan bay ka kala fiirsadan team27 hambalyo ugu horayn wll halka kasii wad Insha Allaah prt2 ka soo samee Insha Allaah 🎉❤
pls Asad part two soosamee iyo das badan inta igu raacsan
Keep going my bro Asad Hagio 🎉🎉🎉🎉🎉 as soon as possible 3M sub inshaa allaah
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Alla sundusaya guusha la jeclay❤😮
Kusali xabibkeena Muhammad S.C.W 🎉❤😢
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw
Scw zcw
Asad ilahay haku cafiyo prt2 noso sameey gemenkada aad baan u jeclahay ❤❤🎉🎉
Hambalyo Samiya for 500k hadey ku dhacdey🎉🎉
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wow what a game wiilasha soo sameey asad😂😂
Masha allah 🎉
#Asad tii runtaa haay ayaa igu #dhacday tan maakabaqaa waa naxay xasuus ayaan galay ah #dhibkii laguu gèeystay dib ha u xasuusan horay ugu soco insha Allah,
#Maryuu_hambalyo,
War #Samiya waa askari caadiya wlhi sidee lkn #neefta qofka u maqashay ayadoo #dhagahu daboolan yihiin war inaba caadi maha #Samiya masha allah wlhi
Dhanka kale wlhi waa game kale oo aad iyo aad u #xiiso_badan aad ayaana ugu #raaxeystay zhp #Asad thankz iyo asxaabta kle 👸 👸 👸 👸 👸 👸 👸.
Ku saliya nabiga ❤
Samia maskax ayay adeegsatay, anyway congrats samia for 500k, you deserve more than that, keep up the hard work 🎊🎉🔥❤️
Team asad noosoobadi keemkaan 🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤😊
Game kan asoo wiilal ah kusoo samee walibo imk ka dhig midka qoriga wato ❤
Ya u xisey amira iyo sundus😢 qosolkodii😊 quruxda badan
Kusali nabigena Mohamed 《scw 》♡♡♡♡♡♡♡■❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw
@@IkranMohamud-p9m
Ok Welshey m.c.n ❤
Intaa team Asad Hagio lasoocotoo ismuujiya ❤❤❤
Asad ragga talye ka soo dhig ceyda,cumeer,faadil,saki Somali, dad waa weyn ka soo dhig talye 🔥🙌🏿🫡🔥🔥
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
:الدعاء ياودود ياذ العرش المجيد يافعال لماتريد اسئلك بعزك الذي لايرام وبملكك الذي لايضام وبنور وجهك الذي ملا اركان عرشك. ان تكفيني شر .......تذكر حاجتك. اسئل الله العظيم ان يكفينا ويكفيكم الشرور🤲🏻
19:08 Wa run midii runta ahyd ba ku dhacday Asad😢❤😂
Ku saliya xabibkeena muxamed scw scw❤❤❤
Midlamida ah soosamey wllka aboo❤
Keep going my brother asad hagio
Asad 3m coming soon insha Allah gusha kula jecliya asadkena Allah garabkaga hagalo
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤
Ax wllhi wan.oyigadhy asad.marku.dhahy.lugahyga.ale wllo.haku.soo.celiyo lugahaagi waa.malin.jumce ahe😢
Nin nolow nafa filo hora lodhahay aniga abahay 4sano sariir saranyahay hadu garigisa ku soconi lahaa ama qof fadhisan karo u ahani lahaa mahad leen wllhi abahay curyanka maskax la.aan iyo xanun ayaa ahaya wll mcn igu soo duceya abahay iyo wllky asad inay labadoda ilahay lugahoda u soo celiyo I.a😢😢😢😢😢
Ilaahey hakuu caafiyo aabbo abaayo😂😂😂😂
Alle caafimaad deg deg ah siiyo aabbe
Ilahau hku cafiyo wllo isaga iyo inta xanunsanaysapa ilahay cafimad tama ha siyo
Tem.Samia.is muujiya👍
We did it finlly 500k is here❤❤
Asad my lil brother of all time plz pause chalenge for our guys cumeir ceyda iamk iyo athiga once more ❤❤❤❤❤❤
This is my third time I'm watching this game. Very funny and also interesting wlh
Ku sali xabiibkeena muxamed scw😢😢❤❤❤❤
Ku sali nabiga hdaa islaamtahy wllo😢
Asad hagio cimri dheer iyo cibaado suuban in shalh
Mr Beast ga somaliya Asad Hagio talentga iyo dadaalka bdn aad sameynesid run ahaanti waxad uqalanta 10m+ subs iyo millions views lkn sorry hadan soomali nahay wax iskuma quurno waxa nahay xaasidin naga raali noqo bro wan u jeedna hardworking kaga😢😭🙏🤚
Caawa waa Jimco aan kuwada Salino Xabiibkeena Suuban N.N.K ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
An kusalino nabigena Mohamed scw ❤
Walhi waan ka helnay anaga dhan familka ee asdow wiilisha,ku samey blz abowe walhi fani waaye😂
Asc wllkay asad Hajio dhamantiin team 27 ku so celi barnamijka wiilasha inashallah
Alle hku caafiyo wll asad
Marka laga Soo tago UA-camrska yada kale ee Soomaliya Asad hagio waa mid ka mid ah UA-camrada ugu wacan soona gudbiya wax qofwalbi OO soomaali ahi uusan ka keeni karin dood, gacan dahab aan ka quusan nolosha!! Asad hagio lives By two powerful principles , sustain effort and never accepting defeat, keep it up this wonderful job❤❤❤