Samiya iyo Koko waa walaalo camal koko samiya wey jeceshahay mana ka xanaaqda Behind camera xitaa sidan iyo si kadaran isu dhibaan filayaa waa dad Qalbiga iska jecel Masha 'Allah ❤
Samia yar wa intaxan cadiyaa wxn yar wan jclhy kooko inkasto ay dalanthy Aysan kaligaa o joga kasexateen hdna ccajis weye guri kligaa jog samia koko wa uheshay mac 😂😂😂❤ koko hda kdib gbdha yar kliged hka sexan samia wll kujecel weye isikashadaa marmar inlaysdhiboo way fcnthy ❤❤
Koko dawecada u fadhida dadka qaar hada intas ku sameyso manta dhan marali gelin kartid samia koko dhibka ka yarey wayku ixtiraamta(((koko adigo kle lama helo)))
Waar yaa bisad is bari jiray bini adanki ba lo tagi la ,aayee ma xayawaan anu bari horan kab dhuuca u galin lahaa ma bisad ban kolkolin karaya illahay ba ile aniga 2 ba bisadod ba i barto laba cisho markan gawda ka saaray hada haday i arkaan sakadan joogo mahe ta kale ayay ka waregan lkn se in kaston is dhaho bilay ku galan bari ayan wllhi AYY ayan dhagax ku dhuftay isla daqiqadihiba afka i qaloocsamay qayb dhana darenki aya iga tagay wllhi way i qalashay tii iga so martay wllhi idinkama shekayn karo hadi an is dhaho xayawanka iska daa hadi ay iso ag istagan ma dayn karo saamiyaaaay adiga iyo amigo aya isku mid ah dhibka😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂
Wleh samia inaaa intaxanthy kokodena wa nga dhibtay inkastoo ad cidloty brank habeenki ma naga arsaneee samiaaa 😂😂😂 koko dulqadkiyo qofa wllnimo sxbtinimo kma xanaqin hlmar samia sinomad galin lkn wan kugu qadaneena gbadhena thy team koko hda nhay qofta cajiska noga jaf video sogali dheh 1m qof kusugaye easy mhaaa filim noso same kudheh abyo plz koko wxbdan ka codsanay filim ay jilaysoo xiso uqabna dalxiis isu raca mglada qurxda bdan mlysia dariska la ah xafsa son ado ada dhar shidan xirto iskla kiciya samia adi koko wxay noloshan iyo gurhan cajiskaa ❤
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤
Scw ❤
Scw
😂😂😂
Scw scw scw
Salalaahu calayhi wasalam
Inta jecel koko iyo saamiya like iisaar❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Kooko iyo samiya saan ujaclahy😢❤❤❤❤
❤❤❤
🎉🎉❤❤❤
Samiya waa iga qoslisey wallhi 😂Koko miskiin waye waxba kuma dhihin lkn walhi labadiina si gaaran inii jeclahay❤ samiya and koko❤😢
❤❤
Samia maanta qeybti miskiinimada iska xirtay qeybta dhibka u furan😂😂😂😅
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Wllhi koko wey NAXRIIS badan tahay sikastoo udhibtey walmar waji geeda maka dareemin in ey kaa xanaagdo hadaan sidaas dadka kle yeeli lahayd wax baa kla kulmi lahayd koko noo ilaali samia ❤❤
Samiya iyo Koko waa walaalo camal koko samiya wey jeceshahay mana ka xanaaqda Behind camera xitaa sidan iyo si kadaran isu dhibaan filayaa waa dad Qalbiga iska jecel Masha 'Allah ❤
Inanta kaliya ee reer SOMALILAND noo haysa gusha ❤
Samia koko ayey nafta ukeentay iyada neh amiko ayaa nafta ukeenay wey Kala qabaan😂😅
😂😂😂😂 haa walaahi 😂😂😂
😂😂😂😂 haa walaahi 😂😂😂
Waano camerada inad qofka kaleexiso mooyee ha,aaminin shucaac baan saari
Koko usheeg bisada/mukulaasha/yaanyuurta in neef lagaqaado jiifka haiska fogayso
Keep going and never give up my young sister
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
scw
Samia yar wa intaxan cadiyaa wxn yar wan jclhy kooko inkasto ay dalanthy Aysan kaligaa o joga kasexateen hdna ccajis weye guri kligaa jog samia koko wa uheshay mac 😂😂😂❤ koko hda kdib gbdha yar kliged hka sexan samia wll kujecel weye isikashadaa marmar inlaysdhiboo way fcnthy ❤❤
Samia dhibbadanaa amigo caawa wuu iga qosliyey
Hoogayhhhh
Samia dhibbafanaa amigo caawa wuu iga qosliyey
Amiigo aaba nafta kuu keenay wuu kaaga aaray koko😂💔😭
Amigo waintaxn kokodisa in. Ladhiboo mraboo wraqihi su uqasay ❤😂
Samiya waan ku tageeraa wllshy Koko Mar walba noo Keen 😂❤
Xalay kiki caawa Koko saamiya umadeena ma tihid 😅😅
Wall Haddad qoraalkan aragto igula Sali nabi muxamed scw
Saam koko inaa dhibto waa ku heysaa😂😂😂😂😂
Saamia halahad Koko dhib kusameysay Amigo kajaray adina😂😂😂
Samia io koko markey video kuwada jiran wan jeclahy ❤ wlhi funny 😂
Ku sali nabi maxamed scw ❤
Amiigoo caadi ma ahn koko ayaa dhibeeysi asiga ne wuudiidanaa saamiya dhibka kadaa ina adeerteey koko ka aarso saamiya dhibleey ayee noqotay😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😅
Samiyo dhibkada jecliyaaaaa
Koko inaad dhibto wan iska jeclahy wllhi ❤❤
Alla Qosolka iga dhamaaday wllhi Zaan uqoslayeyy beerka icasaaday wllhi😅😅❤
Samia waa catowday walhi inta UA-camka lagu furin waad is heysatay dadka cayilka ku qurxan thy❤
Samia iyo koko dhibkoda ya ila jecel🤣🥰
Cidna😂
Weligaa caan ahow ama ha ahaan waa laga taxaddaraa muuqaal aadan asturneyn in lagaa haayo xitaa saaxiibtaa kuugu dhaw ha noqoto’e
Hde guriga kugu imanyso mxa lagu samyn karaa
Kusaliya Rasuulkena suban scw sinafafi kheyrka walal😢😢😢
Samia game dhudhumadho so samey dad badan mall ka dhexdisa
We love you hunno ❤❤❤
Amigo koko ina dhibtu didaya waxa sameyso daan wu haleyna😂😂wale wa qalilow
Koko dawecada u fadhida dadka qaar hada intas ku sameyso manta dhan marali gelin kartid samia koko dhibka ka yarey wayku ixtiraamta(((koko adigo kle lama helo)))
Ar samiya dhib badanidaa 😂😂😂😂 walhi wa qosle 🤣🤣
Koko hurdo laga qase 😂 wiji maleh😮😅
Samiya guushad reer soomaliland usoohoyisay saan ugu farxay lamasookoobikaro ee sas guusha hakulaasocoto my queen samiya keep going 🎉🎉🎉
Samiya adigiyo bisadu dhiba badanida😢😢😢😂😂 Koko ISKA Daya amido 😅😅😊
Saamiya dhib badanaa koko walhy dulqaad badanaa waan ooyi lahaaba anigu sida ay udhibso way udul qaadanasaa 😂😂😂
Koko Samia wn ini jeclhy nolda wllo qimo badan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko I love you and I hope you reach 1 million soon samiya ❤❤ we're very sorry with you but it's kind of funny actually how you react😂😂
Saamiya wadhibkiiyo qof ah horayba notiri waxan lagabnahayba waa dhib
Acant wait 600k❤🎉
Walhi 😂 qosolak igadhamda aamigo ig qosoliyy😂❤ samia 😂❤❤
Alla labadan dhibkooda jecliya😂😂😂❤love you samko🎉❤😂
Yaanyuurta waa dhibki oo qof ah 😂😂ayadaa kaa jartey wxad koko kusameysey😅
Wllshei Samia Ahmed horta waan ku salaameyy waxaan kaa soo salaameyy soomaalind gaar ahaan Gabileyy 🙈🥹❤
Samia iyo koko market video kuwada jiran wan jeclahy❤wlhi funny❤❤
Koko iyo bisadeda cawa waxba hely saamiya cawa waa iga qoslisay 😂
Ala samiya dhib badana😂😂😂
Soo badi videoyada adi iyo koko samiya 😂😂
Saamiyo dhiblaw weeye wllhi waa iga qoslisay kiki na kusamee waa codsiye😂😂😂
MSS.Samia Qurux❤600k🎉🎉❤❤
Inta koko ka goysay adna amino aya ka jaray samia dhib miran thy m.a koko meysan ka xuman dad is jacel tihin faraxsanada awidkis ❤❤
Samiya wllo Koko haday kudhibto mahadli kartid hadaba wamar kagi 😊😮
Koko bulle 😂😂😂😂Anda amigo🎉🎉😅samiya😅
Nio umadan dhibana waxaan nagaa daayo rotian soo same nio qoftan yutubka lehey ❤🔥
Kuweygiiii runtiii wanidhin jeclhy abayoyaaal Allah haidhin xafidhooo runtiii ❤❤❤❤
Asc habo mcnt samia walahi waanilmeyey 😂😂😂😂 siday kurafadisay mukulashi igu salaan dhaman Tim 27 gar ahan Asad iyo koko iyo sundus iyo Kiki ❤❤❤❤❤❤❤
Samia saan wadoqonimo cunugta qawaan camerada kadaaf waxan adqarineyso wa lasoqarxiin kara😢😢😢
Waxbay may tusinee isdaji
Waar yaa bisad is bari jiray bini adanki ba lo tagi la ,aayee ma xayawaan anu bari horan kab dhuuca u galin lahaa ma bisad ban kolkolin karaya illahay ba ile aniga 2 ba bisadod ba i barto laba cisho markan gawda ka saaray hada haday i arkaan sakadan joogo mahe ta kale ayay ka waregan lkn se in kaston is dhaho bilay ku galan bari ayan wllhi AYY ayan dhagax ku dhuftay isla daqiqadihiba afka i qaloocsamay qayb dhana darenki aya iga tagay wllhi way i qalashay tii iga so martay wllhi idinkama shekayn karo hadi an is dhaho xayawanka iska daa hadi ay iso ag istagan ma dayn karo saamiyaaaay adiga iyo amigo aya isku mid ah dhibka😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂
wlhi waiga qosol siisay😂😂😂😂
Wlhi waa IGA qoslisey😅😅anigabo sas ayn ahan jirey lkn hada madilo yanyurta waa maskiin wlhi isheedaa ayaa kugu dhici iska dhaaf
Waxaan kuqoslay yaan yuurtu say u oraday koko waa dulqaadkii oo qofa ha dhibin mardame koko
Samia ahmed waan kuttaageeraa wall hore usoco 1m kuurajaynayaa inshalah wall qli❤❤🙋🙋🙋
Kusali nabiga scw ❤
Dunida mason Marin Ruux Ka paye badan Kanna sharaf badan Nabi Muxamed 🕋🕋 😂❤
Zaamiya dhibkiii.oo qof.wlhi😂😂😂😂 lkn aad baaan u jeclhy labdn
inta samiya jecel like sar 🎉
Koko kulahaa ma qoslaysiin raali ahow koko si fiicana uqosolee 😂❤
Amiko wooxo dideyaa in koko dhibaka kadaso rabaah samiyo walaahi fani tahay😂😂😂😂😂😂🎉
Ala Samia iyo bisada maxa kala qabsady😂😂😂
Amiiko dhib badanaa😂😂😂😂😂
Ala samia dibbadana koko waarsa neyna ❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂
TEAM KOKO HADANAHAY WAN ARSANEYNA SAMIA😂
Koko😂❤ waanu kugu qosleynaa😂❤
yaanyurta qosol igu dishe 😂😂
😂😂😂😂
Koko dhibkeda noso badi lakin said haudhibin
Wleh samia inaaa intaxanthy kokodena wa nga dhibtay inkastoo ad cidloty brank habeenki ma naga arsaneee samiaaa 😂😂😂 koko dulqadkiyo qofa wllnimo sxbtinimo kma xanaqin hlmar samia sinomad galin lkn wan kugu qadaneena gbadhena thy team koko hda nhay qofta cajiska noga jaf video sogali dheh 1m qof kusugaye easy mhaaa filim noso same kudheh abyo plz koko wxbdan ka codsanay filim ay jilaysoo xiso uqabna dalxiis isu raca mglada qurxda bdan mlysia dariska la ah xafsa son ado ada dhar shidan xirto iskla kiciya samia adi koko wxay noloshan iyo gurhan cajiskaa ❤
Samiya qurux wanaag xppti farxd kunolaw ❤❤❤❤❤ routin soo duub abaayo
Inta koko jeceel love saar❤
Samia dhibtaan goorme iska dhafe walalay 😂😂😂🫵🫵
Walahi Koko qasolhaninkakenta walahi 😂😂
Aduunka unecbahay ano hurda ihaysa in la ikiciyo 😭😭😂
Samiya iyo koko waa laba qof o wanagsan masha allah koko waa qof qalbi nadif ah sida samiyo ugashay hadana waxbo madhihin
Mashaallah wallahi abayo samia Ahmed ❤ koko wa qof wanagsan waye 😂
Bisadaan beela waay wllhi 😂😂😂mar waliba videoyadada ku soo dar😂😂
Samia amiko dhibadana😂😂😂😂😂
Samiyooy koko keligeedee aheed prankguye waxay ila bisadii baxsaty waa in adi dunida lgaa qabtaa😂😂
Aamaxaatidhi bisad ayaa ilahadashay wllhi waa yaab
Saamiya wn kusalaamay adeer
Alla saamiyaa adileeqosol adileexanaaqwaaye 😂😂😂😂😂amiiko aabakadaran kookoo inwaxlagusameenaayo woo ogyahay kawaram😂😂😂horay usoco abaayo😊😊❤❤
inta jecel dhibka samia iyo koko 😅😅
😂
Samiyo Koko ee prank gareyneyse, Amiko neh hooyodiis oo u danaaninayee 😂😂😂
Kkkkk😂 aniga marwaxada .kushidi lahaa sey warqadaha.ufiirsato.ayago.pibayo...marka ugu dambeyso😂😂😂
Simiyooy plz weligey wax kaama codsan amiiro saas oo kale kusamee ❤😊
😂😂😂😂😂 samia dhibkii oo qofa waxaan maxaad ku keentay
Wllhi qososl iiguma hadhiin abyooh xarabooh😂😂
Caawo sharaa udhigtey koko samia boqorada sidaan maxaa ugu gashey😂😂
Samia,Dhibley.wan.kuwata💯🤣
1 hour =20k veiws team samiya isnot east🎉
Waan ku jaclahy walshy ❤❤❤❤❤❤
kkkkk Ala samiyo dhib badna inta ka imanayo hasanow adi lajog koko
Ee samiyo amigoo wuba ku dhibee show koko aan kugu dirty hhhh wlhi wn qoslay
Samiya last one ladan Armaajada u gal codsi waaye😅❤😂
Saamiyo qolka aduunka😂😂😂😂❤
Hhhhhhh wallahi samiyay cuurigan yaar magacisaa wuxu I xasuusiyay ( amigo ) kelmad Spanish aaaa oo ahayd ( amigo ) macnahega waxay tahay my friend ama sxpkay weeyan afka Spanish kaaa hadi lagu yidha " amigo Cómo estás " waxay lamacna tahay " Friend how are you? Waxan ku xasustay markan USA usi soocday ayan isticmali jiraay laga bilabo Columbia ila Mexico intaa u dhaxaysaa kelmada isku daashanay wallhi waa imisa wadan Columbia, Salvador, Nicaragua, Honduras, Guatemala, and Mexico ,, Alla maxay wakhtii ahayd waxan maqli jiraay , raag soocodku waa u door hadu mawdkuu daayo thanks amigo iyo samiya and dabecad wanagsan Koko bulle
Team Sundus Team samiya team koko team amiro 27❤