MASLAXO SAALAX MAXEEY KA DHAXASHAY SILAC KUDHAQANTO SODON GUURSATAA KAROON! HAAHEEY!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 82

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +11

    ua-cam.com/video/j_txqcbWsKw/v-deo.html
    ASXAABEEY CHANNELKA QOYSKA KUSOO DHAWAADA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 місяці тому +2

    Subxaanalaah Allah ha cafiyo insha Allah 🤲 🤲

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 2 місяці тому +1

    Mash allah cod mcn ledahay kalanka alle mash allah

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 2 місяці тому +1

    Dadka wax gadaya quality control malaha miyaa oo fiiriya waxay gadayaan waa in la iska ilaaliyo waxyaabaha abuur badalka ah soomaali aad bay u midab qurxoon yahiin yaan la badalin abuurka eedo في أحسن التقويم ilaahay waxuu idinka abuuray suurad midii ugu qurux badnayd

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 Місяць тому

    Thank you sister ❤❤❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 місяці тому +1

    Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @s_h4807
    @s_h4807 2 місяці тому

    Maansha allaah illaahay cillmiga ha kuu siyaadiyo ill jin iyo ill xaasid ha ka haayo amiin ❤🌺

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 місяці тому +2

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @xaliyetube9127
      @xaliyetube9127 Місяць тому

      Salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi Wasalam salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi Wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi Wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi Wasalam 🥰🥰🥰🥰

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 місяці тому

    Subxanlah Allahu akabar Allah ha cafiyo maskina

  • @zainaa1649
    @zainaa1649 2 місяці тому +7

    My dear sisters you're wise and education . ALHAMDULILAH we have you in our community. I LOVE YOU FOR REMADING AS ALLAH ❤❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому

    Maslaxo waxay cuntey sharobada wejiga cayilineysa iyo kareemada powerka ah wana khatar Allow caafi maslaxo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому +2

    Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya cisiyo sharaf kunoolaw maa shaallah dadka mesha kujira waa idin salaamay qof comment xun soo qoray ma,arag maanta waa dad fiican comment waa akhriyey.

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 2 місяці тому +10

    Sallalahu caleyhi wasalam. Sallalahu caleyhi wasalam. Sallalahu caleyhi wasalam. Sallalahu caleyhi wasalam. Sallalahu caleyhi wasalam. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +15

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 місяці тому +2

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 місяці тому

    Masha Allah sister ❤❤

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 2 місяці тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 2 місяці тому +6

    مشاء الله وجزاك الله خير صح كلامك
    اتقوا الظلم، فإن الظلم ظلمات يوم القيامة♥️♥️♥️

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 2 місяці тому +5

    ASC abaayo kaliibada gaabi sabata 30 daqiiqo mafiirsan kari wana jeclahay in aan kufiirsado

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 2 місяці тому +4

    What goes around comes around. Educated woman Nicema keep up.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 місяці тому +3

    Masha allha walhi waxan layabye qanjahan ween quruux lomaleyan subxanlhi walhi beenta mahan waxa badan aya leysa dheer yahaye

  • @Sadiabintuharbi
    @Sadiabintuharbi 2 місяці тому

    Asc niciimo abaayo maahmaahdan aniga si kale ayaan u fahmay ee 30 nin guursataa dhaanto miyaa laga wadaa?? Aniga waxan u fahmay silic ku nooloow 30 guurstataa dhaanto micnaha intaad silic ku noolaan lahayd 30 jir ku giirso saas baan waligeey u haystay thanks abaayo

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 2 місяці тому

    Amin❤❤❤❤

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 місяці тому +1

    Nacimo mashaalah waxa barashadaada alaha ku barakeyu qanjahaan layaawey

  • @Hada23234
    @Hada23234 2 місяці тому +5

    Gabadha ma dawoyinki cayilka bey cuntay wajiga bararsan alaha u dhibyareyo hadu xanun jiro alaha cafiyo 😢😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +3

    Manshaallah nacimo waa taas wax barashada halagu dadaalo somali weym saan u dhanahay 😊

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 місяці тому +1

    Maanshaa Allaah ❤❤

  • @zahranoora6101
    @zahranoora6101 2 місяці тому +3

    I agree with you on this point ,and I was thinking about how she’ll regret what she has done Catosh.

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 місяці тому

    Qofka marku xaalad xun galo lagumadigto walaalayaalow 😢

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 2 місяці тому

    abaayo aayada muhdiciina, anfusihim ha'da hoos dhig, afidatuhun kum ma aha iska sax

  • @LadanAbdwahid
    @LadanAbdwahid 2 місяці тому

    Maslaxo catooosh iney iska furto weyku saxsaned wayo nin maalinba meel ku geeynaya ee rag ku dhexgeeynaya ee sharaftaada ku dhelayaa waalaga daneystaa

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 місяці тому +1

    Subxanallah Subxanallah

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 2 місяці тому +1

    Nimo wll mahadsanid waan dhownhy ❤🎉

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 місяці тому +1

    Gabadhan wey xanuunsan tahay. Xanuun xun ayaa ku dhacay ayaa la sheegay. Ilahey haka cafiyo.

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 місяці тому +1

    mid baa lahayd Dawada la isku cayiliyo bay xanuun ka qaaday illhay baa og wixii jira allha caafiyo maslaxo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 місяці тому +1

    Masha Allah tabarakalah jazakalah

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 місяці тому +3

    Dadka qaar intay dulmi gaystaan ayaa markuu ilaahay kajaro ayay dhahaan waa nala sixray wiilyar oo somaaliyeed ayaan ogayn say isgu tageen ayada iyo midaka daahira ooy wadada ku jiid jiidaysay dadka hortoodana kubahdilaysay maxay sugaysay markaa ilaahay hacaafiyo lkn dulmiga halyska daayo qof ayaa hada kahor idulmiyay qofkii wax uhagaagaya majiro wuxuu qacanta uqaadaba wuu ka burburaa intuu iyimid ayaa wuxuu idhahay miyaad ihabaartaa maya ayaan dhahay sababtoo ah habaarka diinteenu ma ogola mana aqaan walaahi lkn xumaantaad iga gashay ilaahay ayaa kaajaraaya ee ilaahay unoqo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Sax waaye!

    • @CumarSheekh-x9v
      @CumarSheekh-x9v 2 місяці тому

      Wax is khuseeya maaha waxaad isku dabaqaysaan wll fldulmi waa heel balse gabadhan daawooyinka away cunta

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    ALLE ha caafiyo.
    ALLE ayaa haya caafimaad iyo cudurkaba yaan lagu Digan muskiinta

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Maxaa kawadaa degasho?, Dulmiga inuu xaraam yahay maxaad uga hadli weeysay?

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

      Iyadaba wa dulmiyay ninkii qabay ayaa kushaqaysanayay maad dayuuskaas lahadashid. Soo qaawiyay xaaskiiisa isagoo kaga faidaysanaya danyar inay tahay.
      Markay caafimaado halo nastexeyo hada duco ayay u baahantahay walal. Ogowse sikasta isku ilaali, xanuunku cidna lama dhalan.
      ALLE cafimadka ha inoo siyaadiyo inta xanuun sana ALLE hacafiyo

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 2 місяці тому +1

    Maasha allaah ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому

    Baryahaan farxiyo lugo baasto baaba jirtee waayo lugihii dawaa hilibkii looga dhameeyey sidii loo cadaynayey baa lafihii iyo xididadii soo hareen.waa isma dhaantiyo dhasheed

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому +2

    Habo waxaa jira wadankii iyo kenya in la cuno daawooyin la isku cayiliyo cuduro laga qaado bal mowduucaas eeg habo ❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Habo waan kusalaamayaa, aad ayaa loogu baaba'ay waan maqlay!

    • @امحماده-ر7ق
      @امحماده-ر7ق 2 місяці тому +1

      Habo waan kaa qaaday Ana sidoo kale Allah badbaadiyo umada

    • @Xawa_A
      @Xawa_A 2 місяці тому

      Wacyigalin badan bay u baahan yihiin gabadha soomaaliyeed ee caafimaadkood halis galinaya. Gabadh aan aqaan ayaa dawooyinka la isku cayilku ku dhimatay sanbabdeeda ayaa biyo galeen.

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 місяці тому

    2:07 2:09 😊😊

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 2 місяці тому +1

    Alaha caafiyo

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 місяці тому

    My Allah give her shifa aamiin

  • @LiyaYuusuf
    @LiyaYuusuf 2 місяці тому

    Wallhi benta ma ahn catosh waa in ay cafis ka dalbato weye mar hore ayn irii liibanii meyso ilah ay willka xalmariso

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому +1

    Allaahu ma aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰💘💘💘💞

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 місяці тому +2

    Xanuunka maxa u keebey waxa baas ay is marmariyaan dawada bas cadantan bas ay u roorayan aniga ma ogi quruxda ay ka helayaan teeda kale nabsigi catooshna wa jira ogaada dulmi ma fcn aheeeeye

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 місяці тому +1

    Allah caafiyo

  • @marianali6233
    @marianali6233 2 місяці тому +1

    Allah cafiyo 😢😢😢

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 2 місяці тому +1

    Exact?
    Ly

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin yaa raabi abyo subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 2 місяці тому

    wlh sanbab ayey iskadhigtey ayada iyo kuwo lamida kiimiko ay isku dhaqan lalabo xidida aya sobaxey waji gadud ilahow adan ka magan galey

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 2 місяці тому

    Catoosha maxaa keenya hade gabadha waa xanuunsantahay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 місяці тому +1

    Malabka la isku cayiliyo inay cuntay ayan umalen sidi gabadhi xamar ku dhiman jirtay

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 місяці тому

    Aah. Aah. S,xaa😢😢😢😢 abay. A catos😢😢

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 місяці тому

    Wcs wrb

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 2 місяці тому +1

    Malabka ay cuntey ee kujiratey oo cayilka

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 місяці тому +2

    Subxaana allaah ilaahow 30 nin yey iga kormarin meeshi ko qoysatid in aad ku qalalsata roon mahmaahdas ma fcn silac ku molow 30 guur aa ka ron sabarka wax ka roon ma laha ee sabra illah baryadiisa badiya wax walbo way idin hagagayane yan la idin ku hawabin mahmahdaas

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 місяці тому +2

      Asc saas waaye alsabro jamiil

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 місяці тому +1

    Gabadhan. Markay viewer ka ka yaraada duumo cusub I no soo dejisaaa😂
    ….ya a aminaaa. Subhana Allah somalida ma umululaa ? UMumushaa ilowshe dhawe?!!!!😂🤔🤔😄😈🤥🥳yaab lawaahi… iyo muchiso…😂

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 2 місяці тому +2

    Ani waxey ila tahay wax yaabahan la isku cayiliyo ay ku qamiirtay iney yahiin ama dadka qaarna markii view ka hoos u dhaca ayey sameyan si loo hadal haaya

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 місяці тому

    Scsw scsw scsw

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 2 місяці тому

    Asc😂😂😂

  • @RaxmoCali-ve7mq
    @RaxmoCali-ve7mq 2 місяці тому +2

    Asc abayo naciimo alle haku xafido adiga iyo familkaga abaayo hada dr ka hadalayo ayaa ka maqlay araga wax yabahan in caadka soo dadajiyan aniga in marsadso dhor mar damcay lkn qalbiga waa isii waayay alle ha caafiyo walasheyna

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Mahadsanid walaal Raxma, ha iskuugu dhawaanin halis ween ayay leeyihiin qashinkaas lisku cadeeyo!

    • @RaxmoCali-ve7mq
      @RaxmoCali-ve7mq 2 місяці тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waa igu ogtahay xabibti shukran adiganaha wacyikanta iyo wanadada wanagsan meesha ka sii wad alle haku fududeyo howsha aad bulshadaada u heeyso naciima

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      @@RaxmoCali-ve7mq
      InshaaAllaah!

  • @Sadiabintuharbi
    @Sadiabintuharbi 2 місяці тому

    Asc niciimo abaayo maahmaahdan aniga si kale ayaan u fahmay ee 30 nin guursataa dhaanto miyaa laga wadaa?? Aniga waxan u fahmay silic ku nooloow 30 guurstataa dhaanto micnaha intaad silic ku noolaan lahayd 30 jir ku giirso saas baan waligeey u haystay thanks abaayo

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 2 місяці тому +1

    Amin❤❤❤❤