Aadan Cabdi Gaawe (Goobe) Amxaarada Naguu Halee - Hees Wadani Hobolada Horseed - Dhaanto Kaban 1977

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Amxaarada Naguu Halee - Hees Wadani Hobolada Waaberi - Dhaanto Qaraami Oo Kaban 1977
    Ereyadii Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube
    Laxankii Xasan Carab
    Kooxdii Hobolada Horseed

КОМЕНТАРІ • 88

  • @warsamebeeydheere6322
    @warsamebeeydheere6322 3 роки тому +10

    manata 27 bish 5naad 2021 qofki aqriya
    Qoralka wansalamy asag iyo hooyadiiba

  • @waxanimacagahaygiibaa2814
    @waxanimacagahaygiibaa2814 3 роки тому +14

    "Naa ma jeeste jihaadaan ahy ehhhhhm" siduu u dhahayaanba ka helay Allah raxmadiisaan ooga baryay dhamaantood..
    Anigu waxaan ahay Soomaalida Itoobiya haysato, mid inaad iga qortaan bn rabaa cadawga kaliya ee Soomaalidu leedahay meel walbooy joogto waa Amxaarada shacabkoodu qayb masaakiin bilaa danbi aha way leeyihiin lkn kuwooda wax garadka iyo hogaanka ummadaas isku sheega tan iyo dib u noqo ilaa kun sanno iyo ka badan waa cadawgeena kaliya.
    Marka jidka aan ku jabin karno Amxaarada waa in Jamhuuriyada la taago, Koonfur iyo Waqooyi dib u midoobaan wadanka iyo ummadaba laga shaqeeyo, aduunkana sxbo tun waawayn ka samaysano kaddibna Itoobiya la weeraro qasab bilaa baryo aha waliba bahdil aha looga soo celiyo dhulka iyo dadka Soomaaliyeed ey xooga ku haysato. Kenyana lakala dooransiiyo bartii Amxaaro martay ama inay ciidankooda oo kaliya ay kala baxaan dhulkeena.
    Itoobiyana aan sidaas lagu dayn ee Oromia wadan laga dhigo Cafarta Jibuuti iyo ta Itoobiya iyo ta Eritrea ba wadan laga dhigo, Jibuuti qaybta Soomaalida Soomaali wayn lagu soo daro.
    Tigreega lakala dooransiiyo inay Eritrea ku biiraan ama wadan noqdaan, dabcan Harar Soomaaliday raacaysaa.
    Dabuubka kuwa la yidhaana ama qoomiyadaha koonfureed qoloba inteeda ha qaadato Oromia, Kenya iyo K. Suudaan ha qaybsadaan.
    Amxaaradana markaa ha la yidhaahdo ama Itoobiya qaado oo kaligaa isugu yeedh ama wadan Amharia la dhaho ama Habeshia samayso kolba daad dan moodo lkn ummadahaas geeska Afrika degan faraha kala baxa oysan ka ahayn marka danbe waa la idinka rarayaa dhulkan oo dhanba.

    • @test-hs9lx
      @test-hs9lx 2 роки тому

      tanks to google translate we know our enemy kkkkkk እንዳታስቡት

    • @waxanimacagahaygiibaa2814
      @waxanimacagahaygiibaa2814 2 роки тому

      @@test-hs9lx ጥሩ! አሁን ወደ ቤትህ ተመለስና ሰዎችህን የሚያስቡ ከሆነ አስጠንቅቃቸው::

    • @test-hs9lx
      @test-hs9lx 2 роки тому

      @@waxanimacagahaygiibaa2814 Soomaaliya oo dhan waxaan gelin doonnaa Itoobiya

    • @waxanimacagahaygiibaa2814
      @waxanimacagahaygiibaa2814 2 роки тому

      @@test-hs9lx hh kadibna Soomaaliyaan u bixinaynaa,🤣

    • @cabdinaasir9516
      @cabdinaasir9516 2 роки тому +1

      @@waxanimacagahaygiibaa2814 geesi baa tahay sxb mcn
      Xabashida maanta macaluul ayey u dhimanayaan weyna dayacan yihiin

  • @huud7497
    @huud7497 3 роки тому +8

    Somali weyn Mar wey midobi donta I.a🇸🇴💕💕

  • @LibanASoofe
    @LibanASoofe 6 років тому +5

    Hees aad u qima badan wlhi wax badan ban radinayay thanks Fadlan qofki garanayo cida mirahaa qimaha badan samesay iyo koxda ku luqesaba ha iso gudbiso

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 роки тому +1

      Miraha waxaa leh abwaan cabdulqaadir cabdi shube laxanka xasan carab kooxda hoballada horseed

  • @abdulkadiryuusufabdi7581
    @abdulkadiryuusufabdi7581 2 роки тому

    WIXII KA HARANA
    ANAA HANAN....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 5 років тому +3

    Huwantiyo anana habashlaha Amxaarada nagu hallee.

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 5 років тому +7

    Axmaara jiidho la jahaada dhaanto waadani ah
    Maanta Tariikhdu waa
    20-6-2019(1440) hjri
    Insha Allah tariikhda markay somaali galbeed xor noqoto

  • @mohamedhussein6320
    @mohamedhussein6320 3 роки тому +3

    Dagaalkii goday ayan ku jiray 1977

    • @AbdiwahidWadani
      @AbdiwahidWadani 3 роки тому +1

      Wlhi dheh sxb masha Allah wadani soo jabay thy 💪👑

  • @sareguudmohaalishiine
    @sareguudmohaalishiine Рік тому

    Dhamaan mahadsanidiin hobalada waabari

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +3

    Best song

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому +6

    long live somalia

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому +3

    yaa salaam

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 4 роки тому +3

    hele hele ugusta la jihaada iyo somalididka

  • @wsy3251
    @wsy3251 Рік тому

    06-february-2023 inta daawan doonto waan idin salaamay

  • @warfaacaraale2242
    @warfaacaraale2242 3 роки тому +1

    waaw waan raadin jiray

  • @beababy5290
    @beababy5290 5 років тому +14

    Hadaanahay shacabka #somali,galbed anaga #Axmaaro nagu haleeya somalida kalayna idinku so heshiiya axmaro anaga ku filan lkn dhabarka uun hanaga tooganina sidaad hadaba aad #ONLF dhabarka uga toogateen oo kle hanoga toganina 🇸🇴💪❤

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 роки тому +3

      walaal dadku way isku jiraan xuman iyo samaatana mar walba wanaagaa badan ee naga raali ahaada farmaajo iyo maamulkiisa waa qaladkii ay soomaali weyn iyo ONLF ka galeen aduun kuma ilaaweyno aakhirana allaha ka jaaziyo, mar kale naga saamaxa

    • @abdulkadiryuusufabdi7581
      @abdulkadiryuusufabdi7581 2 роки тому

      Inta kalena HAKA REEBIN...!!!
      RAAS KAMPONI ILAA CALI SABIIX,CARTE DJABOUUUUUTI BARI ILAA GALBEED...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdishiniile1342
      @abdishiniile1342 Рік тому

      Wad qaldantahay waryaa

  • @aadannorxasan8392
    @aadannorxasan8392 6 років тому +6

    Wooow heestan cawaa iigu horeysa
    24 4-2018

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому +2

    Allaa Yacisak

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 2 роки тому +2

    Abwaan shube

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn 5 років тому +2

    Heestaan. Waa kooxda horseed ee ciidanka xooga dalka soomaaliya abwaan cabdi. Goobe

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 роки тому +2

    Kooxdii HORSEED ee (Xoogga Dalka SOOMAALIYEED)

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 роки тому +2

    Waaaaaaaaw

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 3 роки тому +2

    ADEERKEY ABDI AADAN GAWE

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 роки тому +3

    Kenya maanta shacabka naga xasuuqaya xiligaas in aan iyagana cagta marino ayey ahayd lakin wakhtigeedu wa imaan inshallah

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 років тому +1

    Amxaaro haleyska jiro iyo xabashle

  • @ahmedmaalin988
    @ahmedmaalin988 4 роки тому +2

    Xamash aa jafayaa igagadan

    • @MaryaanMaryaan-qb2nj
      @MaryaanMaryaan-qb2nj 9 місяців тому

      Le 9 décembre, nous célébrons la Journée Internationale de Lutte contre la Corruption.
      SOYONS UNI(E)S CONTRE LA CORRUPTION !
      Commission Nationale Indépendante pour la Prevention et la Lutte contre la Corruption (CNIPLC)

    • @MaryaanMaryaan-qb2nj
      @MaryaanMaryaan-qb2nj 9 місяців тому

      2:10

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 5 років тому +2

    Dec15 2018.
    Xarasleh i naa jabiyo waa asalkeega from kaba la aan to Kooyo feero👞.
    Timirle too🐫😀.
    7🌠💖✌

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 6 років тому +10

    Kkkkk somalidi horaa inaga shidnayd

  • @khadijahali252
    @khadijahali252 6 років тому +4

    Waa raggeedii Calool xumo sow mahaan maantaa haday joogto hargaysa hood. Garoowe gobsoor. Oo ay rabto. Berber bilan. Boosaaso. Deeqa.

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 6 років тому

      saxiib axmaaro Garowe iyo Hargeysa ma joogtee maxaad afka ugala xishootay ciidamada dhuusamareeb iyo hiiran sanadaha badan ku ilma dhalay

    • @sorryali3045
      @sorryali3045 6 років тому +3

      sxb ama hargeeysa hajoogto ama garoowe ama xamar ama jig-jiga wee joogee ilaa iyo intaa qabiil jecelnahay

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 2 роки тому

    🇸🇴💙🇸🇴❤🇸🇴💙🇸🇴

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому

    allaahu akbar

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 4 роки тому +2

    Geeskeena ayu ka jiifa wadanka

  • @salebanhusein1880
    @salebanhusein1880 4 роки тому +1

    Cod HaLaasi Ah

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 5 років тому +2

    Aniga qoladan ayaanu isku dookh nahay.

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 5 років тому +13

    Heestan tolow maxaaa loo cusboo naysiiin waaaayey???
    Mise somali waa ka baqday oo xiniiiyahoodi. Baa dhulka yaaala???

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 роки тому

      Soomalidu waa looga adkaaday Geeska Afrika!

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 4 роки тому +2

      Wan jabnay lakin markan xabashida iyo kenyaanka cagta marinaynaa inshallah kuwa ka fican qaadi doona inshallah

    • @shaakirfarxaansuudi4988
      @shaakirfarxaansuudi4988 4 роки тому +2

      Ik Hajji ha is dhiiibin weligaaa bro lagaaama adkaaan lagaaana adkaaan maayo intaad ehlu tawxiiidka tahay

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 роки тому +1

      Inta 100 maqaaxi loo kala tagaan yahay, Guuldarada waa inla ogolaadaa... Jubaland Hotel, Southwest Hotel, Hirshabelle Hotel, Puntland Hotel iyo Hoteelka hoteelada ugu weyn ee Somaliland Hotel.....
      Dadkii Somalida ahaa ee dalalka deriska kunoolaa afmaa lagula hadli? Marka ajanabiga hoteelada Haka cunteeyaane aan iskaga aamusno.

    • @mahdiahmed6207
      @mahdiahmed6207 4 роки тому

      . 0 v jķp n

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +2

    wa ragii

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 6 років тому +5

    Wadaniyada talaalkeda bay qabaan dadkani

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +3

    maxaa dhacay ragbaaba kufaana amxaarnimo

    • @abdulkadirmohamed3793
      @abdulkadirmohamed3793 5 років тому +1

      Adiga oroma qoraalka somaliga yaqaan maatahay ileen qof somaliga ku hadlaa ama qoraa axmaarada kuma faanee!!!!

    • @QamanHasan
      @QamanHasan 5 років тому +1

      Haa lakinse kaso kale wa qof walan wa la iska qabta

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +2

    qadiyada lahaa

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +1

    Nacaska futumaajo iyo khaayinka Viva Somalia

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 4 роки тому +2

    ugusta jeeda la jihaada

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 5 років тому +4

    Kuwa dislike ta saaray waa amxaaro afsomaliya taqaan oo dalka joogta. waa in laga digtoonaado. Dhankale somalidi hore wadani bey ahaayeen kuwa maanta wey dhoweystateen!

  • @ilinteretube970
    @ilinteretube970 4 роки тому +3

    hada waxay joogtaa xamaray u qowlaystayaasha ugusta nugu halee

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +1

    yaslaam

  • @abokorcadaawebuuloxuubey1569
    @abokorcadaawebuuloxuubey1569 3 роки тому +2

    Waar benta daaya heesha waxa qaadaya
    Waa aadan goobo iyo kooxdii horseed hadeydaan garaneyn cidii garaneysa lakaashada

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 роки тому

      Sxb magaca waala soo dhamestiray goobe waa naanes ee mgc ma ahan saas u fahan

    • @abokorcadaawebuuloxuubey1569
      @abokorcadaawebuuloxuubey1569 3 роки тому

      @@abshircarab18 sxb waad mahadsan
      Tahay aniga waanu
      Wada shaqeynay oo
      Waan aqaan aadan cabdi gaawe aadan goobe ayaa la iyraahdaa
      Saeiradaiisa ayaan hayaa waad mahad santahay

  • @busysignal3634
    @busysignal3634 6 років тому +2

    Somalia

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 2 роки тому

    SOMALIA WAYN🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤💚🤍

  • @CismaanDayib-id4ih
    @CismaanDayib-id4ih Рік тому

    18/4/2023

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +2

    Amxarad jebiyo la jihada

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +1

    hadana

  • @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405
    @nuurfareyhalkuuilagalayjac6405 6 років тому +1

    aaaaa

  • @ibraahimtimo7693
    @ibraahimtimo7693 4 роки тому

    I’m

  • @talokeen259
    @talokeen259 6 років тому +1

    dagaalka geeska afrika inuu sii socdo ma doonayno waxaan doonayna midnimo wax wada qabsi fiiso la aan la isugu gudbo sida yurub iyagaba colaada ka dhexjeray sida kaliya oo fakhriga loogaga bixi karo waa saas

    • @raxeeyeloversismytype6892
      @raxeeyeloversismytype6892 6 років тому +4

      make somali great again dhul baa la inaga haystaa walaaal!!

    • @muscabxasan9596
      @muscabxasan9596 4 роки тому

      make somali great again xas

    • @shugricabdullahi5782
      @shugricabdullahi5782 4 роки тому +1

      Africanka dariska misna galka intuu dhulka naga haysto soomaliyana faraha kula jiro dhismaheedana diidan yhay heshiis ma jiro

  • @talokeen259
    @talokeen259 5 років тому

    Itobiya waa walaaleheen

    • @QamanHasan
      @QamanHasan 5 років тому +1

      Benale mahaaan

    • @ahmedcumar4827
      @ahmedcumar4827 5 років тому +2

      make somali great again aslkka aya axmaro ahe ee wllo ma tihin iska caddeyso inaa axmaro tahay

    • @pubgsomgamer5102
      @pubgsomgamer5102 5 років тому +2

      Dagaal kale in lagu qaado ayan rabaa markan Somalia cinqilaabo insha Allah.

    • @ahmadradiadan6593
      @ahmadradiadan6593 5 років тому +2

      Itobiyan waxba noma gelin

    • @abdulahimohamedaden7449
      @abdulahimohamedaden7449 4 роки тому +1

      Uf adiga iyo itobiyaba ush ush ush