Markastoon youtube ka galo waan kuu duceeyaa sababto ah muuqaladi iyo booqashadii qurxoonayd ee ad nooga tagtay ay lay so hordhigayaa Eebbe haku janeeyo wllo qaali . NAXARIISTA ALLE HAKA FOGEYO WUXUUSHTII KU GAWRACDAY.
@@leilamohamed950 yes sister Leila.. . And how I was following her news every now and then.... I can't belive this....😭😢 but Allah love her than us..... may Allah Grant her into Janaatul firdosa.... say Amiiin plz.
Aaaaaaaax wllshay alllahu ku naxariiiso wn ka xumahay geerida shalay ku timaday iyada iyi saygeedi oo gacan ka xaqdarani ku diishay alllah idiin wada naxariisto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waji fraxad badan iyo qof bashaash ah ayaa naga bxy ilahow kuu naxriiso. Commentgygi one year ago markaan arkay calooshaa I kadoonty sorry wlhi so sad.
Rabbooow kuu naxariiso wlhi aad ban ujeclaaa wlsheen hodan naaaleeye waana ku xidhnaa rabboooow kuu naxariiso ilin😥 baa iga timaada markan fiirsado vidioyadeeda alshabaaboow indhaha leydinka rid dadkiii indhaha u ahaa bulshada idinkaa naga dhameyay😥😥😥
This is the funniest video of Hodan.I love it....iyadii baaba jacayl shaqadii la wadi la'...Hodan, do you know there are some descendants of Cilmi Bodhari or Hodan, still living? You should go to the extra mile and find out..it will be "THRILL"...
@@RRUUSH Wlhi waa runtaa maxaayeelay marka aan wadnkii jogay Aniga Aniga oo aan wxaba haysan oo laga yaabo inaa xaafada cUnto KA heli iyo inkale hadan noloshayda inuu wax iga dhimanyahay man moodayn
@@abdiibrahim7370 Waar Waa mid doqona Tani meeshad aragtaba way taagantahay somaliland bay ka caayeysa waa dhashii faqashta magaca somaliland baa dilee ugu celceliya ha dhimatee caadi wadnuhu ha u istaagee Koleyba waxaa haya cudur aan LA garanayne.
She is got good heart. For her somali is somali. When u died no body is going to ask u Somaliland or Somalia. Just love ur Somali brothers and sisters where ever they are. Stop this hate qabiil is Notting.
Manshaa Allaah hablah soomaaliyeed iyagaaa dunida u sita
long life my sister Mrs hodan
Naxariista janno Rabbi hakaa waraabiyo qabriga haku nuuriyo
Allow u naxariiso qof qalbi furan oo daacad ah bay ahayd
Markastoon youtube ka galo waan kuu duceeyaa sababto ah muuqaladi iyo booqashadii qurxoonayd ee ad nooga tagtay ay lay so hordhigayaa Eebbe haku janeeyo wllo qaali . NAXARIISTA ALLE HAKA FOGEYO WUXUUSHTII KU GAWRACDAY.
Illahay janadiisa hakaaa cabsiiyo wllo hodaney alle hakuu naxariisto ax
Allah ha ku naxariisto hodan Naleeye amiin amiin🤲🤲😭😭
Allaha u naxariisto walaasheen🙏❤️🇸🇴
Alle how naxariisto hodan naaleeye janadii eebe howgu deeqo.
she is positive grill more exacted character always be happy sis great
Aaaaax aaaaax rabi naxariistiii jano ha ka waraabiyo wariye hodan naaaleeye iyo saygeediii oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay kismaaayo
Alle ha unaxaristo hodan qof qaliye ahayd janadii alle hakawarabiya
hodoneeeeey naxariis hel
My Homeland Berbera.Hello my Sister
Hodan Naaleeye wll qaliya, Alle hakuu naxariisto
ilaahoow janadada gee maskiinta cadaab hatusin aamiin yaarabi
Amiin
Amiiiiiin ya Rabi
Aamiin yaa alaah qof qalbi nadiifay ahay alaha qabriga ha ku janeeyo ameen
Amiin yarabi
Alle how naxariisto hodan naaleeye
I love Berbera. One day I would love to visit the city, it is my dream.
Allah haunaxa xariisto wllasheY qaaLi janadii fardowsa Allah haku geeyo geesi soomaliyeed aheed
I can’t even watch her there is a tear in my eyes ...rest In Peace sister
Alloow kuu naxariiso.
الله على بربره..مدينه جميله وشاطي اجمل وناس اصيلين.💙
😢😢😢 I can't belive. Hothan naleya may Allah Rest your soul in Janah
Sorry! Is she died?
@@leilamohamed950 yes sister Leila.. . And how I was following her news every now and then.... I can't belive this....😭😢 but Allah love her than us..... may Allah Grant her into Janaatul firdosa.... say Amiiin plz.
Somali kismayo killing alshabab from hargeisa very dangerous muqadisho 🙄
Hodan ilaah hakuunaxariisto walaashey islaweyni kunajirin balfiiriya
Aaaaaaaax wllshay alllahu ku naxariiiso wn ka xumahay geerida shalay ku timaday iyada iyi saygeedi oo gacan ka xaqdarani ku diishay alllah idiin wada naxariisto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Illahayow Ku naxariiiiiiiiiso Alla geerida kala xanuun badan Hodaneey qalbiyadena kama aadan dhimanin geerideda kadib ayan inta imaaday ax!!!!!!
Amin yaa rabi wlhi saan oga naxay qof aan uga naxay indhaweyd ma arag cawa waa mayd allow janadi geee amin
Ax aamin walaL qliH geeri igaga xun ma arag hdadad aan comentiga bixinayo ilmaa iga qubanaysa wlhi
Qof qalbi qoyan baa tahay. Waa geeri xanuun badan
We all reer saaxil waxaanu leenahay inaalilaahi wa inaa ilayhu raajicuun..ku dilkaa u gaystay meelxu ilahay ha ka tuuro.reer aad baanu uga xumaanay.
Allaha unaxariisto hodan
Hodan walahi I love you kalgacalka ey kudhehantahay wadaninimada waat igabadisay bodhari neenasteyda weye
Allah uu naxariisto hodan naleeya amiiin
So sad and heardbroken😥😥😰
الله اكبر
الله يرحمها ويغفر لها ويوسع عليها قبرها
ويفتح لها روضه من رياض الجنه
اللهم آمين وينتقم لها وللمظلومين
Allah ha unaxriisto Hodan naaleye
Hodan remembered along time
Ilahay ha unaxariisto
Waji fraxad badan iyo qof bashaash ah ayaa naga bxy ilahow kuu naxriiso. Commentgygi one year ago markaan arkay calooshaa I kadoonty sorry wlhi so sad.
Ilahoow uu naxariiso or janadada ku casuun tan ugu sareeysa 😥😥😥😥aamiin 🤲
Alloow janadii kaa waraabi
Alle ha u raxmado iyada iyo intay sheekadooda badhaysoba
Ilaahow u naxariiso walaasheen. Kuwii dilayna jahanama gee
Welcome mohamed adde wiilkena
Allah ha unaxariisto
allow kuu naxariso janatul fardowsa ku gee hodaney
good beurifull berberaa
Heart broken
The way she hold and hug the mom was amazing 😻
Ax walhi qof qalbi wacan bay ahyd hodan naleeye allah hakuu naxariisto wll
The nice beautiful person
What's the song called? Plzzz this was my childhood song
Shamsa وا heestii mohamed salebaan tubeec- hodan waaye sxb
Shamsa وا hodaan
Artist: Tubec
Song tittle: Hodan
Will miss you big Hodhan
Allaho kunaxaristo
Rabbooow kuu naxariiso wlhi aad ban ujeclaaa wlsheen hodan naaaleeye waana ku xidhnaa rabboooow kuu naxariiso ilin😥 baa iga timaada markan fiirsado vidioyadeeda alshabaaboow indhaha leydinka rid dadkiii indhaha u ahaa bulshada idinkaa naga dhameyay😥😥😥
This is the funniest video of Hodan.I love it....iyadii baaba jacayl shaqadii la wadi la'...Hodan, do you know there are some descendants of Cilmi Bodhari or Hodan, still living? You should go to the extra mile and find out..it will be "THRILL"...
There are some in Ceerigaabo district. Some are in the uk.
Allah u naxariisto walaashey hodan naleyeh ❤️
Yarbi unxriisho😥😥 wllshna hodn gabr naguqaaliyay aheede
Allahumaa Amiin
Hodan qolomay ahayd alle haw naxariste😭
Hodaneey allaha hodanka ah ha kuu naxariisto intaan arkaayo muuqaaladaada kama daalaayo inan kuu duceeyo😢😢
Allah kuu naxariisto qabriga Allah kuuwaasiciyo allah swt janooyinkiisa
Haku keeyo hodaneey
Aaaaaaaaamiin Alle haka waraabiyo janatul firdawsa
Alle ha unaxariisto
Ax aad ban uga naxay runti geeridadi waxa aheyd qof aad unaxaris badan oo fur furan oo jaceyl diinteda dhaqan keda iyo somalinimadeda gurigagi dhabta aha ba tagtay ee ilhy haku naxaristo anaga hano naxaristo amn
Aamiin alle ha unaxaristo
allow unaxariiso
Allaah kitaabkeeda midig hakasiiyo
Allow u naxariisto
The shax part.....Somaliland love
Axaxa inantan jeclaaye
ibleave that men get love more than women
masha Allah
Ala haku nahristo
Allow unaxariiso
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sad.
Kismaya intagaration TV
Kismaayo killed our beloved Hodan ilahay hanu naxaaristo. Ameen
How hot is it this city
its very hot the hottest in somaliland
It’s soo hot you can’t even go to sleep at night
Wan la ilmayeeyay, geerideeda. Wlhy
This girl is funny
alllha ilahow unaxriiso
This is Republic of Somaliland 💚❤️💚❤️
Somalia
REPUBLIC SOMALILAND😍
@@huseeynabdulahi249 HOOYADAA SOMALIA WASTAY US WARYAA
Waakayga
illahow kunaxariso walashey
Janadii jiifso jano gasho
Soomaaliya adigoo jooga Soomaaligii af kale kuugula had'la inaad wajiga ka can'juufeeso baad xag uleedahay!
hodan magacena jacal buu kasameysan yahay
Somali ku hdl
M.a
Gabadhan wadanka ayey dunida ubandhigtay sidas darteed ayaa loo beegsaday qarax mid lagu beegsanaayo ayuu ahaa
😢😢😢😭😭
8:34, the breath kicked.
Isoodirdee
She is sinless May alla forgive her
Dadkan waan kanaxyba odaga intaa leg dharkuu qabo iyo siduu yahay
Waxba ha nixin odaygaasi wuxuu kasoo toosay wadan islaam ah oo aan stress iyo warqado aan post kasoo dhacayn aa jirin
@@RRUUSH
Wlhi waa runtaa maxaayeelay marka aan wadnkii jogay Aniga
Aniga oo aan wxaba haysan oo laga yaabo inaa xaafada cUnto KA heli iyo inkale hadan noloshayda inuu wax iga dhimanyahay man moodayn
Lkn yurub adoo lcag haysta oo cunta haysta oo waxbarasho bilaash ah haysta
stress ayaa ku dili hadii aan sidan moodayo wadnkaygii ayaan joogi lahaa from jigjiga
NAg bila caqliya tadhhaa tadha
War gabadhaN waa fenY wlhi
♥️◻💚
#somaliland
Somalia
Sister shouldn't Apand of your culture
Is it true cilmi guy was real or made up story
ABDILAHI adam it’s a true story lol
Its real walalhiba nool weli
Yaaas surwaal keedibaan arkay like isaara 😂😂😂😂😂
MAGAALADII HOYGA JACAYLKA AYAAD JOOGTAA CILMI BOODHARI AABIHII JACAYLKA GEERIYOODAY IYO HOOYADIIN JACAYLKA HODAN.
WAX JACAYL UDHINTAY ISAAQBAA LAHAYAA SOOMALI MARYOOLAY LOL😂😂😂
Hodan oo Daarood ah buu jaceylkeeda u dhintay!!! Adigaa bilaabay qabyaalada!!! Lol
@@am.b5688 hodan muuse cabdale ayeey aheyd
Wax land la dhaho ma jiro ee come down
Kkkkkkk abayo halkani wa somaliland ama did ama dilaac kkk
Kk
Shamrmuuto siiLkaaga kasheekee
@@abdiibrahim7370 Waar Waa mid doqona Tani meeshad aragtaba way taagantahay somaliland bay ka caayeysa waa dhashii faqashta magaca somaliland baa dilee ugu celceliya ha dhimatee caadi wadnuhu ha u istaagee Koleyba waxaa haya cudur aan LA garanayne.
Ummu Isra dhiladii ku dhashay was dhal faqash kabax meesha waad bugtaa cuqdad iyo xaasidnima ku dishee Somaliland somaliland somaliland jamhuuriyada barakaysan ee somaliland viva somaliland caadi u dhimo hadaba markaad comentigan aragto yaahuuye qumayo yahay ha cawryin jamhuuriyada barakaysan.
Nacalaa alshabaab kutaalo qof qaali ah ma dileen
Hawiye are killing famous darood ladies, they kill sado ali and now they kill hodan
Calm down she died in kismayo a darood city and it doesn’t matter what Clan
You’re in #Somaliland, not Somalia!
Hadalkaaga hadii af Somali loo tarjumo was sidan " waxaad joogtaa dhulkii Somaliya, Maaha Somaliya"
Nin cadaan ah oo gaal ah ayaa bixiyey kalmada somaliland. Waxkale keena intaad land ka baxdaan
doqon ayd thy
war aabahaa was doqonyahow bila camal ah
Tani waa tii layidhi riyaha soomaal ee orgiga xinayaha qabsatey naa magaalada nooga soo bax baajuunyey
😂😂😂😂waad iga qoslisay wlhi
Hater
Yaa kaa cafinaa Abaayada Weey dhimatay hadalkaa kutiri yaa kaa cafinaaya 😭😢
She is got good heart. For her somali is somali. When u died no body is going to ask u Somaliland or Somalia. Just love ur Somali brothers and sisters where ever they are. Stop this hate qabiil is Notting.
adr waa dadka haku ciyaa rin aabboo
we are not Somalia, but we are Republic of Somaliland
Qabiil land
+Mohamed Ahmed Adan hhhhh nabdedad ka xun tahay Garacyahow
Somali waa hal
You're bad dream
Somalia waa hal