Waaaw runtii waa qiso aad u wCan jaceylku waa wax jira runtii Dhamn inta LA dhibateysan Allaha ufududeeyo Ana ii soo duceeya in uu Allah igu guuliyo ❤️😢
waa qiso cajiib ah Allah ha unariisto dhamaantood cilmi boodhari walashii iyo wiilka uu abtiga u ahaa waxay inoo sheegeen inay u hiilin lahaayeen cilmi haduu maanta joogi lahaa oo xalaadaasina ay qabsato cilmi laakiin waa qadar Allah oo cidina ma soo celinkarto wixii dhacay iyo siday u dhaceen
Ma guursan nin kala loo guuriyey hodan Cilmina gabadh carabiyad ah aya loo guuriyey iyadana ha layga furo ay dhahday wayo markasto magaca hodan ayu ugu wici jirey
Walaashii inay dayacnaata waa qalad. Waxay ahayd qofkii buug ka qora ama barnaamig TV- ah ka duuba sheekada Cilmi in uu maal ama lacagba siiyo walaashii. She must get Royalties Shame on all of you. .
Waaaw runtii waa qiso aad u wCan jaceylku waa wax jira runtii Dhamn inta LA dhibateysan Allaha ufududeeyo Ana ii soo duceeya in uu Allah igu guuliyo ❤️😢
Cilmi Ismaaciil liibaan(boodhari) aabaha jacaylka umada soomaliyeed, ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo marxuumka.
Walhi waa cajiib dadku iyo isagu isma fahansaneed ..sacaan waxey ahaan lahayeen jecelkii guuleystay ..lkn nasiib daro allow kuu,naxris😢
waa qiso cajiib ah Allah ha unariisto dhamaantood
cilmi boodhari walashii iyo wiilka uu abtiga u ahaa waxay inoo sheegeen inay u hiilin lahaayeen cilmi haduu maanta joogi lahaa oo xalaadaasina ay qabsato cilmi laakiin waa qadar Allah oo cidina ma soo celinkarto wixii dhacay iyo siday u dhaceen
Ax ax ax jaceylka markas ayuu xalaal ahaa lkn hada jaceyl majiro abtige cilmi bodhari allah ha unaxariisto jana fardowso allah hakawarawiyo boodhari waa aabaha jaceylka allah qabriga haku xafide jaceyl saas haduu aheen jaceyl dhan marawo
Jacaylooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow😭🥺❤
Allah ha u naxariisto Cilimi ismaaciil liiban ( boodhari).
Maguursaye horta cilmi misa sidiii buukugo'ay
Ma guursan nin kala loo guuriyey hodan
Cilmina gabadh carabiyad ah aya loo guuriyey iyadana ha layga furo ay dhahday wayo markasto magaca hodan ayu ugu wici jirey
Taariikh hore oo xasuus leh
Cilmi boodhari sidiisii baa lay hayaa😂😂😂
Masha.allah Alle ha u Naxariisto Cilmi iyo hodanba 👍
Jaceylku waa wax jira Hadana wuu dhibaato badan yahay 😭😭
Astaanta jacaylka Soomaalida Cilmi Boodhare
Eebbe godka ha u nuuro
Waa qiso cajiiba allaw unaxariiso jacaylku xanuun badanaa
Cilmi Boodhari ALLAH YARXAM
runti batalale waxa igu dambaysay 1 / 11 / 20 /23/ ayan buqday balale ale haunaxarista cimai boodhari aniga iyo sxb ky Xasan cabdi cana wa 1 / 27 / 20 /24 / sacadu 8:18
Reerkan cilmi bodhari wexeey exeed in noloshodha koor loqadho meyga lagaso wadhoo ayii exeed
Cilmi waa la dayacey waxuu ahaaa nin gacal waayey somalina u hiilin weydey
Waxaa lagu fiirsadey xanuun jacaylka iyo dhiba haysatey alaah u raxmado
Hadhka galey hurdadu wey xuntahee hookhey mxaa iseexshey bal inaan habaar qabo mxaa hodan iweydaarshey❤😢
maskin
Somaali waa dad bilaaa taariikh ah wlh bal sidee baa tariikhdan o wada sax 💯% lo heen
Alla Ciil badanaa Cilmi Boodhari miya ku wayay jacaylkiisa 50 halaad oo Geel ah wlhi blhi anigaaba ka bixin lahaa haday xiligan ahaan lahayd 😭😭😭😭😭
Alla apowe gob gob dhashey ayaa thy wlhi m.a🤴🏻😘
Xiligaas 50ka haalaad hada wexey udhigantaa 5million halaad
Imikadan baad gadhayn 50 halaad oo neefa😂
Cilmi boodhari
Sharukhanki somalida
Sharukhan mu yahay wa mijajileeysta wax matala ee lakin boodhari tisa ma aheen been ee wa qisa dhab ah
Allaha u naxriisto illahow umada ha ku saladin kan anigu la il daranahay noloshayda Ila qeebsaday rafaday ii soo duceya
Mnch allaH wll alle ha ku barakeeyo sida wanaagsan ee aad taariikhda noogu so bandhigtay👍👍👍
Haah
Mamadan sawir ha laga qaado xusuus reeb ah iyo wareysi dhamaystiran iyo wixii ay xog ka hayso
1929 muu dhiman boodhari 😱😱😱
Waaaw mahadsanidaid dhamaan tiin yet yeti cooler than a few 👍✅👨👩🦰
Mansha Allah ❤❤😊
Wa,dhabjacayilku
Somaalida waa dadka kaliya aanan taariikhda xafidin hda dadkaan la wareeysanyo sidaan aaminsanhy mid si saxa uga sheekeenayo kuma jiro mid wlba waxbuu iska sheegya cilmina wuxuu mudnaa in taariikhdiisa la xafido oo la qoro
Tarnish
War cilmi 30asigo ah miyu jeclaa gabar 9 jira jecl kawen waxas
Alle hau naxriisto boodhari
Waaaw Mahadsanidnid Dhamaan Tiin
Ilaahay ha u naxariisto cilmi boodhari
M a
Waxan idin saxaya halka uu ku dhasahay waxa uu. Ku dhashay tulada daba gorayale. Oo hargisa 150 km uga jirta konfur bari
We are ready
Qiso aad u xanun badan walhi
Walaashii inay dayacnaata waa qalad. Waxay ahayd qofkii buug ka qora ama barnaamig TV- ah ka duuba sheekada Cilmi in uu maal ama lacagba siiyo walaashii.
She must get Royalties Shame on all of you. .
Xad raawi heesta balad weyne
Jacaylka waxa lo dhiman jiray intan siigda la baran
Jaceylka waa la inkiraayaa meeshan
Xanunbadanaaa jecelkii climboodhari wiilshyda 2020 15 jirkod ilaa 40 jirkod waxy kashaaaynyaan lugooyda hablaha
Waa runtaa walahi
AUN cilmi bodhari waxaa udhintay 1941 eeh mahaan 1919
Anigu waxaan taariikhda ku hayaa inuu dhintay 1938 AUN
Berbera best my city Waxaan ku nolaa 1994 Ila 2002
😰😰😨
Anigu waxaan taariikhda ku hayaa inuu dhintay 1938 AUN
Maamada aad ayaan Ula dhacay.
Jaceylkeygu malahan midab malahan qurux kale kaliya waa galmo un lkn jaceylku waa wax jiro sidaan hooyadey kamaqlay
Hoyada 😂😂😂 maxay ku tiri
Wan ku faraxsanhy miyay tiri 😢
Tollow hodan xagee ku dambeysay
Cilmi boodhari
Sharukhanki somalida