Aniga fikirkay nolol aan wax la bixinaynin nolol ma aha. Markii waxa aad haysatid kugu yaradaan wax ka bixi si aad u hesho wax badan. Abaayo wax bixinta waalagu taajiraa.
@@umumansur3930 sanad kan ayaan is badalay alxamdu lilah cafimadka ayaan ludadalay seving yar na wan sameyay inuu kordhona waan ku rajawaynay insha alsh
Abayo runta sheegta allaha kubarakeyo anıga hada 2024 an xor ka noqde o ıska celıye 15 sano an gurı layahay kan markı laga reebo kahor lacag ıyo dahab mıdna ma haysanın alxm ıtasna bııl fıcan ayu nınkeyga ısın jıray lkn sanad kan adıga aya saban u noqday ına wax dhıgto kher allaha kusıyo hada an kula hadlayo farxadeyda ba og❤
Abaayo walahi waxan arkay anigo shilin isku quurin lacagta markan dirayo wafarax sanahay markan lacag la an noqdanah wa murug sanahay aniga nah dhar xata kama sogadan karin iskuma quuri
😢abaayo.mashA.alaaha❤❤❤❤
MashaAllah dumashi quruxeey waa lagu tabay ee hore uu soco❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mashallah 🎉
Waad mahadsan tahay abaayo
Wlhi manta kadib waa balan inan go aan garaa thanks abayo 🎉
Aniga fikirkay nolol aan wax la bixinaynin nolol ma aha. Markii waxa aad haysatid kugu yaradaan wax ka bixi si aad u hesho wax badan. Abaayo wax bixinta waalagu taajiraa.
Waad mahadsan tahay Abaayo
That’s right walahi I have big family members
Waad mahadsan tahay
Dhiri galiso Thnks sis ❤
Waad mahadsan tahay
❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Abayo wax jira ka hadashay somaliya dadka jogo waarid iyo wllbo lagama yaabo iney wax qabso ku dhahan oo ay dantada kaala shaqeyan marka qofka wa inu asaga dantisa gartaa asagoon sadaqada iyo qaraabo xariirinta ka tagin
Haa abaayo waa runtaa Waad mahadsan tahay
Wcs xbbti umu mansuur cadey ❤
Waad mahadsan tahay
❤❤❤❤ sax
Waad mahadsan tahay
Asc qaali wan ku xiisney from umu-luqmaan
Waad mahadsan tahay
Maansha alaah walee wax keliya ee lagu Odhanayaa Waa maxaad qabsatay ama maxaad latimi
Arin muhiim ah Ehelkana lama Goynkaro qurbo Joogta inata wax Bixisa ilaahaybaa u Maqan ❤
Wa run dadkeena dibada waliba gabdhaha hadaynu nahay familadi baynu rabnaa inaynu caawino horumar gaadhsino inaguna wax qabsano wayna adag tahy nolosha qurbuhu
Bari markaynu wadanki kuso noqonana maxad so qabsatay iyo intaasoo sanaad maqnayd baa layna dhahaa
Saxiix waa sidaas waadmahadsab tahay
Waa runtaa abaayo Waad mahadsan tahay abaayo
Waarun abaayo
Waad mahadsan tahay abaayo
Waan xiiseya barnamishyadada. Runtina dhiragelin dhaqalan ka helay. Marka budget samestay waan yabay inta lacaga meeshe aadi jirtay.Yaa ila arkay dadaaw???
Waad mahadsan tahay soo dhawaaw
Maschl xbbti kumee umu mansur tiktok live abayo
Waad mahadsan tahay
Wll walahi warun 8sano ayaan shaqaynayay waxa an shaqeeyo odhan famliga ayan sin jiray waxan meel dhigto iska dayee malinkaan xanuustay wax an dhakhtar ku tago ayan wayeey
Kuligeen inta badan sidaas sameyna weey dhacdaa
@@umumansur3930 sanad kan ayaan is badalay alxamdu lilah cafimadka ayaan ludadalay seving yar na wan sameyay inuu kordhona waan ku rajawaynay insha alsh
@@umumansur3930 mahada adaa iskale lihay misanka xasanadla ha kugu daro
Walhey waa ta ii heysata abayo
Waad mahadsan tahay
Sax waye 😢
Waad mahadsan tahay
WCS walaal sideetihin adiga iyo familkaga
Waad mahadsan tahay
Waaruntaa👍🏾
Waad mahadsan tahay
Abayo runta sheegta allaha kubarakeyo anıga hada 2024 an xor ka noqde o ıska celıye 15 sano an gurı layahay kan markı laga reebo kahor lacag ıyo dahab mıdna ma haysanın alxm ıtasna bııl fıcan ayu nınkeyga ısın jıray lkn sanad kan adıga aya saban u noqday ına wax dhıgto kher allaha kusıyo hada an kula hadlayo farxadeyda ba og❤
Masha allah ilahey haku siyadiyo abaayo Waad mahadsan tahay
Abaayo walahi waxan arkay anigo shilin isku quurin lacagta markan dirayo wafarax sanahay markan lacag la an noqdanah wa murug sanahay aniga nah dhar xata kama sogadan karin iskuma quuri
Haa weey dhacdaa abaayo
Habo telefanka dhaga aya ku dhageysta ee codka ganbalelka naga reeb dhagaha igu xanunay
Haa codka iska gabi Insha aallah Midka cod yar raadina
Wallhi waarun anigey igudhacdey markii angabr ildhallatey 4sano aandiilayy ayada iyo 3caruuryedhashe ooan shilln melldhiganin maanta noolax aneinacbtahy salana xitaa igamaqado matakashalleynaya
Naag facaaga ii biile miyaa ayado qawoobkeeda kuu qabto lacagtaada kuu ruuge 😂 maxaa kuu geeyay