Maashaa Allaah Walhi I am lucky inaan guursaday anoo la qabsaday yurub , ruumi alle haku xafido good advice xbbti waan ka faaiidi iA. Eating out qudhun weeye waa waxa caruurteenu la fashakheen,saliidahani is not reliable .
Axmalahi hada waxa fahmay 2024 is del khery inshalah Lakiin bananka ma kari aqani Walshay hada waan ku waan dhirigalinta maahadnid Walshay qali hore soco ❤❤❤❤❤
Asalamucaleeykum walashay Ruum gabadhi dhahay gal baa Allah igaso qaday waxa dhigta waxan kunolata waxan walidka kasiya mantay marka Africa lageeyo waa lacay caruruta marka qurbah jogan waa laa can no away we love you xabibti xabibti Ruum ❤❤❤
Wan ku salamay Wan run lakiin ciyaalka bur waxabo uma taro waa nafaqo daro bur cafimad uma ficano dad waxa jiro lacag aruuri in ay maqleen ciyaal qaajo ku dilo kuwas u dig
Lacagta ugu badan waxay Ku baxdaa cuntada iyo jikada adeega marka hada 2024 maskax Saar oo wax Kala qorshee ilmahana 2 choice sii markaad cuntada karinayso haday mid diidan Kan kale Kari sidaana kuwad mida kale waxyaalaha banaanka laga cuno gurigooda ugu samee bishiina halmar pizza ama MacDonald u dalab goaan iyo program samee bishiina lacagta adeega wax meel ka dhigo❤
Dadka qar faan aye banaka wax uga cunan ilmaheyga tusale pizza ayu dalbay malin aan cajisana mid cu Wala waye iska faninayo lakin wa xaqiq wax fican Hada barto wax kale ma raban
Oo abaayo soo talahayd waligay dhaqaalaha wan aqaaney oo wadan ka markaan imid sariiro celisaan gatay si an wax udhaqaalaysto hadana mawaxaa naleedahay wadanka markaan imid dhaqaalo ma aqoon🤔
Asc walalhay somalida qofki waxushega waydhiban wayo xisabtama aya layodhi bes o waxdhigta aniga hada ka hor marya dhibkaygu aha an so ibinayo markasta marki danbe waxan bartay inana tiriyo maryaha ilmaha walahay marka wad oganaysa muxu ubahanyay
Dhaqaalaha waa wax wanaagsan ilahayna majecla dadka xoolaha kucayaara(ان الله لا يحب المسرفين) thanks ruumi waxaa tahay maamo caqli badan
Masha Allah ruumi beenta maahan dad ayaa faan u aado bananka oo cunto ilmaha soo siiyo aagoo is mooda inee ka hermagalsan yihiin ❤❤❤
Dumarka qaar wax dhaqaaleysta marki la dhaha ciyaalkay ucararan war masakinta haku marmarsiyoonina ilmaha in wax meel loodhiga waa muhiim😊
Masha allah❤❤❤❤
MashaAllah tabarakallah
Mashallah ❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah mashaallah ❤ ❤
Mashaallah abaayo Allah hakubarakeya ❤❤
Masha Allah quruxeey wlhi qorshaha minimalist sanad 2 sano kahor ku soo biiray waxbadanbana nolayshayda iska badalay guriga dharka cuntada dhamaan declutter and minimalist aan noqday
Mashaa alaah qaali waad mahadsantahay ❤
Manshaallah absolutely 💯 waa sax ruumi chanal
Masha allaah ❤
Maashaa Allaah Walhi I am lucky inaan guursaday anoo la qabsaday yurub , ruumi alle haku xafido good advice xbbti waan ka faaiidi iA.
Eating out qudhun weeye waa waxa caruurteenu la fashakheen,saliidahani is not reliable .
Msha allah mss fariido
Asc ALLAAH ❤Akuxifdiyo
Masha allah
Manshalah guriga waxa lagusameeyaa caafimaad badan 👍👍👍
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash allh❤
Mashaa Allah walal commitment in aan qoraa maje cli lakin waxan kaxumadaya fekerka fican ee aad nala wadagtay iyo dadka kudirayaa
Horo usoco jazzakallahu khayran
Noo soo ducee hadan Somali nahay waa dhibanahaye.
Masha Allah sister ❤❤❤
Mansh allh ❤ waa rayi fican illhay ha ku barakeyo
✅
Man sha allah abayo
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤❤
Shukran qalnjo❤
Axmalahi hada waxa fahmay 2024 is del khery inshalah Lakiin bananka ma kari aqani Walshay hada waan ku waan dhirigalinta maahadnid Walshay qali hore soco ❤❤❤❤❤
Mashaallh❤❤❤❤❤
Waxan jooga belgiumka maku imada an wax kaa bartee wllhi wanka helay qaali dumar nolow mcnto ila so xiriir❤❤❤ ashti biliif
Sheekh umstafe waxu yidhi lacagta caruurtina galiyaa
Ruumiyey Islaamahan faane umoodaan banaanka lagasoo cunteeyaa caafimaad iyo dhaqaalo midna kama fakaraan
Asc sister I agree with you this advice it's very important .❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Yurub waan kaa faauday inbadan thanks
Masha Allaah wllo mcn Ale hakuxifdiyo Aledartibankujeclehe Ale hakujeclaado❤❤❤❤
Asalamucaleeykum walashay Ruum gabadhi dhahay gal baa Allah igaso qaday waxa dhigta waxan kunolata waxan walidka kasiya mantay marka Africa lageeyo waa lacay caruruta marka qurbah jogan waa laa can no away we love you xabibti xabibti Ruum ❤❤❤
Bisinkoow dadka daawaday wa 8146 intaan hada arko wax like 👍 sartayna waa 782 iskuma dhawo gabadha yaan laxaasidine iska saara like qofkii soogaloowba mahadsanidiin dhamaantiin
Walalo macaan catuurta ha makhtiin ilmuhu way umahan yin bishi hal mar dabada inay waxa ka cunan caruurta somalida waxaa loqata gaajo iyo matya xuun kabo xunuxn
Masha Allah ruumi qurux ❤❤❤❤
masha allah rumi quruxey ❤❤❤❤
Thanks abayo
Wan ku salamay Wan run lakiin ciyaalka bur waxabo uma taro waa nafaqo daro bur cafimad uma ficano dad waxa jiro lacag aruuri in ay maqleen ciyaal qaajo ku dilo kuwas u dig
Adunka cuntada laga cuno waa bur iyo wax dhulka kado baxa sida digiraha iyo cagarka no faide maxa sina caruurta aniga burkasa 200 nooc uga dhig
Mashallah caqliga waa leys dheer yahay maalintii laga jaro lacagta la siiyo maxay sameeyn doontaa tolow yurub 34 sano baan joogaa sidaas wax dhaqaaleysiga ayaan nafteyda baray baahideydana qof bini aadama waligeey wax ma weeydiisan alx yaa gabdhoow wax dhaqaaleysta ceeb maaha
🎉🎉🎉
Sax wlle waa runtaa wax meel dhigo ceeb ma aha❤
Asc abayo. illah ha ku xafido
Masha Allah is mid aya nahay ruuni
Illaahay gaal wax ma kasoo waado taasi waa laqwi. Illaahay ii fududeeyo.
Ruumiyey samidey caqlibadan mahadsanid
Ruumi abaayo macan adiga bar naamish kaada
Gabdha lee maa daawadaan
Rumiyey abayo waxad shegeyso oo wa runta gabdho intey ayuto galan oo ilmaha sor iyo cano siyo aya jiro malinku xajiga jogana cunto macan lokariyo
Ruumi abayo dadka qaar nolosha qalad beey ka fahmeen walhi waxan aqaana gabar inee bilka iska dhameeyso ayee canah yar ee talaagda ku jiro aay Biyo ugu darto walhi waan la yaaabi jiray markaas ayaa guriga fadhiga ugu danabeeye iyo sariirti ugu danbeeysay ka fakiree iyo bill la diro alx gabdhaas walhi sidaan ula talin jiray ilaah baa og
Ruumiyy ayantan ciwaan fcn haysaaa ❤❤😊😊
Ruumi qurux dar alle ayaan kuu jeclahy
Waad mahadsantahay abayo wax meel dhigo ceeb mahan fahanka ayaa nagu yar kuwa kudhahaayo gaalka wuxuu nasiiyo halmaalin baan kadhigayaa waxaan u malaynaa kuwo wax ay dhaqaaleeyaan iska daaye dariska in ay korsaaranyihiin markaa maxay haayaan oo eey dhaqaaleeyaan. Kama wado
kuwa danta u saamixi waysay
Rumiyay aniga waaxaan kunoolahy xaryaha qixootiga dhadhaab waxaan qaataa 300$ waaxan haastaa 5 ciyaal waaxaan bishii maal dhigtaa 50& mantana aniga iyo waalaashey waxaan maaldhigney ayaan wallashaan naga yaar ayaan groob5 canada ayaan uku gadney allahamdullah
Hooyo kudayasho mudan wlley waan kuu bahnaye figradada cajiibkaa
Caruuta buurka ka kala dayaa
anigu 500 biil qata 200 kiri 100 meel an dhigta 200 biila kadhigta africa jooga❤
Sharafay caruurta school kuma dhigtan miyaa
@@AyaanWarsame-rq2zf my hal gabadh ayan haysta 3year
@@AyaanWarsame-rq2zf my hal gabadh ayan haysta 3year
@@AyaanWarsame-rq2zf my hal gabadh ayan haysta 3year
❤ ❤
Asc wll rumi mansha Allah tabarakalaah waxa tahay gabadh capli badan lakiin dumarka intoda badani arinkaa aad kahadashay waykuliitan wayna kulayabaan pofka waxdhigta waxaad arkaysa dumar malin walba xaflad iyo aroos tagan iyo meherad iyo sed so iibsanaya berina turaya oo dhehaya xalfadii horaa laygu arkay hadana medkale radinaya oo capligoduba yahay Hebla iska dhis qarashkii kaga dhamaday oo wixii ubadku laaha kaqasariyay kabadha ilmaheeda ka fekartee waxii melaha qarash kaga baxayay kajoogtee meel udhigata iya qaanu saqajaamad bakhaylada markaa labadaa qofyaa kakhasariyay reerki lacagtii ?
Mashalaah tabarak abayo waxa jirta waxa jirta maar badan on aan kariyo dhowr dhari kala duwan on usameyo guriga iyo cunug walba waxa u jecel yahay
Lacagta ugu badan waxay Ku baxdaa cuntada iyo jikada adeega marka hada 2024 maskax Saar oo wax Kala qorshee ilmahana 2 choice sii markaad cuntada karinayso haday mid diidan Kan kale Kari sidaana kuwad mida kale waxyaalaha banaanka laga cuno gurigooda ugu samee bishiina halmar pizza ama MacDonald u dalab goaan iyo program samee bishiina lacagta adeega wax meel ka dhigo❤
😊😊❤❤
Mash Allh wlshen Rumi wa sax
Asc ruumi wllo wanku bahna qiso ayanku hayaa
Dadka qar faan aye banaka wax uga cunan ilmaheyga tusale pizza ayu dalbay malin aan cajisana mid cu Wala waye iska faninayo lakin wa xaqiq wax fican Hada barto wax kale ma raban
Dhiri galiso❤❤
Aad anku rabaa ilaso xiriir alsjeblieft
Wax dhigasho la,aanta aan soo maray la ciishonaya tukaamada lacagta lagu dhameeyey 😢😢 hadii aan sadaqaysan lahaa
Mansha allah sx waye ruumi hadalkaga aniga wankula jira
Asc isoboqda wacusbahay
Ruumi jowbadalashada waan iska jeclahy jiko ayaa kujirikaro
Asc ruumi abyo aniga waxaa ahy hooyo heysata 3 caruur ah waxaa ley qabaa 6 sano abayo markii hore aqli baan laheyn waxaan aruuriyo reerkeena oo dhaqan baan udiri jirey 2022 baan go.aan qaatey hadda alx keyd ayaan sameystey 💋💋
Reerkina inaad udirto qalad maaha wllo
@@AnisamahamedAbdi qalad na aha lkn in wax meel ladhigto waa fcnthy
❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc walashay waana dhiri galisay❤❤❤❤
❤hhhhhhhh ilmo bararsan😅😅😅😅 ruumi
Masha allah abayo hore usoco mcnto
Ruumi abayo wanku salamay waxan uu bahnay dagan ee inte ka xiriiraaa
Snapkeyga ruumi_kitchen
❤❤❤❤
Jadwalka cuntada noosoo gali abaayo
Mhd snid abyo
Ma abayo fadhigadu waqurxonyahay decoration ka nalawadaag
Naa ruumi yeey ma niga isoo aragtay sxbeey bil walbo deeyn ayaan raadin jiray xataa xaajiga waan ku qasbi jiray inuu deeyn raadiyo alx hada waan ka aqliyeeystay 😂😂😂😂
Abaayo xageen kala so xiriira
Ilmaheyga wax kasto aniga u sameyo
Wllo waxaan jogaa jigjiga 150dolar ayaa isogasho bisha Marka siden meel wax kudhigankaraa
Guuri kiro ah miyaa dagantahey hno hadadan guuri kiro ah daganeyn hagbad yaar oo 2000 gaal anba jigjiga kuula jooga 240 dollar ayaan qaata kirona waan kuu jiira jamacad lacagana waan dhigta meel naa wax waan dhigta Dukanka adegisa jooji casarka suuqa kaaso adego weak 1maar xppti
Please galmada galka badal Ilahey ba idin sa qireye luqada iska hagajia wa biladan dhaha dadkan na so dhaweyeye
Oo abaayo soo talahayd waligay dhaqaalaha wan aqaaney oo wadan ka markaan imid sariiro celisaan gatay si an wax udhaqaalaysto hadana mawaxaa naleedahay wadanka markaan imid dhaqaalo ma aqoon🤔
Horey uso firso waa kaso hadlay arintas wall
ua-cam.com/video/rdCdecwHWo8/v-deo.htmlsi=VOwdsDZ_f-jnzvCo SO DAAWO 11 BILOD KA HOR BAN KA HADALAY WAXAN U MALEYNA WAAD NAGU CUSUB TAHAY
Dan ayaan u ibsaday ma awooden bey dhaday lakin dhaqala Maka eheen dhaqalana ma aqoonin
Asc walalhay somalida qofki waxushega waydhiban wayo xisabtama aya layodhi bes o waxdhigta aniga hada ka hor marya dhibkaygu aha an so ibinayo markasta marki danbe waxan bartay inana tiriyo maryaha ilmaha walahay marka wad oganaysa muxu ubahanyay
Asc
Xagee kaaso wacaa
Asc dhaqaalaha uruur sada si aad usoo hijirootaad ininkoo isku filan
Abayo waxan hasa 4 caruah waxan qata $150 waxa joka narobi kaya
nairobi nolosheda wa qaali maxa lo dhahaa abaayo 150$ hada ku nooshahay
$1500 miya kawada abayo
odaygayga igu karahsaday aan waxdhigano dadku isku fakarmaha
Aqool daro abaar guurayso kadaran wax hala dhaqaalaysto ceeb ma aha
wax dhaqaaleyso ceb ma ahan sax
Benley😂😂
Kkkkk ilmo bararsan
Aniga caruur leyahay ninkaygu waa shaqaale way gumaystaan bilka uma kordhiyaan xata lkn waxban aruursana alxm imika dhul iibsanahnaa isoo duceya inan dhisano
Asc runcaday
Fikirkaagi ma xumo Lkn sidaan filaaayo adiga Germany ayaad joogtaaa Maamooyinka Germany joogaan ayaa sidaan ku fikiro 😒
Holland 🇳🇱 ayee dagantahay ❤
odaygayga igu karahsaday aan waxdhigano dadku isku fakarmaha