reer burco oo si kulul uga hadlay is casilaadii gudoomiye cabdirisaaq khaliif

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 Рік тому +7

    Reer Burco aad baan u jeclahey, waa dadka somaalida ugu hadal firfircoon oo si xornimo leh uga jawaaba su aalaha la waydiiyo.❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 місяців тому

    C. Khaliif waa saxnaa

  • @ahmedwali230wali3
    @ahmedwali230wali3 Рік тому +5

    Wa dad fikir saliim ah leh aan qabyaalad laheyn ree burco

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Рік тому

      Hhhhh dagaal dadka ku jira wa kuwa ugu badan habar jeclo aqoon bdn ulaheyn

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому +2

    Burcaani Beledka Rageeda😊Masha'Allaah Nolaada Regeedi😅😅🤍🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @qalbidhayemedia4807
    @qalbidhayemedia4807 Рік тому +2

    INA KHALIIF AWALBA XUKUMADU MA RABIN EE MUCARIDKAA SAAARAY

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    CABDIRISAAQ QALIIF GEESI REERKIISA RAACAY ARGAGIXISADA SNM IYO MUUSE JUUDAAN INUU LA SHAQEEYO DIIDAY💚💚💚💚💚💚

  • @wardacrashiid4291
    @wardacrashiid4291 Рік тому +5

    Cabdirisaaq khaliif waa dhulbahante weeye taa ma ogtihiin

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      wardacrashiid4291
      haduu dhulbahante yahay maxaa naga quseeya laascaacood haka shaqaysto taasuu leeyahaye muxuu hargaysa u fadhiyayaa?

  • @seed3966
    @seed3966 Рік тому +2

    Hayye reeer sheikh isxaaaq dheh. 👉👉Qaarbaa cuuu caaaa cuuuu caaaac dheh. Nin ragaayd nin rageyd dhalay cabdirizaaaaq 😮😮😮

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Рік тому

    Waa another Level reer Burco garyaqaaniin aa tihiin we love ❤❤❤❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +3

    Reer burco wey mucaaradsan yihiin

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Рік тому +2

    Anigaba waa iscasili lahaaa. Reer burco. Waa dad caqli yar

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +10

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ♥ 💖

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 Рік тому +4

    Khatuumo state of Somaliya guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁💚💚🦁🦁🦁🦁💚💚💪🩸💪✅❤️💙👍👍👍💙🦁🦁💚🩸💚💚

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 Рік тому

      Dhulbahante iimaanlawayaal maamul tuuladaas cid siinmeeysee laascanood waa somaliland ee kir khaatumo😊

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +1

    Cabdirisaq Khaliif waxuu aha ninka ugu mashaharka badan Wakiilada Hadana waa is casilay oo kamuu mid noqon kuwaan iimaanka la’ ee shacabkooda iyo dadka xoolo dhaqatada ah ee masaakiinta ah Dhaca,iyo dagaalka iyo biyo la’aanta ku haya Illaahay ha ka Qabto Aamiin

  • @gulaiedmohamud6326
    @gulaiedmohamud6326 Рік тому +1

    Galbeedka burco waa somali way

  • @nimaahmedsaid2502
    @nimaahmedsaid2502 Рік тому

    Walahi ree burco somaliland dacad maha

  • @seed3966
    @seed3966 Рік тому +3

    Waa madax weeynaha ssc weeeyee. ❤

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      seed3966
      oo ssc ma dalbaa mise waa magaalo?

    • @seed3966
      @seed3966 Рік тому +2

      @@ijoxasan9132
      Waxba lagaa weydiin maayo cunsuriyoow beentina khayaaliga kunoowloow

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Рік тому +1

    He is right.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Рік тому +3

    Ragaa udooday cabdirisaaq waa isaaq halka daroodana dhaliyardoodii cuqdad iyo caabuuq lagu beeray

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Рік тому

      Dee doorad iyag la dulmiyo Lagu so dullya dadki ma sulyad Somaliand ahy ba dulminya

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Рік тому +1

    Reer Burco ma cawan baa mire wa wada hirgaal faqasha. Qadiyada Somaliland miyey la jiran mise way kaso horjeedan

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Рік тому

    Ilaahay Ayas Ka waday calooshiisa u shaqaystaha damiirkiisa iibsaday khaliif

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Рік тому

    Reer Burco Gobnimo kama dheera "HAMBALYO".

  • @fahiye
    @fahiye Рік тому

    Reer burca waadad caqli badan oo hadal cad cabdirisaaq khaliif xaq buu uleeyahay in uu iscasilo uu dadkiisa ladareen noqdo mxaa looga daba caacayaa cid xiri kadha iyo cid wx kaqaban karta majidho

  • @sabrinmahsalah919
    @sabrinmahsalah919 Рік тому +4

    Heer Burco o dhan maaha dadkan waa daanta galbeed wa na gobtii habaryoonis

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому +3

    Maadaama ay dhamaatay wixii la odhan jirey somaliland.... Markaa dadka wixii israaci kara ha sameysto maamul gobaleed.

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 Рік тому +1

    asc
    maanta ma wadani abaabulan oo la soo ururiyey baa ku laaluushay waa mxy kooxdan wadani ee aad dhex gashay.
    suuqii wadani baa maanta laguu shaqo geeyey.
    tuug solomadow ah.

  • @Itzmojii
    @Itzmojii Рік тому

    Absolutely

  • @mahamud1221
    @mahamud1221 Рік тому

    beautiful mind

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому +2

    Bal.nin dalkoodii iyo qarankoodii la burburinayo oo ku taageeraya ka warn waxbaa si ah

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 Рік тому

      Waxa keneya fuded Iyo firsasho. La aan. Cadawga ayaa
      Kuraa. Xeysaneya hadal. Kooda
      Allah ha sohadeyo AAMin yaa Allah

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Рік тому

      @@f.warsame1069 Haa dedegaa waynu leenahay ogowna deganaashuhu waa shay qaali ah in aad si degan oo ka fiirsasho leh uga jawaabtid umada aduunku walahay inaga duwan 28 sano ayaan qurbe joogaa dadku inaga duwan
      Takale qaarbaa isku khaldaya nacayb ama mucaarad ay ku yihiin madax waynaha iyo qaranimadii marka mucaaradii ayaa lagalaysa halkaa hhhhh yaab

  • @fahiye
    @fahiye Рік тому +1

    Caqligu hashaqeeyo awal buu Somali land gardaro ujoogay hadaan ilaahbaa solansiiyay in uu dadkiisa iyo dadkiisa usoo laabto ee ka fuqa ninka

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Рік тому +1

    Been baad usushageysaan reer Burco cabdirizaq khalif waa khayiin qaraan dumiss aah dabadiliif uaddega caddowga Somaliland weyaan

  • @Aliguled
    @Aliguled Рік тому +1

    Wala noqonaya, oo Dib baa loo noqonayaa. Oo Muqdisho loo noqonayaa.
    $17 million dollars Garaada SSC lasso noqdeen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +1

    Intooda badani waa dad bilaa qabyaalad ah runtu fiicanaa

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Рік тому

    FUDAYDKA REER BARI DAGAALKA KAHOR BUUSHEEGAY INUU KAGUURAY SL CADWGA GUDUU WAKUWAN MARKAA SIDA LAAS CAANO SHUF BEESHAAN AYAY HARGAYSI DAREEMIDOONTAA

  • @bilowhabiba1880
    @bilowhabiba1880 Рік тому

    Walee raganimadu labo ma ahan wiilasha yeryer waa garasha dheer war xilka u dhiiba kuwan runta wa muhiim bal eeg wiilka telka kuhadlayo wuxuyiri muuse weydii kkjkkkkkkkkk

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 Рік тому

    Wlh idoorka wali dad somaali ah ayaa kujira oo caqli Leh inta badan dadka meeshan kahadlay waa dad waxgarad ah wayna ogyihiin in mise qaldanyahay Abdirisaq khalifna saxsanyahay oo laxumeeyey dadkii u matalayeyna hortiisa lagu xasuuqday lagalana Tashan taladiiisiina ladiiday

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Рік тому

    Burco waa magaalo aan munaafaqadda laga aqoon oo kalsooni badan taal.

  • @casanova11ize
    @casanova11ize Рік тому

    Iyagoo Dayax gacmeed dhista oo Pluto ku laandh gareeyo ayaa uga dhow in eey soo xidhaan riyo doodu ma dhamaato waxan

  • @abaadiribraahimmohammed5327
    @abaadiribraahimmohammed5327 Рік тому +1

    Dadkan qaar baa ìsu heysta inay qaran yihiin dawlad bey ìsù heystaan c waa dad rìyooñaýa oo mirqaanvsan b waxaasina waa qaad k a iyò beenta is sheegaan c dawlád b aan n a haý ìyò ha b artey ha b artey ķkkk

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому +1

    Muuse kuu qaafiifen muxu idiin taari odaagan indha biisasa leehe

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 Рік тому +2

    tugtug dhalay weeyi dadkan .soodhawanaya was kuwa lashaqaysanaye. Khayiin waadani weeyi nima baadan baalamid ah oo waa dalka jooga

  • @CabdiqaniBashe-pt8qq
    @CabdiqaniBashe-pt8qq Рік тому

    Kkkk

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 Рік тому

    Kkk muure waydiin?😊

  • @maxamedsakaaro9931
    @maxamedsakaaro9931 Рік тому

    Xagaad joogtaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Waxa meesha kajira warkamahayaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Fariid kulahaa muuse weyddii

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому

    Meel Walba dhowr Doqonba laga heli😅

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому +1

    Hhhhhhhhh

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 Рік тому

    Akh waar nga aamusa wd na cebesene muuse intad iska egayseen khalkhasheene ninkaa muraydaha sita io odaygaa wtaa ciyaal wye wxn kle nio ka fadhista mglka nio😏😏😏

  • @daacad3109
    @daacad3109 Рік тому +1

    11/2 😂😂😂😂

  • @faizoahmed-ee2pq
    @faizoahmed-ee2pq Рік тому

    Kani haduu baadiye ka yimid

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Reer waa dad waalan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    waar ninkan koofiyada xidhan ee lawaray sanayo gacantiisa maxaa ku xidhan?

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Рік тому +1

      Calanka cawaale 🇸🇴🇸🇴💙

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      @@xuseenfadal
      hooyadadaa u gee dhe cawaala somaliland waxay leedahay calan u gaar ah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Рік тому

    Allah reer burco runta Ku jecalya walhi wa dad runta abarah wa idin wa tahay gobalka raga

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      reer burco ma ahee waa ciiyaal wadani taageera oo barooranaya

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 Рік тому

      Dadka runta sheega wll isaaqu way neceb yihiin dadkaani noockasta way isugu jiraan wadani iyo kulmiye ba

  • @abdikadirmohamed-bn6vh
    @abdikadirmohamed-bn6vh Рік тому

    😛😜😜🤪😝😝🤑🤗

  • @abdullahimoha1686
    @abdullahimoha1686 Рік тому

    😂😂😂😂

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 Рік тому

    Qabiil qaran sheeganaya 32 sano riyo kunool africa reerkaan kajira

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 Рік тому

    Aadiikaa tuug