Narcissistiga dadka ay necebyihiin‼️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @MunaXasan-tf9ug
    @MunaXasan-tf9ug 7 місяців тому +2

    Mansha allaah Dr khadar. Aqoontada. Aa dadka uga fa iidaynaysid. Allah. Ajar iyo xasanad hakaa siyo.

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Aamin walaal thanks for watching

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 7 місяців тому +2

    Dr khadr waad mahadsan tahay .

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey 3 місяці тому

    This is real talk thank you sir!

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  3 місяці тому

      You welcome mate thanks for watching

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph 7 місяців тому +1

    Hhhh wllhi xariifkan siduu ubartay ayan ka yaabay❤ thanks, my brother keep going m.a

  • @user-oc8zs8wh1s
    @user-oc8zs8wh1s 7 днів тому

    Jacayl maku dhacaaa dadkaa

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  5 днів тому

      Maya laakin wey jili yaqaanan jaceelka ilaa ay kaa helaan danta ay kaa leeyahiin

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx 2 місяці тому

    Dr wad iga qoslisay wllhi cilmigaga aad inoga faaidaysay allah ha ka ajar siiyo yarabi raxman raxiim dr😢

  • @aql8881
    @aql8881 7 місяців тому +5

    Narcissist marku kugu dhaga hadlo asigo iska dhigayoo inu dad kale ka hadlaayo maxa la sameya 😢

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому +6

      Waxey kaa rabaan inee kaa xanaajitan juuq ha u dhihin dhagaha iska gooy

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Місяць тому

    Haa dr aad ubateen ani 3 aqaan mit waaweey ila dhalatay yaab waa in aan iska illaaliyaaa sharkooda alloow naga haay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 29 днів тому

    Dada laburburiyay dalki dibadaha losiqada iyago qaloc jir laga tosinay hadana qusul udhola cadey cidii kucawisay cidi dhibtay xisab yaaogakenay iyada dhawacay iyadana qusul la aan lagu edeyaa

  • @shukri846
    @shukri846 7 місяців тому

    Sax waa sida aad sheegtay👌✅

  • @shukri846
    @shukri846 7 місяців тому

    thaks khadar ku soco birta ka asli

  • @abdirashidsaid-xd3xe
    @abdirashidsaid-xd3xe 2 місяці тому

    Waa so arkay lkn cawa ka hor ma fanansanen

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  2 місяці тому +1

      Daawo videos badan adaa fahmi doona thanks for watching

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 місяці тому

      @@Drkhadarabdi1 mhsabid wax badan ka bartay naso baadi waxyala kuwa badan qofka xasiidka qofka qiyanada bdn beenta badan side kugu fahami mhsannid kun jeer

  • @sundusmaxamudaadan
    @sundusmaxamudaadan 7 місяців тому

    Waa soo arkay wana u jaray xirirkoda wllhi

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Waad nagu soo biiri kartaa groupka
      👇🏾
      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @abdirizaqmohamed7946
    @abdirizaqmohamed7946 3 місяці тому

    M.a

  • @deejuuuuuu7813
    @deejuuuuuu7813 7 місяців тому

    Gulleyso dr dadkan meela oga so hartay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Mahadsanid wll thanks for watching

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 7 місяців тому

    Warun dr khadar kuway shaly amanayen ayladagalayan inyar belo lan mafadhiyan

  • @deqamohamed7123
    @deqamohamed7123 7 місяців тому

    Sax waan arkey Waa xasidiin

  • @user-oc8zs8wh1s
    @user-oc8zs8wh1s 7 днів тому

    Wll waxa wada socona
    Qof bilaa naxariis
    Hadana markasta isla saxan
    Xanaaaq dhaw
    Marmar na waxa modaysa qof aad ufcn
    Qaladka ooo dhan dusha laga saraya
    Qofkale ina lahadlo ma ogola xata ilma aderady
    Waa bilaa aminaad shiki badan
    Marka isbaranynay sida ma ahyn maxa sameya
    Hadana qalad asago sameyy wuxu iska dhiga ina aniga ku qaldoomay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  5 днів тому

      Wax masuuliyad ah ma qaadan mana xishoodan

  • @maancali362
    @maancali362 7 місяців тому

    Guuleyso sxb

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 4 місяці тому +1

    waa runtaa🏃‍♀️💯

  • @shukri846
    @shukri846 7 місяців тому

    Wcs walal

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s 7 місяців тому

    Waa weel aan buuxsamayn

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 4 місяці тому

    Shandarawo ama Sinsiyeeri ayaa la dhahaa Mosquito Net

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  4 місяці тому

      Ramadan kariim Thanks for watching

  • @Miidan5
    @Miidan5 7 місяців тому

    sax waaye runtii

  • @MumiaMumia-el6ho
    @MumiaMumia-el6ho 7 місяців тому +2

    Anigu hadii qof aan isku sodhawano farxad kuma dareemo is adke iyo qofkaan dano gaar ayuu leeyahy ayaan aaaminaa sidookale dadka badanaa waa is kudhacnaa qof walboo noloshayda soogala anagoo iskuxumana arka sababta ma ogi takale waxaan ufikiraa dhanka xun negativek igubadan iyo cabsida anu waxn u tiriyey koriinshahyga ma aanan helin waalid iyo jcylkiisa calaamdah narsistahana waa isku arkay Dr khadar narcistinimada malayska badalikaraa ahdeey tahy jawbtu haa igucaawi walasha somaliyeed ahay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому +1

      Mar ayaan kusoo wici kusoo biir groupka waa kana linkiga
      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

    • @sacdiyoisak4167
      @sacdiyoisak4167 6 місяців тому

      Dr qaabkee guruubkaan loogu soo biiraa

    • @sacdiyoisak4167
      @sacdiyoisak4167 6 місяців тому

      Waa ubaahnaayee

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 місяці тому

      Qof nersicis aha iskuma qiiro qaladkisa marka adiga matihid ilthy

    • @MumiaMumia-el6ho
      @MumiaMumia-el6ho Місяць тому

      @@halimajeylani9243 maxay isku qiraan kuwa badan ma ba oga cudurkoodee

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s 7 місяців тому

    Sax

  • @Dausdagan2020
    @Dausdagan2020 7 місяців тому

    Thanks dr

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Thanks for watching

    • @CabdiraxmaanGeedi
      @CabdiraxmaanGeedi 7 місяців тому

      Talo isii way udhi been saaxiib

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Kusoo biir groupka
      👇🏾
      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @user-gw7tl2ef7f
    @user-gw7tl2ef7f 7 місяців тому

    Guri ayn kuwada nolnahay wayna adagtahy inan ka fogado fmlkyga ayay ka mid tahay dhibtay igu haysana mayara mxan sameya wl

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  7 місяців тому

      Kusoo biir groupka Waakana linkiga👇🏾
      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

    • @user-ed8qr4up7u
      @user-ed8qr4up7u 4 місяці тому

      ​@@Drkhadarabdi1 wll anigu 6 sano ayan la noolahay dhib wayna way iga so gadhay ila hadana kama bixin maxa xala

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  4 місяці тому

      Daawo videos badan walaal adaa fahmi doona sida loola dhaqmo dadkaan Illahey garabkaada ha galo

  • @XaiderAli
    @XaiderAli 2 місяці тому

    Group ma iso galayo 😢😮ani waxs oookle arkay.