Kordhi kalsoonidaada si aad u guuleysatid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    FACEBOOK: / @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.bravoaka...

КОМЕНТАРІ • 23

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 6 місяців тому +1

    Maalinta cashar fiican baan ka bartay
    1.hadalka inaan kala googooyo,
    2.decision inaad lahaado wixii aanan udiyaar ahayn diido, si aanan uga qoomamayn hadhow
    .3. Inaa public speakingka barto
    4.inaan wax akhriyo cilmi korodhsi sameeyo waayo intaad taqaanid ayuun baad ofhan kartaa
    Thanks usaad

  • @user-gm1oy1hs7t
    @user-gm1oy1hs7t 6 місяців тому +1

    ماشاءالله تبارك الله❤❤❤❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 6 місяців тому +3

    Waxaan ahaan jirey mid hadalka boobsiisa, maalin ayaan ku fashilmay stage laygu yidhi ka hadal si kadisa aanan udiyaar ahayn,waan isku dhexyaacay sababtuna waa kal sooni farro ihaysay

  • @shariifcabdullahi1394
    @shariifcabdullahi1394 6 місяців тому

    That is correct teacher I saw more people youth teachers thanks I hope you about alot speak

  • @Ray_4654
    @Ray_4654 6 місяців тому

    Maashaalaah ustaad khayr alaah ha ku siiyo.

  • @faadumoalicumar662
    @faadumoalicumar662 4 місяці тому

    Mashalah

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 6 місяців тому +1

    Waa runtaa mahadsanid

  • @done3164
    @done3164 6 місяців тому

    Big point weeye ustaad aad baa u mahadsantahay.

  • @yuusufahmedmaxamed5835
    @yuusufahmedmaxamed5835 6 місяців тому

    Prof. Thank you God bless you 🤍

  • @HAFSA..MOHAMUTT
    @HAFSA..MOHAMUTT 6 місяців тому

  • @Chirddon
    @Chirddon 6 місяців тому

    Mahadsanid thank you

  • @zamzam0069
    @zamzam0069 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @zaki799
    @zaki799 6 місяців тому

    Msha Allah shukran Ustaad

  • @Binabdikadir
    @Binabdikadir 6 місяців тому

    Thnks

  • @zakisaxib495
    @zakisaxib495 6 місяців тому

    M.a macalin ❤❤

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 6 місяців тому +2

    Mahadsaniid

  • @user-ss8hh1ec4z
    @user-ss8hh1ec4z 6 місяців тому

    Thanks wlhi ❤❤

  • @cabdiraxmanaxmed8782
    @cabdiraxmanaxmed8782 4 місяці тому

    Dr inte laga xiriri karaa

  • @user-jj5zd6yn3z
    @user-jj5zd6yn3z 6 місяців тому

    Thanks

  • @ayaanbaashi8597
    @ayaanbaashi8597 6 місяців тому

    Alah aderkan jecliya

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 4 місяці тому

    Waxan ka Bartay Xigmad badan
    1 kala goygoynta hadalka
    Fekerkaaga ha noqdo mid mustaqbalka
    2 indhaha ka firii qofka
    3 iska sax sawirka maskaxdaada

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 6 місяців тому

    شكرا لك ❤

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 6 місяців тому

    👍