Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2020
  • Halkan waxaan idiinku soo bandhigayaa 5 Ganacsi oo xadi 2000 Dollar ah lagu bilaabi karo.
    Social Media igala soo xidhiidh.
    / zakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye7
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...
    #Horumarsamee

КОМЕНТАРІ • 321

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  4 роки тому +60

    5 Tan figradood kee ka dooran lahayd?
    Igala soo xidhiidh lingaxa hoose
    instagram.com/zakariyecaawiye

    • @ahmedsaed7602
      @ahmedsaed7602 4 роки тому +3

      Sxp waxaad soo diyaarisa ganacsi lagu bilaabi karo inta udhaxaysa5000ilaa10000

    • @xusnimohamud9887
      @xusnimohamud9887 4 роки тому

      Maashaallaah, Tabaarakallaah, Aad baad noogu faaiideysey. Fadlan noogu soo dar dadka ama agency ga naga caawin kara ciwaawanadooga, tusaale sida Sahal aad noogu tilmaantey ama ciwaankii aan filaayo inuu ahaa horumarsamee@gmail.com ee Turkiga. Mahadsanid walaal qaali ah.

    • @abdiahmed9708
      @abdiahmed9708 4 роки тому

      Mahadsanid

    • @abdiraxmansahal568
      @abdiraxmansahal568 4 роки тому +1

      Fikrada 5 ayaan aad uuga helay sakariye alle hakaa ajirsiiyo

    • @wadanigadarwiishkaah8549
      @wadanigadarwiishkaah8549 4 роки тому

      Asc

  • @mongai001
    @mongai001 4 роки тому +6

    This guy zero one of the best Somali men's empowering the society maasha AL ALLAH

  • @abdiibrahim2477
    @abdiibrahim2477 4 роки тому +4

    Brother I see many youtubers of different countries but you're the one Wollahi I learn a lot of things from thank you bro.

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 4 роки тому +1

    Mahadsanid wall Zakariya si laab furnaan ah ayaad noogusoo gudsibaa fursadaha markaas lagafaaidaysan karo, Guul aduun iyo mid aakhiro ayaan kuurajaynayaa wallo Keep Going Brother.

  • @dahiralimohamed1175
    @dahiralimohamed1175 4 роки тому +1

    Masha allaha walal alle haku xifdiyo marka hore marka labaad waxaa tahay nin dhalinyaro ah oo faaiido leh waxaan jeclaan lahaa in aan xariir kula sameeyo waxaan ahan nin dhalinyaro ah howla ganacsi ku wareersan

  • @funnymoment7003
    @funnymoment7003 4 роки тому

    mahadsanid wll qaali sida hufan oo hagarlaanta nolawadagtey fikrada qiimiga badan oo ganacsiga qyseeya. marwalbo nosotabi adigo mahadsan. 👌💖100%

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 4 роки тому +10

    Aan idiin soo koobee ganacsiyadan
    1: SAMAYNTA CADARADA
    2: SAMAYNTA APPLICATION NADA
    3: IIBINTA DHARKA
    4: INAAD DHAWEEYE KU BIIRTO HADAAD TAXI LEEDAHAY
    5: VENDING MACHINE OO AH MACHINE CUNTO DIYAARSAN LAGU RIDAY
    5:

  • @adventurerboy6498
    @adventurerboy6498 4 роки тому +3

    Mahadsanid walaal qaali, fikrado badan ayaan kaa faa'diet. Jazaa kallah

  • @mohamedaweysmohamed6950
    @mohamedaweysmohamed6950 4 роки тому

    Masha allah mahadsanid kobciye ganacsi somaliyed wa waxan doneyno wa sida ad ula jeclatay somalida in ay hormar gaarto
    Waxakle nogu so kordhi mudane

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 3 роки тому +1

    Jazaka’Allah khair

  • @MohamedMohamed-gp8lo
    @MohamedMohamed-gp8lo 4 роки тому +1

    Khayr alle haku siiyo guul iyo farxad ku noolow

  • @abdulkadiradenomar1622
    @abdulkadiradenomar1622 3 роки тому +1

    Walaal ilaahay ajir hakaa siiyo sida wanagsan oo aad Mr wlbo umadaada u garabtaagantahay.
    Mahadsanid!!!

  • @feisalahmedmohamed8988
    @feisalahmedmohamed8988 3 роки тому

    masha allah intaba waa kuwa muhiim ah waxan rajeynayaa in laga faideysan doono adigana aad ayan kaga mahadcelineynaa

  • @fartuunmaxamuud2370
    @fartuunmaxamuud2370 4 роки тому +3

    Masha alaah waa fikrad wanasan waan kafaidaysanayna xaga cadarta aa i cajabiyey walal mahadsanid

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 4 роки тому +7

    Masha allah Mahad sanid wll wan rabay
    Gacansigan sababto ah lacag badan mahayasto shukran wll allah haku barakeyo amiin amiin yaaraabii
    ❤️💕😘👏👍🏻👍🏻👍🏻💗💞💞💓💕❣️❤️

  • @abdiahmed6360
    @abdiahmed6360 3 роки тому

    Masha Allah Walaalo, straight forward and concise video. Aad ba u mahadsantahay.

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 4 роки тому +7

    I really love all most all of your ideas about start-up businesses. thank you for your contributions to your community. hanaga daalin mahadsanid.

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 2 роки тому

    Love MashaAllah aad iyo aad ayya uu wac gelisaa dadkadda

  • @bintzaman9521
    @bintzaman9521 4 роки тому +9

    The application part is really amazing

  • @sidikjama4837
    @sidikjama4837 4 роки тому +5

    Anoo qurbaha jooga ayan wadanka tegay waan tijaabiyay barnaamijka dhaweeyaha faa ido aan inaba caadi ahayn ayaan ka arkay oon gacantayda kuso sary yaanlo daymo la aan

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 4 роки тому +2

      Wllo anaa islahaa bilow ee lacag intee leeg baan ka heli karaa?

  • @moh4044
    @moh4044 4 роки тому

    Mashalaah. Jazak. Alahu. Qeeyr. Walaal. Qeeyrka. Aad. La jeceshahay. Walaalahada. Adiga. Ala. hakugu. Barakeyo

  • @hamzemohamoud8592
    @hamzemohamoud8592 4 роки тому +1

    Thanks a lot bro indeed
    Wallo mar labaad aad baad ugu mahadsan tahay talooyinkaaga dhaxal galka ah ee aad sida mutadawacnimada ah noogu soo gudbisid jasaakalaahu khayr
    Walo suaal aan kuwaydiiyo
    Wallo dalka khudaarta kasoo baxdaa inta badan waa khasaarawdaa sababta oo ah suuqa ayaa laga haystaa oo itoobiya iyo dalalkale ka haystaan
    Markaa wallo waxaa jira mashiino yar yar oo wallo tamaandhada oo kale qasacadaynaya ama shiidaya oo morgaraynaya kuwaa wax wara naga sii

  • @saidsaid5286
    @saidsaid5286 4 роки тому +1

    Masha Allah Zakariyya walaal halakaa kawad waxtar baad wadaa 👍

  • @mohamedsaidtawakal6063
    @mohamedsaidtawakal6063 4 роки тому +1

    mahadsanid zxp zakariye

  • @hamzeabdirazak8453
    @hamzeabdirazak8453 4 роки тому +4

    Masha Allah wlaal sakariye mahadsanid

  • @fariidafiican179
    @fariidafiican179 4 роки тому +1

    Zakariye abdullahi Ali masha Allah. Wiilkeyga ayaad sedexda magac iskaaga mid tahiin🌹

  • @khadijadayah6776
    @khadijadayah6776 4 роки тому +4

    Waad mahadsantahay barnaamijkaan aad ayuu u anfacayaa bulshada waxaan aad i xiiseeyaa ganacsiga warshadaha yar yar haddii aad wax nooga faa'iideyn karto?

  • @siciidcartan7571
    @siciidcartan7571 3 роки тому

    maasha allah , sakerya walaal ilaahay khayr ha ku siiyo , barnaamijyadaadu waa qaar qiime weyn bulshada u leh . mahadsanid .

  • @defenderofdecency7218
    @defenderofdecency7218 3 роки тому

    MaashaaAllaah. Jazaakallaahu kheyr.

  • @ruqiyabotan1705
    @ruqiyabotan1705 2 роки тому

    Amazing thanks

  • @bushaarobaroot9268
    @bushaarobaroot9268 Рік тому

    Manshallah tabarakallah

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 4 роки тому

    Thank you walal you are amazing Jazakalahu khayran

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 4 роки тому

    Mahadsanid sxb qaali igu ah kumahadsanid sidaad fikradaha ganacsi ee cajiibka ah noola wadaagto marwalba.

  • @osmanisack1
    @osmanisack1 3 роки тому

    masha allah mahadsanid wll jazakallah

  • @abdirahmanmuumin9837
    @abdirahmanmuumin9837 4 роки тому

    Masha allaah ustaad waa cashar muhiim ah shaqala'aanta dhalintane xal u heli karto THANKS

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 4 роки тому

    Thanks Zakariye waad noo faa'iidaysay. Guulayso wll

  • @mahammedrashid70
    @mahammedrashid70 4 роки тому

    Masha allah masha allah kheir ilaahey haku siiyo qof waxaa tahay qof aad u qalbi wanaagsan 👍👍👍

  • @hamdisiyad7000
    @hamdisiyad7000 3 роки тому

    Masha Allah Walal very helpful information waaye

  • @hadiyadegen3978
    @hadiyadegen3978 4 роки тому

    Thank you wllo waa fikrad fiican dhalanyaradana iyo sida anigoo kale oo gurijoog ah wax badan ayad noofaaideysey

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 4 роки тому +1

    maashaallaah waadhiiragalisaa dhalinyarada allahaa kaa ajarsiiyo dadaalka aad uheyso umada

    • @canababdi9022
      @canababdi9022 3 роки тому

      Mahadsanid wll wadna dhiri galisay

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 роки тому

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka Jazaakallaah kheyran

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 роки тому

    Maansha allah illahay khayr aan kaa dhamaan haku siiyo aad baan kaaga mahad celinaya sida wanaagsan ee aad noogu fa iidaysay

  • @samatarabdi7540
    @samatarabdi7540 4 роки тому

    Mahadsanid walaal waa talooyin runtii macquul ah qofkuna wax ka barankaro

  • @fadumohassan4754
    @fadumohassan4754 4 роки тому +1

    Thank you that was helpful

  • @najmamaxamed1615
    @najmamaxamed1615 3 роки тому

    maansha allaah adoo kale weli ma arag maskaxda oo laga shaqeysiiyo ayad dadka ka caawisaa my allah bless you

  • @guushamedia4543
    @guushamedia4543 4 роки тому +2

    Mashllah zakirye Allah ajir iyo xasanad Allah ha kaa siiyo hori usoco walal

  • @ismaaciilalihassan7273
    @ismaaciilalihassan7273 4 роки тому

    Aad iyo Aad ayaad U mahadsantahay waana kaaga mahad celineynaa waqtigaada qaaliga saad nooga faaideyso G&G bro Noo soo badi Video

  • @MohamedMohamed-gp8lo
    @MohamedMohamed-gp8lo 4 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 4 роки тому

    maasha Allah tabaarakallah,eeddo jazaakumullahu khayr

  • @kassimmohamed4912
    @kassimmohamed4912 4 роки тому

    Ok merci beaucoup Zakaria

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 3 роки тому

    manshallah best tips for business you guys try it on

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 4 роки тому +1

    Mahadsanid zakariye markasta waxaad nala wadaagtaa barnaamijyo wax tar u leh bulshada halkaas kasii wad masuul.

  • @innerpeace4716
    @innerpeace4716 4 роки тому +1

    Mashallah I really needed this thank you brother

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 4 роки тому

    Mnsha Allah Thnks a lot bro
    Allah Hakaa Ajir siiYo 😍🙏
    Wxad Thy qof aan ka’faidey Wx baden

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 4 роки тому

    mahadsanid ustaad zakeriye

  • @Yaaheelmedia
    @Yaaheelmedia 3 роки тому +1

    Aadbaad u mahadsan tahay

  • @Happyqaali
    @Happyqaali 4 роки тому

    Walal waad mahadsantahay waan kaa faa’iidnaa mar walba jazakallah khayr

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel3227 4 роки тому

    Aad iyo aad u mahadsantahay wllo
    Zakariya, Aad ayaan ugu xiranahay barnaamijyadaada wax badan ayaan ka faaiday.

  • @maryamamaxamed2262
    @maryamamaxamed2262 3 роки тому +2

    Asc wll sakariye aad baan kuugu mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad ujeceshahay hormarka dadkaaga

  • @ibrahimsuldanali6082
    @ibrahimsuldanali6082 4 роки тому

    Shukran ilaahey misanka xasanadka ha kugu daro wll sida aad noo cawineyso waad mhtsan thy wl sakariye

  • @ayandhaladosman7664
    @ayandhaladosman7664 4 роки тому +3

    Wll wad mahad san tahay illaahay ha ku sharfo waxan joga saudi Arabia waxan bilaabay Inan dhar iyo cadaro la ganacsado wana qiimo macqula markan so iibinayo iyo marka layga iibsanayo ba faaiido wey leedahay lkn waxa jira hal cilad o ah kaargoga o ka kharash badanaya wuxu aan dirayay hadad garanayso dad kaargoga qiimo macqula ku qaada igu so xir wll

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  4 роки тому +1

      Email kan igala soo xidhiidh
      horumarsamee@gmail.com

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 9 місяців тому

    Wll qeer ale haku siiyo

  • @farhiyamahamad1884
    @farhiyamahamad1884 Рік тому

    dharka anaa rabe sidee kuhelaa icawi sakariye

  • @Adna_Ali44
    @Adna_Ali44 4 роки тому

    mahadsanid wll qli fikiradaada wngsn allha kuu ziyaadiyo

  • @rahaf3007
    @rahaf3007 4 роки тому

    Qoriga iska dhiga ee wiilkanoo kale noqda soomaaliyeey

  • @zarayusuf2882
    @zarayusuf2882 4 роки тому

    Maasha Allah. Be blessed for the ideas.

  • @Abdikadir.M
    @Abdikadir.M 4 роки тому

    Shukran Akhii

  • @ayaanamoh8744
    @ayaanamoh8744 4 роки тому

    Masha alah wll so badi wad maha santahay👌👌👌

  • @rahaf3007
    @rahaf3007 4 роки тому

    Mashaa alaah will fiican aatahay yaarab ilaahey haku dhaafo

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 4 роки тому +1

    The taxi part grab my attention
    TX dear

  • @zalmaali7315
    @zalmaali7315 4 роки тому

    MaashaAllah baarakallahu fiik walal qaali

  • @abdulahihassen480
    @abdulahihassen480 3 роки тому

    Waa talo fiican shukran

  • @asadhoreye843
    @asadhoreye843 4 роки тому

    Ma shalah sxp wax badan ba ka faidey wad mahadsntahay

  • @cabdullaahidhafe6553
    @cabdullaahidhafe6553 4 роки тому +1

    Waa fikrado WADA muhiim ah wll mahadsanid

  • @onelovesomalioodhan1770
    @onelovesomalioodhan1770 4 роки тому +1

    Fikrada 5aad way fcnthy lkn wadanka lana keeni karo bay ilathy hadaan goob guri ah ladhexdhigi karin sababtoo ah amaan maha
    Mahadsanid sxb wlhy Anigoo fidiyooga daawan wuxu kusaab san yhy baan like saaray

    • @aaminakilwe539
      @aaminakilwe539 4 роки тому

      Exactly waa runtaa somalia tuugada jabsan lacagta labaxayaaan

  • @omaarabdulkadir7610
    @omaarabdulkadir7610 3 роки тому

    M.a mhdsanid wll qaaliya

  • @abdirahmaanahmedjeele3833
    @abdirahmaanahmedjeele3833 4 роки тому

    Asc zakariya bro marka hore waku salamay aad baa umahadsantahy sida wacan oo inola wadagtid fikir ganacsi

  • @maryamamaxamed2262
    @maryamamaxamed2262 3 роки тому

    Intaa kadib anigu waxaan ahay gabar somaliyed joogta somalia/ boosaso
    Shaqadayda dhabta ah waa macalinimo lkn had waxaan doonayaa inaan kafaa'iidaysto suuqan alibaba qaab ganacsi fudud ah adiguna waxaad tahay qofka aan is iri wuu kaa caawin karaa waana ii muhiim inaad iga caawiso wixii aan kaa soo codsado ama aan fahmi waayo.
    Intaa ka sidee aniga oo aan company wax sameeya la xiriirin u iibsan karaa wixii aan ka helo muqaal kooda iyo qaymohooda.

  • @coachehaddaari8565
    @coachehaddaari8565 4 роки тому

    Jazakalaah wallal.zaki

  • @najmaxooshle6185
    @najmaxooshle6185 3 роки тому

    Msha allh. MAHADSANID SAKRIYA

  • @abdallaziyaad2095
    @abdallaziyaad2095 2 роки тому

    Wll zakariyo hada waxa sodhaaw munasabadi cida marka qofki Kun dollar hasto su uga faidesan kara

  • @sadikmohamed8370
    @sadikmohamed8370 Рік тому +1

    Sakariye waxaa tahay walaal qalbi wanaagsan waayo fikrado dhaxal gal ah baa nalawadaagtaa Sharaf iyo karaamo dushaada ha ahaato

  • @abdallahsomaliboy6905
    @abdallahsomaliboy6905 4 роки тому

    ma.allah mahadsanid ustaadii

  • @MohamedAli-hn3os
    @MohamedAli-hn3os 4 роки тому

    Zxp adbad umahadsantay sitoosa ayan ugu xidhanay channel kaga balse waxan ku warera sidan ganacsi u doranlaha

  • @akaomaroficial9539
    @akaomaroficial9539 4 роки тому

    Thank you ustaad.

  • @kaabahanolosha6696
    @kaabahanolosha6696 4 роки тому

    Zakariye sxp allaha ku barakeeyo aad iyo aadaa umahadsantahau

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 4 роки тому

    Mahadsanid wll.

  • @caddow50
    @caddow50 4 роки тому

    Asc sakariye walaalo aad ayaad u mahadsan tahay waxaan kaa rabaa inaad ii sheegto qiimaha uu gaarayo mashiin sameeya yaanyada tomatoes

  • @quluubwanaagsan5178
    @quluubwanaagsan5178 4 роки тому

    شكرا يا اخي الكريم الله يحفظك

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +2

    Maashaa Allah talo wacan👂👍

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 4 роки тому

    Mahadsanid wall jazaaka allaaaah

  • @falisdhagaxjare5318
    @falisdhagaxjare5318 3 роки тому

    Asc wll waxran rabaa in ad ilataliso ee xagee kalasoxiriiraa

  • @yusufmohamed9506
    @yusufmohamed9506 4 роки тому

    Shukran wll qli

  • @Abu_Canab
    @Abu_Canab 4 роки тому

    Maasha allaah jasaka laahu qeyra

  • @fadumoayan1971
    @fadumoayan1971 4 роки тому

    Masha waa Taliyin fiican wllo
    Allah hakubarakeyo
    Aqontada

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 роки тому

    Mahadsanid sakariye

  • @abdirahmanmahamudmahamed9781
    @abdirahmanmahamudmahamed9781 4 роки тому

    Mashalah thanks wll

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @mohamedadanmuumeed415
    @mohamedadanmuumeed415 4 роки тому

    Zakariye Abdilahi
    Jasaka lah wll
    Wad no fa ideysay 5 fikradod
    Oo macqulla

  • @kamalazhar4455
    @kamalazhar4455 3 роки тому

    zakiriye wll codkaada wuu xooseeyaa plz isku dey inaad wax kabedesho