Ismaaciil haniya waxaa wada dilay iran iyo israel wax ay isla ogaayeen weeyaan xaqiiqdii bal fiiri hal guri hal qol iyo hal sariir ah guriga oo ilaalo sare joogtay dadka caqligoodu waa caafimaad qabaa allaah SWT ha u naxariisto shahiidka
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وتقبل الشهداءهم Waa dil isku ogaayen sheecada iyo yahuuda aniga waxaa aaminsanahey in laqiyaaney ismacil Allah haka aqbalo shahaadadiisa
😢😢😢😢😢😢ilaahy haunaxariisto shiikh ismaaciil haniya 😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alle ha u naxariisto hogaamiyaha ama geesiga
Alaha u naxaristo waa geesi
Latabi doono 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏
Ismaaciil haniya waxaa wada dilay iran iyo israel wax ay isla ogaayeen weeyaan xaqiiqdii bal fiiri hal guri hal qol iyo hal sariir ah guriga oo ilaalo sare joogtay dadka caqligoodu waa caafimaad qabaa allaah SWT ha u naxariisto shahiidka
Allah ha unaxaristo
Xataa waxa ladilay Isla maalinkaas saxafigii Aljaseera ee gudaha gazza oo tagay gurigii haniya Uu kudhashay iyo halku kuso barbaray Suxufi Aad u adkaysi badnaa ISMAACIIL AL QUUL AUN dhamantoodee
رحمة الله رحمة واسعة 😢😢😢
Ilahay ha u naxaristo shahiid ismaacil hanniyah awal ban shiico difaac iyo garabsiin laga sugeyn
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وتقبل الشهداءهم
Waa dil isku ogaayen sheecada iyo yahuuda aniga waxaa aaminsanahey in laqiyaaney ismacil Allah haka aqbalo shahaadadiisa
Ax Allah ha u naxariisto Ismaaciil Haniya iyo yaxya sinwaar
Allah haka Abaal mariyo kuwii kadanbeeyey
Allah ha unaxariisto ❤😢😢😢😢
Allah ha unaxariisto 😢😢😢
Cidan iran ahayni may dilin sxb shiicadu wa qudhun
Ax,Ax,Ax,😭😭😭😭😭😭
Wuxuushgta iyo iiranba waa laba cadow
Alle naxariistii jano hakawaraa
Shahiid ayuu ahaa allaahuma aamiin
Allah ha u naxariisti❤
🥺 🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Gaylan hore usoco sxb
Ismaaciil haniya waxaa diley yuhuud iyo iiraan
Marka Allaha unaxariisto waa uu guuleystaye
ALLAH CUDUR AAN
LAGARANAY HAKU
SALIDO YAHUUDA URAYSA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
الله يرحمه ويغفر له مرحوم اسماعيل هني
ilaahay naxariisti jano haka waraabiyo niinkaas Iran baa dishay yuhuudu Qatar iyo turkiga maxay ugu diliwaayeen
Noo sobade❤❤❤
gaal dilkaada hasheego ama haku faano wallh farxad waa
Iran iyo israel dilka haniye ayaka aya kadanbeyo 😢😢😢😢
Waan kuwataa
Allaha u raxmado Ismaaciil Haniya maalintii Qiyaame ayuu heli Maxkamada Ilaahey ee caddaalada ah isaga iyo Netanyahu ayaa la kala xugmi doonaa
MASKIINKAS LOOMA AQRIN WALAAHI
Allaha jaabiyo shaayaadhinta yaahudhaa
Shiico wa yuhuud siloon sida cad ninkii re falastiin dhiigooda difaacayay aya lagu ogaday
WAR IN LA DUQRYO AYEY AHAY ISRAIL😊
❤❤❤
Warbinta israa iil waxabeeniyay ururka xms waxa ay sheegen ingantaal kudhacay sidii aywar bixinihii horeba aysheen
Iran baa dishay ismaciil 😢
Shiicada dishey yuhuuda iyagaa ka xun waxoo dhan iiraaniyiinta maleegay
Waxaan saaka subixii hore ayaan aqriyey, Israel Channel 12.
GURGUURTE WAA IN LAGA ERYAA vilada HADI KALE SOMALIYA 5 DAL OO MADAXBANA AYAA LOO KALA JARAYAA
Nateneyawmaladila
😅😅😅
Iran aya fudaydisay dilka Ismacil Haniye
Iraan ayadaa ka xun yuhuuda
Ninkaa iiran diishay yahuuda iyo shiicada isma dhaaman gaalada.
Gelemedeya walaahi wakutagera nawad ayan ku ogahay
Aniga waxaan ka shakisanahay in marka mukeefka la sameynayey in la dilay
haniya , sinwaar , dhamaan inta dhimatay iyo inta nool Palestine 🇵🇸 wey kaweyn tahay
Sidan cadawgu shegay kunasabsan qabku udhacay dilki ismacil haniya wasidii saxda ahayd Ewaxudhecen cidkastana filaysay israil magaca iyo ajandaha halahato balse gacanta 2aad bayahayd haniya waxadilay cidanka ilalada kacanka Edalki martida uu uaha kudarso iiran waymarinhababisay iyado og 2arin midkod inqardiidan MD.cusub aykusodhoweyen xafladisa fadexadas iyo in X.cusub kuraligalinaysay cadawga ama kubedelatay hanjabad ugatimid cadawga si munasabadodu uqabsonto tanbana udhow xususo bisharba inufakado wuxukubedeshay inu ushego cadawga hubki dalka myalo
Islaamoow wax barta oo Damiir yeesha oo Qabyaalada iyo Dulmiga Diida oo waxaan maamul goboleed ah ee Qabiiladu oo teen iska dhaaffa Gaalo waa midowday dayaxayna gaadhay maxaa inaga hortaagan 😢 AK 47 dad la iskagama dhiciyee aan dayaxa gaadhno
Waxaad aaminaysaa
Beenta iyo filmada
Filimadi qasa ee ay ku dhaxayeen hospital lada qasa
Iyo waxa aad aqriyayso
Maxay ku kala duwan yihin
Israil maba dilin ismaci
Waxa diley mareykan
Waxan ufudaydiyay turki
Boro bagaandhada
Joooji
Maxaad usheegi
Weyday
5000 kun eegantaal
Ee sacuudigu siyay
Israil ee lagu xasuuqey shacab
Falstiin
????