Gabdha hadii nin guursado ama mahersado ilaa uu la aqalgalo ama guri u dhigo xadaa hal sariir ha ahoodo inuu u dhigo isla aqal galaan. Raga hadaysan awoodin yusan guursan waa dhig adigoo lagu guursaday hadana uur leh gurigana aadan haysan very sad
Ciidan waa af somali saxa waliba waxa ad u isticmaala rer miyiga marka geela nin raaca lo qabto sanadkiina qalin la siiyo ama adhigaba si kastba (ciidan )wa af somali
KKKK BAARLIIN OFFICIAL MUQAAL MASAYR AH BAAN DHIGNAY U RAADSADA
ua-cam.com/video/WvDRULRUHQ0/v-deo.html
I know I am kinda randomly asking but do anyone know of a good site to stream newly released series online?
Markasto aan telkayga furo waxaan fiiriyaa lakaha media qisada ay so galiyaan number 1 ayaa ii tihiin walalahayga qaaliga ah baarliin iyo cimraan.
Wlhi wa qiso xanun badan lkn samraa sadkiis hela ilahow u gargaar dumarka somaliyed🤲
Asc
Manshallah family cimran s/qaali
Nooyara kordhiya minitka il maderayaal shugran 💙
Wllo cimraan waxan kugula talinayaa markaad leedahay xaaskaga boqorada barakaysan waxad ku tidhaa boqoradayda barakaysan ilee wllo adigay boqorad kuutahaye anaga waa gabadh walasheena ee kalmadaasa afka u fiicane taa wllo isticmaal
Masha Allah qoys isku qurux badan baayadeey BARLIN Nalka iyo walaalkeey qaaliya Cimraan Maxamed insha allah isku waara inta noloshiina ka hartay. Aamiin yaa rabi mcnto weli waxaan kaa sugayaa Telkii wadaadka Mahadsanid.
masha Allah baarliin iyo cimraan Allah in xifdayo👋👋
Masha allah wan idinsalamay lamanaha qali ga cidan wa shaqale
wll waad salaamantihiin dhamaantiin waxaan codsi ka ahay inaad codka noodheeraysaan sababtoo ah markasta kumajirno jawdagan
Qarahan reer Djibouti adi anahay WA run afsomaliga yaka kkk qatarko hablaha u gudhaxa Margay daadha yar ihin marka gabib WA laysku dara sidaas darteed willkuna gurigoka ayu jooga sidogale gabartu gurigoka shegadha Wahan umaleyna Wilku inu nogdhay acaliin saboobto ah 6bilood ayu bila lacag Aha gadhibna waxa u gatay lacag gareysa 600000badalka dollarku WA 3300 o dollar (saqad waxa waye limanka darbiyadha (Dharaad amba barandh) waad madsantihiin couple perfect lamanaha barliin iyo cimraan amba bardale iyo barliin I lovely
Waan idin jeclay waan marki iigu horeysay ee aan wax idin so qoro se mar kasta waan idin duceya Alle waxaa ku faraxdan aakhiro iyo aduunba
Salaam aleykum
take care Barlin. May Allah protect you and your family.
Asc Cimran meday wayahaan Boqoradi
asc waa sax waa runtaa
Cimraan Jaariyad,khadamad labaduba wa carabi, shaaqiyadna waxa dhaha reer boorama ciidan waxa dhaha reer Djibouti
Kkkkkk ciidan waa afkayaga Walal anigoon reer jabuuti ahayn ayaan unaqaanaa ciidan qofta shaqaalaha ah.
Nin naxariis maleh inta iska celinkartid waa leyska celiyaa .intoo kaa tagi lahaa asoo kudhibaateyey ka hortag inaa dhibkiisa.
ماشااللہ
Wllhi waa qiso naxdin leh cimraan qarami iyo boqorada barakesan horey usocda 😍
Masha allah lamaana isku farxasan ayaad tihiin Allah ha inixafido
Salam sare from Djibouti.
*Wll qaali Allan kugu dhaarshee hal **#Subscribe** iisaar*
Djiboutien I love you to my country
Waa wasakh ninloo dayacmo
Asc baaralin iyo cimiraan waan idin salaamay baaralin shakada waada nagu goose huuuno qaali
Asc waan idinsalaamay maskiin harta waa xanuun badan tahay nin itaa usoo sabreeysay saan hakuyeelo waa cajiib noowada hee sifiica ayeey iigu socotaa 👍🏽
Reerka aya la rabey in ay reerka qol siiyaan ninkana u yeeraan oo gabanima ka xigaan
anaiga rer xamar ayan ahay ciidana waan u naqana shaqaalana waan u naqana
Labaduba waa sax reer waqootigaba labadaa magac baa laga isticmalaa wallo
Cimraan walaloow boqorada maxaa marqura qadka kasaay waadba islasican baxdeen wllahi wan uxusay boqorada baragesan hadii aad wada joogtaan alle darsiiis itusi wajigeda wallhi waxaan xiso ahaayn iga ma aha
Asc walehega ayaantan intiinan bilabin codka iska tijabiya inshaa allaah
Walalyal wan idin salama aniga wan idin jclhy qeybta 2 noso dada jiya aniga adban idin xiseya
Subxanalah 😭😭😭😭😭
Masha Allah baraka Allah
Maternity
Ciidan mise shaqale waa afsomali saax. Ciidan macnihisa waa shaqale. Waa ereey Waqooyi bari Kenya aad looga isticmalo
walaahi dumarku waa maskiin ragii waxay noqdern qalaď😥
Hhh waa runtaa walal ciidan ayay yidhaahdan reer jabuuti jaariyada' gabadh an sxp nahay aya tidhaahda sidaas
asc walaalahayga qaliga ah
Wlhi wa qiso xanun badan , waxan Ka codsanaya inadequate noso dadajidan qaybta 2aad
👌👌👍👍👍👍
Allh ha idin barakeeyo
mansha allah ale ha idin barakeyo
Waa xanuun badanthy 😭😭😭😭😭
ilove you baarlin iyo xaajigaag
Raga Somaliyed wey u badanyihin in ay dumarka cuqubo ka qataan inti alle u naxarista moyee
Waa sax waa shaqaale Ah oo u ciidamin
Asc wllhy mcn
Alle ha idin barakeeyo
Subxanallah 😭👈
Dadkani masexdan miyaa sokalahada badana comantigan jedaa
Wlahi waa qiso xanuun badan lknse raga iskumid maaha ka xun ilaahayban u sheegnay ee xaaskisa dhaqan waya ama iska furi waya ee silciya Ax Ax
Xikigan lajoogo aad bay uyartahay in lahelo gabadh sidaas ulasoo dedeesha udaygeeda iskuul ilaa jaamacad samiriyo dulqaad iyo dadnimo ayay lahayd xaqiiq dii
Waa af soomaali kelmeda ciidan jaariya waa af qalaad khadaama iyo shaqaalad waa carabi
dhaqan xumadaas soomaali way yaqaaniin. caruurta si fiican uma tababaraan.
Nin ma ahayn balaayo hala tagto gabadha sharaf lahaynd
Jaariyad, Qaddaamad waa afka carabviga labaduba. Afka Soomaaliga waa adeegto. Sarrifka $100 ee Djibouti waa 17,500 marka hadduu qaadan jirey 140,000 fran wuxuu qaadan jirey $ USD 800, marka wuxuu u sheegay lacag dhan $171 meelahaas. Rag yaa wax kala qariyey.
Waa idin slamay asxbtydii
maabsha allaah
Qoraalka Naga soo saxa Bilaaa caleek Carabka ixanuunay sidaa ugu cel celinayay 😂😂😂😂
Alaha wlll ka sheekeyah noloshinah
May katuurto sariirta tan kale ciidaan Waa Afsomali caadi ah reerka markay gabadha badan u joogan Qof baa dhaha gabadh ciidaan ah isiii
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mashallah Beautiful family
Wanka xumahy ale ha siiyo waxa ka qarbadan intaa
Waa reer Mudug ayaa yiraahda Ciiden
Aad baad umahdsantihin wllo dad qaaliya oon taagero baa tihin
Kkkkk barlin cidaan waa shaqiiyaad dee lkn niin aad uxuun baa hellay wlhi
Waa dhaqan somali in guryaha hooyo lugu dhaldhalo
Rer waqoyigu waxay dhahan shaqale
Inanta ninkaasi wuu damiyey laakiin waxay lahayd Samir cajiib ah
خادمة وجارية عربي
Ciiidan waa qof ku ciidamiya jabuuti qura ma ahan huuno
Ax wad nagu badhjarteen wllo nooguso dhakhsada bal
Waa mahadsantihiin walalayal
Waa nin aan sharaf lahayn gabdhii intaas u samreeysay .
Jaariya waa carabi khadaama waa carabi
😭😭😭😭😭
soorey
Family qurxu baadan hore usco
ilaahow saas hanoo xumayn. qof saasa ha kuu dhuunto waa nasiib daro
Qiso xanuun badan wlhy 😥
Gabdha hadii nin guursado ama mahersado ilaa uu la aqalgalo ama guri u dhigo xadaa hal sariir ha ahoodo inuu u dhigo isla aqal galaan. Raga hadaysan awoodin yusan guursan waa dhig adigoo lagu guursaday hadana uur leh gurigana aadan haysan very sad
Subxanallah
Asc waa sax ee iwadsheekada. Kow kow. Barlin iyo ciimran nowaada sheekada way igu soocota wan fahmaya. Ciidanka kkkkkkkk B-) B-) B-)
Jaariyad waa carabi
Nimanka qaarkod looma samro
Cimraan barigan dhuubnaayee
masha alaah lamanaha qiimaha badan
😭😭😭😭😭❤❤❤❤
asc
Ciidan waa af somali saxa waliba waxa ad u isticmaala rer miyiga marka geela nin raaca lo qabto sanadkiina qalin la siiyo ama adhigaba si kastba (ciidan )wa af somali
Suxanallaah
Nin ankurabin waiska nocas nine ankurabin xolo waye kaas
sub xaana laah waa qisa xanuun badan walaahi
Ciidan iyo shaaqiyad ba way dhahaan reer jabuuti
Uuuuuuuuuuuuuuuuuf Whli
Walahi waxad is oranaysa samirka ninka lo samrayo e waxlan logu samrayo e cudur logu samrayo male fa ido wan kaxumhay intay u samraysay muqiyasin
Noolaada
Aad baad igu baxaysaane guuleysta
Noosoodedejiya qee ta. 2
m
sikalebaaufahntaan
Away sheekadii badmaaxa
Waa nacass naqasku kugu dheg
Ciidan waa Somali jaryed was crabi khadamad waa crabi
Markaad daacad tahay. Waadhibaato. 🤔🤔🤔