NASTEEXO INDHO HARGEYSA XASUUSTII HIBA NUURA LYRICS 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Nasteexo indho hees xul ah xasuustii maama hiba nuura
    For More Videos And Lyrics Be Connected With Kabarai Lyrics and films
    For More Videos And Lyrics, You Never get Bored With Kabarai Films
    Contacts: Facebook kabarai Daadir Kabarai
    Snapchat Kabarai_daimond
    instagram Kabarai_Lyrics

КОМЕНТАРІ • 166

  • @JapaneHersi
    @JapaneHersi 9 місяців тому +3

    Waatagi bartii iyo baradii booramiyo halkii aynu barigii ku wadaag nay barashada cayniyay ❤😢

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 5 років тому +33

    Sidan hesah qoralda ugu qorano quranka hadan qoralka ugu badin lahyn dambig nag yaran laha dadakn shaydanka ka carari laha ya rabi no dambi dhafa

  • @soomalidhalad4859
    @soomalidhalad4859 5 років тому +16

    waligaaba ba beydh beydh ama beelo kale qabo, waad iman bartii iyo barihii baydhabo iyo halkii aynu barigii ku wadaagney barashee😙

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 років тому +6

    Waad iman bartii baradii #HARGEISA bartii aynu
    Ku wadaagnay i miss Hargeisa cadey walhi

  • @khadarlibaax4403
    @khadarlibaax4403 5 років тому +3

    Waligaaba baydh baydh
    Ama beela kale qaboo
    Waad iman bartii iyo
    Baradii hargaysiyo
    Halakii aynu barigii
    Kuwadaag nay barashada
    Inta jecel hargaysa like ta iigu qabta we love samali wayn

  • @calinuur8907
    @calinuur8907 5 років тому +47

    Nasteexo Indho Naag Nool
    Xaaskeyga ku taageerto anigana waa iska kaa taageeray dear sister one love our cute sister's

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому +5

    Waad iman bartii iyo
    Baradii hargaisa iyo
    Halkii aynu ku wadangnay
    Caaashaqa
    Nasteexo codkaaaga ayad ku meel martaaa mar uun bad hargaisa noogu iman we love you sis qof qalbi wngsn

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 5 років тому +8

    Nastexo wa wax kale codkeeda baaba dahab ah iyo sidey ugu cod egtahy hablihi hore ee fanka uga horeyay.
    Thnks sxb kabarai

    • @faraxaanabdilaahi7347
      @faraxaanabdilaahi7347 4 роки тому

      Waaaw Marnaba cadi ma aha cod iyo quruxba wa isku darsatay boqorada codka

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh 5 років тому +6

    Waligaa ba baydh,😂😂 waad imaan ! Viva nasteexo indho, xasustii hibo nuuraa ❤👌👏👏

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 років тому +16

    Nasteexo indho wlhi qalbi xab xab alle hku sharfo wll 🙏🙏🙏

  • @ahmedarshe1891
    @ahmedarshe1891 5 років тому +4

    Heestan waxaan dhegeysen jirey 2001 kii xiligaas oo.ay hibo soo cusbooneysiisey waa markii iigu horesey ee aa magaalada hargeysa tago waxaanu isku baranay gabah hibaaq la.odhan jirey kadib aanu is jeclaanay 18 years old baan ahaa nasiib daro ma aysen jirin taleefon laguwda xidhiidho.6 ,bilood kadib ayaa gadhi hargeysa ka yimi oo market two la odhanjirey ii keenay warqad ay ku qorantahay heestani anigoo jooga.boosaaso

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 років тому +4

    *Nastexo wa qof qalbi wangzn* ❤❤ xyaato ku waar hbbi

  • @ahmedamuse8666
    @ahmedamuse8666 Рік тому

    Erayada waxa iska leh abwaan axmed saleeban bide alla cimriga iyo cafimaadkaba ha u raajoyee

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 років тому +9

    Nasteexo Indho fanaanada kaliya een heesaheeda qalbiga ku qaboojisto si gaar ah. Kusoo dhawaw Hargaysa hoygii fanka Soomaaliyeed. Nasteexo anoo haysta waleee heeso maraykn iyo african ahba waanan dhagaysan.

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 років тому +41

    nasteexo indho walaal hargeisa kusoo noqo waan ku jeclnahy wllhi

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 роки тому +1

    Heestan waxa iska lahayd fanaanada weyn ee hibo nuura oo ku caan baxday
    Heestan darteed ayaa 20 baloodh oo dhul ah oo Hargeisa ku yaal loo gudoonsiiyey hibo nuura

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 років тому +2

    Nasdeexo indho waa gabadha ugu quruxda badan gabdhaha fanaanita❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WHO2024
    @WHO2024 5 років тому +2

    Hore u soco Nasteexo. Heeskasta aad qaado waan ka hela. 👍 Your biggest fan.

  • @zuusirdoonkagabadhisa3291
    @zuusirdoonkagabadhisa3291 5 років тому +10

    Ama soobac bariyaan
    Baalaha ka riixan
    Wa wah xasusaha hore wee wngsan thy in dib loo milicsado keep going wll

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 2 роки тому +1

    Ma ogtahay isbarashada dadku markay barbaaryihiin baryo haday ismoog yihiin barqo laysku soo baxo labo way isku boodaa labo wey iska baydhaa
    waligaaba baydh baydh ama balad kale qabo waa imaan bartii iyo yamayskii Gaalkacyood iyo halkii aynu barigii ku wadaagnay ku wadaagnay barashee Fri, jan 21 3:10 a.m

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +1

    Aduunka Faananada Aan ugu Jeclahay Weeyi Walahi Nasteexo
    Taagerro Buuxda kuu Ahay
    From Hargeisa Somaliland

  • @nastehaabdillaahi8593
    @nastehaabdillaahi8593 5 років тому +6

    Omg sweat voice wlh ina adeerty Qurux

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 5 років тому +5

    Nastexo Indho boqorada heesi hii hore way kuso baxee ❤👑💯

  • @degangabose2833
    @degangabose2833 5 років тому +1

    Nasteexo kaalay hargayza wllhi waanu kaa tumiye

  • @nobody-dh1qk
    @nobody-dh1qk 4 роки тому +1

    The one and only Queen Nasteexo boqorada codka blhi waanku taageeraa horay usoco quruxey

  • @amaal8282
    @amaal8282 5 років тому +3

    Naasteexo kal iyo laab waan ku aaminsanahy my queen

  • @somliajamama8184
    @somliajamama8184 5 років тому +1

    KABARAI thanks noso bada Boqorada maslaxa Nastaxo Indho 👍👍👍👍👌👌👌👌🌟🌟🌟🌟🌟🎤🎤🎤🎤💃🎙🎙🎙💃

  • @nadraabdallaali7413
    @nadraabdallaali7413 5 років тому +14

    wad iman barti iyo baradi hargeysiyo halki aynu barigi kuwadag nay barshada somli land dad nol wlhi from puntlnd

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Рік тому +1

    2023 ya ila dhagaysaba❤❤❤

  • @kalaashaar602
    @kalaashaar602 5 років тому +2

    Waad iman bartii iyo baradii jacelkiyo halki aynu barigii ku wadagnay barashe waaaaaw ❤❤💘💘💘💘💘 aaad baaan ola dhacay

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 5 років тому +3

    My queen soolabasho wcn poortooyo nasteexo indho codkaaga hibo gaara wlhi baayo ❤️🌹💕💕🌹🌹❤️❤️❤️💋mi 🌍

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 років тому +1

    Nasteexo indho fanaanad aan taageero hore u soco

  • @husseinnoor1051
    @husseinnoor1051 5 років тому +2

    waxa hore uqaadi jirtay hibo Nuura wana ereryadii abwaan axmed Saleeban bidde

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 років тому +12

    Viva Reer Garoowe 😍

    • @sofiahassan2823
      @sofiahassan2823 5 років тому

      Nastaxo wow heesta waad kaantaay lakiin too much akkoon . ayan kabuuxa but Nice try sis....👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 5 років тому

      you welcome

    • @asmamohamed4070
      @asmamohamed4070 5 років тому

      @@nasramohamed4972 mahadsanid

  • @xogxasaasi2859
    @xogxasaasi2859 5 років тому +31

    Qofkii ugu horee yaay hees dawada hadaad iga dambeeso like isaar 😁

  • @mohazlovellyboychannel8522
    @mohazlovellyboychannel8522 5 років тому +2

    Wwww ppp nice song wlhi waa fananda kaliya heesaheeda dageysto waa nastexa inbadan wantagera nastexo ilahe hakuxafido nolow waliga cadoga hajabo horey usoco waliga nuur nuur calanuur eshcalanuur we love you so much me also shere and like isara asxabay nastexo darteyda 😍😍😍😍😍

  • @kaabaali625
    @kaabaali625 5 років тому +2

    Nasteexo fanaanad qaaliya 👏👏👏👏👏

  • @amaalhargeysa4966
    @amaalhargeysa4966 5 років тому +1

    Xaadir waaaaaaw nasteexo indho eshcalaaa isbarasho waynakaa hadabe waynakaa hasocoto way igu socotaaaaaaaa sida faleen bada

  • @ismailifrah5707
    @ismailifrah5707 5 років тому +2

    Kkkk number one kabarai hoshu ha socoto love igu xad hee intay darisku meshan iman

    • @ismailifrah5707
      @ismailifrah5707 5 років тому

      @@Kabaraayfilms salan lamid ah wllo tagere number one ku ahay la soco

  • @fabu2526
    @fabu2526 4 роки тому +3

    Codka hibo maxamed.cid keeni kartaa ma jirto.

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 5 років тому +1

    Queen Indho boqorada codka nolow qaali dumar 💖💙💚💛💜

  • @adnamohamed5441
    @adnamohamed5441 5 років тому +1

    nastexo indho gbdha kaliya ee hesaheda iigu baxdo😍😍

  • @dareenxaaji2553
    @dareenxaaji2553 5 років тому

    Nastexo indho Queen
    Noloow Abayo Qaliyaa
    ĶABARAL Thanks cade

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 5 років тому

    Eesh calaa hees nooloow Nasteexo boqorada codka😍😍

  • @aaminamohammed5352
    @aaminamohammed5352 5 років тому

    Hees qurux badan iga dheh wlshy Aan ku fa'no keep going nasteexo Nasri

  • @suuzuuxaaji2317
    @suuzuuxaaji2317 5 років тому +6

    poqorad nsteexo❤💋

  • @farihaqaali6365
    @farihaqaali6365 5 років тому +1

    Waad iman bartiiyo Baradii Hargeesiyo❤

  • @aqoonyahanmataan6408
    @aqoonyahanmataan6408 5 років тому +1

    Nasteexo ku so dhawaw wll magaalo madaxdada labaad we love u sister qiiro wlhi

  • @zuhayuzuf3853
    @zuhayuzuf3853 5 років тому +2

    nazteexo Indho fanand jirta 👌
    keep going wllky❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidmohamoud8362
    @saidmohamoud8362 5 років тому

    KABARIA zhp qorista heeesaH aad waqtiga galineysoH danpi ma Ahee waxkale k faaidimeysid eee waxkle kubadall zhp rabbi haku naxariisteeH

  • @hibonuura6063
    @hibonuura6063 5 років тому +2

    I'm first my favorite fananada keep going nastexo indho

  • @xasnadacama9692
    @xasnadacama9692 2 роки тому

    nasteexo biscuit très bien ma soeur je suis avec toi aussi ta voix est bien ça touche merci continuer aussi bien

  • @ridwaanmohamed4793
    @ridwaanmohamed4793 5 років тому +9

    Nsteho indho ilxun kuma argto hpo mcn pdneey viva somali wyn

  • @Naturefilms75
    @Naturefilms75 5 років тому

    Abdiyow xbbi waligaba baydh baydh ama beelokale aad waad iman bartii iyo baradi jcylkiyo halki aynu barigi ku wadaagney barashe

  • @muhsinyahye5743
    @muhsinyahye5743 5 років тому +3

    Wlhy waaaa fanaanad jirta

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 5 років тому +1

    Waaw nasteexo indho waadcka baxsatay ❤️❤️

  • @BezaneBoy
    @BezaneBoy 5 років тому

    Waaa jclaha naagtan lanbarkeeda iikeeno inta jcylka tageerta

  • @niciimayaasin8501
    @niciimayaasin8501 5 років тому

    Waad iman barti iyo baradi hargaysiyo halkaymu anynu ku wadagny barashe

  • @mohamettahmett1212
    @mohamettahmett1212 5 років тому +1

    Naateexo fadhigan kaaga kacay wacadka 😍😍😍😍 hiba nuura heese heeda waadba keentaaa 😂 yaa ila arky

  • @xayaattv1368
    @xayaattv1368 5 років тому +2

    Gacmaha alle kama goyo love u

  • @abdihafidbariyow9771
    @abdihafidbariyow9771 5 років тому +1

    Nastexo indho wlh hoyadey isku facyihiin hadana iska jeclhy nh keep going hunOh

  • @asmaadahir9127
    @asmaadahir9127 5 років тому +4

    My home hargaisa 😍😍

  • @maxamedsaciid4896
    @maxamedsaciid4896 5 років тому +1

    Kabarai lyrics iska jeclahay nabay💯✔😚😍😗😘😚😙

  • @ioe6468
    @ioe6468 5 років тому

    dhaxtaalka heesta sidaad uqaadayso uma qaadaysid nasteexooy inta kale waad yara ciyaysaa codkaagii mcnaaa ku noqo inadero

  • @sahroqueen7600
    @sahroqueen7600 5 років тому

    Allah ku xifdiyo nasteexo horay usoco

  • @mawlidyowlac1244
    @mawlidyowlac1244 5 років тому +1

    Nice hibo yar
    Nasteexo indho

  • @mustafesool1461
    @mustafesool1461 Рік тому

    Halka qoraalka uu kadhigay balad waa beelo

  • @shuushuu6668
    @shuushuu6668 5 років тому +1

    Waa ku salaamay walaalkay Kabarai

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 5 років тому +7

    We love you nasteexa ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️☕️

  • @najaxali1388
    @najaxali1388 5 років тому +3

    fananad aan codkeda aan ka dalin
    nastexo qurux

  • @cadilraashid9843
    @cadilraashid9843 5 років тому

    Waan soo daahy kabarai hore u soco

  • @ayaanmahamed8794
    @ayaanmahamed8794 3 роки тому

    Waad xasuusan hargysa indr
    Sidi fiicnyd ooy kuu Galeen kuwaad u dhaxdo

  • @fahanmediapro9963
    @fahanmediapro9963 5 років тому +1

    Laysma xaqireee halkeeday dhigtay

  • @hanicabdi47
    @hanicabdi47 5 років тому +1

    Best lyrics in the world kabarai lyrics

  • @fatimamohamuud1384
    @fatimamohamuud1384 5 років тому +2

    Indho keep going inader

  • @ibrahammahammedabdi8755
    @ibrahammahammedabdi8755 2 роки тому

    so nice bt long time

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 років тому +3

    Nasteexo indho wan Love

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 5 років тому +2

    xasuustii hibo maxamed hodoon hibo nuura

  • @arahmanfaysal7235
    @arahmanfaysal7235 5 років тому

    war naagtan magool oo halkan tagan weeye 100%%

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 років тому +2

    Amazing. You did it sister.
    We love you

  • @xamdacabdi8707
    @xamdacabdi8707 5 років тому +1

    Plz nasteexo indho aad ban ku tagera hargysa ku so noqo

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 5 років тому +1

    Labo way isku booda
    Labo way iska baydhaa
    Axsan hees

  • @maryanmuse7726
    @maryanmuse7726 5 років тому +1

    Nice song Thnks walaaleekeey

  • @nacimaaddani908
    @nacimaaddani908 5 років тому

    Kabarai lyricks😍👏👏❤

  • @nimcojama936
    @nimcojama936 5 років тому

    Nastexo indho naag nool😎😍

  • @mustafajagnaajagnaa2851
    @mustafajagnaajagnaa2851 5 років тому

    KABARAI horay u soco ustaaad

  • @hoodoqali9451
    @hoodoqali9451 5 років тому

    Nasteexo indha fananad qaliya

  • @shuushuu6668
    @shuushuu6668 5 років тому +1

    My favorite Nasteexo ❤❤❤

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 5 років тому

    Wow wow nasteexo👌

  • @pinaldojr4199
    @pinaldojr4199 5 років тому +2

    Zxp keep going

  • @faraxsiciid7511
    @faraxsiciid7511 4 роки тому

    Heesta waa macan kuwad

  • @abdillahimohamud3899
    @abdillahimohamud3899 5 років тому +3

    Heestu LIKE👍
    Codka Fanandu LIKE👍
    LKN
    Qoraaga Erayadu DISLIKE 👎
    Intaadan Heesaha qoraal ubadalin Si fican udhuux oo iska sax Erayada Heesta Hadi kale Dadka hawso galin Ado Afaomaligagu Noocan Yahay

  • @Aliarts77
    @Aliarts77 5 років тому +1

    NICE VOICE NASTEEXO INDHO

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 років тому

    Sheekhi naagta i meherinayay ba ka yabay macaan keda

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому

    Fanku waa is dhexgal iyo madadaalo bulsho ee maaha nacayb iyo kala fogaansho reer hargeysa waa dad jecel fanka lkin xukuumadda ayaa wax walba masuul ka ah waxaan dawaday marki farxiya fiska laso dhoweynayey laabsaalax oo ubaaqaya nasteexo inay hargeysa kuso laabato lana soo dhoweyn doono khaladku waa dhacaa wxn filaya hadi marki hore lagugu xumeeyey hargeysa mar labaad inay kaaga maydhi doonan iyaguna ceebtooda asturan doonan.

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 5 років тому +1

    Ha Iska baydh baydho e lkn Talaahi hibo waaad kaga cod macaan tahay heestan.

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 років тому +1

    Woooow❤❤❤❤❤❤

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +1

    Nasttexo indho👏👏

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 5 років тому +1

    nastexo welcome to hergaisa

  • @ayaanleabdi9079
    @ayaanleabdi9079 2 роки тому

    M waaw❤️❤️