Waa in ay ardayda Soomaalidu bartaan dhaqankooda iyo luuqadooda hooyo si aanay u lumin oo u noqon ajaanib muwaadiniin ah Idaajaa waxa uu ka mid yahay ragga afsoomaaliga iyo dhaqanka aad ugu suntan aqoontooda sidaa awgeed waxaan leenahay Alla haku barakeeyo sxb aad baad u mahadsan tahay in badan
Oraahyada dhurwaaga laga hayo waxaa ka mida Allow yay mar uun bururuuf tiraahdaa Feerahaan qoon ku leeyahee hayga qoslin maxay ka nuugtaa maxayse ku nuugtaa War ma deyradaa cun islahaa baa aniga calaf iga dayday Alloow aad i baratidee yaa daanyeeroow dhulka kaa hela Hilbo waa nin waayay iyo dabada ku warwartay Ma waxa madow oo muska la isaga dhiibaa ?
Sheekaba sheeko Ka daran.
Ilaahay cimrigaaga haku barakeeyo Idaajaa.
Idajaa waa abqari soomaliyeed alle ha,ku dhawro macalin dhaqameed qarni joog shukran zaxiib
Waa in ay ardayda Soomaalidu bartaan dhaqankooda iyo luuqadooda hooyo si aanay u lumin oo u noqon ajaanib muwaadiniin ah
Idaajaa waxa uu ka mid yahay ragga afsoomaaliga iyo dhaqanka aad ugu suntan aqoontooda sidaa awgeed waxaan leenahay Alla haku barakeeyo sxb aad baad u mahadsan tahay in badan
waraabuhu wadwaad iyo weeraraw
waxyaqaano leeyahay weeraraw
wisdom wise anaa idhi weeraraw
waaba igaba dee weedh weeraraw
waraabow aan kaa idhi weeraraw
sidaan ahay wiilwaal dee weeraraw
wadhbidaar mid buu haa weeraraw
waraabo dee hadal haa weeraraw
Oraahyada dhurwaaga laga hayo waxaa ka mida
Allow yay mar uun bururuuf tiraahdaa
Feerahaan qoon ku leeyahee hayga qoslin
maxay ka nuugtaa maxayse ku nuugtaa
War ma deyradaa cun islahaa baa aniga calaf iga dayday
Alloow aad i baratidee yaa daanyeeroow dhulka kaa hela
Hilbo waa nin waayay iyo dabada ku warwartay
Ma waxa madow oo muska la isaga dhiibaa ?
Masha Allah Waxaad U Egtahy Qof Wax Kafahansan Miyiga
@@Qarnijoog maya waal miyaga wax kama aqaanee lkn waxaan xiiseeyaa dhaqanka miyiga iyo suugaanta soomaalidii hore
💝💝
Hhhhhhh
Aadbaan uga faa ideystey alle cimriga hakuu dheereeyo axmed idaajaa
Mashaa alaahu.axmad Cali idaajaa.waa abwaan dhameystiran dhanka taariiqda soomaali waa lanbarkow1.idaajaa
Xafida Laah Axmed Idaaja
Faysal cali warabe 🤣🤣
Hhhh
Hhhh
Abwaan idaja Allah ha ku xifdiyo
Sheko aadumacan ee shekadii ugu qosolka badned
Machallah murtii iyo mamuus
Haaaaa
Axmad.faarax.idaajaa
@@nuuxmaxamed994
Haaa
Masha Allah Qarni Joog
Mahadsanid Qarni joog.
War ha ley sheego music heeste leh
😂😂😂😂
Af qalaad aqoontu miyaa
Cali Dhareere iyo Dhidar ku dar adr
Waad mahadsan thy idaajaa wax bdn noo faaidey runtii
Maah maahdu waa murti
Kaasi galgalanaya ayaan ahaan jiray wlhi mrkan cad iyo caano arko wlhi 🤔
Who is watching 2024😂
Masha Allah
Caanahu mawaxa madow oo muska kaysaga dhiibi
Marshall allh
Sheekadaan waa la dhacay nio
Xikmad.dajecliyaa
Asc zxb
Wcs
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️I love it the way you describe ❤️❤️❤️❤️❤️🇨🇦
Canada 🇨🇦 Miya
Ya all the way from Canada 🇨🇦
Wan idinslamy
Idaajaa
Hadii kaba la ii tolana waa alxamdullilah hadaan la ii tolinna rabil caalamin saa awalba waa kaba la,aaye😀😀
Kaba La Anta Uun Bu Jeclahay hhh
fiiirin iyo duubid iyo xafid keedka manta waa kedka guga kan manta jiilalka sida waalidka wax leh usugaya wiilka dhaxla walidkis wala baqolay ladidaay baalad baadiyo karani yaal lasiyay shaqo uuna tababaray dariska leyahay dal iyo daad uu unoqdo kkkaaranigii oo xataa kii kasshaaqaleysiyay uu kusoofuray gurigiis kuwa hore loo arkin oo dhex joogo calamado cusub kusookordhiyay magacna kasiman yihhin talo fara kabaxday magaac maammul issbedaalay dal dibad sheeko ismataqano isma warsataa kaxun
Waxaad ilowdeen naanaysta cali lugyare
Walee dhurwaago umadeena ma aha😅😅😅
Geesi maaha
Warmaywadena.
Waraabe
murti somali dhaqan kooda reer waqooyi igu imoow hadan nahy reer koonfur hal gabyaa xataa ma lihin 😂
miammmm
Dhurwaaga dhaqanka iyo hunguriga wuxuu kala mid yahay reer aan ogahay kk koley wa garan kartaa qabiilkas
Ha reer sidiyaashey murusade hhhh
6
Hhh
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Facebook'S
eesh Qiyaasan
324
Kkk😂
Kkkk
😂😂😂😂
Hh
Eesh qiyaasak
🤭
Ccn
4\2025. 😂😂
Such of oll google youtob noting you si
L
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Kkjkk
Facebook'S