ALI DHAANTO -CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB GEENYO VIDEO DHAANTO INC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • ALI DHAANTO GENYO OFFICIAL VIDEO- GENYO - BY ALI DHAANTO ( CALI BASHIR)
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    SOOMAAL TUBE NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO DHAANTO iNC VIDEO CUSUB
    VIDEO CUSUB SOMALI
    SOMMALIDA
    AF SOMALIA VIDEO
    DHAANTO DANTA DHAANTA
    ALI DHAANTO
    • ALI DHAANTO -CALI DHAA...
    / dhaantoali

КОМЕНТАРІ • 710

  • @somaliisone4536
    @somaliisone4536 6 років тому +161

    Dhaqankeena marka Dib u eegto waxan Nahay Dadka ugu Dhaqanka wngsan Dunida 🌎 bil shardi 🇸🇴 ❤️💯

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 5 років тому +4

      Form somaliland Wan kuku racsanahay hadalkah wall ben maha somali hadan nahay wan ugu dhanqan qurux badanah thinks

    • @yusuf123maran2
      @yusuf123maran2 4 роки тому

      @And i Oop MonstaxBts d

    • @queenrayan8450
      @queenrayan8450 4 роки тому +1

      Calamka waxa somaali dhamo laweyey ❤🥰🥰🥰🥰

    • @SakariyeOsmaan-vr1js
      @SakariyeOsmaan-vr1js 3 місяці тому

      Absolutely ❤

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 11 місяців тому +31

    Thank you God ❤️😢🙏🏿Madama Somali iga dhigtey I’m proud to have Somali blood in me🇸🇴🦁💪🏿

  • @wiilkadhiigaushubasomalida2483
    @wiilkadhiigaushubasomalida2483 5 років тому +132

    I’m proud to be somali 🇸🇴
    Waan ku faraxsanahay inan ahay somali 🇸🇴
    Shanta somali waa idin salamay 👋🏾
    From Ogadenia or dds

    • @yohanneschance2357
      @yohanneschance2357 4 роки тому +1

      Ogaden Wala wasa waa dadka ugu qabil istacmaalka badan ayaga kuwakale oo aan halkan kasheygey nin

    • @mowlid72
      @mowlid72 4 роки тому +4

      @@yohanneschance2357
      Qabyaalada waa cudur Soomaali oo dhan ku jira, adiga xitaa ka kow ayaa tahay sababtoo Ogaadeenka laftirkiisa qabyaaladnimo unbaad wax uga sheegaysaa ee samme kale ood wado majiro marka waa ijiid aan ku jiidee uun ilaa qiyaamaha

    • @yohanneschance2357
      @yohanneschance2357 4 роки тому

      @@mowlid72 Somalia waliged dhib iyo dhibato kama baxeyso

    • @hamzexavi6680
      @hamzexavi6680 3 роки тому +3

      @@yohanneschance2357 silka hoyada iyo langabki kudhale wase

    • @maajiddiaz3529
      @maajiddiaz3529 3 роки тому

      @@yohanneschance2357 laangaabti kudhazhe waz ogaadeen hoyada mee kaa waseen

  • @dakmoibrahim1590
    @dakmoibrahim1590 10 років тому +41

    somalida itobiya dhaqaan ciid ku gadheysaa ma jirto,wanaa dad dhaqaankodaa ku fanaaa mansha allah......♥♥♥♥

    • @gagsjjmomom9014
      @gagsjjmomom9014 9 років тому +1

      Kb

    • @gagsjjmomom9014
      @gagsjjmomom9014 9 років тому +1

      Jj

    • @farahkariye4244
      @farahkariye4244 9 років тому

      ayanle thunder dusxc/3

    • @SaraAli-ml8kp
      @SaraAli-ml8kp 9 років тому +5

      I don't know about you but we're not Somali (Ethiopia) I hate when people say Somali Ethiopia those names don't even go together uff

    • @dakmoibrahim1590
      @dakmoibrahim1590 9 років тому

      Sara Ali wll anigu maa odhaan ee waa side iyaguba tvgooda ee ka dhahaaan.

  • @apdihaafidapdirisak533
    @apdihaafidapdirisak533 3 роки тому +9

    Guurti iyo odayba gabdhaha bixiyee ma nin baa loo garaabay geenyadiii 🥰 iga gadan intaaasi

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 6 років тому +143

    Waaw,👏 inta ku aftirsata #boqortoyada, ,isaaq daarood, shiiqaal ,habarkidir abgaal ,mursado, jareer weene, raxween, xawaadle,Gaal jecel ,Gare ,Luwaay, ciise,,Samroon , ,#like,soo taabsada iskugay mid baa tihiin 👉👍💕bahdeed somali ween waan idin wada jeclahay wlhi

    • @zuleqohuseein8788
      @zuleqohuseein8788 6 років тому +1

      Kkkkk

    • @nasrohussein3476
      @nasrohussein3476 6 років тому +2

      Ciise maxa uka rebtay

    • @MrAli303
      @MrAli303 6 років тому +3

      Qabiilada laga tagay idinka ku darsada yaah

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 5 років тому +5

      😂😂😂😂 #ogaden iyo #darood xaged u kala Wada , mise #magacyada qabiiladad dhegta ka maqashay oo #like baad iskaga raadinaysa oo kaliya aqoon uma lihid

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 5 років тому

      Hhhhhhhhh

  • @hamzeindho3274
    @hamzeindho3274 3 роки тому +41

    Daarood iyo dhaantaduba waa u dhalasho😂😂😂
    I proud to be Daarood Ismaaciil
    I proud to be Somali

    • @hunterabdi2764
      @hunterabdi2764 2 роки тому +4

      Doqonyahow Adoo kale ayaa Somali iska sheeganayo
      Qabyaad ayaa meel kasta ka tagan tahay
      Langaab lee 90 qabyaalad ku jiro
      Somalinimadu haku deeqdo
      🇸🇴🇸🇴♥️

    • @hamzeindho3274
      @hamzeindho3274 2 роки тому

      @@hunterabdi2764 Adeero wiilkaygiiyow Hooyo ma nooshahay

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 Рік тому

      Maxaa la dhahaa Ninkan waa Akishe Dir irir Samaale

    • @abdulwewe4189
      @abdulwewe4189 5 місяців тому

      ​hhh maninkii cawlyhka ahaa aya dhigtay oromo 😂😂@@Garaad1000

  • @Abdikafar_Hajir
    @Abdikafar_Hajir 4 місяці тому +4

    It's may 2024 and i'm still watching this dhaanto.
    It's pleasure to hail from this region. 🇬🇲

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 5 років тому +16

    Marka laga tago heesihii hore waxa iso raaca dhaantada😍👍

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 3 роки тому +12

    Markaad gaadadiyo
    Garbaha saa dhahdaa
    Gedigay jidhkuba i gariiraya .
    Wow I love it .... exquisite!

  • @user-ym2yg2qn2c
    @user-ym2yg2qn2c 7 років тому +33

    waa dad happy ah oo dhaqankooda haysta runtii.
    way yaqaanaan sida collaad loo sameeyo hadana daqiiqad gudaheed bay farxad kusamaytaan.
    gacan baan idiin taagay saaxiib waa taageera Soomali ah.
    I love this people.

    • @hanad5354
      @hanad5354 6 років тому +1

      753i 6284 nin wxbadn naga yaqana tahY somalida wanu jclnhy viva OG✌️✌️✌️✌️

    • @maaghti32mkokisekqm50
      @maaghti32mkokisekqm50 6 років тому

      wooow

  • @daadir9435
    @daadir9435 9 років тому +303

    Viva inta af somali ku hadasha I love somalia

    • @eblanuriye6743
      @eblanuriye6743 7 років тому +1

      ALidhaato0728675479ABC012436879021220000008765300((0)][)600)"?)?@-(1@%&-+())##$&+)))\©®™℅®\©¢€¥¥^°={}}}~`•√√÷÷××××׶∆∆∆¶¶]™®©¥¥€¢€√{®=2017

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +1

      saahin nuur : adeer nooga tag meesha hadadan darood ahayn wax inta af somaliga KU hadasha'i majirane 👑darood👑 baa somali ka hadhay iyo others waxa kalae inta somaliga KU hadashen somalida ahayni waa idoor iyo hawiye ee meelaha la aad

    • @suhurcabdi2968
      @suhurcabdi2968 6 років тому +4

      Daariq Ahmed doqon aqli lix saaca hadal un qabiil ka bartay uff 🔪🔪wax taas kaga shaqeeyo baad rabi laheed

    • @zakizonaa5509
      @zakizonaa5509 6 років тому +2

      cali sxky horoy usoco

    • @daadir9435
      @daadir9435 6 років тому +3

      Daariq Ahmed Darood ma ahi lkn waxaan ku fanaa inay walalhay yihiin inay ila dhasheen inay somali ila yihiin waan jeclahay agtayda sharaf bay ka leehiin hadaa rabtid inaa qabiil aad adigu cayday aan qabiil u caayo taas igama helaysid adigana xumaanta qalbigaaga allaha ka saaro

  • @MankaaMankaa
    @MankaaMankaa 4 роки тому +64

    2020 intii dib udaawanayso like ta igu sharfa jag baan ku ahay

  • @eng.koronto1149
    @eng.koronto1149 3 роки тому +5

    Inta ugu horeysa ee fananku kuso gelaa dhaantada ilaa 7years ago an dawanaye maan fahmin ee wixii idhamow ifahansiiya

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +22

    Proud to be somali
    somali waa dadka ugu xigmada iyo murtida badan runtii :)
    from Hargeisa 😍

  • @soohanmedia3074
    @soohanmedia3074 3 роки тому +8

    Iam from Taleex,Mansha allaah beautiful dhaanto.

  • @sumayaosman9292
    @sumayaosman9292 6 років тому +3

    Beautiful Quruxda kamuuqata dhulkeenii iyo dadkeenii ILLAHOW U siyaadi cadawgana ka horee Adaa Awood lahee YAA RAHMAN YAA RAXIIM

  • @zamzamdhool2268
    @zamzamdhool2268 6 років тому +34

    My favorite dhanto proudly Ogadeen alx

  • @updxlimmuktar9377
    @updxlimmuktar9377 3 роки тому +13

    Danta hidaha somali ogadenkuna o adka loguyaqana kmaxiso digo.❤️ From NFD. Somali will unite once again n prosper. 🤝✊Fam

  • @shueybmax9730
    @shueybmax9730 6 років тому +14

    Dhulkeena hooyo😗🇸🇴

  • @faisalomar2750
    @faisalomar2750 5 років тому +56

    Gabdha muraayada isku eegayso haddii aad ka heshay like ku qabo Huuno 😁 ❤

  • @curadkacida5517
    @curadkacida5517 7 років тому +267

    am proud of my people walahi, the music the culture, we are complete

    • @asadhajjihajji4208
      @asadhajjihajji4208 7 років тому +17

      mohamed ali we are ogaden the pride of africa

    • @mohazleempire2609
      @mohazleempire2609 6 років тому +8

      Dadkaga hdad kufarax santahay AF somaligana kuhadal

    • @migosfj2004
      @migosfj2004 6 років тому

      +T dots realest fuck you picth******

    • @eastafricana1584
      @eastafricana1584 5 років тому

      @@asadhajjihajji4208 no walalo all this is not ogaden. The language was not written by ogaden,either the buraan ur is dhaanto either the attires

    • @abzhassan8324
      @abzhassan8324 4 роки тому +5

      T dots realest how dare you say that !!! US Ogaden are Somali and from Somalia

  • @nurisahin5485
    @nurisahin5485 Місяць тому

    Marka geeda iyo garbaha saa daxdaa....kuligey jirkaba ii gariiraya❤❤❤❤ yac ! Ali dhaanto Cod macaane.

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 роки тому +30

    2021 waan daawanaya kama daalo ali dhaanto legend 😘

  • @mohamedomaari8718
    @mohamedomaari8718 2 роки тому +4

    One of my Best dhanto special one
    Thnkz Ali dhaanto big respect bro
    👌👌👌👌👌 our Culture

  • @nanah7658
    @nanah7658 4 роки тому +24

    💚💙 ❤️💕🙌🏾
    proud to be ogadeen my people urghhh my clan the most cultureed people the ones who carry culture in them 🤗

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 Рік тому +1

      Ogaadeenka aad sheegayso waa maxay adeer dhaqankaan Dadka Soomaali Galbeed oo dhan baa iska leh ama DDS Ninkaan Cali Dhaanto waa Akishe

    • @GuledAar
      @GuledAar Рік тому +1

      @@Garaad1000 😳🤢💀 Ar ka daa ninkani waa reer reer geeldoon xaamud aniga ayuuba ina adeerkay yahay akishe waayo?

    • @iqramahad
      @iqramahad 2 місяці тому

      @@Garaad1000ma adaa akisho ka dhigay waa laandheere cowlyahan 9ka dabka yaan lagu maqlin

  • @ayaabdallah6182
    @ayaabdallah6182 10 років тому +5

    waaaw caadi maa aha runtii gudii iyo odaya gabdhaha bixiye maa ninba loo galalay geyadii,,,,,,masha allah alle haku dhowro ali dhanto

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 4 роки тому +1

    Ali dhaanto wll dhantadan ayaan ugu jeclahay dhaantooyinkaaga afkaaga malab lagu qabay bartaa kahay pls dhaantoonyinka ayaad ku qurxoontahaye 👏👏👏👏👏👏

  • @a.a1412
    @a.a1412 4 роки тому +16

    Maaalin waan xoraynynaa jigjig one love all somali people😢🇸🇴
    2020!? Still waan dhagysnyaa

    • @khaalidcabdalla6686
      @khaalidcabdalla6686 8 місяців тому

      Iskada xoreynee imika bad iyo Somaliland ba waanu ugu darnay😢

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому +26

    ma garaadaa garbaha saarateen gaariyeey inta aan gooni ahay galiilyodayey gam I mayo hurdada wan galgasha salaan sharafeed jigjiga Somali galbeed from Somali wayn

  • @DunidaChanal
    @DunidaChanal 7 років тому +10

    Dhantadani waa dhaanto
    Xasuus igu riibtay aniga
    Gurti iyo odey baa gabdhaha
    Bixiya ma nin baa loo
    Galaalay geenyadii
    Boqorka codka Noolaw
    Cali dhaanto

  • @nastexomaxamedjimcale3596
    @nastexomaxamedjimcale3596 4 роки тому +14

    viva ogaden dad aan jeclahay

  • @mubaarikofficial2820
    @mubaarikofficial2820 2 роки тому +2

    AX AX AAR 2021 + 2022 Anoo U Dhaxeeya Ayaan Daawanaa Waana Xasuus Walle _______ Anoo Reer Baadiye Jabhadaymaaya Ah Ayaan Daawan Jiray Imakana Laandheere London Jooga Ahay Waana Aduunyee Horaa Loo Soconaaa M.allah #Ogaadeeniya_Raga_Kaliyee_Dhaqanki_Kusii_Danbeeyo_Walle Keep Going Libaax

  • @fatimacabdicumar3789
    @fatimacabdicumar3789 Рік тому +13

    2022 dhantoyinki hre marwalba inan dhagysto jeclahy faninta dhantada cali dhanto ugu jecalhy wllhi😍🇬🇲

  • @waranle961
    @waranle961 10 років тому +84

    Amazing jigjiga is the new somali music culture capital.

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 роки тому +3

    Erayadii cali dhaanto guulayso sxb

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +26

    roobka galabta Da,ay
    GARGariiRayE Garka maad galin
    *Ogaadenia walee Waa Dad jiraH*

  • @omarali-se6lk
    @omarali-se6lk 7 років тому +2

    ALI DHAANTO WAA FANAAN WEYN. DHULKA QURUXDAA LEH AYEY HABLIHII QURUXDA LAHA AYEY JOOGAAN HABLIHII QURUXDA LAHAA. GAADHA.

  • @abdirahmanjoordan558
    @abdirahmanjoordan558 3 роки тому +5

    Cali dhaanto boqorka dhaantada
    2021daawanayaa mashalah ❤❤❤❤😓

  • @abdulkadirmuminali7606
    @abdulkadirmuminali7606 4 роки тому +11

    Heestaan markey so bexeysay dugsi ayan ka imaaday walalkey iga ween oo dhageysanaayo ugu imaaday habeenki uu no dari jiray 6sano ka dib ayan daawanayaa hada🙈🙈

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +1

    Intaan gooni ahay galiilyooday
    gam i maayo hurdada oo waan galgashaa
    CALI DHAANTO 🔥🔥😍😍😍

  • @axmedyare4096
    @axmedyare4096 10 років тому

    Gowda iyo cidii roobkii galabta da'ay, gargariirayeey geed kamaana galin. Woow waxaasaa dhaanto ah. Nooloow Cali Dhaanto.

  • @mohamed.deeq23
    @mohamed.deeq23 3 роки тому +11

    Viva Ogadenia!

  • @husseinadan1740
    @husseinadan1740 6 років тому +4

    Cali dhaanto walee kama dhargo dhagasega dhamtada boqoroka dhaantooyinka viva cali

  • @ahmedismail4230
    @ahmedismail4230 4 роки тому +15

    2019 and still counting I don't know why it has not yet attained 10 million viewers the best of the king in the century
    Royalties roaming

  • @tasmin6316
    @tasmin6316 4 роки тому +16

    This is gold 😭✨

  • @cabdisamiicfuaad4010
    @cabdisamiicfuaad4010 Рік тому +6

    This dhaanto music is art. Beatifull culture

  • @hodanmahamed6079
    @hodanmahamed6079 10 годин тому

    Woo dhanto best 🎉❤

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 років тому +36

    God bless #Somali ❤️ #lions 💪🏾🇸🇴🇪🇹🇰🇪🇩🇯 👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👑 #Somalida xalasha ah

    • @zamzamdhool2268
      @zamzamdhool2268 5 років тому +2

      Ameen yaa Allah INA Adeer 💋💋💋💖💖💖💖💖

    • @cabduqadirmohamed1873
      @cabduqadirmohamed1873 5 років тому

      Kenya inte ka keentay 😃😂😂🤣

    • @brahimbrady4800
      @brahimbrady4800 3 роки тому

      @@juweiria8241 intaas Somali soo wax ku laha Doqonyhow

    • @brahimbrady4800
      @brahimbrady4800 3 роки тому

      @@cabduqadirmohamed1873 NFD Kenya soma ka tirsanaa

  • @ahmedlabagolle
    @ahmedlabagolle 3 роки тому +1

    Waa dhaantada aan ugu jeclhy dhaantoyinka
    Wlky Ali dhaanto
    Gulyso Wll Ali

  • @abdinasirali425
    @abdinasirali425 10 років тому +2

    woooow caadi amahan sxb cali(mareekan) sln sare
    ani gabadha yar ee meesha baadiyaha ah joogta siday uciyaarayso kahelayba............

  • @slayenziii4018
    @slayenziii4018 6 років тому +2

    AXEY AX dadkeegiyow barwaaqada iyo farxada ayaa cadawga na iidiidan yahay ILLAHOW adigaa awood badanee umadeena u gargaar, LAA ILLAHA ILAA ANTAKUNTUM MINADAALIMIIN

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 2 роки тому +3

    One of my Fav Dhaanto 😍
    Wish u long life bro Ali Dhaanto💙

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 роки тому +7

    Laandheero nimo cali🔥

  • @cjabdiwahabjamaabdi589
    @cjabdiwahabjamaabdi589 7 років тому +1

    cali dhaanto abwaankeeni ilahy haku barakeeyo markaan dhaantadaada daawado noolasha dhabtee miyigaan soo xasuustaaa

  • @WiilHoog-i3g
    @WiilHoog-i3g 5 місяців тому +8

    2024 inta dib u daawanasa like

  • @EngineerAbdihakim
    @EngineerAbdihakim 4 роки тому +6

    I remember Madogashe ~2015 .Great love

  • @siciidaxmed9366
    @siciidaxmed9366 6 днів тому +1

    2024 inta soradisay ❤

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 4 роки тому +2

    Bob Marley iyo Michael Jackson oo ahaa gaalo qoob-kaciyaarka ku dheereeyey miyaan sunadoodi qaadanaa maye tii nabigeeni Muxamed (scw) ayaan qaadanay, no music,iyo dabo lalulo.

  • @prosperfun3753
    @prosperfun3753 Рік тому +3

    Wow! Wow! Still watching and it’s the end of 2022. Also the works of the famous Ethiopian melodist @Gildo Kassa is here.🎉🎉

  • @mjamafarah
    @mjamafarah 8 років тому +1

    Dhaantadu waa dhaqankayagiiye horey ha loo wado yeyan naga lumine. guuleystayaal.

  • @axmedjeyteofficial6493
    @axmedjeyteofficial6493 2 роки тому +1

    Keep going legend cali dhaanto
    10.11.2021 ayaa ila daawan

  • @mohamedyassin800
    @mohamedyassin800 3 роки тому +1

    Dhaqankayaga aad baan ujeclahy
    Ali dhanto walaal guulayso

  • @Biibaayesmall
    @Biibaayesmall 16 днів тому

    Ali Dhaanto Lasaan Dhere ❤

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 8 років тому +6

    Masha Allah keep going on

  • @xhavinho_
    @xhavinho_ Рік тому

    Ali Dhanto is famous in somali traditional. i support you

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 5 років тому +17

    Dalkayga Iyo Dadkayga Qurxoon❤️❤️
    Allaha idin dhawro

  • @xogxasaasi2859
    @xogxasaasi2859 5 років тому +3

    Dhaanto waali aha 😉😉😉

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 2 роки тому +1

    ogadenia rer abtigy 💯

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 6 років тому +13

    Viva ddsi Somalidii Asalka aheyd weeyaan wlhi bal jbouti iyo Ddsi isku eega meelna wataa dhaqankodi Xafideen Qaarna waa kuwaa TUmanaaya kkkkkkk

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 років тому

      Djibouti haku qiimayn da,yarta iskoolada af Faransiis ka lagu baray ee is yara badalay lkn way leeyihiin kooxo hidaha iyo dhaqanka suugaanta somalida ilaaliya fanaaniin riwaayado badan oo dhaqankeena suuban ka turjumaya ayaa lagu qaban jiray
      Lkn sida dawlad deeganka somalida oo kale ma ahan

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 роки тому +3

    Cali intaad dalka dib u guu soo laabato muuqalo saan oo kale ah noo soo samee
    Muusiga gildo kasa nin aan ahayn ha u gayn ninkaas uun baa teembada si wacan u fahmaaya .

  • @hamdihassan8341
    @hamdihassan8341 4 роки тому +2

    Abti qaali Allaha ha ku xifdiyo boqorka dhaantada

  • @omarabdalla8360
    @omarabdalla8360 2 роки тому

    One of the best dhaanto
    Ali dhaanto Cimrigaa haraago wll

  • @khalidmahad7206
    @khalidmahad7206 6 років тому +1

    Ninkani wuu IGA yaaaaabiyay zxp salaaaan I am in Somaliland hargeisa

  • @mohame9528
    @mohame9528 3 роки тому

    Dhantadan ano dugsi dhigta dhagaysan jiray wlhi xasus ayay iga mudan😃Ali dhanto cimri dher bro ilahay ha ku siyo😃😃💯❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 6 років тому +62

    Cali dhaanto boqorka dhaantada sharaf ku noolow nin qabiil nacay iga dheh

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +4

      dhalinyarada somaliland : horta adigu marada KU saaran iska qaad Marka hore nacala hooyada KU yaale MA nicin ee wuu kugu bahdilaya idoor dhoqosh yahay

    • @Hamsa4375
      @Hamsa4375 6 років тому

      aare adhi fuqul adhi maxad isugu dir dadka ood ka faaidi

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 6 років тому +1

      Daariq Ahmed
      Maxad idoor ku cayi abahagi saanta geela xidhna uu sheega oo kabaha la'aa idoor iyaga dad ka dhigaya ado duur jooge

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +2

      ha waregto girantu : 😂😂😂 iska hadal , iyo ragg iska dhicis baad haysa , balse xaqiiqada waxay tahay inuu #gaalnimo kaa badbaadiyey #Darood se yuhuud baad tahayo wax lagu Taro Mooye waxba lagama dheefo , afka huurada leh hoyada ka was #idoor qoti viva #Darood 💪🏾🇸🇴👑🇸🇴👮🏾👮🏾👮🏾👮🏾👮🏾👮🏾👮🏾

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 6 років тому +3

      @@daariqahmed8297
      Ma adoon wax wax ka dhiciya iyad argtay ina oromo duufloow dhaareerka nagala dul tag adoon yoow xabashidu xaartay

  • @GALOOLify
    @GALOOLify 6 років тому +1

    Xiligan xaadirka ah wax dhaanto ku haysto ani magaranayo He is Amazing Atrist He know how to do it.

  • @abdiyare6571
    @abdiyare6571 10 років тому +16

    Aheey ah,(Gaajo iyo harraad anoo gabax la idhi,Reera gala Cadduun Go'do dhaafayeey.) waa Haan iyo dhaanto la isku dhafay.....

  • @MohamedAli-wt9if
    @MohamedAli-wt9if 7 років тому +8

    woow cadi mahan iga daaa

  • @alid803
    @alid803 4 роки тому +13

    Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) a legend in modern Somali cultural music at the moment!

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 10 років тому +45

    Geenyo - Roobkii galabta da'ey Gargariirayey Geed kamaan galin - Dhaantadaan Inaba Caadi Maha Saxiib Cali Dhaqan.

    • @rahmaomar5173
      @rahmaomar5173 7 років тому +2

      Fey8sal WALASHMA - IFAT SULTINATE.

    • @rahmaomar5173
      @rahmaomar5173 7 років тому +1

      haye

    • @eblanuriye6743
      @eblanuriye6743 7 років тому

      aLidhaatomacna1205%-8%#);!!;'*2268891234567890@#$%&-+())()\©®™™℅℅[]]]]]]]]]]]]. >>>>>>

    • @mohamedhistari7787
      @mohamedhistari7787 6 років тому +1

      Feysal WALASHMA - IFAT SULTINATE. i

  • @RoowdokeeyfCdy
    @RoowdokeeyfCdy 2 місяці тому +1

    Wil xawadle maxamed ah ❤❤ cali dhanto

  • @ilyassiad58
    @ilyassiad58 3 роки тому +3

    2021 ilaa hada ayaan ka helaa dhantada wax dhama lawaa ali 🥰

  • @maryamaruun-jy4li
    @maryamaruun-jy4li 9 місяців тому +1

    Finally wn helay 🎉❤

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 4 роки тому

    Wawa masha alaha gebdha ba eek mel badi aha aya jokta sidi ciyarta

  • @daadirqeys7998
    @daadirqeys7998 5 років тому +27

    Waaaw it will never get old

  • @hooyoqaali175
    @hooyoqaali175 3 роки тому

    Ow good dhaanto really still I am listening in 2021 like iisaara from ceelbarde

  • @bashirabdi4056
    @bashirabdi4056 2 роки тому +1

    Cali ineer noolow waligaa♥️🍭

  • @caliciisemacalin8993
    @caliciisemacalin8993 3 місяці тому

    Gurti iyo odayba gabdhaha bixiyee ma ninbaa lo garaday genyadan ❤❤❤

  • @mahermohamed1059
    @mahermohamed1059 7 років тому +17

    I really love the song when it is starting ❤❤

  • @AhmedDahir-fq6xy
    @AhmedDahir-fq6xy Рік тому +3

    2023 and still watching this dhaanto thanks cali dhaanto abwaankeena ❤️

  • @sadamkey143
    @sadamkey143 10 років тому +6

    what a nice dhanto

  • @mameabdi4897
    @mameabdi4897 10 років тому

    good dhaanto nus baad noolaysay dhaqankii soomaliyeed tnx ali

  • @cardaafadam4129
    @cardaafadam4129 3 роки тому +2

    20215 to 2021 qofka kaliiii aaaan ka taageero fanaanita
    Cali dhanto 💋💋💓

  • @hero2k283
    @hero2k283 4 роки тому +7

    Who is watching this Dhanto in 2k20
    Hit like❤

  • @Rumirulad
    @Rumirulad 10 років тому +2

    boqorka oo dhaanto RESPECT

  • @queenofmyself3021
    @queenofmyself3021 6 років тому +6

    Ali King👑🏰 of Dhaanto 😍😍😍💕😘

  • @husseinbadal8771
    @husseinbadal8771 6 років тому +6

    Boqorka dhaantada aliiii noolow

  • @shuceybmahamad9624
    @shuceybmahamad9624 10 років тому

    www xasan dhanto waan kahelaya dhantadan nic song viva ali bashiir ali dhanto

  • @mudeyabdi4670
    @mudeyabdi4670 3 роки тому +1

    Hadi kutahaay marki labad ad dagesaneeso , like ikuqaboo