ALI DHAANTO SilSiladii Dhantada Ee Wardoon-Run Dawara OFFICAL VIDEO 2020 Wardoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @AliDhaanto
    @AliDhaanto  3 роки тому +306

    Walaalayaal subscribe siiya channelkaan sxbkey Hirey Vlogs
    m.ua-cam.com/users/xirey&uid=vIPSJu8rhIKUBFctEy4NOA

  • @nimobashe8096
    @nimobashe8096 3 роки тому +314

    "Diirka somaaligu ma isku soo durkaa" Eray'gaas ayaa isoo jiitay.

  • @fayruuzahmedahmed2971
    @fayruuzahmedahmed2971 3 роки тому +32

    Dhantadan waxa kaliye fahmi kara dadka af somaliga sida ficn u yaqan yacni suganta garanaya wax badan ba iga baxay aniga lkn sual Somali galbeed bahashu maso dhafta konfur iyo waqoyi iyo buale ban maq laya alow ay midowdo Somali magaca gud 💜💜💜

  • @Abdisalaanali2799
    @Abdisalaanali2799 3 роки тому +35

    Dalandool nin galay uma tegin dalxiis duruufahaa qasbiyo kalkeey dani badee u darsaday dalkii hooyo waan soo degdegi like ta iigu qabo

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 3 роки тому +47

    Markale waxaan kaaga mahad celinayaa inaad silsilada 5ta soomaaliyeed gaadhsiisay walow aan jabuuti ku maqal dhaanta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪💪👏👏🙏🙏

    • @alibouhhassan7368
      @alibouhhassan7368 3 роки тому

      Weey sosocotaa insha allah waan jogna on fait partie de la 5 somalie viva somalie weeyn

    • @nasroibraahim3926
      @nasroibraahim3926 3 роки тому

      Ali dhanto jiro joog

  • @inagulled9048
    @inagulled9048 3 роки тому +218

    Diirka somaaligaaa
    Maysu soo durkaa"""Somalinimo.
    From somaliland.

    • @dajiyedesaid6417
      @dajiyedesaid6417 3 роки тому +3

      War Nacala somaliLand Kutalee Wax Lala Walalowo maiztahishanEh in Laidin layOh Led Awal Kuledihin😡😡♥️🇸🇴♥️

    • @inagulled9048
      @inagulled9048 3 роки тому +3

      @@dajiyedesaid6417 ha dhakhlayso abti ciyartii 1988kii ba wali u xiisa qabtaan lkin waa balan inay ina dhex mari doonto maalin aan fogeyn. Ragii kabaha birtaa idiin galiyay iyagoo AK47 sita idinkoo diyardo iyo taangoyo ku duqeynaya ayaa ubadkoodi maanta joigaan iyagoo dawlad madax banaan ah marja wallahi inaanay walalnimo shaqaynayn hadii hadii lays galo waxbadan baa lahydeen wlaalahayga reer somaliland iyo naace.
      Somalinimdu in marada buluuga ah la qaataba mise waa mabda' la wadaago.

    • @quenraxma292
      @quenraxma292 3 роки тому +3

      Meel kala jirno alle hayna mideyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

    • @cabdiwaasacdy386
      @cabdiwaasacdy386 3 роки тому +1

      Wll waa ceeb wax tagy weyane somali an isuso dhwayno

    • @halhays
      @halhays 3 роки тому +2

      wax “Somalinnimo” la yidhaa ma jirto ee orod dhaxanta ka xaroo sxb 😂

  • @tooahiinegimer8196
    @tooahiinegimer8196 3 роки тому +16

    Somali haday wax qadanayso 30sano ayaa wano iyo wacadi lagu wada illahay inta dantooda garata haynaga dhigo 🤲🤲🤲

  • @edebsanhassan2465
    @edebsanhassan2465 3 роки тому +38

    Ereyada wlhi qofkii dhiig leeh samayn bay ku yelanyan ax ax ax marku leyahay dirka somliga maysku so duna wlhi wan oyay inasha allaha alle haay tuso dadkaygow mida from burco 💕💕💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹

  • @historypublishers
    @historypublishers 3 роки тому +24

    This man brought back the 1970s .. all gas no breaks 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🙏🏿🙏🏿🇸🇴🇸🇴🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽

  • @yungfarahabbey7142
    @yungfarahabbey7142 3 роки тому +16

    ManshaAllah Ogadenia Weyxorowii Big love My Ogadenia

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 3 роки тому +19

    Masha allaah wll allaahay ha noo kaa daayo aamiin ❤️💙💚👍❤️❤️❤️❤️wiilashaana Ogaadeen iyo absamey
    Wll Somalii waaxaa maa maqaalan

  • @algazoulyabdalla1339
    @algazoulyabdalla1339 3 роки тому +11

    حبيبي انا من السودان 🇸🇩 كل حب والله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

    • @nimcosaid3834
      @nimcosaid3834 3 роки тому +1

      Algazouly thank u so much my dear brother

    • @nimcosaid3834
      @nimcosaid3834 3 роки тому +1

      I love Sudanese tooo not u

    • @fatimanicolascage2561
      @fatimanicolascage2561 3 роки тому +1

      وأحنا بعد كل الحب اخوانا السوادنيين ❤️🇸🇴🔥💐🍯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏻😘

  • @myusuf951
    @myusuf951 3 роки тому +49

    Caliyoiw wali ictirf manan helin
    Daraf yadii wali way dulmanyihiin
    Jeegantiina waabay kala diday
    Soomalinmana waabay noo Canaan
    Amxaarnimo yeey najecleysiyaan
    Am so proud somalinimo

  • @ubaxisxaq1161
    @ubaxisxaq1161 3 роки тому +4

    Ax walahi ilmo iga imaday ilahow somali galbeed u hili from muqdisho.

  • @boqran2974
    @boqran2974 3 роки тому +19

    Wooow my tolkay ogaden oo dhaanto isku waraysanaysa me darwiishkii duqeyey ingiriis aad baan idin salamaya caadi maha wlhi Erayada ku jiraa heesta 🥀🙏❤️💯

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 3 роки тому +12

    Diirka somalinimo ma isku so durkaan, Somali from Jabuuti. Dad Walala ah xad maka dabroo😪

  • @hamdahurmo4249
    @hamdahurmo4249 3 роки тому +16

    cali dhaanto ❤👏👏👏
    halkaa kaga hay
    dadaalka from 💚🗨❤ baxsney hargeisa

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +250

    Legend Ali Dhaanto is Back abti Heesta Erayada Laxanka Music Codka Muuqaalka Quruxda badan Lagama Sheekeen Karo Well done

    • @rageedii4230
      @rageedii4230 3 роки тому +3

      Adigu qolomaad tahay wllo dadku way kugu wareersanyihiine ma ogaadeen baad tahay mise akisho qoladaada iisoo sheeg plz waayo soomaalidu maanta qabiil bay ukala baxdaye

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms 3 роки тому +18

      @@rageedii4230 Somali baa ahay sanadkeynu joognana waa 2020 oo dhamaad ah ee halkaad joogtid waa in wacyigalin badan laga sameeya waayo qoraalkaagan wax badan baa iiga baxay marka lajaan qaad waqtiga xiligan lajoogo mahadsanid

    • @cabdirisaaqdeeq4120
      @cabdirisaaqdeeq4120 3 роки тому +7

      @@Kabaraayfilms waa ceynkaas walaal . Soomaaaliga dhabta ahi qabiil malaha ee wuxuu leeeyahay qalbi wanaaagsan.

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms 3 роки тому +6

      @@cabdirisaaqdeeq4120 waa sidaa mahadsanid wallal qaali

    • @abdihakiimali1962
      @abdihakiimali1962 3 роки тому +3

      Masha allah nin aqoonyahan ba tahay wll 🙏 well done

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому +24

    Isirka soomaliyeed nabad iyo barwaaqo idin rajaynyaa dadkayga soomaaliyeed ❤ danta guud ka shaqeeya

  • @fadumocabdi6020
    @fadumocabdi6020 3 роки тому +95

    Walahi ilinban ceshan wayaay cali ilxunikuma aragto

    • @seedfarax2593
      @seedfarax2593 3 роки тому +1

      Waa qofka damiirkiisu nool yahay walal

    • @abdikilaaz935
      @abdikilaaz935 3 роки тому +2

      Anba ilintu way igaso dadaty

    • @abdirahmankahiye5539
      @abdirahmankahiye5539 3 роки тому +2

      Haaa whi xada ayaaa i dhaqaqday

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому +1

      @@seedfarax2593 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      @@abdikilaaz935 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @rashkaade
    @rashkaade 3 роки тому +11

    Ereyga eso jiitey Dul walalo ah Xad makala Dabro diirka soomaliyed hada ma isku so durqa 💞Viva Ali Dhanto

  • @fartaagteofficial8636
    @fartaagteofficial8636 3 роки тому +40

    Geesi somaliyeed halyeey Somaliyed wadani somaliyeed halyey somaliyeed boqor somaliyeed ali dhaanto jiroo joog walale 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hariselmi4952
    @hariselmi4952 3 роки тому +15

    Diirki somali ma isku sodurken 😭😭😭❤️❤️❤️👑🇸🇴❤️👑

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 3 роки тому +39

    Waa silsiladii dhaanto ee abid hirgashay
    Inta aan maqlayay silsilad
    Go forward
    DDS one love ❣

  • @luulwarsame7497
    @luulwarsame7497 3 роки тому +2

    Doogo kuu qarsoon dusha Lama DHaYee Dad is garan sidii ma usoo dadagnaa. Ali Dhaanto Legend baad tahay ereyadada dad yar uun baa fahmaya🙏🏻👌

  • @anisocalicigaal6968
    @anisocalicigaal6968 3 роки тому +6

    Diirla zomaligaa ma izku zoo durkaa❤🔥🔥💋❣Dub walaala xad makala dabroo🔥💎🇸🇴🇸🇴💋EreYo qiimo badan wllhi Allaah ha inooo rumeeyo💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥❣❤

  • @abuukarhussein337
    @abuukarhussein337 3 роки тому +1

    Silsiladan war dher si ficn hadi u nuuxdo nolashada wax bdn ka badali dontaa iska dhegeso ha u dhagesin macnaha ku nax juro eeg hadi wax garad tahay dhamantiin guul I din rajahee

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 3 роки тому +9

    Maasha allah erayada ayaa excellent ah waxkale dhantadani waa isoo jiidatay ilaa bilawgii keliya markuu ali dhaanto qaadayo hadana waxayba gashay inay ka hadasho midnimada somaliyeeed keep going pls cali bashiir abdi ali dhaanto madaxaaga allaha raajiyo we love ❤️ uuuu

  • @abdinasirismail5033
    @abdinasirismail5033 3 роки тому +2

    Ali dhaanto waa ninka kaliya ee dhegaysto dhaantadiisa waana silsilada dhaanto ee aan xiseeyo silsiladani
    Halkaad leedahay darafyadu ma ku diirsadeen halbaan kaa idhi
    Daruurta waqooyi ka da'daa
    Darafyadu kumay diirsane
    Waxay doonayaan baa jiroo
    Aysan daynkarine
    Duqdii maandeeq ayhaybay
    Soo daadihinayaan

  • @WariyeAmiinQaamuusAkid
    @WariyeAmiinQaamuusAkid 3 роки тому +9

    Dowliskii Saw Cidkale
    Dacalka Kuma dhagana
    Dad Lasoo Dirsadey
    Sawma Dabagashaan
    Mid Ladoortey
    Wali Sooma Doorataaan
    Waa runtaa Waatabtii Uun
    Legend Ali Bashiir Cabdi (Ali Dhaanto)

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +113

    Ogaadeen isku Xiisayoo DhaNto Isu Wareeysanaayo👏😀

    • @caishawarfaa4725
      @caishawarfaa4725 3 роки тому +23

      Beesha soomaaliyeed bah makala lahee aan badhaadhnee qabiilka halaga bogsado

    • @oraahsamelyrics9357
      @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +6

      @@caishawarfaa4725 waxa in Laga Bogsado Eey Tahy Qabiilka Mahane Waa Qabyaaladda

    • @yussufmohamed9536
      @yussufmohamed9536 3 роки тому +4

      Qabyalad udimo

    • @oraahsamelyrics9357
      @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +5

      @@yussufmohamed9536 Qabyalad iyo QabiL Kala Baro Re badiyo

    • @yussufmohamed9536
      @yussufmohamed9536 3 роки тому +2

      Oraahsame Lyrics aniga waxabo damer iyo labadisa dagod hailasarin rer magalyow 😎

  • @hafsaomar4156
    @hafsaomar4156 3 роки тому +4

    Ali dhaanto wlh lagama sheeken karo fanaan somaliyeed no nolaaw yaqey ish calaa hees iyo muqaal💯💯 team dhaanto

  • @maxamuudcabdi9095
    @maxamuudcabdi9095 3 роки тому +1

    Jawaan cali dhaanto anaga oo ah darafyda waqooyi ee somalidn may kuma doogsan waxan wali raadineynaa ama racda ugu jirnaa midnimo viva sool ssc

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 3 роки тому +10

    Koofur diga gubkii
    Way la daalaa dhacdaa
    Dal waqooyi wali
    Uma di,in daruur
    DDS dunjiga diirku waa mid qudha
    Nfd dareel dadkii wali ma helin
    daarihii jabuuti kooraanku wuu damaa
    Shantii darafyaday u sii kala durkeen
    Waryaa silsilada waan ka qayb qaadan karaa ma is dhahdeen

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 роки тому +1

    Digtoori wali sidii buu dhiiga u daadiyaa
    Dilkii injineer tariisoow
    G.galaal

  • @rabdi1596
    @rabdi1596 3 роки тому +6

    This comments are for non-Somali speakers. Somali poetry is about the story and message one tries to convey to world. It’s very unique way of communicating! There is a society who translates Somali poetry in UK. I’ve seen it. I hope there is also one like in Sweden!

  • @cawildeeq9937
    @cawildeeq9937 3 роки тому +1

    Ali dhaanto waa libaax runtii wilashaan yar,yar magarayaan ee waxaan dhihilahaa iskaga hara

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 3 роки тому +158

    Qof ogu horeyse Ayan noqde like haila dhaafin hee wll

  • @ahmeddeeq7537
    @ahmeddeeq7537 2 роки тому +2

    Mid ladortay wali somasidoratan" what anniga word🥰🥰

  • @nimcohanisead5445
    @nimcohanisead5445 3 роки тому +7

    From somaliland wan wataa silsladan💟Ali thnkz

  • @landheere20shiresomali89
    @landheere20shiresomali89 3 роки тому +15

    Legend Ali dhaanto 👋👋 clear message ✅✅
    cid lasoo dirsaday soo ma daba gashaan 🤦🏿‍♂️🤦🏿‍♂️

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka8748 3 роки тому +28

    Cali dhaanto waa boqorka dhantada iyo silsiladan waxana kugu hanbalyaynaya inad silsilada dhafisay dds oad somali odhan garsisay

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 3 роки тому

      Walaal wuxuu ka hadlayaa diirka somalida maaha dds oo kaliya

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 3 роки тому +4

    Aliyow Somali waa mid ee silsilada konfurta kadaa, inshallah Nulkii maqnaa iyo duleedkii buale waa laxoreeyni inshallah

  • @Faces189
    @Faces189 3 роки тому +3

    Cali Dhaanto, Alla Qalbiga💜💜💜💜💜💜💯✌😭. Ilaahoow dhibta naga Qaad.

  • @ahmedkaafi8504
    @ahmedkaafi8504 3 роки тому +75

    Mid ladoortay wili sow ma doorataan bal eraygaas jawaabtiisa hadaad ila sugeyso like iisaar

    • @qadarmuhumed221
      @qadarmuhumed221 3 роки тому +2

      Isir kala durkaa duli kamabaxee walahi waa run

    • @ajoker9573
      @ajoker9573 3 роки тому +6

      Hogaamiye lasoo doortay
      Baa inoo yimaada isagoo
      Dooran inana waynu sii
      Dooranaa😓

    • @abuukarhussein337
      @abuukarhussein337 3 роки тому

      True

    • @Sitti360
      @Sitti360 3 роки тому

      Mid ladoortay wili sow ma sii doorataan keep on my legend

  • @Abdiwali145
    @Abdiwali145 3 роки тому +275

    Jawaab Kooban:
    1- somaliGalbeed wali lugaheeda kuma isaagin caliyoow nin Adis laga soo doortaan dooranaa
    2- Konfurna Wiilkii afka duubnaa wali dhiig ayuu daadiyaa
    3- Waqooyi wali ictiraaf raadisbay ladaala dhacaan
    4- jubbalnd na 7KM wali maysan dhaafin Caasimadiina lama gaadhin

    • @fadumocabdi6020
      @fadumocabdi6020 3 роки тому +1

      Manshalllha

    • @rodhoroble1559
      @rodhoroble1559 3 роки тому +1

      Manshaallaah walale qali aqlig Allah kusiyadiyo Somali galbeed wey heli xoriyad konfurne nabad ayey noqon casimadenine Wala gari inshallah

    • @hassanugass9561
      @hassanugass9561 3 роки тому +1

      Hhhhh no. 2 bad ku haleysay 🤣

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 роки тому

      Wlhi waaa runtaa intaba waad sheegtay

    • @daahirsebrie9815
      @daahirsebrie9815 3 роки тому

      😂

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 роки тому +1

    Kuwa Qabyaalada dawa ahaan usoo cabay oo waxay sii Kala kaxeeyaan mooyee aan dan kale leheyn baa ummada loo soo direy ee allaha iyagana naga qabto kuwa diirka somaliyed iskusoo aruursho noo keeno aamiin Ya rabi

  • @nimomahad7210
    @nimomahad7210 3 роки тому +3

    Gar iyo gardaraba waan ku wataa cali dhaanto
    Wlloh wllhi wax jawaab saxa haya ma hayno from sool darwiishtii ❤✌👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @footballskills5845
    @footballskills5845 3 роки тому +2

    Alla ha barakeeyo abwaanada dhaantadan sameeyay
    Wlhi waxa dareemi kara qofkii dhul jacayl ku jiro

  • @manka0968
    @manka0968 3 роки тому +5

    Cali dhaanto legend anoo ilma baa kudawa jiray keep going masul

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +7

    Arintu dds ayay taagneyde odaygu markii sisiadu xidhmigaadhey buu koonfur la aadey keep going ali dhanto

  • @Updirahmanalsharawi
    @Updirahmanalsharawi 3 роки тому +26

    Boqorka dhantada wanku amin sanahay Big ❤️ from Garissa 🙋

    • @najiibkhalid5444
      @najiibkhalid5444 3 роки тому

      M.a

    • @najiibkhalid5444
      @najiibkhalid5444 3 роки тому

      Nin culus boqorka dhantdaa

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому +1

      @@najiibkhalid5444 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @abdirahmanseyliealihersi3346
    @abdirahmanseyliealihersi3346 3 роки тому +4

    Dal waqooyi rob ma onkodaday diraac daruurihi aqoon sigu ma u da een ❤️❤️❤️❤️😴🙏. Ali shanto ilaa malintu dhashay ishaan ku hayey guul Walal

    • @AhmedAli-pz8mh
      @AhmedAli-pz8mh 3 роки тому

      Dal waqooyi Roob ma unkaday diraac daruurihii aqoonsigu ma uda een taloow darafyadii makudoogsadeen

  • @alibouhhassan7368
    @alibouhhassan7368 3 роки тому +4

    Masha allah ali dhantoo merci et félicitations pour cette chanson ils nous faut des chanteur et des gens comme toi dans notre communauté viva SOMALIE ISSIR GUUL GUUL insha allah from JABUTI 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanleaxmad6057
    @ayaanleaxmad6057 3 роки тому +1

    Ali dhaanto jigjiga ayan kaa soo salamayaa sxb sare waa runtaas raga dhaantada ku soo jawaabayo oo wax kasta ka dhigay barwaaqo adeer waxba majiree run ka soo hadla dheh iyo xaqiiqda deegaanka ka jirta

  • @abdifatahfarah283
    @abdifatahfarah283 3 роки тому +10

    Abti mcn erayada waa erayo qofkii damiir leh ka oosinaya degaankii hooyo alle ha nabadeeyo

    • @abdifatahfarah283
      @abdifatahfarah283 3 роки тому

      hah zxp wn u Xiisney 😍

    • @fadumo.bilaney1
      @fadumo.bilaney1 3 роки тому

      wllllhi billhi markuu qaraxii muqdisho maraayo waan isbadalay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @fadumo.bilaney1
      @fadumo.bilaney1 3 роки тому

      illhow ali dhaanto ku Guuuleey Geesi damiirka soomaali nimo ku dabeeyo al yaa cisag ma suul sar ali dhaanto 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 3 роки тому +2

    Ragga dacarti malab mariyo ee qabyaalad af ku dabar jaraw...♥️
    Adeer ali dhaanto wlhy wa runtaa jawaab sax ah wali maad helin

  • @hamzaadam4705
    @hamzaadam4705 3 роки тому +62

    War kii aad soo dir teen
    qaybo igama dagin
    Ragan dacarta malab
    Dusha kaga shubee
    Ee qabyaaladii afka
    Ku dhabar jaroow
    War kii aad soo dirteen
    Qaybo igama dagin,
    Dowliskii saw cid kale
    Dacal kuma dhagana
    Mid lasoo dirsaday
    Saw ma daba gashaan
    Nin la doortay saw
    We masii doorataan
    Dayaxa dhacaya weli
    Saw masii daydaan
    Durdurada haraad
    Saw ma daawataan
    Weli dariskiisa saw
    Uma kala dustaan
    Waxa duni ka hadha
    Bulsha kala dudee
    Danta guudee dayacan
    Ma' u dadaal gal'laa
    Dakharada sokeeye
    Ma daaweysanaa
    Dad walaal ah xad
    Makala dadboo
    Dunji mida ileen
    Lama kala duwee
    Deyrka soomaaigaa
    May isku durkaan
    Isir kala didaa
    Duli kama baxee
    Hay danbeeyoo
    Waxaa laysku diidanyahay
    Deyrka soomaaligaa
    Hays kusoo durkaan

    • @ashawariya5128
      @ashawariya5128 3 роки тому +1

      Wlll inta kle ino so qoor sii an u fahmo inta u horeyso e ad so qortaay un baan fahmaay plz wllo

    • @who-zainbinsalat9086
      @who-zainbinsalat9086 3 роки тому

      Waaw what a lyrics thanks brother for the nice work

    • @mustafeahmed2547
      @mustafeahmed2547 3 роки тому +1

      Thanks wax baan kayara fahmay 👌

    • @hal-abuurhayle8659
      @hal-abuurhayle8659 3 роки тому

      @@ashawariya5128
      Majoogtaan aan idiin soo qoree

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 роки тому

      Wale warbaa ka baxay Ninka somaliga siyaasada ku jirta waa in shihseeye soo dirsaday iyo mid xanuun lacag qabo oo boorso madhan lasoo degay waligisna dhergeynin bulshadana way daalan tahay dowladnimay rabtaa loogumana maqna looma imaan in dowlad loo sameeyo allaa u.maqan laakiin aaqiro la inkirsan yahaye illaha looga xishoon waayey adoomadisa hadhoow jawaab inte looga keen?

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 3 роки тому

    Fanaan jira oo soomaalinimadu ku wayntahay bad tahy guulayso alle soomaali ha mideeyo waa dhashii darwiish oo ad kusalaamayaa

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 роки тому

      😀😀😀😀😂 somalinimadu dadkay ku yartahay wa ayo horta
      Ma qof ba sinjigiisa diida mise ereyga wa layska maqlay uun markasa layska qatay

  • @nimohaji4585
    @nimohaji4585 3 роки тому +8

    Waaaaaw cali dhanto wiil soomaliyeed oo aan tageero🌹💋

  • @mohamedjamamuseali7947
    @mohamedjamamuseali7947 3 роки тому

    Cali bashiir cabdi ( cali dhaanto ) zxp adigan ku wataa ilaa imika waana mid iska cad mahwinimada ilaahay ku siiyay

  • @haidarosmanjama6301
    @haidarosmanjama6301 3 роки тому +5

    King off dhaanto!
    Ugaas cali dhaanto
    Du berättar dina upplevelse och lengt ditt hemland samtidigt du beskriver vad är klan och konsekvenser av resultat !
    Vi behöver att du motverka klan !
    Tack för din budskapet:

  • @abdiqafarabdalla4102
    @abdiqafarabdalla4102 3 роки тому

    ma jiro qof sida ali dhanto o kale dhanto u qurxin karo wana sababta oo u wato magaca boqorka dhantada

  • @ahmednooraden1769
    @ahmednooraden1769 3 роки тому +4

    Dooga (dakhar ) kuuqarson dusha lamadhayee dad isgaran sidii ma u deexanaa❤️
    Ninaan hdl runta ka sheegin been baa u qarsoon

  • @shugriabdikadir2007
    @shugriabdikadir2007 3 роки тому

    Waan soo dhaweynayaa silsilada dhantada.hasocoto iminka dhantooyinku waygadmi madamo ololihii dorashadu bilaabanayo ururada siyaasaduna haka faaiidaysataan

  • @abdirashidmuxumed1887
    @abdirashidmuxumed1887 3 роки тому +5

    Abtigey Ali dhaanto
    Waafatimo waliba rer Jabrilnimo 👌👌👌
    Halkeediba dhigatay

  • @ayaanahmed9197
    @ayaanahmed9197 3 роки тому

    Mnshllh cali dhanto jiroo joog ina aderkey qaali wankugu fanaaaaa dhamanteeen

  • @mohawarsame442
    @mohawarsame442 3 роки тому +8

    Ali dhanto Waa soomaali dhab ah Sharaf soomaalinimo Ayuu aminsanyahay Horay usoco Murtidaada Gayiga soomaaliyeed Baahi ayuu uqabaaa Legend 🙌

  • @nuradinrahoy5886
    @nuradinrahoy5886 3 роки тому +1

    Daqaradii Sokeeya Ma Daweysanaa Wow.

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 3 роки тому +3

    Ali dhanto inuu geesi soomaliyeed
    yahay ma isku raacnay
    Dulmiyo walow dalku tacadi qabo shidaalkan duhurka cad booyad. Lagu daldalo wax ka didoo. Ka dooda ma lee dihiin like iga daba keena

  • @khalifabdi3710
    @khalifabdi3710 3 роки тому +1

    Tisadexaad mahawaday kusoojirtaa 👍👍👍

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 роки тому +9

    Nin wayn Cali dhanto madaxa isaran thy 👑❤️

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 3 роки тому +2

    Ali danto wankuwata walalka keep going

  • @zamzamhassan8839
    @zamzamhassan8839 3 роки тому +3

    Masha Allah God bless Ali dhandi

  • @farxiyopasto4202
    @farxiyopasto4202 3 роки тому +1

    Ala heesta wexeey ka hadli ma fahanteen horta dad walalo ah xad makalaho somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏

  • @abdixafidjr7826
    @abdixafidjr7826 3 роки тому +29

    Wlhi way itaabataY silsiladan waxaan sugnaba wa jawaab dag dag ah walipa waxaan ka sii jeclaan lahaa inuu cayeeysiYo cabdi askari ya igu racsan

  • @yungfarahabbey7142
    @yungfarahabbey7142 3 роки тому +1

    Walahi ohiin baiqawatee Ali dhanto walal Allah hakuxafidhoo dhantadhan weyigadhantahay

  • @abwaantabiye
    @abwaantabiye 3 роки тому +14

    Legend is always legend guleyso abid

  • @bosteyaxuseenali5764
    @bosteyaxuseenali5764 2 роки тому +1

    🇸🇴🇺🇲Rufiyaan kuwii cabdi iley ku soo direy xabashkii idoor uf 🤳🔝✍🏼🚦👈🉐️🉐️🉐️🉐️

  • @ibrahimabdi4832
    @ibrahimabdi4832 3 роки тому +8

    Beautiful voice.ali dhantoo,stay blessed always my brother. Ibrahim from Garissa county,Dadaab sub-county

  • @abdirahmanjama6319
    @abdirahmanjama6319 3 роки тому +1

    Legend ali dhanto runtii waa dhaanto aan aad ula qiirooday waddaniyada iyo dal jacaulku waa waxa kliya ee aan hadan helno somali midobi lahayd🇸🇴🇸🇴🙏🙏

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 3 роки тому +2

    Ilaheyow anigoo nool ali dhaantow haku dilin💞 mowdku hadaan celin karo sow kaama celiyeen🇸🇴😍 dhiig somali nimaddaa kugu jiro

  • @fahadpeace5422
    @fahadpeace5422 3 роки тому +2

    Fanaanka aan ku faano hadii aan nahay inta somaliga ku hadasho Like Muqdisho

  • @MohamedH935
    @MohamedH935 3 роки тому +6

    Asc.
    Cali dhaanto fadlan jooji (RUN DAWARA).
    waayo su'aalahaada ma aanay ka soo jawaabin SHAAHID IYO TOOTI ee wax kale ayaay dabaasheen oo ka baxsan RUN DAWARA !!! .

  • @sitheme6994
    @sitheme6994 3 роки тому +1

    Dhaanto iga fadan weye sxb qali aadi ma ahan waad ku sugtey

  • @suleqaahmed4423
    @suleqaahmed4423 3 роки тому +6

    Somalay inaga waaranka isku muudnay hadana inagi unba isku giilgilayna hee xanunka ma iska deeynta 😭😭😭😭😭ala calol xumo uu dhamanay ilahay baan sugeyna Aliyow huuuno ilahay nobaarya jigjiga hargeysa jabuti muqdisho garissa ineey meel kawada dhaansadan insha allah 😓😓🥺🥺🤲

    • @dahirmedia519
      @dahirmedia519 3 роки тому +1

      huuno suleqa ahmed Ali wuu iga oohiyey walhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @suleqaahmed4423
      @suleqaahmed4423 3 роки тому

      @@dahirmedia519 haaa huuuno abwaanki siyay dhaantadan wlhi dhaabtu ka hadlay sidan maanta nahay ayuu sheeegay 😭😭

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 роки тому +1

    Wll qiimanadan Ali Dhaanto, allaa yaxfidak bro.

  • @ayanahqannih2571
    @ayanahqannih2571 3 роки тому +4

    Aliyow wali jawab laguma siine budul soo galdhe ❤❤

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 3 роки тому +1

    Cali dhaanto wali kama haayno jawaab tii 3 sadaxaad nolloow inteey nolol jidho fanaan An tageero ❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙

  • @mahamedgadhle266
    @mahamedgadhle266 3 роки тому +3

    Cali dhaanto boqorka dhaantada welcome to your homeland

  • @mohamudaarka7130
    @mohamudaarka7130 3 роки тому +2

    ali dhaanto inu abaha dhaantada yahay ma cidba shaki kaga jirta waa dhaantadi uhoraysey an arko silsilad ku jirta mansha allah horay usoco

  • @ajoker9573
    @ajoker9573 3 роки тому +3

    "Diirka Soomaali ga ah
    ma isusoo durkaa"
    Waa maya ✔

  • @fuaadhassanyasin2136
    @fuaadhassanyasin2136 3 роки тому +1

    Mashaa Allah illahay xakufido Ali tani dhaanto waa dhaaftay dhinac walba oo wakala hadlay somalida

  • @aminahujaleh4618
    @aminahujaleh4618 3 роки тому +3

    Manshallah abowe Cali danto salan sare nin waxatahay somalinima kuwentahay Allah yacisag wllky

  • @zaakirabdi2734
    @zaakirabdi2734 3 роки тому +2

    Uma mleneynin inay sil silad noqoneyso lkn inaan oga cml ayan iri kliya DDSI inu ku kobo meysan ahyn oo dhamaan gayyiga somaliyed inu ka dhigy ahy si uu jawaabo badan uga kla helo dhamaan gayyiga somaliyeed m.a ali dhaanto hormar wacan adeero❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasronasib
    @nasronasib 3 роки тому +4

    Alloow ha ku Qaadin waan qiirooday waxuu sheegayo waa wax jiro wale

  • @boqran101
    @boqran101 2 роки тому +1

    Koonfur diga gubkii mala daaldhacda nin afduuban sow kolaba daarma gubo maati dooxe wali sowma daadaho dhiig😥 ilahayow Koonfur al shabab ka qabo

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 3 роки тому +4

    Cali dhaato muwaadin somaliyed horay usoco hareertadan taaganahay sxb GOOOOOOOD

  • @ciidqadhaayechannel1256
    @ciidqadhaayechannel1256 3 роки тому +2

    Waan sugayay dhaantadan maalin walba waan fiirin jiray Ali dhanto respect 🔥🙏👍🙏

  • @maryamaabdirahman1802
    @maryamaabdirahman1802 3 роки тому +3

    Masha Allah garaad ali dhaanto
    Agree wllo intii wax garada waa fahantay muhiimada ....
    Waana really caqligu ha shaqeeyo
    Yaan la noqon indhokugaraadlayaal
    Ali dhaanto alle hakuu siyadsho garaadkaada wllo qli ❤❤