Sida Timirta Loogu Hagaajiyo Caruurta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 358

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  6 років тому +113

    1000 Like Asxaabteyda ❤
    Abayna Subscribe Haloo Saaro
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    ua-cam.com/channels/ZnU198eby0_QUZzn5-AWRw.html

    • @ayuubboy2874
      @ayuubboy2874 6 років тому

      Nasro waa ku jeclhy lkni abaayo maxaa ku diidaysaaa inaa kula kulanno muqdisho kula joognaaa inaa kusoo booqdo jecelnhy wax bdn kaa faaa idno

    • @khadiijatahliil2516
      @khadiijatahliil2516 6 років тому

      masha'allah allaha ku xafido

    • @leylohusein677
      @leylohusein677 5 років тому

      Asc nasro abayo seethy telkada maheli karaa qaliyey

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 5 років тому +1

      @@ayuubboy2874 hhhhh muqdisho hadhihin dee dibada ayaan kanimid dheh markaas waa lagu so dhaweynayaa kaftan weyaan lkn ee hanaay iska samir markii lagugu talo galo ayaad kulmi dontiin

    • @hennaofficial7268
      @hennaofficial7268 4 роки тому

      Abayo noso gali timirta xafladaha an ka faideste

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 років тому +37

    Masha Allah scw scw scw scw scw scw scw gawadheyda an jeclahay illahow I dhowro wan so dhaweyneyna jezkallah qeer

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 6 років тому +45

    🌺 Do not Forget✨To Read✨¸Surat Al kahf 📖 💖 Rasuulka ﷺ 💖Naxariis iyo nabadgalyo Eebe korkiisa ha yeelee 💖Wuxuu yidhi💖Ruuxii xifdiya tobanka aaayadood ee hore ee suratul kahfi waxa laga dhawraa(( dajaal ))Waxa wariyey muslim✔ Wllfilh adigo raali👉 ixasuusi aan ku xasusiisay KHyrka Allaa drtis
    Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa uMada Muslimiinta █ Baarakallaahu fikum ✍ 🏿 🌹 ✅

  • @cayuunicooking5784
    @cayuunicooking5784 6 років тому

    Ani timirta sidas wan u sameya lkn sida u xashtay ma u xsshi jirin quux waaye masha Allah illah ha idin barakeeyo abyo

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 роки тому

    Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi2214 3 роки тому

    M.a waligey ma ark timir sidan losamenayo waligey jazakallah🥰

  • @fardawsahussein2233
    @fardawsahussein2233 6 років тому +1

    abaayo anaa kaa jecel subaga nasiib aa leedahay wadabkaagi hooyo aa joogtaa oo kahelaysid wax saafi ah mashaa allaah tabaarakallaah mahadsanid quruxeey

  • @ismaaaqdir1067
    @ismaaaqdir1067 4 роки тому

    Maashaalh qaali waakaafaaidnay ilaah hakuxafido

  • @hdnd8340
    @hdnd8340 4 роки тому

    Masha allaaah abyo mcn jazaakallaahu qeyr

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 5 років тому +1

    Maan.sha.allah.walal.nasra.allah.hakuu.barakayo..

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 2 роки тому

    Qeyr Allah haku siyo wa ino faidaysay

  • @fadumoabdirahman9633
    @fadumoabdirahman9633 6 років тому

    qaaliyeey qeye alle hakusiiyo wlh waxbadan ayaa noo.faaideysay waxbadan.waaan kaa bartay oo waanbo.samiye shukran.shukran.abyo alle 2wiil haku barakiyo

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 4 роки тому

    Wcs xbbtii allh ku xafido jazaka llahu qeer

  • @QalbitaajirQalbitaajit
    @QalbitaajirQalbitaajit 5 років тому +4

    Maasha Allah shukran habo mcn
    Wax walbo oo caruurta ku saabsan naga dhis

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 5 років тому

    Masha alah gacmaha alaha ku barakeyo

    • @majidyare9462
      @majidyare9462 Рік тому

      M.a abayo waxa fidiyadad kujeclahay sida dagan elofahmayo aniga wax kabarte mahadsanid somali marka imado kusowacaya insh alah

  • @ifkaistar5024
    @ifkaistar5024 4 роки тому

    Mashaa alaah sistar anjeclahay nasra thkis abaayo sida qurux dabadan oo noogu gagar baxdo aha kuxifdiyo xabibti nasra

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 6 років тому +25

    Aniga markaan Arko inaad wax soo galisay ugu horeyn like aan siiyaa kadib aan daawadaa.

  • @zeynep5743
    @zeynep5743 4 роки тому

    Msha allah mhdsnid qruxy

  • @nakeeypro3122
    @nakeeypro3122 6 років тому +4

    Macha allah qaali gacantaada allah kuubarakeeyo shukran alpi

  • @nuraismail9127
    @nuraismail9127 6 років тому +2

    Maansha Allah walaashay Nasro waad ku mahadsantahay casharka maanta sida quruxda badan eed timirta noo bartay. Anigu reer Hargeisaan ahay inkastoon hada qurbaha ku noolahay marka gabdhaha la guursado ayaa timira sidan oo kale loo xashaa oo fijaanada odkaca lagu guro afka lagaga xidhaa Hargeisa. Laakiin waxaad I bartay inaan sidan quruxda badan u kuuskuuso oon gurigayga dhigto ilmahana waa u fudayd cunisteedu.aad baad u mahadsantahay walaashay

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 5 років тому

    Asc abayo saan hadad usameysay isbuuc may taali kartaa adon frijka galinin mise way isbadalesaa oo frijkaad gashataa

  • @sahralibinali8870
    @sahralibinali8870 5 років тому

    Maashaaallaaah NAsra cuntakarin intaandaa waday adaa ukhatarsan mcnto marwo sharaflaad tahay allaha kusharafo aadbaan kaaga faaiiday

  • @hanidheman1000
    @hanidheman1000 5 років тому

    asc Nasra wll mahadsanid jazakallahukhayr

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 6 років тому

    mashaaallah tabrakallah wcs wrwb my ss jzkhyr

  • @najmamohazmiharez4068
    @najmamohazmiharez4068 6 років тому +19

    Anga uu horreyo like iguso qabta

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 6 років тому

    mashalh wlhi habaryarteey macan ayaa ibartay sidaan ilaah janada ha geeye abaayo nasra adna alle gacmahaada hakuubarakeeyo iyo maalkada iyo oladaada jadarna alle hakasiyo amin

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 6 років тому +3

    Masha Allah alabtaan jecliyaa thanks xabiibti 😘😘😘

  • @nimcomuxumed119
    @nimcomuxumed119 4 роки тому

    Maasha allaha jaska laha

  • @dekadeganali7985
    @dekadeganali7985 3 роки тому

    Ma sha Allah two years later ayan dawanayaa illahay haku daayo mcnto

  • @rooneychannel1447
    @rooneychannel1447 3 роки тому

    Masha Allah

  • @haawaluul5328
    @haawaluul5328 6 років тому

    masha Allah waan ka faidnay Abayo Jazakumullah qeyran

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 4 роки тому

    Masha Allah wad mahadsantahy sheeq xapiipti wan kaa faaiiday walahi

  • @hodonhirsi9091
    @hodonhirsi9091 5 років тому

    nasra abayo mahadsanid waxan raba wlly bornles fish inaa noso galisid

  • @naciimaabdikarim4112
    @naciimaabdikarim4112 5 років тому

    Wlo nasra ilahy gacmaha hakuu barakeey Aamin wllhy waxd tahy walshyda qudh ean waxkafido jasakallh ❤💋

  • @ayaandhagaxjare1650
    @ayaandhagaxjare1650 Рік тому

    Asc abaayo nasro abtidoo waxaan rabaah inaad sheer isameeso waa codsi

  • @alimohaibrahim3150
    @alimohaibrahim3150 4 роки тому

    M.a horay usoco walashay nasra abtidoon

  • @fadumaisse2183
    @fadumaisse2183 6 років тому

    Maasha Allaah abaayo gacantaada Allaah kuu barakeeyo

  • @saedaabdirisaq9362
    @saedaabdirisaq9362 6 років тому +2

    ani alaabta quruxdooda daawanaya timirtaba uma jeedo amaana Allah 😂 masha Allah abyo waaa qurux allaha kuxifdiyo

  • @qaliladanqaliladan5941
    @qaliladanqaliladan5941 4 роки тому

    Mnsh allh wllshy ani weelkaga ayaan ka helaba

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 6 років тому

    Masha allah nasro gacamahaga Allah ku barakeeyo xabiibti

  • @halimom8076
    @halimom8076 5 років тому

    Ma shaa Allah abaayo Allah ku barakiiyo

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 6 років тому

    Mashaa allaah illaah hakuu barakeeyo gacantada qaali guulayso abdi 💕 💕 💕 💕 💕

  • @kowtharalisalah2816
    @kowtharalisalah2816 6 років тому

    جزاك الله خيرا وجزاكم الله حبيبتي نزرا ماشاءالله حفيظك الله حبيبتي

  • @munamuna1753
    @munamuna1753 9 місяців тому

    Masha allah❤

  • @mizkimohamed1491
    @mizkimohamed1491 4 роки тому

    Asc abyo nasro alle hkuu siyadiyo cilmigaga chanalka waxd ku so dartaa isqurxinta abayo

  • @munoyuusuf6266
    @munoyuusuf6266 5 років тому

    Abyo mash allh ilmaha goryanka qabo mala siin karaa

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 5 років тому

    Masha’Allah 😘 subaga marka furtay sanka la raacay waa u xiisay.. waa iga qoslisay marka dhahday dadka qayano madhafayan saliid ee ku darayan kkkkkkkk..Allaha ku xifdiyo abayo qaali wakujecelnahay ❤️

  • @suusiiartanabdi9896
    @suusiiartanabdi9896 4 роки тому

    masha Allah baayo qali

  • @mohaxassan1004
    @mohaxassan1004 4 роки тому

    masha alah wll

  • @ahlammohamed2278
    @ahlammohamed2278 6 років тому

    Masha alah alabta ad kuriday ayaba kahelay thnx qali

  • @saynabmire2446
    @saynabmire2446 3 роки тому

    Mashallah

  • @katradawla5717
    @katradawla5717 6 років тому

    Abyo mrkasta suaala ku weydiyaa mana iga jwbtid abyo hdaa nahay reer muqdisho wxn ka codsan laheen school inaa noo furto oo cunta karista waa wllahaa oo mardhaw mustaqbal dhisa rabo mhdsnd ❤️

  • @maryanibrahimcabdi876
    @maryanibrahimcabdi876 5 років тому

    Asc abyo mcnto nasra allah ha ku xafido 😚 jir o jooga hore u soco

  • @foosali4464
    @foosali4464 6 років тому

    Abaayo intee jogaa igaag soo jawab waan kaheley mcnto thank you so much

  • @ifrahsomali2360
    @ifrahsomali2360 6 років тому

    mashallah nasro abaayo horo u soco we are with you dear sister

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 5 років тому

    Masha allaah jazaakallaahu kheeyran abaayo

  • @ilhaankhaliifcumar2458
    @ilhaankhaliifcumar2458 5 років тому

    Mashallah jazakallah khere

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 років тому +5

    Nasra abayo xagee kasoo gaday sadka timirta iyo qaxwada raalina noqo xagee kasoo gaday aya kugu dilnay macalesh wlhi xabibati allaha ku xafido aamiin

  • @ifraxburhan3030
    @ifraxburhan3030 6 років тому

    Masha Allah abayo shukran

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 років тому +1

    Inaba caadi mahaa ❤️ mahadsanid

  • @ubax1433
    @ubax1433 5 років тому

    masha allah abaayo jazakalahu kheer

  • @hamdiharago7217
    @hamdiharago7217 5 років тому

    masha Allah jazakalaah kheyral jazaa walashay qaali waad no faaiidayse

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 6 років тому

    Waxan kahelay alaabta ku diyaarisay qurux maasha alah cadeey ilahay haku barakeeyo

  • @seiruqbarre7124
    @seiruqbarre7124 6 років тому

    MashaAllah shukran xabibtii

  • @qamarmuxudin2473
    @qamarmuxudin2473 3 роки тому

    M.a abayo nasra abtidoo

  • @ileanamohaz8155
    @ileanamohaz8155 5 років тому

    Mahdasanid xbbti lkn isticmaal gloves mrkd sameynesid waxyabaha tooska look cunayo raalina iga ahow xbibti xuman ha ii fahmin

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 років тому

    Masha alalh

  • @diyaidiriis6372
    @diyaidiriis6372 6 років тому

    Masha allaah shukran abyo

  • @ummumucaad8882
    @ummumucaad8882 6 років тому

    MashaAllah nasra cdey maalmahan wnku weyne Allaha ku barakeeyo

  • @africancookingwithestellec863
    @africancookingwithestellec863 6 років тому +4

    Awesome video and content! Love is and thanks for sharing🤗❤🌷

  • @umuaxlaaam7090
    @umuaxlaaam7090 5 років тому +1

    Msha allh allh ku barkeeyo sxb

  • @ifrahabdirahman5734
    @ifrahabdirahman5734 5 років тому

    SCW abayo jizakallah illahay haku dhowro wax bdna ka fa,idestay❤❤❤❤❤

  • @sahriinapea7199
    @sahriinapea7199 4 роки тому +1

    Masha allah jazakalllah👏🤩

  • @hamdiqueen5186
    @hamdiqueen5186 5 років тому

    Scw masha allah abaayo

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 6 років тому

    Masha allaah hoyo mcn gacantada allaha barakeyo adun iyo aqaro

  • @xamdasaleban1993
    @xamdasaleban1993 5 років тому

    Thnkz you walashay aad ayan u jacealhy waxyap haad sogaliso like hore ayan u bodsiy

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed2946 5 років тому

    Mashallah allah ku barkeeyo abaayo macaan

  • @foosmahamedhasanfoossiina654
    @foosmahamedhasanfoossiina654 5 років тому

    M.a abayo qalia gacantaada allah inoo barakeeyo

  • @yusra1437
    @yusra1437 6 років тому

    masha allaah jasakallahu qeeyr xabiibti

  • @nuurtosaciid1404
    @nuurtosaciid1404 6 років тому

    Masha alaah abaayo ilaahey gacantada haku barakeyo

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 років тому

    Masha allah xabiibti xasuus i galisay aabbahey iyo hooyo inoo sameyn jireen mar walbo aad waxaa u isticmaali jirnay Ramadanka lkn hada mawa la joogo waan kasoo fogaday ilaah hanoo dhaafo waalidka

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 6 років тому

    Mash allah Abaayo cadeey hore u soco like iyi in ka badan waad is taahishaaaaa

  • @dheemanqaali8986
    @dheemanqaali8986 6 років тому

    Masha alaah qurux macaan badan subagaan ku haystaa

  • @ikraanchannel7199
    @ikraanchannel7199 4 роки тому

    Masha alah xbbti whli wanka hely

  • @barlinabdullahiahmed9597
    @barlinabdullahiahmed9597 4 роки тому

    Mansh allah abaayo alle ha noka dayo qali❤❤❤❤❤👌👌❤❤❤

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 6 років тому

    Nasro abtidoon shukran xabiibti ❤❤❤❤❤👄

  • @muslimocabdulahi9154
    @muslimocabdulahi9154 6 років тому

    Masha allah allah ku xafida qaali dumar jazkallhum kheyr ❤️❤️❤️❤️❣️👌👌

  • @cilmidoodaay4696
    @cilmidoodaay4696 6 років тому

    Maasha allaah shukran

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 6 років тому

    Masha allaah abyo allaah ku xifdiyo 😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sacdiyoibraahimmaxamed7744
    @sacdiyoibraahimmaxamed7744 6 років тому

    Waaaaaaaaaw masha Allah qurux horey usoco nasro abtidoon 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @aaishaahmedaaishaahmed352
    @aaishaahmedaaishaahmed352 6 років тому

    Masha allah abyo gacanta alle ha kuu barakeyo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 років тому +1

    Maasha Allah walee wadankeena farxad ayaataalo.

  • @btj2064
    @btj2064 6 років тому

    MASHA ALLAAH ABAAYO ALAABTA AA KU DIYAAARISEY XAGEE KAHELI KARAAA ASSISI

  • @hamdiosman5299
    @hamdiosman5299 6 років тому

    Maashallaah abaayo qurux macaan waaye anigaa sameesta mar mar wax yer sisin aa lagu dhax xashaa qurux oo sii naqanaa

  • @mariamcadey5366
    @mariamcadey5366 4 роки тому +1

    M.a kaa faaidnay abyo❤❤❤

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed2946 5 років тому

    Inshallah waan samaanayah Shugran waa maskiin igu horsay aan arko

  • @saffayuusuf1815
    @saffayuusuf1815 6 років тому

    Masha allah abayo allah ku xafido qaali wad mahad ❤❤❤❤❤

  • @aishasayid6008
    @aishasayid6008 6 років тому

    ما شاء الله جزاك الله خيرا

  • @mariza4806
    @mariza4806 6 років тому

    masha.alah nasriiin xbbti waan kuu xiisnay intee ka baxday masha.alah abyo shukran

  • @haniabdollahi4787
    @haniabdollahi4787 5 років тому

    masha allah
    my sis allah yaxfid😍😍😗😗💋💋