Oodkac somali sida usameyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 183

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 4 роки тому +54

    Maasha allah xbt adna inta ka dareemooyaa macantiisa😋

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 роки тому +13

    Mash allah cadi mahan aniga waan ku hestaa alabtaan❤️🥰😋allah idin barakayeo adnaa ruuxi

  • @aragsanquruxsiciid4583
    @aragsanquruxsiciid4583 4 роки тому +6

    Masha Allah abaayo illaahay gacmaha hakuu barakeeyo hana kaa caafiyo wixii shara Quran iskaga akhri, wareerka waxaa keeni kara iron yaraanta iyo soonka waxaad isku shiidata beetroot, carrot iyo orange sonkorna haku darsan dhaqso ayay kuugu soo celinaysaa iron ka.
    Anigo xaamila ah ayaan soomay sidaada camal ayaan noqday markaan intaa samaystay waan fiicnaaday waxaad kalood iska ilaalisaa xaqwo iyo shaaha badan waayo waxay kaa diciifinayaan iron ka , istaaga bandana yarayso abaayo Illaahay haku xafido adiga iyo family kaaga in badan ayaan kaa faaiidnaye

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 роки тому +5

    MashaAllah xbbty gacantada allaha ku barakeyo 🥰😍❤️

  • @teamboondheereofficial9873
    @teamboondheereofficial9873 4 роки тому +5

    Dhamn diyaar baa u nahay in aan cuno yaadiyar ah in ta raman kareem inuu dhamaanin in wax qalbigaada ku in alle kuu sahlo like ii saar adna waa ku salmy ramdan kareem keep going

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 роки тому +6

    Maasha allaah 🤩💯👌

  • @axmedx3454
    @axmedx3454 4 роки тому +13

    Masha Allah😊 Illah ha noo dhaafo gabarteena 🙏أللهم آمين 🙏
    intii igu raacsan fadlan like video-ga ama commentiga ama labadaba :)

    • @qaaliabdi982
      @qaaliabdi982 4 роки тому +1

      ASC Abaayo biyo malagudaro miyaa

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow180 4 роки тому +2

    Masha Allah xabiibti alla maxa odkac u xiisay wanoo faiideysay mahadsanid ❤❤❤❤❤ilahey haku caafiyo mcnto

  • @najaxcadey6339
    @najaxcadey6339 4 роки тому +3

    Masha Allah adna xabiibtii aad ban idin jeclhay adiga iyo familkaga Insha Allah farxad Ku nolada

  • @farhiyohassan2267
    @farhiyohassan2267 4 роки тому +2

    Qof uur leh waa cuni karaa subaga abaayo anaa cunayay maalin walbo canjeerada la buuxsada illa hada waa cunaa waxbo ma dhibo oodkacna waaku cunay

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому +3

    Abayo allaaha ku Caafiiyo waxaan ku rajena cafimad tamaha inshallh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 роки тому +5

    Mashaa allah aniga u horeyo cawo qataar waye xabiibti 😍

  • @ramaazaqurux9385
    @ramaazaqurux9385 4 роки тому +4

    Adna Cisto le ma isoo dhebtidow aan kula dha dhamaye😋🥰😊❤

  • @zahracismancabdalla114
    @zahracismancabdalla114 4 роки тому +1

    Masha Allah I laahey ha idin barakeyo اللهم امين

  • @MunasHome
    @MunasHome 4 роки тому +1

    Mashallah xbty caadi ma ahan gacantaada Allah ha kuu barakeeyo💕💕💕

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 4 роки тому

    Masha allah inaba caadi ma ahan allaah haku caafiyo cadeey quraan isaga aqri insh allah🥰🥰🥰🥰👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍

  • @kifaayohusein3594
    @kifaayohusein3594 4 роки тому +1

    mashaalllaah adna xabiibti ilaaheey haku daayo adi iyo caruurtaada

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 4 роки тому

    Wow masha Allah caadi ma ahan aad ayuu u qurux badan yahay shukran jazakumulah kheyr

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 роки тому +4

    Masha Allah caafimaad kucuna 👌 abaayo

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому +1

    Masha alh apyo adno hore usoco xpti👌👌👌🇸🇴👌👌👌👌

  • @aishaali4145
    @aishaali4145 2 роки тому +1

    Thanks adna ani caawa ayuu I caawiyay video - gan thanks again ❤️

  • @zahraahmedsowturaxma20
    @zahraahmedsowturaxma20 4 роки тому +1

    M.a Abyo Adna hena Allh idin Xafida family Aan ada ujecelh waa idinku fanaa Allh idin dhowro 😍😍😍😍

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому +2

    Mash’Allah thanks for sharing xabiibtii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hibomohamed7861
    @hibomohamed7861 4 роки тому +1

    Masha allh tabarakallh wllo adna
    Allha ku caafiyo

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому

    Wwwwww maaaasha allaaha qurux waye mcn badan xabbiti mahadsanid allaaha haku xafiido aamiin yarabi 👌👌👌👌👌🙏🙏♥️♥️😍🥰🥰

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 4 роки тому +1

    Ilahey haku caafiyo adna xbbti gacantane alaha kucafiyo

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 4 роки тому

    Msha Alla xbbti jasakalahu khyr
    Hadaan meel dhigo Aan dhawr maalin isticmalo miyuu iga xumaanayaaa
    Mise waa inan firinjeerka galiyaa

  • @fatimohassanmuhammed9308
    @fatimohassanmuhammed9308 4 роки тому +1

    Masha allah coodka mcn wye adna wan dareemy angaaa horeyaa mntaaa

  • @asiaibrahim7869
    @asiaibrahim7869 4 роки тому +1

    مشاءالله wllo alle haku xidiyo adna sharaf🥰🥰

  • @iqrahennaandbeauty
    @iqrahennaandbeauty 4 роки тому +1

    Mash.sfcn ayad utaqana oodkac somaliga hhhhh thanks qrxy ❤

  • @nacimomaxamed1334
    @nacimomaxamed1334 4 роки тому +1

    Masha Allah adna xabbtii allha ku caafiyo

  • @shiiddo
    @shiiddo 4 роки тому

    Masha allaah haka walwalin gacanta kawabyada waa iska cadi wa shaqsda badan sibo markad urka leedahay wilibo haweenki wayku xanune maro yar kuxeer

  • @47978
    @47978 4 роки тому +1

    Abaayo gacanta.waxawaye dhiiga Inuu kacsanyahay is ka eeg madama aa xaamilo tahay Aniga xitaa saas aan noqday cusbadana iska yaree insha allah

  • @irkushismaciil3896
    @irkushismaciil3896 4 роки тому +1

    masha allah abayo qof ur leh wey cuni kartaa ana cunay anigoo waliba two month. eh wax madhibaayo

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 4 роки тому

    Xbti illhy hku cafiyo ani wax badan bn ka faiday thnk you adna

  • @kawasrcadeychannel7991
    @kawasrcadeychannel7991 4 роки тому

    Masha allaha abayo RAMADAN MUBARAK wakahelay cafimad ku cuna
    Team Andan isoboqad

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 роки тому +1

    Masha Allah illah hani daweyo xabibti qali🥰

  • @asmacadeey31
    @asmacadeey31 4 роки тому +1

    m.a abyoo gcntd allh ku barakeyoo

  • @sharifmaha3515
    @sharifmaha3515 4 роки тому +1

    2014 ayaa iigu danbeesay kalaankal aan Cuno afgooye ayaan Ku cunay maqaayada xaawo

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 4 роки тому

    Maansha'Allah adna halkaan baan dhadhanaankiisa ka dareemayaa saa ujeclahay kiilada halmar by igu fakataa berito insha'Allah waa samaysanayaa

  • @kawsarahmed4064
    @kawsarahmed4064 4 роки тому +1

    Iskaa yare subaaga hadad uur leedahay
    Mansha allaha oodkac macaan baad sameyeysay

  • @marwadaboqorka9096
    @marwadaboqorka9096 4 роки тому

    Adna ale haku caafiyo quraan iaku akhri waa il aya ku hysa

  • @layaansamih989
    @layaansamih989 4 роки тому +5

    Hooyadey so xasustay san cml u karin jirty😪😢😢😢💗

  • @mohammedabdiyusuf3669
    @mohammedabdiyusuf3669 4 роки тому +2

    Isku somalina waa nahay xaga dhaqanka miyaanu ku kala duganahay isku oodkac ma nihin xaga dhadhanka iyo dhumucda iyo isagoo qoyan aad karineyso yaab badanaa muqmad somaliland haloo daayo aniga labada waan ku soo noolaaday waana cunay isku mid ma ahan like ii saar inta muqmada/ awodkac uxiisatay

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 роки тому

    Masha Allah xabiibti cafimad igu cuna taxadirka wa muhiim

  • @najmocabaas5443
    @najmocabaas5443 4 роки тому

    masha allah adna abyo allah haku caafiyo gacantada haku barakeeyo

  • @zamzamibraahim1594
    @zamzamibraahim1594 4 роки тому +1

    Maasha allaah xbbti allaha kuxafido

  • @suhurali768
    @suhurali768 4 роки тому

    Abna abayo ilahay haa ku cafiyo aamiin yaa rabi macan kii sa inata aa ka dareemoyaa Masha Allah Masha Allah Masha Allah abayo mcnto ❤️❤️❤️❤️😘😘😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️😍🤰🤰🤰🤰

  • @hanimaxamed8050
    @hanimaxamed8050 4 роки тому

    Shactiradada anjeclahy adi iyo xajigada masha allah alaha nixafido

  • @najmanajuu2060
    @najmanajuu2060 4 роки тому +2

    Mashaa allah

  • @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099
    @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099 4 роки тому

    Wwwww m.a ilhy ha idin daweyo xppti gcntada ilhy hku barkeyo

  • @nimcocumarcumar2997
    @nimcocumarcumar2997 4 роки тому +1

    Masha Allah adna cadey

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 роки тому

    Maansha Allaah abaayo caafimaad kuwii ku cuna Allaha idinka dhigo

  • @Iskufilanchannel
    @Iskufilanchannel 4 роки тому +1

    Masha Allah ❤️❤️😋😍 caafimad kucona abayo

  • @ZEZECHNAAL
    @ZEZECHNAAL 4 роки тому +2

    مشالله حبيتي بلعافي👌😋👌😋

  • @murayamoha9556
    @murayamoha9556 Рік тому

    Subag caw malugudarikara sister

  • @bushracookinghealthy5652
    @bushracookinghealthy5652 4 роки тому +2

    Mashallah aqwaan cafimad kucuna 😋❤

  • @sacdiyosimin5320
    @sacdiyosimin5320 4 роки тому

    Masha allah abayo Allaha ku cafiyo Ramadan Mubarak

  • @zamzamibraahim1594
    @zamzamibraahim1594 4 роки тому +2

    Hadalkaga iska jclhy abaayo

  • @mohamedyusuf579
    @mohamedyusuf579 6 місяців тому

    Manshallah

  • @umumescut8473
    @umumescut8473 4 роки тому +4

    masha allah❤️

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 4 роки тому

    Adna alle haku caafiyo wllo wadna garaaca waxaa keenaya soonka io kulaylka waxad thy qof lagu dhex nolyahay e dabka galidiisa iska kala yaray hadii lagaa sacidaayo

  • @suhurali768
    @suhurali768 4 роки тому

    Wwwwww macan wayee Masha Allah adna 😍😍😍😘😘😘abayo

  • @ahmedikarsufi378
    @ahmedikarsufi378 4 роки тому

    Masha alah ilahey haidin xifdiyo my duma qali

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 4 роки тому

    Abaayo caafimad alaha ku siiyo waxa cusbada badan iska dhaaf dhiigaadana lasoco alaha nookaa caafiyo

  • @takeyourtimeforfree458
    @takeyourtimeforfree458 Рік тому

    Subaga sixinta uurka waxma yeeleeyo waad cunikartaaa wlle

  • @maahisfiore6572
    @maahisfiore6572 4 роки тому +7

    Adna adiga cuntada aad xayasiinayso illaahay kabaq dad masaa kiin ah oo haysan ayaa kudaawada hadaad igu raacsan like isaar

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 4 роки тому

      Qof telephone ismarti ah wato hda qad nus dollar aa ugu yar kushubto ilama aha inu wx cunto ah wayay ee dadka halo faideyo ilahy kacabsada

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 4 роки тому

    Masha Allah xbbti allaha idin daaweyo

  • @maxamedyuusuf2710
    @maxamedyuusuf2710 4 роки тому +5

    Maaashaaaa allaaah walaasheyda kistoo ii Soo dhiiib 😂😂😂

  • @fariixa9636
    @fariixa9636 4 роки тому

    Allaha ku caafiyo cfmd kucuna insh Allah❤

  • @janogaleofficiall1046
    @janogaleofficiall1046 4 роки тому +2

    Keep going wlzhy Yl

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 3 роки тому

    Muqmad miyaad magac kale iigu sheegtay? Ana waxan islahaa Cunto cusub aad baratide

  • @marwaqurux8041
    @marwaqurux8041 4 роки тому +1

    Sxb Maleziya hilib geel maalaka helaa😂😂😂mise waa hilib dooli 😂😂😂gaftan waye🥰😁

    • @Abdullah-h2i
      @Abdullah-h2i 4 роки тому +1

      Masha allha❤️❤️❤️❤️

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 4 роки тому

    maasha allaah alaah idin daweyo xabiibti😋😋

  • @aragsancadey4696
    @aragsancadey4696 3 роки тому

    Masha allh ciyuni mahadsanid 💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @abyanportal
    @abyanportal 4 роки тому +1

    Allaah ku caafiyo abaayo😔😔

  • @xafsoabdullahi666
    @xafsoabdullahi666 4 роки тому

    Masha Allah Abayo shukran

  • @CarleeOlsson-n5v
    @CarleeOlsson-n5v 3 дні тому

    Welch Estate

  • @فاطمةعلي-ف7ي
    @فاطمةعلي-ف7ي 4 роки тому +1

    Masha allaha 👍🙏❤️❤️🌹🌹👌👑

  • @maryamaabdiosman4967
    @maryamaabdiosman4967 4 роки тому

    Masha allah adna shukran wll

  • @somalieuropeantv4500
    @somalieuropeantv4500 4 роки тому +1

    Muqumad mise odkac

  • @safiyocumar415
    @safiyocumar415 4 роки тому

    Masha allh adna wa qatar abyo

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 4 роки тому

    ilaahey caafimaad deg deg ah hakusiyo abayo

  • @umuramla5750
    @umuramla5750 4 роки тому +1

    Fadlan subscribe isara

  • @yacquubkey7669
    @yacquubkey7669 4 роки тому +1

    Hhhhh funny aa thy dabka hakj badin hadii kale dhagax

  • @hibomohamedali3730
    @hibomohamedali3730 4 роки тому +1

    Abyo naag uurleh way uni kartaa subaga lkn midka idaha aysan cunikarin

  • @luuljaamac4747
    @luuljaamac4747 4 роки тому

    Allh hakucafiyo wllshy

  • @neyruusyuusf5427
    @neyruusyuusf5427 4 роки тому

    Masha aalaah wogurux madan yahay🌙🌙🌙🌷🌷🌷🌷🌷❤❤🌷❤❤🌷❤🌷❤🌷🌷❤❤🌷🙏

  • @samdaismaaciil1755
    @samdaismaaciil1755 4 роки тому +1

    Mashalha mashalha ❤❤❤😍

  • @boqoradareerka1630
    @boqoradareerka1630 4 роки тому

    Allah ku caafiyo xbbt

  • @hanimaxamed8050
    @hanimaxamed8050 4 роки тому

    Masha allah abaayo adna

  • @queendejunior644
    @queendejunior644 4 роки тому

    Odkac saan ujaclahay wllhi Aniga og lakiin London hilib lo laga halaa

  • @qabuulqaali9430
    @qabuulqaali9430 4 роки тому

    M.a odkac mcntisa inta ka daremoyaa 😋😋😋❤🙏

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 4 роки тому

    Xabiibti subag idaha waaye midkaa uurka loo cunin 👌👍 loda cadi waaye

  • @KimberlyClark-t1n
    @KimberlyClark-t1n 8 днів тому

    Otilia Circles

  • @samiiramohamed531
    @samiiramohamed531 2 роки тому

    Masha allah

  • @nimcocumarcumar2997
    @nimcocumarcumar2997 4 роки тому

    Illahy haku cafiyo abayo

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 роки тому

    adnay meesha muqmad kuma arke suqaar baan ku arka ta dambe yar yare xaydha ka gur waa in hilib luga aad kaso goosato lkn hada baruuro seedo aya ka buuxa raalina iga ahow xbbti waa iga talo uun

  • @ruweydorun5518
    @ruweydorun5518 4 роки тому

    Abayo subag ido waye hadii saas lagu dhahy dadka uurka leh ma u fcno

  • @arafomigen3190
    @arafomigen3190 4 роки тому +1

    Masha allah abayo