AMIIRA AYAAN ODKAC USAMEYAY KADIB MARKII......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 383

  • @raxmainaadan2299
    @raxmainaadan2299 4 роки тому +42

    Mash allah adano iyo amiro waaa gabdho qalbiyee ficanàa mash allah allah no dayo amiin amiin dhahaa asxabaye

  • @raxiimabaxnaan5283
    @raxiimabaxnaan5283 4 роки тому +75

    Adna horta wax walba waad soo duubtaa balse marna ma arag adoo quraan akhrisanaya maxaa usoo duubi waysay 😅

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 роки тому +2

      Raxiima baxnaan Walal Subscribe isaar

    • @maryanalichannel9872
      @maryanalichannel9872 4 роки тому +6

      #Raxiima baxnaan is deji abyo mcn iyada hadey wax walbo noola wadagto haddane cibaadadeda mey noola wadagee sxipey cadi iska dhig qaf wax fahmayo naqo sxipey qafka cibadadeeda iyade u gartahee

    • @Zaam495
      @Zaam495 4 роки тому +2

      Wa whi mashAllah
      Lkin wxaa ajarka eykaheleyso hdii nala wadaagto aya fcn

    • @anabasad3781
      @anabasad3781 4 роки тому +2

      Qu.aanku is tustus ma ahan wlsheey sas ogw

  • @nafisocali5085
    @nafisocali5085 4 роки тому +11

    amiira iyo adna amiira ayaa shactaro badan yaah masha Allah ❤ ❤ ❤

  • @faaizaluul9493
    @faaizaluul9493 4 роки тому +64

    Amiira hilib Cadiin leh ma jecli aaa
    Shib dheh macaankiisa ma ogidee
    Ani hilibka cadiinta & muruqa leh aan aad u jeclahay 😂😂

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 роки тому

      Faaiza luul Walal Subscribe isaar

    • @Zaam495
      @Zaam495 4 роки тому +1

      Hhhhh isku mid

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому

      @@Zaam495 wl subscribe isar

    • @rinaadbintuahmed5177
      @rinaadbintuahmed5177 3 роки тому

      Cadin waxa cadiye muruq se u cunta laf ma dhahdid🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 3 роки тому

      Hhhh wlh benta maaha Hilib isku goys iyo muuscule ujeclahay haila yaabina Hilib iyo khudaar ayan kuso koray waligey hilib suuqa kma doonan MOMMY Allha no Xafidee

  • @deeqaahmed4359
    @deeqaahmed4359 4 роки тому +31

    M.a adna iyo amiira keep going my sister's

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 4 роки тому +60

    Inta luqmada jecel like isara 😋😋

  • @timirachannel3747
    @timirachannel3747 4 роки тому +8

    Masha alh adna iyo amiira walalo isjecel alah ha idin xafido oodkac inta jecel ani cml Like ha ila dhafin

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 4 роки тому +5

    Waaaaw masha allaah walashey macaan thanks 🥰😋😋🥰😱❤❤❤❤👍👍👍👌👌

  • @Last.kung12
    @Last.kung12 4 роки тому +22

    Odkac waa jclhy ani🥺

  • @abdifitahabdi6385
    @abdifitahabdi6385 4 роки тому +2

    Ood kacaan markaan arkay hooyadey mcn ayaan soo xasuustay allow anoo nabad io ayadonabad nasku ken amin yara i

  • @sucaadzoya8520
    @sucaadzoya8520 4 роки тому +10

    Muqumada odkac dhahdaan wan fahmi wayay marki hore markd muqumd tidhahdn fahmy

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 4 роки тому +2

    Amiiro ugu roonoow qudaarta iyo cabitaanka xiligaan iyaga aya aad u anfacaayo allah u fududeeyo

  • @nafisocali5085
    @nafisocali5085 4 роки тому +7

    masha Allah canjeero udub maskiinta halooyeelo seeyrabtay haloo yeelo amiira ❤

  • @umuafnaan9397
    @umuafnaan9397 4 роки тому +2

    Hhhhhhh maasha allah aniga ku qoslaa amiira hadalkeeda reer marka ayey u hadal ektahay subxaanallah waxan garanayaa gabdho reer marka ah oo iyo ayada aad bay iskugu egyihiin

  • @hafsamousemohamed9944
    @hafsamousemohamed9944 4 роки тому +20

    kkkkkkk odkac miyaa anagu waanu i naqaanaa hilibka geela oo la qalajiyeey oo la shiilay waxaanu nidhaahnaaa muqumad wan ku salamayaa wlshy adna

    • @nasrahassan8570
      @nasrahassan8570 4 роки тому +3

      Anba waa yaabay muqumad arkayaa hdana oodkac la sheegayaa

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 роки тому +1

      kkkkkkkk niyoow qoladan kala lahjad ayaan nahay

    • @qamarabdi5932
      @qamarabdi5932 4 роки тому +1

      Anga xita wanyapay odkac mxa lagawada ango isleh an arky hilib😂😂😳

    • @hafsamousemohamed9944
      @hafsamousemohamed9944 4 роки тому +1

      @@qamarabdi5932 kkkkkk yutube ayaan ku baadhay odkac iyo kalaankal kkkkkk

    • @aliyaali4392
      @aliyaali4392 4 роки тому +1

      @@hafsamousemohamed9944 oodkac maahee waa soo kac

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 4 роки тому +23

    Asc walaal hadii aad walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid

  • @queenofqueens6438
    @queenofqueens6438 4 роки тому +12

    Adna iyo amiira waniisalamay
    Asxapey isooduceeya murad ayan leeyahee

  • @wardaabdi6894
    @wardaabdi6894 4 роки тому +7

    Walalo is jecel bd thine alle hysku kin barakeyo

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 роки тому +1

    Mashaa allah walal la aan allah man dhigo walashaa lee walashaa aah baani gawadha Adan mama calwiya calosha huri

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 4 роки тому +5

    Masha allah abayo❤❤❤❤❤👌👍💋

  • @anisoabdulahi5793
    @anisoabdulahi5793 4 роки тому +2

    Adna waa dadaashi m.a gabdha wlashaa booska hooyo u buuxi waayo waa uurki u horeeyay oo gbr walba jecel iney hooyo ku ak dhasho

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 4 роки тому +3

    Masha allah maxaa u xiisey odkac macan waye cadi m ahan wlshey amira iyo adna aad ayaa idin salamey illah ha idin xafido wlalayaal waxa rabaa inaad kun susbcribe igarsiisaan waa leyga xeri rabaa yuotubka

  • @hamda4632
    @hamda4632 4 роки тому +2

    ماشاء الله الله يبارك فيكن أخواتي 🌹🌷🍀

  • @ziyoofficial
    @ziyoofficial 4 роки тому +2

    Legend lawo mahan waa ogolahay lkn adi miya mise amira yaa ah ?

  • @mohamediska1213
    @mohamediska1213 4 роки тому +5

    Subscribe HADAAD NABI MOHAMED (SCW ) JECESHAHAY SUBSCRIBE SAARA ALLAHA DARTIIS

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 4 роки тому +2

    M.a habayaal #adna Henna #Amiira❤👌

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 4 роки тому +2

    6:57 Markee mareesay Oo An wajiga Adna Arag anoo video ku caajisay iska xeri raba markan arkay Adna xilo jano wajigeda Adban ugu farxay aragtideda funny girls Adna iyo Amiira allaha idin xafida wllo isjecel baa tihiin xaqiiq🙏🙏❣❣👭

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 роки тому

    I.love.odkac.iyo.canjeero

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 роки тому +1

    Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
    ua-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/v-deo.html

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 роки тому

    I.love.canjeero.iyo.luqmad.or.muqmad

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 4 роки тому +3

    Masha allaah♥️♥️♥️adna🌹🌹🌷

  • @maryamaxmed8918
    @maryamaxmed8918 3 роки тому

    Adna odkaca si qurux badan u jarjar sana ka yaryarey

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 4 роки тому +2

    Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah amiira insha allah ILAAHEEY ha ufududeeyo waadna iga arki insha allah amiira adna alle waa uu ufududeeyey الحمد لله adigana alle kuu fududeey insha allah

  • @topazlaqchannel9394
    @topazlaqchannel9394 4 роки тому +1

    Hadaa tahay qof jacel farimaha jaceylka ku soo biir channelkena
    Mahadsanid
    Subscribe like coment

  • @hibomohamed1462
    @hibomohamed1462 4 роки тому +1

    Hanaa xin tayar ha cayilin Amiira SAS bay Ku qurxon tahee
    Balbalaadhka haka dhigin e kadaa

  • @sacdiyozuzu1312
    @sacdiyozuzu1312 4 роки тому +6

    Wllo is jecal nooladah

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 4 роки тому +1

    Masha allah adna cadey iyo amiira qurux dad an jeclahy an taagero ayan tihin allah idin xafido ❤❤❤💋

  • @amrannuur9596
    @amrannuur9596 4 роки тому +3

    Wllhi ani iyo amiro isku mid nahay berka asaga ma cuno maraqisa le laga yaba inan Canjelo ku cuno
    Hilip cadin ahna adunka ugu necbahay

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 4 роки тому

      Amran Nuur beerka miyaa maraq leh yac!!waligay ma arag maraq laga saaro beer dheecan yar oo qoqoyaan ah mooye🙄

    • @amrannuur9596
      @amrannuur9596 4 роки тому

      @@hafsaali5108 abyo kas ka hadlaa ani asaga ma cuni berka dhicankas yar le canjelo ku cunaaa

    • @frau6191
      @frau6191 4 роки тому

      waxan maqli jiray baqtiga ma cuno ee fudkisan caba😁😁😂😂

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому

      @@frau6191 wl subscribe isar

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 4 місяці тому

    Masha allah

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 роки тому +2

    Xx dhareer iga so datay wlh allaha kuu daweeyo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shamsomaxamed3845
    @shamsomaxamed3845 4 роки тому +1

    M.a odkac m.a shaqo wacn insha allha

  • @aniishsiciid8560
    @aniishsiciid8560 3 роки тому

    Adnaay odkac reer xamarka ayaan ka maqlaye ma muqmadaa❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 4 роки тому +4

    Adna nolashada nimcada kuhaysatid illahay haku siyaadsho qosolka yaree ama hoos udhig xoogaa marwaa tahay

  • @goaloffical138
    @goaloffical138 4 роки тому +2

    M.a first comment asxabta one love

    • @Gift606
      @Gift606 4 роки тому

      Wanku sareya isar

  • @naleyosmaanyare6176
    @naleyosmaanyare6176 4 роки тому +1

    Mashaa Allah

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 4 роки тому +1

    Wlshyda adna wxn ahy qof umul ah wxna rbaa inaa is cateey0 ee sidee isku cateen kraaa xabbti igA so jwb plz🙏🙏

    • @rahmokiin2295
      @rahmokiin2295 4 роки тому

      Adoo umul ah sidee isku cateynee wll cunugada ma rabtid miyaa umul isma cateysee

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 4 роки тому +1

    M.Allh Queens muqmad shidan👌cafimaad ku cuna👍 ❤💋

  • @muna8605
    @muna8605 4 роки тому +5

    adna qosolka hoos udhig qosolka dheer.mafiicna ama kajar hdadan celin.karin plz

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 4 роки тому

      Waxaa ka baqaa inay UA-cam leyda kale intay qosolkaan jartaan reaction ka dhextaal uga dhigaan ayaantaan adna qosolkeeda saa,id Allaha usiyaadiyo farxada

    • @muna8605
      @muna8605 4 роки тому

      wlhi.way yeelayaan

  • @maryanbintmoha4302
    @maryanbintmoha4302 4 роки тому +1

    Adna xbbt &amiira
    انا أحبكم في الله♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋

  • @apdighanizulthan2327
    @apdighanizulthan2327 3 роки тому

    reer Hargeisa Cadeey waxay u naqaana Muqmad oodkacda

  • @hamdahayaadhamda5767
    @hamdahayaadhamda5767 4 роки тому +2

    Awww masha allah🥰❤

  • @nimcokhalif147
    @nimcokhalif147 4 роки тому +3

    Adna maxaad amiira ugu samayn wayday supprise waligay kumaan arag adigoo u samaynaya walaashaa fadlan u samee way kaa mudantahay

  • @asmaqaniih5040
    @asmaqaniih5040 4 роки тому +1

    Ani gabadh walalo nay ma qabo AlxmduLilaah waxan rajynya in helo gabdho isacideyo markan san amiira noqodo😁☺🥰

  • @umumohamedsawjatulabdirahm9623
    @umumohamedsawjatulabdirahm9623 3 роки тому +1

    Odkac maxaa la DhaHaa is lahaa Suugo modayay shaw ilayn waa Muqmad Ayeyo mcn ku xasusta Muqmada Kuu Xiizay Ayeyo mcn inaga oo Nabada Insha AllaH

  • @nastehahussein4098
    @nastehahussein4098 3 роки тому

    Abayo amiraa xajigetha miya imani rabaa

  • @nasracabdilaahi8595
    @nasracabdilaahi8595 3 роки тому

    Muqmad ayaanu u naqaanaa anagu from burco somaliland 🥰💚🤍❤

  • @cayuushmoalim4850
    @cayuushmoalim4850 4 роки тому

    yum yum yum

  • @Samiya-kalgacal
    @Samiya-kalgacal 4 роки тому +1

    Masha Allah walaalo isjecel illahay hayskukin dayo gulwacan Adan iyo Amiira ❤️❤️❤️❤️

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 4 роки тому

    Adna abayo masha Allah Tabarakallah odkac waxa kafican kili ari 2 xabo subax walbo cun dheh amira oo lashiley babyga iyo ayada qurux ayey noqonayan

  • @user-uq2lz8ii7x
    @user-uq2lz8ii7x 4 роки тому

    Masha allah isha baxarka biya maanyada maala dhihijino usi

  • @sumayagorod4648
    @sumayagorod4648 4 роки тому +2

    Adna abyo hilibka meeqo kiilo waye saliidana qiyaasta ku dartay meeqo waaye

  • @qadradaahir4501
    @qadradaahir4501 4 роки тому

    Odkaca wuxuu fiicanyahay kawgi saliida inlasaaro dabka haday kululaatane lagu shubo hilibka markas jileec awnoqohaa marka kale adeg awnoqohaa

  • @amaalibraahim7948
    @amaalibraahim7948 3 роки тому

    Haa muqmad waan yaabanaa maraa ood kac lahaydeen

  • @hcick3232
    @hcick3232 4 роки тому +1

    maasa allh

  • @fadumomohamud7072
    @fadumomohamud7072 4 роки тому

    Masha allah wllaheyga amiira iyo adna aad ayan idin jeclahy nolada

  • @halimamohamedmudey5177
    @halimamohamedmudey5177 4 роки тому

    Mashaalaah.kudaya.adna.amiira waidiin.jeclahy.abaya.mcn

  • @hgvhbb2324
    @hgvhbb2324 4 роки тому

    Walaale. Eesh rayi. Inaad. Yaryareyso kadib. Wuu macaan. Marka. Walaale. Waa kheyr

  • @ruqiyaabdullahi5774
    @ruqiyaabdullahi5774 4 роки тому

    Adna and amiira wan idin jeclahay amiira Allaha ux fududeyo foosha

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 3 роки тому

    Masha Allah walashey

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 роки тому

    Masha allah adony sidan adi ma u jar jaray .mise mesha kazo gadatan aya la idinkuso jar jar mazha allah wa si qurux bdne Yurubta kuma arkin wa wenle arka

  • @maryamasiidow1859
    @maryamasiidow1859 4 роки тому

    Maasha allaah juuliya keep going xbbti

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 4 роки тому +1

    3qof mawaaye oo subscribe isarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta

  • @keefcumar6200
    @keefcumar6200 3 роки тому

    Maa Sha allh abaayo adna alle haku dhowro abaayo lagu faani karo amiira cadey cod nin ledahay hhhhh

  • @raxmashariifruun1154
    @raxmashariifruun1154 4 роки тому +1

    Baani my queens fmly aan jeclahay keep going ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @eecx1543
    @eecx1543 3 роки тому

    Masha Allah tabark alah alow idin xafid masha Allah

  • @mahadabukar1662
    @mahadabukar1662 3 роки тому

    Haa wllhi maskiinta baani foolaa sugeyseeeeee allah idin wada deysto dear sister's

  • @nashadugaaas1917
    @nashadugaaas1917 4 роки тому

    M,a Adna Iyo Amira Love you Sisters🥰🥰💕💞💯💝💖

  • @maariyahdequen
    @maariyahdequen 4 роки тому +1

    Kkkkkk adna iyoh amira caadih aaboh isuh jafeeneh qosalkah igah dhameyseneh naguh wadah jafowkah lebah iguh socohayeh😁😁

  • @qureshabdiladif9398
    @qureshabdiladif9398 4 роки тому

    Masha allah adna and amiira keep going

  • @sahracadeey3147
    @sahracadeey3147 4 роки тому

    Wwww masha allah adna amiira idin salaamay ilaah haniiy dhooro

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 4 роки тому +11

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲5k kun oo subscribed pleas codsi wy

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 роки тому

    Masha Allah tabrikllha Aabyo adan iyo Amiir walahi qosalka iga dhamesen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 keep going my familkaga aan jecnahay ilahey hani xafido Aamiin Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaasmiinquurox1460
    @yaasmiinquurox1460 4 роки тому +5

    Masha allha famil aan jacelhy illha ha idin xifdiyo ❤️♥️💕😘

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 4 роки тому

    Masha Allah abyo gacantaada Allaha kuu barakeeyo 👌🥰🥰👍

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому +1

    Maaasha allaha🥰🥰

  • @fartunfarta2313
    @fartunfarta2313 3 роки тому

    m.a adan and amira keep going

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 4 роки тому

    Mash alh tabrkalah alhyow idin xafiid 💖💖💖💖💖💛💛

  • @isramjamac2840
    @isramjamac2840 4 роки тому

    Family qurux badan ayaad tihiin alle ah isku Kiin daayo

  • @cayuushmoalim4850
    @cayuushmoalim4850 4 роки тому

    amiiro isku mida nahay aniga waa necbahy cadiinta

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 роки тому

    Mash Allah beautiful sister's

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому

    Mash’Allah 😍❤️❤️❤️

  • @fatimabile5499
    @fatimabile5499 4 роки тому

    Masha Allah

  • @caliyaawale2888
    @caliyaawale2888 2 роки тому

    mansha allah Adanoy

  • @Queen-nz1bt
    @Queen-nz1bt 4 роки тому +2

    MashaAllah muqmada aad ayn ugu helaa😘

  • @umunahida5926
    @umunahida5926 4 роки тому +1

    Huray usocda adna n amiira la jogina jacelnahay ❤❤❤

  • @hanaamoha9531
    @hanaamoha9531 4 роки тому

    Masha allh abyo amiira iyo adi you guys so nice

  • @samiirawardheerebintiwardh5912
    @samiirawardheerebintiwardh5912 4 роки тому

    Wlh ani amiira mela badan ayan iska lenahay
    Sida berka ma cuno lkn dhecankisa leyga maso garo wlh iyo basasha dalaca

  • @nafisomaxamaddhure4990
    @nafisomaxamaddhure4990 4 роки тому

    Maasha allaah dhaqaa laysa walaashaa mahadsanidiin

  • @xafsaomar4160
    @xafsaomar4160 4 роки тому

    Msha alh adna I love you all family ❤🥰❣

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 3 роки тому

    🤪🤪🤪🤪🤪🤪👍👍👍👍👍👌👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️😘😘