Soo badi wixii uu goobjooga ka ahaa ninkaasi. Waxaana ku talainayaa waa marnaamij fiicane in aanu ku darsan waxaanu hubin sidii uu sheegay ha yidhaah ma hubo qodobkaa ❤❤
Xogta iyo waayaha uu cumar xasan ka sheekaynayaa waa mid ay tahay qof walba oo burburkii kadib dhashay inuu wuxuun ka ogaado wixii dalka ka dhacay. Dad badan baa ku soo xirmi doona channel-kan ee ku yara dadaala inad qaab kala dhig dhigan isu waydaarsatan waydiinta iyo war celinta, waqti walba iyo waayihiisa. Mahadsinidiin.
●ninkan odayga barnamijyadiisa soo badi ●muqaalada thumbnail usamee si uu dadka usoo jiito mawducuu ●waxaa iga baxay muqaalka in soomalidu qabiilka ay waxwalba ka doorbidaan, waxaanba odhankaraa dinta ay soomalidu toos dacad ugu tahay waa qabiilka.
War imika ma ina dib u dhac kugu yimi ayaad nooga waramaysaa, waxay ahayd inaad dadka fahansiin karto waxa qaldamay ee aan saxnayn, iyo waxa saxsanaa ee aad ka faa'iiday
Soo badi wixii uu goobjooga ka ahaa ninkaasi. Waxaana ku talainayaa waa marnaamij fiicane in aanu ku darsan waxaanu hubin sidii uu sheegay ha yidhaah ma hubo qodobkaa ❤❤
Barnaami fiican weeye inkastoo ninka waraysiga qaadayaa gaabis xagiisa ahi jiro.
Marka aad qof sidan Cumar Xasan ah aad waraysanayso waa inaad aad u qodqodaa, oo aad xog badan kasoo saartaa, dhibta ii muuqata waa in isagoo Cumar Xasan hadalka wado ayuu ka dhex galayaa.
Macalin cumar
Masha Allah
Asc
Walaal haday aqoontaadu gaaban tahay oo aadan firqooyinka fahmayn.
In dadkii cadaynayay layaabtaa waa aqoon yari kugusugan.
Xogta iyo waayaha uu cumar xasan ka sheekaynayaa waa mid ay tahay qof walba oo burburkii kadib dhashay inuu wuxuun ka ogaado wixii dalka ka dhacay. Dad badan baa ku soo xirmi doona channel-kan ee ku yara dadaala inad qaab kala dhig dhigan isu waydaarsatan waydiinta iyo war celinta, waqti walba iyo waayihiisa.
Mahadsinidiin.
markaad sool dhamaysaan waxaad no bilowdaan waayahii maxakamaha
Boqortooyo
Macalinkeygi
ilaahy haxafido salafiyiinta inta nool inta dhimatay oo nabigu ugu horreeyana ilaahy ha unaxariisto waxan ka hadlaynaa salafiga saxda ahe
Ma nabi muxamed baa salafi war dadkan jaahilsanaa salafku waxay ahaayeen jiilkii sadexaad ee quruunul mufadala
●ninkan odayga barnamijyadiisa soo badi
●muqaalada thumbnail usamee si uu dadka usoo jiito mawducuu
●waxaa iga baxay muqaalka in soomalidu qabiilka ay waxwalba ka doorbidaan, waxaanba odhankaraa dinta ay soomalidu toos dacad ugu tahay waa qabiilka.
❤❤❤❤mansha ALLAH
Noosoobadi
Codka wuu gaaban yahay
Wll adigu gadhkiina waad xiirtay madixiina sida gaaladaad uxiiratay adigu intaanad culimada miraayad ku eegin miraayad isku eeg.
Adiga iyo guuxaagaa kaladheereeynaya.
Sida gaalada loo xiirto waa side qof si xun u xiiran ma arko qofkena si gaar ah u sheegaysa?
Qofku iyo ilaahay uunbaa un, camalkiisa, ninkaa aad xiirida Timahiisa ku mashquushay inuu isagu allah, camaladiisa wanaag ee uu ina faray uu kaaga dhowyahay, maad malaysan inay wax dhici kara tahay,
War imika ma ina dib u dhac kugu yimi ayaad nooga waramaysaa, waxay ahayd inaad dadka fahansiin karto waxa qaldamay ee aan saxnayn, iyo waxa saxsanaa ee aad ka faa'iiday